Home » Archive Bisha January, 2017

Ramadaan Mubaarak

Jan 26, 2017
Asalaamu Calaykum Waraxmah … Waxaa farxad u ah Bahda SomaliTalk.com inay dhammaan ummada Muslimiinta ah gaar ahaana ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeyso dhalashada bisha barakaysan Ramadaan ee Sanadkan, Ramadan 01, 1438 oo ku beegan Sabti May 27, 2017. Bahda SomaliTalk Waxay idin leedahay Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarak, ilaahay annaga iyo idinkaba cibaadada ha ka aqblo, soonkaan soonkiisana... 
Halkudheg: ,

Muqdisho oo Markii Koowaad Noqotay Magaalada Akhristayaasha ugu badani ka soo Booqdaan AqoonKaal.com

Jan 1, 2017
iyo Hargeysa notay magaalada labaad…. Hargeysa waxay kaalinta koowaad haysatey 2013 ilaa 2015, waxaase hadda xiin ku dhaaftay Muqdisho. Haddaba markii aan dib u jalleecay sannadkii la soo dhaafay ee 2016, islamarkaasna xisaabiyey magaalooyinka ay akhristayaasha ugu tirada badani ka soo booqdaan website-ka AqoonKaal.com, eegayna 1968 oo magaalo (130 dal) oo 2016 laga soo booqday AqoonKaal, waxaa iiga...