Home » Archive Maalinta July 22nd, 2017

Munaasabad isugu jirtey Xiritaanka Sannad Dugsiyeedka 2016 iyo 2017 iyo Furitaanka Sannad Dugsiyeed 2017-2018 oo lagu qabtey Dugsiga Mocaasir

Jul 22, 2017
Waxaa Dugsiga Mucaasir ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabado isugu jirtey Xiritaanka Sannad Dugsiyeedka 2016 iyo 2017 iyo Furitaanka Sannad Dugsiyeed 2017-2018 iyo Qalin jabinta Dafcadii Labaad Dugsiga sare, waxaana Xafladaas ka qayb galey Bahda Waxbarashada, Ururada Bulshada, Ganacsato, Shirkaddaha gaarka loo leeyahay, Macalimiin,Waaladiin, ardeyda Dugsiga iyo marti sharaf kale oo lagu casuumey... 

Gudoonka Baarlamaanka  oo looga digey in uu Farageliyo Go’aankii Maxkamada ka gaartey Sideedii Kursi

Jul 22, 2017
Waxaa magaalada Muqdisho kullan ku yeeshay Odayaal, Nabadoono, Boqoro, Salaadiin, Ugaasyo iyo Waxagarad ka soo jeeda sideedii Xildhibaan ee dhawaan Maxamadda Sare go’aan ka gaartay ee ahaa in Kuraastaas dib loogu laabto madaama si cadaalad daro ah ay ku dhacday doorashadooda. Ugu horeyntii waxaa kullankaasi ka hadlay  Malaaq Ibraahim Macalin Cali, waxa uuna soo dhaweeyey go’aankii Maxkamadda sare... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...