SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Cayaarahii Somali Week 2008 Minneapolis,Minnesota oo Furmay

Sawirada Ciyaartoyga halkan ka daawo...

Cayaarahii Somali American Independence Day ayaa waxayka bilaameen Minnesota,Minneapolis cayarahaa waxaalugu xusayaa maalmaha 26juun iyo 1julaalay xoriyaddasomaliyeed sanad walb . sanadka waxaa cayaarahan kasoo qaybgalay 18 kooxood waxaa loo kala qaybiyey midafar group. hadaba cayaarahii ugu horeeyay ayaa waxaamadax isdaray CEDAR ST iyo HIGH GR cayaartaas oo ahaydmid dadka oo dhan sugayeen waxaan cayaartaas labaddakoox isladhaafiwaayeen 1-1.

cayaartii kale waxaydhexmartay TEGERS iyo ELMAN waxaa cayaartaa si fiicanugu gacansareeyay kooxda tegers waxayna ku dhamaatay6-1 oo au guusha ku raacday tegers. hadaba cayaartiiugu xiisa badaneed waxwaxy dhex martay labadda kooxoodee COMMUNALITY iyo ROCHESTER cayaartaas oo ahaydcayaar dadkii daawanayay si fiican uraali galisaywaxayna ku dhamaatay 2-1 oo ay guusha ku raacdaykooxdii rochester.

guuldaraadaa ku habsatay kooxdacommunality waxay keentay in ay cayriyaan macalikiikooxda XARBI waxayna ii sheegeen in ay ku badaleenmacalinkii labaad oo la yiraahdo COSMAN ADEN(CEELOW)waxaa arintaa ii xaqiijiyay kabtanka kooxdaAbgaalow. Cayaartii ugu danbeesay waxay dhexmartaykooxaha midnimo iyo lacuruus waxayna ku dhamaatay 0-0.

zakaria adensomali mediazakihaji@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | June 24, 2008
 

BAARID | SEARCH


khimarBarack Obama oo Telefoon ku Raali Geliyey
Labadii Gabdhood oo Khimarka Muslimiinta awgeed Loogu diidey Masrax uu Ka Khudbaynayey Obama Akhri

Kalfadhigii 20aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo Ka Furmay Garoowe...
iyo Gen. Cadde Muuse oo sheegay in 5 bilood ay kusoo saarayaan Batroolka, waxana uu yiri "Jirri ayaa tiriye Shaydaan baan la heshiinayaa si aan waddan kayga wax ugu soo saaro"  Akhri..

aminaVideo.1 | Video.2
Read.1 | Read.2


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS