Home » Archive Maalinta November 5th, 2009

Xafiiska Walad Cabdalla oo Qiray inaan Heshiiska Is-afgarad Lagu Qasbin Dowlada Kumeelgaarka ah iyo Norway Shidaal ka baari doonta Xadka marka lacabiro

Nov 5, 2009
Soomaalida shardi kuma ahayn, mana jirto cid ku khasabtay (in ay saxiixdo heshiiska is afgarad ee Soomaaliya iyo Kenya): Xafiiska Ergeyga Gaarka ee Qarammada Midoobay ee Soomaaliya… SomaliTalk.com | November 6, 2009 Xog laga soo xigtey saraakiisha Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay (QM), Axmed Walad Cabdalla, ayaa sheegaysa in heshiiskii Is-afgarad ee xuduudaha... 
Halkudheg:

Gabdhaha Medlife ee ku nool Sweden oo Deeq gaarsiiyey magaalada Wajeer ee Dalka Kenya.

Nov 5, 2009
Gabdhaha Medlife ee ku nool Sweden oo Deeq gaarsiiyey magaalada Wajeer ee Dalka Kenya. Wajeer: Jaaliyadda Medlife ee fadhigeedu yahay dhalka Sweden ayaa toddobaadkan deeq Raashiin ah gaarsiiyey walaalohooda degen magaaladda wajeer, iyadoo si gaar ah loogu baahnaa raashiinkaan. waxaa lagaarsiiyey qoysas markaas aad uu dhibaataysnaa. ILLahey kasokow waxaa mahad iska leh walaalkeen Ugaas Mohamed oo degen... 
Halkudheg: ,

Taliska Gobolka Bari oo ka Warbixiyey Qaraxyadii ka Dhacay Bosaaso.

Nov 5, 2009
Somalitalk:Bosaaso: Ciidamada Amaanka Puntland ayaa bilaabay howl galo ay ku baarayaan cidii ka danbaysay Qaraxyadii xalay ka dhacay Gudaha Magaalatan Bosaaso, Qaraxyadaasi oo lagula bartil Maamaysaday Labo ka mid ah Saldhigyada Magaalatan Bosaaso sidaa waxa Saxaafada u sheegay Taliyaha Ciidamada Gobolka Bari Cismaan Xasan Cowke Afdalow. Waxuuna sidoo kale Taliyaha Ciidamada Gobolka Bari sheegay in... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...