SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BOOSAASO

QAYBTA LABAAD DHISMAHA MASJID RAMADAAN-BOOSAASO

Assalaamu Caleykum

Halkan waxaan idiinku soo gudbineynaa qaalkan ku saabsan Masjid Ramadaan oo kuyaal Bartamaha Magaalada Bosaso oo Dib-udhis iyo Balaarin kasocoto.


Sawirada oo Weyn halkan ka eeg......

 Masjidka waxaa aad uga faa'iideysan jiray dadweyne aad u farabadan, sida Dumarka oo Duruus iyo Muxaadarooyin kuqaadan jiray. Wuxuu kale oo uu Masjid Ramadaan caan ku ahaa Barashada Saxiixeynka iyo Sunanta kale oo dhan.

Cabirka Masjidku waa 36mx36m, Waxaana lagu qiimeeyey Markii Dabaq lasaaro $180,000.

Hadda halka aad arkeysaan ee ka muuqata sawirada ayuu marayaa dhismaha Masjidku, sida aad u jeedaana weli waxa uu u baahan yahay dhamaystir ee walaalayaal kaqayb qaata waa Sadaqo Jaariya ah ee.



Waxaad kusoo aadin kartaan wixii Tabarucaad ah Gudiga Masjidka oo kala ah.

1. Maxed Cabdi Xasan Tel,00252722074,
2. Sh. Daahir Aw Cabdi Tel,00252726104,
3. Sh. Axmed Daahir Tel,00252727229,
4. Faarax Maxed Cajab Tel,00252750114,
5. Sh. Axmed Faarax GaraaseTel,00252765212,
Ama Accout-No 0702041046201 Amal Mang.

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 2, 2008


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com