SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Munaasabad Tacsi loogu dhigay wariye Nasteex Dahir oo ay wariyaasha dibad jooga ah ee Magaalada Nairobi ku sugan ay Hotel Barakaat isugu yimaadeen..

Wariyaasha Somaliyeed ee isaga soo hayaamay dalka Somalia ayaa markii ay maqleen in uu Geeriyoday saaxiibkood Nasteex Dahir Farah Allaha u naxariistee isugu yimid


Wariye Nasteex Dahir Farah.
sawirka AP.
munaasabad Baroor diiq ah kadib markii ay kooxo calooshood u shaqeestayaal ah ay ku dileen Magaalada Kismaayo wariye Nasteex Daahir xilli uu u socday gurigiisa.

Munaasabad oo Aayadaha Qur'aanka lagu furay ayaa aheed mid dadka ka soo qeebgalay aysan Farxad ka muuqanin. Dadka Munaasabada ka soo qeeb galay 90% waxa ay ahaayeen wariyaasha isaga soo Qaxay dalkii Hooyo oo dhibaato baahsan ay ka jirto gaar ahan Gobalada Koonfurta iyo meelo ka mid ah Jubooyinka.

Canab Abdi Axmed oo ay qaraabo yihiin ayaa dadkii meesha joogay murugo xanuun badan ku reebtay kadib markii ay ilmo ku soo istaagtay kadib markii hadal gaaban ay dadkii ka soo qeebgalay ay u jeedinaysan iyadoo sheegtay in Nasteex uu ahaa nin Bulshada gaar ahaan Dhalinyrada u sheegi jiray in ay nolal fiican uu I faysa u halgamaan sidii ay u abuuri lahaayeen.

Canab oo ah gabar aad u da' yar isla markaan aan si fiican u garana ayaa ooynaysay xitaa markii ay Munaasabada dhamaatay, sidoo kalle Canab waxa ay idaacada Horafric ooga soo warami jirtay magaalada Kismaayyo oo lagu dilay Nasteex.


dadka deegaanka Kismaayo uu wada meedka uu
ku jiro wariye Nasteex oo loo sii wado Qariga.
sawirka AP

Dhanka kalle waxaa xafladan ka soo qeebgalay marti sharaf ay ka mid yihiin Xildhibaano ka socday dowlada Somalia oo uu horgacayay Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaan Pro. Mohamed Cumar Dhalxa. Pro. Dhalxa oo halkaasi hadal ka soo jeediyay ayaa sheegay in ay Baarlamaanka Somalia arrintan hordhigi doonaan isla markaana Tacsi u diray dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan Bahda Warbaahita Somaliyed. Dhinaca kalle wuxuu hoosta ka xariiqay in ummada somaliyeed ay isku baheesteen sidii kooxaha ummada u hogaaminaya Jahliga ee dadka Aqoonyahanka ah dilaya looga hortagi lahaa.


Prof. Dhalxa oo Munaasabad ka hadlaya

Prof. Cumar Aadan Khaadi ayaa wariyaashii iyo dadkii kalle ee ka soo qeeb galay Munaasabada u soo jeediyay hadal aad loo jecleestay isagoo runtii dhabta ka hadlay iyo xaqiiqada jirta, isla sidoo kalle ugu baaqay in ay wariyaasha sameeyaan baaritaano ku saabsab sidii looga hortagi lahaa dilalkan si ugu yaraan loo ogaan lahaa dhibka jira iyo wadda intaba.



Qaar ka mid ah wariyaashii Munaasabada
ka soo qeebgalay oo Hoolka Barakaat ku sugan

Munaasabadan oo aheed mid canbaareen loogu jeedinayo dilkii loo geestay wariye Nasteex Allaha u naxariistee ayaysan ka soo qeebgalin wax ka socda Laanta Afka Somaliga ee idaacada BBC-da, Munaasabadan waxaa iska gaashaday ururka Wariyaasha Qurba joogta ah iyo Xafiiska Universal TV ee magaalada Nairobi oo uu horkacayay wariye Abduwali "Garyare".

