Home » Qoraallada Halkudhegga "Maaxi"

Musharax Yaasiin Maaxi oo si kulul uga hadlay Laba arin oo caqabad weyn ku ahay Nabada ka dhalata Somalia.

Aug 18, 2012
Musharaxa u Tartamaya Doorashada Xilka Madaxweynaha Jamuuriyada Somalia Mudane Yaasiin Maaxi Macalin oo la hadlayay Warbaahinta ayaa si kulul uga hadlay Xaalada kala guurka ah ee uu ku sugan yahay Dalka Somalia. Mudane Maaxi waxuu ka hadlay arimo uu ku tilmaamay in ay caqabad ku yihiin in dalka Somalia uu helay Nabad iyo kala dambeeyn mar uu ka hadlayay Laba arin uu sheegay waxa uu yiri. “Somalia... 
Halkudheg:

Musharaxa Madaxweyne Yaasiin Maaxi oo Muqdisho soo Gaaray

Aug 8, 2012
MUQDISHO: Musharaxa xilka madaxweyne ee Soomaaliya Md. Yaasiin Maaxi Macalin ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho, Iyadoo qeybaha bulshada ay kaga hortageen garoonka Caalamiga ee Magaalada Muqdisho. Musharaxa Yaasiin Maaxi ayaa durba Kulamo xasaasi ah la qaatay waxgarad kala duwan isagoo sharaxaad uga bixiyay musharaxnimadiisa iyo siduu u daneynayo inuu ka qeybqaato samata bixinta... 
Halkudheg:

Xisbiga SSUP oo soo dhaweeyay go’aanadii shirarka istanbuul iyo Addis-Ababa

Jun 3, 2012
Hogaamiyaha Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed SSUP Mudane Yaasiin Maaxi Mo’alim oo ah musharaxa madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweeyay go’aankii beesha caalamka ee shirkii Istanbul II isagoo ku amaanay dowladda walaalaha ah ee Turkiga in Dowr-lama ilaabaan ah ka istaagatay arinta la xariirta sidii Soomaaliya looga samata bixin lahaa xiliga KMG Musharax Yaasiin Maaxi oo warbaahinta... 
Halkudheg:

Maaxi oo u sharaxan Madaxweynanimo ayaa si weyn u dhaliilay ansaxinta qabyo qoraalka Dastuurka.

May 18, 2012
Hogaamiyaha Xisbiga Midnimadda Bulshada Soomaaliyeed SSUP mudane Yaasiin Maaxi Macalin ayaa si weyn u dhaliilay ansaxinta qabyo qoraalka Dastuurka. Hogaamiye Maaxi oo ka mid ah murashaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda soomaaliya ayaa ku eedeeyay Dowladda KMG iney si qasab ku dooneeyso in lagu meelmariyo ansaxinta dastuurka qabyadaha bacdamaa ay ka soo horjeesteen intii ugu badneed shacabiga soomaaliyeed ’’’... 
Halkudheg:

Musharaxa Madaxweynaha Mr Yaasiin Maaxi: ”waa meel ka dhac iyo sharaf ka qaadis in mudane baarlamaan oo ah sharci dajiye lahandado lana xayiro dhaqdhaqaaqiisa islamarkaana lagu tilmaamo musiibo”

May 13, 2011
Musharaxa Madaxweynaha Soomaliya Mr Yaasiin Maaxi oo maanta Warsaxaafadeedkiisa Bilaha ahaa ee Xisbiga SSUP uga hadlay Waxyaabihii Foosha xumaa ee ka dhacay maalinimadii daraad ahayd ee Airaporka Muqdisho taas oo Xildhibaanada Qaranka Somalia lagula kacay wax ka baxsaan Dastuurka u yaalo Dowlada KMG ayadoo lagu sameeyay is hortaag aysan ka dhoofi karin garoonka diyaaradaha ayagoo guduanaayo waajibaadka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...