Home » Qoraallada Halkudhegga "Mubaarak"

Xusni Mubaarak oo Xabsi Daa’im Lagu Xakumay

Jun 2, 2012
Qaahira: Madaxweynahii hore ee dalka Masar, Maxamed Xusni Mubaarak, ayaa maxkamad ku taal dalka Masar waxay ku xukuntay xabsi daa’im ama madaxaagu haku furto. Da’diisu hadda waa 84 jir. Xusni Mubaarak ayaa lagu eedeeyey in uu amar ku bixiyey dilkii loo geystey dad mudahaarad u dhigayey si nabad gelyo ah oo ay kaga soo horjeedeen xukunkiisa. Markii uu qaadigu ku dhawaqay xukunka xabsi daa’imka... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...