Wariyaaasha ka soo qeebgalay kullan oo ku dhawaa ilaa 50 wariye oo dalka isaga soo qaxay ayaa waxaa ku jiray wariyaal magac ku leh dalka Somalia oo wali saaxafada ku dhex jira oo ay ka mid yihiin Abduqaadir Mursal iyo Abdulaahi Black oo isaguba ka soo Qaxay magaalada Nairobi kadib markii bishii Octobar ee sanadkii hore ay dowlad xabsi dhigtay.

Allaha u naxariistee wariye Nasteex Daahir Farax waxa uu ahaa 26 jir, isla markaana aad u yaqaanay sameenta wararka ay dadka xiisaynayaa, sida ay ii sheegtay Canad abdi Axmed waxa uu qabay walaasheed oo lagu magacaabo Idil Abdi Axmed oo u dhashay wiil lagu magacaabo Mohamed oo ku dhawaad halsano jir ah iyadoo waliba hadda ay leedahay uur. Dhanka kalle Nasteex wuxuu ahaa arday dhaqaalaha ka barta jaamacada Kismaayo Universaty ee magaalada Kismaayo sanadkii 2-aad ayuuna marayay.

Wariye Nasteex waxa uu u soo shaqeeyay Idaacada Hornafrica Radio, STN iyo Universal TV, BBC Somali iyo AP oo uu xilliga uu geeriyooday uu u shaqeen jiray.

Ma ahan markii ugu horeesay ee la dilo wariye Somaliyeed oo ummada u soo gudbinaya waxa dhacaya, sanadkan iyo kii la soo dhaafay ayaa aheed xilliga Murugadda ee Warbaahinta Somaliyeed. Iyadoo wali dalka intiisa badan ay ka dhacayaan dagaalo dadkuna ay cabsi iyo gaajo soo foodsaartay.

Alle Janadiisa ha galiyo wariye nasteex. INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN.

Wabilaahi Towfiiq.

Qore:/Ibraahim Da'ud Abdalle "Gentleman"

sayfudiin@hotmail.com, sayfudiin@gmail.com

Barakaat Hotel Niarobi-Kenya.


The Journalists killing is Death Blow to The freedom and Human Existence!!

By sms-waaberi

An unidentified armed men shot dead one of the most inspiring, energetic and impartial BBC Reporters Nasteh Dahir Farah at kismayo port city which is the head Quarter of lower Juba on a Saturday morning through the most ruthless and impunity manners which will Ever haunt in the minds of Somali peace loving people. and Patriot citizens.

In what seems to be the return of the brutal hunting on press freedom nasteh Dahir was Killed at a time when the shocking proportion of targeting the journalists was assumed to Have been halted, Three bullets landed different areas one on head and two on the chest After he just left his home heading to some where .He was Rushed to a near by hospital but It was the unfortunate, harsh fate that spared him no more minutes and soon he gasped his Last breath coated with a blood and Drowing deep in to death land, and subsequently Rested in peace desserting behind so many un accomplished tasks.
This move clearly revives the last year when a simultaneous miserable wave swept over the Country witnessing the death of eight Somali prominent journalists who were assassinated In the yoke of no excusable circumstances and no one claimed the responsibility but a Parallel blame was thrown squarely on the Somalis political rivals whose, uncontrolled Militia men carry out such harmful killings serving under their unwise leaders and who Fearlessly hapitualized dismantling and the awful silencing of the independent media Operators .

The murder spree of the press men is strong demonstration that both worrying parties Violates the dignity and the fundamental rights of human lives more over the humble Servants of Somali common cause speakers (journalists)

The unreasonable and cold blood killing should be investigated and brought to justice those Behind maiming the journalists,undermining peace process regardless of their political Careers and with out giving the slightest consideration of their tribe belongings, in other Words the scrupulous perpetrators must be traced by the international community and Electro-execute them for they are the most arrogant and aggressive human being.
The terrible fate which splashed over the motivated and exemplary reporter might sound Fantasy or funny game to the blood lust killers but they should feel unsafe and bear in Mind that they won’t stroll around unscathed or get a way with their malicious and gruff, Dirty actions.

I want to see them languishing in a tinny prison cells very swiftly just to imagine their flesh Is same as the ones they chopped off and with Gods will little longer is left as we wait them Suffer and shed tears upward.

