Home » Qoraallada Halkudhegga "majmuuc-fataawa"

Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Qaybta 2aad

Jan 4, 2013
Halkaas waxaa ka cadaatay in xumaanta samaynteedu ay bannaan tahay laba xaaladoodba: marka xumaan yar iyo mid weyni iska horyimaaddaan, oo sida keliya ee xumaanta weyn lagaga badbaadi karaa ay tahay in midda yar la sameeyo (tuugga gacan-goyntiisa vs xattooyada). Xaaladda labaad ee xumaanta samaynteedu ay bannaan tahay waa marka lagu helayo wax ka faa’iido badan ka tegiddeeda, kaas oo aanan suurogelaynin... 
Halkudheg:

Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Qaybta 1aad

Dec 26, 2012
Shareecadu waxa ay usoo degtay si loo helo loonaa dhammaystiro waxyaalaha danta iyo faaiidadu ku jiraan (maslaxooyinka), iyo si loo yareeyo loona baabi’iyo wixii dhibaatooyin ka imanayaan (mafsadooyin). Waxa ay na shareecadu xoogga saartaa labada khayr hadba kooda khayrka badan, labada sharna hadba kooda sharka badan. Sidaas oo kale waxa ay ku dedaashaa laba maslaxo tooda weyn sidii loo heli lahaa,... 
Halkudheg:

Oodo dhacameed siday u kala korreeyaan baa loo qaadaa: Hordhac

Dec 20, 2012
بسم الله الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله Bismillaah, Alle ayaa mahad oo dhan iska leh, salli iyo nabadgelyana Rasuulkii Alle dushiisa ha ahaadeen. Maqaalkan waxa aan jeclaystay in aan ku soo bandhigo qormo aan soo gaabiyey oo uu leeyahay Shaykhul Islaam Ibnu Taymiyah- Alle ha u naxariistee– taas oo aan rajaynayo in ay inoo fududayso sidii aan uga... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...