SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - CASMARA


SHEIKH XASAN DAAHIR OO MAANTA (JULY 22, 2008) LOO DOORTAY GUDOOMIYAHA ISBAHAYSIGA DIB U XOREYNTA SOOMAALIYEED.
 
Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta ku meelgaarkaee isbahaysiga magaalada Asmara ayaa maanta waxaa lagu soogabagabeeyay shirkii uga socday Golaha Dhexe magaalada Asmara.Shirkaa oo ay ka soo qayb galeen wafuud tiro badan oo kakala socotaywadamada Eretria iyo quburo kale oo tiro badan iyo masuuliyiin ka kalayimid safaaradaha degan magaalada Asmara.

Waxaa halkaa lagu soo bandhigay qaladaadkii iyo qayaanooyinkii aangeedka loogu gaban oo ay ku kaceen masuuliyiintii hore ee Isbahaysigaiyo koox kale oo ka tirsanaa golaha dhexe ee Isbahaysiga kuwaas ooguud ahaan tiradooda gaarayso 37 qof. Iyadoo dhamaantood lagaxayuubiyay xubinimadii golaha dhexe iyo Jagooyinkii qaarkood ka hayeengolaha fulinta iyo golaha joogtada ah kuwaasoo kala ah;
 
1- Sheekh Shariif Sheekh Axmed
2-Shariif Xasan Sheekh Aaden
3-Cabduraxmaan Maxamuud Faarax(Janaqow)
4-Maxamed Cabdi Yuusuf
5-Cabduraxmaan Cabdishakuur Warsame
6-Daahir Xasan Guutaale
7-Axmed Cabdullahi Sheekh Maxamed
8-Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur
9-Cismaan Libaax Ibraaahim
10-Cabdirishiid Maxamed Axmed(Dirir)
11-Cabdiraxmaan Aaden Ibraahim(Ibbi)
12-Mustafa Ali Sheekh Maxamed
13-Suldaan Maxamed Aweys
14-Maxamed Cabdi Ibraahim(Garweyne)
15-Cumar Sheekh Cali Idiris(Cumar Dheere)
16-Suuri Diiriye Carab
17-Saleebaan Colaad Rooble
18-Axmed Xasan Gaboobe(Axmed Bile)
19-Daahir Maxamuud Geelle
20- Sheekh Axmed Macallin Yuusuf
21-Maxamed Sheekh Xasan
22-Maxamed Xuseen Siciid
23-Maxamed Cali Xagaa
24-Maxamed Xasan Cali(Daryeel)
25-ZakariyeMaxamuud Aare
26-Yuusuf Cali Caynte
27-Axmed Cabdullahi Xuseen(fanax)
28-Malaq Aaden Ibraahim Dhayow
29-Maxamed Cumar Geedi
30-Xasan Cusmaan Xuseen (qoryooley)
31-Prof Maxamed Cabdi Maxamed (Gaandi)
32-Axmed Diiriye Maxamed
33-Maxamed Cali Cusmaan
34-Maxamed Cumar Maxamed
35-Maxamed Xassan Aaden
36-Maxamed Cabdi Maxamed
37-Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax(Abu-dujaana)

Marka waxaa halkaa laga cadeeyay inaysan dadkaa ka tirsanayn Isbahaysiga.
Intaa ka dib ayaa waxaa gudoomiyaha Isbahaysiga iyo kan fulintaba loo
doortay Shiiq Xasan Daahir Aweys halka gudoomiyaha Golaha Dhexe loo
doortay Shariif Saalax Maxamed Cali .

Shiiq Xasan ayaa halkaa markii lagu soo dhaweeyay waxa uu ka jeediyay
qudbad si aad ah loo soo agaasimay oo dadka xiiso galisay iyadoo taas
oo kale ka jeediyay Shariif Saalax.
 
Xaafiiska Warfaafinta ARS
Asmara , july 23 2008

THE ALLIANCE FOR RE-LIBERATION OF SOMALIA


COMMUNIQUE

Preamble:

The Central Committee of the Alliance for the Re-liberation of Somalia
(ARS) held its second regular Session at its Interim Seat in Asmara,
Eritrea, during July 3-22, 2008.

The priority items of discussion for the Meeting were:

(a) Re-evaluation of the re-liberation struggle, and

(b) To address leadership vacuum within the ARS.

With regard to (a), it was noted with utmost satisfaction the
continued successes of the war of re-liberation being scored by the
patriotic 'Al Mujahidin' (the national resistance groups) inside
Somalia against the forces of the occupying Ethiopian enemy and its
quislings.

And with regard to (b) above, it has been a common knowledge that a
number of ARS Central Committee members led by the two top leaders of
the Alliance namely Sharif Sheikh Ahmed, the Chairman of the ARS and
its Executive Committee and Sharif Hassan Sheikh Aden, the Chair of
the Central Committee, betrayed their trust. They conspired with
enemies of the Somali people against the national cause of
re-liberating the motherland. The beginning of this conspiracy started
with the signing of a so-called 'Memorandum of Understanding' with a
UN representative in Nairobi on April 4, 2008, under coercion by
western powers that not only support, but also by every means,
diplomatically, economically, militarily and politically sustain the
Ethiopian enemy occupation of Somalia. However, the culmination of the
conspiracy was the farcical agreement entered into with the so-called
TFG and signed in Djibouti on June 9th, 2008.

