Home » Qoraallada Halkudhegga "Dayniile"

Alshabaab oo soo bandhigay Meydka Askar gaareysa 70 iyo guulo ay kala sheegteen DFKMG iyo Alshabaab

Oct 20, 2011
Xarakada “Mujaahdiinta Alshabab” ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka dayniile ee magaalada muqdisho islamarkaana beeniyey in ciidamada dowlada KMG ah ee somalia iyo kuwa AMISOM ka qabsadeen deegaankaasi. Afhayeenka xarakada alshabaab sheikh cali maxamuud raage (sh,cali dheere) oo saxaafada kula hadlayey deegaanka calamada ee ceelasha biyaha ayaa sheegay inay ku guulaysteen... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...