The unbearable attack on the Somali journalist is randomly increasing and sharply rising for There is no powerful human right defenders or justice judiciary system in Somalia but one Day one time the barbaric and grave violations against the unforgettable, unsung heroes will Be in an account and those clapped for their self interest will be crying foully at any time Soon and with no sympathizers around them wish time could have moved so quickly. We Are tired and impatient to see Gun believers cursing their guns one day and bleeding Through their sunken eyes but meeting with the tough justice people paying no Attention .just their NO justice days when they sling guns around their shoulders and shot Whom ever they wish.remembering them .

Our intellectuals and ambitious individuals were disabled by merciless and home grown Short sighted gun men and despite the international warning of stern action and pouring Criticisms from all over the world nothing has changed so far. Still more blood to flow and Daring killings.

No sustainable and achievable peace would prevail in Somali unless the human rights are Observed strictly and meaningless killings come to an ending sight.
I don’t have the sense to call this killing may be fatalist or segregator one no and never it is Just pre-arranged. Deliberate and intentionally one

The mass killing against the brain thinkers, the very plain threating and unprecedented Intimidations are unacceptable, appalling and ever rigid selfish and impetuosity ant-Sentiment feelings which has no place at all in the Somali’s frisky situations.
It is time we have to learn from the past ugly mistakes and become visionary and enough Smart. OH!! no blood brings solution

It was the nastiest nasty shooting and made ever one tearing and full of mournful look Which show cases how great and dear person Nasteh was to them, and on top of that his Selfless service rendered to us will be printed in our hearts for always and ever.

We lost so young, admiring and true leader just because we are weak to unite and Reconcile among our selves.our people have no desire to compliment and resolve their Differences,they are merely blockminded and the openers were all hummered down
We can not pretend innocents and clean hearts when the cheerful, confident BBC reporter Nasteh Dahir was drained out of the blood by a bloody. Stupid and utterly senseless armed Men.

We urge again and always the involved parties to respect the free speech and give highest, Possible protection and guard to the Somali journalist’s .Every person Should feel the Responsibility of being a Somali and human being leave upon Muslim faith no more Saddling with another group and please no more loosing a loving Person. The killers will Never hesitate to suck the blood only us can scare them off.

Wheather it was by default or by design the killers had tired of life and thought the Horrifying scheme is generally adopted method.

We vehemently condemn the gruesome killing of the journalists and offer the humblest and Most sensible condolences to his friends and family members who will not only miss him But also stand with grieve and pain for ever.

I as a friend and having personal touch with the deceased man and by the fact that i am a Member of Somali journalists, do here by offer sincere and great tribute to his family and Wish them easy burden as they cope a different life and hope the best way forward, it is True that desperate times should be applied with desperate measures and they should be Strong, assertive,and undistracted not only that but also reflect his unyielding commitment For the most valuable and fabulous service.

Let us not lose the hope because no condition is permanent and success is for those most Preservence.

Nasteh was instrumental tool, clench supportive for the free speech and courageous figure Among the Somali journalist and fell ahead as the last victim of the terrorist campaign Apparently hacking off the very existence of true Somali top achievers and we wish him to Be the last.

It is hard to live with out you and your memory will linger in our heads no more bright Morning with out you and no gallant colleague ahead. We shall sacrifice our strength to fill The gaps you left un attended .Have t more prayers, wishes and the very charismatic, Optimistic show of yours will be right here in our hearts

God forgive him, grant him with an abundant reward toward his great excellence and kind Ways of living.

By Freelance Journalist and far-sighted free writer
Saacid MOhamed Sacid (sms-Waaberi)
smswaaberi@yahoo.com
smswaaberi@gmail.com
Nairobi -Kenya

Faafin: SomaliTalk.com | June 9, 2008

BAARID | SEARCH


qaadGen. Cadde Muuse oo Amar ku bixiyey in Qof Qaadka Cuna aan Shaqo Laga Siin Shirkadaha Sahaminta Batroolka....
iyo Guddoomiyaha Degmada Ufayn oo caro ka mujiyey Cidda shaqada u qoreysa shirkadaha Sahaminta degaankaas... Akhri... June 2

Soomaalida Iswiidhen oo si Kulul uga Jawaabey Wareysigii Safiirka Itoobiya... Warbixin...


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS