Home » Archive Maalinta March 16th, 2021

DAAWO: Maalintii 2aad ee Dhegeysiga Dacwadda Badda Soomaaliya ee ka socota Hague

Mar 16, 2021
TOOS UGA DAAWO (LIVE) – Dacadda Badda Soomaaliya ee lagu soo bandhigayo maxkadda Haige halkan ka daaawo …. The International Court of Justice (ICJ), principal judicial organ of the UN, holds public hearings (by video link) in the case concerning Maritime Delimitation in the Indian Ocean (Somalia v. Kenya) at the Peace Palace in The Hague, the seat of the Court, as from 15 March 2021. Sessions... 

Qaybta 1aad ee Dhegeysiga Dacwadda Badda – ICJ Public Hearings about Maritime Dispute (Somalia v. Kenya)

Mar 16, 2021
#Somalia​ representative (about Maritime Dispute between Kenya and Somalia) called Kenya’s Argument: Totally Hopeless    Read More →

2007: Qoraalladii ugu horeeyey ee SomaliTalk.com ka qortay Badda Soomaaliya – (Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?)

Mar 16, 2021
Dadka reer Kenya ayaa 15kii Janaayo 2007 waxay ku soo waaberiisteen Jaraa’idka oo qoray cinwaanno farwaaweyn lagu qoray oo dadka loogu bishaaraynayo in dagaalkii ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan Raas-Kambooni, uu ka badbaadey Riigga Batroolka ka baaraya Badweynta Hindiya meel u dhow aagga magaalada Lamu ee dalka Kenya.  Read More →

Maxkamadda ICJ dacwadda badda ma u xakumi doontaa Soomaaliya ayadoo la cuskanayo qodobka 53aad ee habraaca maxkamadda

Mar 16, 2021
Qodobka 53aad ee habraaca xeerka u deggan maxkamadda caalamiga ah ee Hauge waxa uu qeexayaa: “Markasta oo hal dhinac uu hor iman waayo maxkamadda, ama ku guul darraysto in uu difaacdo dacwaddiisa, markaa garabka kale (ee dacwaddu kala dhexayso) waxa uu weydiisan karaa in maxkamaddu u go’aamiso (sida uu doonayo garabka hor yimid maxkamadda). Article 53: Whenever one of the parties does... 

Maxkamadda Hauge qoraalkii ay Maarso 15, 2021 kasoo saartay dhegeysii dacwadda badda Soomaaliya

Mar 16, 2021
AKHRI: Qoraalka Maxkamadda Hauge ay March 15, 2021 ka soo saartay dacwadda badda Soomaaliya oo ay Soomaaliya soo bandhigtay….    Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...