Home » Suugaan

XASARAD | Durraan

Aug 1, 2009
Maansadan aan ugu magac daray(XASARAD)waxaan sameeyey 11-05-09 ka dib markii dagaalo qaraar oo u dhaxeeya kooxa islaamiyiinta iyo dawlada ku meel gaarka soomaaliya dagaal qaraar oo lagu hoobtay uu ku dhex maray caasimadii soomaaliya ee mugdisho taasoo qalabka warbaahintu ay kasoo tabinayaaan muuqaal aad u fool xun isla markaana uu mugdi galay sansaankii nabada ee umada soomaaliyeed baahida u qabtay,ayaan... 

Gabay: Qiil maleh Qabyaalidi|Durraan

Aug 1, 2009
Gabaygan la yiraahdo Qiil maleh Qabyaalidi waxaan sameeyey markaan dib u xasuustay sidii loo qaban qaabin jirey looguna qiiroon jiray xafladana loogu sameyn jirey maalmihii qaranimada iyo xoriyada aan qaadanay oo ahayd 26kii juun iyo 1dii luuluyo oo israacday waqooyiga iyo koonfurta soomaaliya oo ay noqdeen qaran midah oo taagan,sanadkii 1960kii, sidaas awgeed waxaan tabay inaan si guud loo samayn... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...