Home » Qoraallada Halkudhegga "joornaalist"

CPJ: Puntland press under fire

Jan 6, 2010
New York, January 6, 2010— The Committee to Protect Journalists is concerned about deteriorating press freedom conditions in Puntland, including detentions, censorship, harassment, and direct attacks by police officers. Read the letter online or below January 6, 2010 His Excellency Abdirahman Mohamed Mohamud Farole President of Puntland Presidential Palace Garowe, Puntland Via e-mail Dear Mr.... 
Halkudheg:

Joornaaliisteyaashii Lagu Diley Soomaaliya 1991 – 2009

Dec 18, 2009
Dhicidii xukunkii Maxamed Siyaad Bare ee 1991 iyo dagaaladii sokeeye ee ka danbeeyey ee ay Soomaalidu ku dad, dal iyo duunyaba beeshay waxa marka laga tago shacabkii faraha badnaa ee lagu diley ka sokow ay dagaaladaas iyo fowdadii dabajoogtayba galaafteen nolosha suxufiyiin fara badan oo la diley iyagoo doonaya iney dunida u soo bandhigaan masiibadii heysatay Soomaalida. Fiiro Gaar ah: Maqaalkan... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...