Home » Archive Maalinta May 10th, 2016

Arrdeyda 18 Gobol oo ka tirsan dalka Mareykanka oo tartan qur’aan akh-ris uga furmey Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota!

May 10, 2016
Sheekh Faysal Camuudi oo wareysi gaar ah siiyey Somalitalk “waalidiinta waxaan ka codsanayaa in caruurtooda aysan maclimiinta keliya kudeynin”. In ka badan 240 arrdey oo ka kala socda 18 gobol oo ka mid ah dalka Mareykanka, ayaa tartan xifdinta Qu’aanka Kariimka uga furmey Masjidka Karamel ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota 07/05/2016. Tartankan oo socon-doona todobaad ayaa waxaa... 
Halkudheg:

R.Wasaaraha oo guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedaha loo jeediyay Hay’addaha Amniga

May 10, 2016
Muqdisho, May 8, 2016—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay’addaha amniga dalka. Guddigan oo ah guddi heer wasiir ah ayaa ka kooban 4 xubnood oo kala ah. 1. Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Mudane Cabdullaahi Axmad Jaamac (Ilka-jiir) 2. Wasiirka Wasaaradda Arr. Gudaha iyo Federaalka... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...