Home » Qoraallada Halkudhegga "Aw-Jaamac"
Kulankii aan la yeeshay taariikhyahan Aw Jaamac Cumar Ciise
بسم الله الرّحمن الرّحيم
Taariikhdu markii ay ahayd 5-12-1432H, oo ku beegnayd 1-11-2011, habayn Arbaco soo gelayso, salaadda cishe kadib, siddeedii fiidnimo iyo daqiiqado, waxaan kula kulmay hotelka Qasri alsuyaax, ee ku yaalla Xaafadda Alraas ee magaalada Dubai, dalka isutaga imaaraadka carabta, taariikhyahanka weyn ee soomaaliyeed Aw jaamac Cumar Ciise, Alle ha dhowree cimrigiisana...