Deliberations:

The ARS, being committed to the strict adherence of its principles as
enshrined in its own Political Programme and the Charter of the
Alliance for Re-liberation of Somalia solemnly reaffirms its avowed
position of non-dialogue with the TFG puppet entity while their
Ethiopian handlers remain in occupation of Somalia. The Meeting
further solemnly declares:

(a) Denouncement of the so-called 'Djibouti agreement' mentioned above
and also as non-binding.
(b) Condemnation of all those ARS signatories of those agreements and
other participants of the Djibouti Meeting with the so-called TFG.
(c) Immediate expulsion of the following individual members from the
membership of the Alliance for Re-liberation of Somalia:

1- Sheekh Shariif Sheekh Axmed
2-Shariif Xasan Sheekh Aaden
3-Cabduraxmaan Maxamuud Faarax(Janaqow)
4-Maxamed Cabdi Yuusuf
5-Cabduraxmaan Cabdishakuur Warsame
6-Daahir Xasan Guutaale
7-Axmed Cabdullahi Sheekh Maxamed
8-Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur
9-Cismaan Libaax Ibraaahim
10-Cabdirishiid Maxamed Axmed(Dirir)
11-Cabdiraxmaan Aaden Ibraahim(Ibbi)
12-Mustafa Ali Sheekh Maxamed
13-Suldaan Maxamed Aweys
14-Maxamed Cabdi Ibraahim(Garweyne)
15-Cumar Sheekh Cali Idiris(Cumar Dheere)
16-Suuri Diiriye Carab
17-Saleebaan Colaad Rooble
18-Axmed Xasan Gaboobe(Axmed Bile)
19-Daahir Maxamuud Geelle
20- Sheekh Axmed Macallin Yuusuf
21-Maxamed Sheekh Xasan
22-Maxamed Xuseen Siciid
23-Maxamed Cali Xagaa
24-Maxamed Xasan Cali(Daryeel)
25-ZakariyeMaxamuud Aare
26-Yuusuf Cali Caynte
27-Axmed Cabdullahi Xuseen(fanax)
28-Malaq Aaden Ibraahim Dhayow
29-Maxamed Cumar Geedi
30-Xasan Cusmaan Xuseen (Qoryooley)
31-Prof Maxamed Cabdi Maxamed (Gaandi)
32-Axmed Diiriye Maxamed
33-Maxamed Cali Cusmaan
34-Maxamed Cumar Maxamed
35-Maxamed Xassan Aaden
36-Maxamed Cabdi Maxamed
37-Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax(Abu-dujaana)

(d) Call for an immediate investigation of the war crimes committed by
the Ethiopian enemy occupying forces and their quislings.
(e) Call on the Somali people to strengthen their patriotic unity
behind the sacred cause of re-liberating the motherland against the
common enemies.
(f) Appeal to the International Community to note the just cause of
the Somali people's struggle to re-liberate their own country from the
Ethiopian enemy occupation.
(g) Further appeal to the International Community to expedite
humanitarian assistance to the thousands of thousands of internally
displaced Somalis whose assets have been looted and their homes
destroyed by the occupying enemy forces and their quislings.

The Meeting congratulates the courageous 'Al Mujahidin'of the national
resistance groups who are fighting martyrdom against the enemies of
the Somali people.

The Meeting thanks and congratulates the Somali people for supporting
the national resistance.

The Meeting expresses own gratitude for the State of Eritrean,
government and people, and also other friendly sources for their
unwavering support for the just cause of the Somali people.


Asmara,

July 22, 2008.

 

Faafin: SomaliTalk.com |  July 23, 2008

BAARID | SEARCH


guriAustralia: Gurigii Xafiiska u ahaa Shirkadda Range Resources oo La Xaraashayo
Gurigaas oo ku yaal galbeedka Perth oo xafiis u ahaa dhawr shirkadood oo ay ka mid tahay shirkadda heshiiska kula jirta DGPL ayaa Akhri

yusuf iyo handuleSafiirka Soomaaliya ee Moscow oo wada-xaajood kula jira Shirkadda Ruushka ee Gazprom
Xaggeese Marayaa Heshiiskii C/llaahi Yuusuf iyo Shirkadda Militariga Faransiiska. Akhri

Kalfadhigii 20aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo Ka Furmay Garoowe...
iyo Gen. Cadde Muuse oo sheegay in 5 bilood ay kusoo saarayaan Batroolka, waxana uu yiri "Jirri ayaa tiriye Shaydaan baan la heshiinayaa si aan waddan kayga wax ugu soo saaro"  Akhri..


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS