Home » Qoraallada Halkudhegga "amisom"

Beesha Caalamka Ciidan Nabad ilaalin ma uweyday Soomaaliya | Najax

Jan 26, 2010
W:D:- Najah Mohamed Ali. Laga soo bilaabo 1990 markii ay burburtay Xukumadii hose ee Somalia waxaa meesha ka baxay awoodi ciidan ee uu lahaa wadanka Somaliya, waxaana gacanta u galay dadkii shacabka ahaa Saanadii Ciidan ee uu lahaa wadanka Soomaaliya ayadoo shacabka qaarkoodna ay si xun u isticmaaleen hubkii gacantooda galay kuwaaso u adegsaday Burburinta Dalkooda iyo Baabi’inta Dadkooda. Xaalada... 
Halkudheg: ,

Ciidamada AMISOM oo lagu wado in Dhamaadka Bishaan loo kordhiyo Waqtigii ay joogi lahaayeen Somaaliya

Jan 6, 2010
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu dhawaan waqtiga u kordhiyo howlgalka ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).-        Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay inay kulan ka qaadan doonaan arrimaha dalal ay ka mid tahay Soomaaliya, gaar ahaan sidii ay waqtiga ay ugu cusbooneysiin lahaayeen ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgala Soomaaliya.-       Dhammaadka... 
Halkudheg:

Ururka midowga Africa oo ansixiyey in ciidamo dheeraad ah loo diro dalka Somaliya .

Dec 30, 2009
Ka dib shir ay isugu yimaadeen qaar ka tirsan wadamada midowga Africa oo ka dhacay dalka Ethioia magaalada Adis ababa ayaa go.aanadii laga soo saarey waxaa ka mid ah in dhaman la ansixiyey qodoabadii u shirgudoonku soo hordhigay oo ay ku jirto in ciidamo faraban loo soo diro gudaha dalka somaliya waxaana ugu cadcad wdamada ansixinta heshiikaan ugu horeeya dala Djibouti . Ciidamdaan oo loogu talagaya... 
Halkudheg:

AMISOM manabad ilaaliyaal baa mase waa ciidan xasuuq?

Oct 2, 2009
Mahad oo dhan ilaahay bay u sugnaatay nabad galyo iyo naxariis nabigeenii korkiisa ha ahaato. Maxay yihiin ciidamada AMISOM? Ciidamada AMISOM waa ciidan African ah inta badana ka yimid wadanka UGANDA oo ah wadanka ugu AIDSKa badan Africa marka laga reebo dhowr wadan oo kamid ah Africa waxaana madaxweyne ka ah musafeni oo ah nin diinka christianka aad ugu adadag islaamkana aad u neceb iyo wadanka... 
Halkudheg:

Al-shabaab oo dilay taliye Xigeenkii AMISOM iyo Duqayn qasaare gaysatay oo ka dhacday Muqdisho

Sep 17, 2009
Laba qarax oo is daba xiga kuwaas oo ahaa kuwa ismiidaamin ah oo goor dhaweyd xubno ka tirsan xarakada mujaahidiinta al shabaab ka fuliyeen gudaha garoonka diyaradaha ee adan cade international airport qeybta ay ka dagan yihiin Ciidamada AMISOM iyo Xaruntii Xalane ee Magaalada Muqdisho . Qaraxyadaan Ismiidaaminta ah ayaa lagula beegsaday maanta Ciidamada AMISOM ee jooga Muqdisho waxaana gudaha loola... 
Halkudheg: ,

Ciidamada AMISOM oo si Naxariisdarro ah u laayey Geel Fara badan oo ku soo jeedey Muqdisho

Sep 13, 2009
Ciidamada AMISOM oo si Naxariisdarro ah u laayey Geel Fara badan oo ku soo jeedey Magaalada Muqdisho Sawirada Geela la laayey Halkan ka Daawo…. (GUJI) Ciidamada “Nabad Ilaalinta” Midowga Africa ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia, ayaa xalay si arxan darro ah u laayey Geel fara badan oo loo soo wadey Magaalada Muqdisho oo markii la xasuuqayey marayey illinka hore... 
Halkudheg: ,

Ciidamada DFKMG Ah Oo Iskaga Baxay Degmada Luuq Iyadoon Wax Dagaal Ahi Ka Dhicin

Aug 20, 2009
Ciidamada Dowlada FKMG Ah Oo Iskaga Baxay Saaka Goor Hore Degmada Luuq Iyadoon Wax Dagaal Ahi Ka Dhicin Ciidamada dowladda FKMG ee dhowaan qabsaday magaalada Luuq ee gobolka Geddo ayaa la sheegay inay magaalada iskaga baxeen kadib markii ay xarakada mujaahidiinta alshabaab ay la wareegeen magaalada beled xaawo islamarkaana ay durbadiiba dib ula wareegeen waa degmada luuqe ciidamada ururka Xisbul... 
Halkudheg: , ,

Dekeda Magaalada Muqdisho Oo Maalintii Labaad U Xayiran AMISOM

Aug 16, 2009
Dekeda Magaalada Muqdisho Oo Maalintii Labaad U Xayiran Ciidamada Midowga Afrika Ee AMISOM Maalintii labaad ayaa dekedda weyn ee magaalada muqdisho u xayiran tahay qalab milatari oo ay kala soo degayaan ciidamada midowga afrika ee AMISOM kuwaasoo la sheegay inay joojiyeen maraakiibtii sidey shixnada ganacsiga ee kala duwan ee ay lahaayeen ganacsatada soomaalida ee wax kala soo dega dekada weyn ee... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...