Baaq
ay soo saareen Beelaha Cali Saleebaan - Bosaso,
Puntland Somalia
Shirar iyo kullamo isdaba joog ah oo ay yeesheen
Culumowdiinka, Aqoonyahanka, Nabadoonada iyo waxgaradka
Beelaha Cali Saleebaan oo lagu falan qeeyey xaaladda
Soomaaliya guud ahaan gaar ahaana tan Puntland ayaa lagu soo
koobay baaqan hoos ku qoran.
- Markaan aragnay bur-burkii,
barakicii iyo isbarbaryaacii ku dhacay shacabka
soomaaliyeed 16kii sano ee la soo dhaafay.
- Markaan aragnay
xaaladda cusub ee soo foodsaartay soomaaliya.
- Markaan aragnay
collaada iyo faragellinta shisheeye ee soo wajahday
dalka
- Markaan aragnay qaab
maamuleedka Puntland oo aan ahayn sidii loo igmaday.
- Markaan aragnay
baahida weyn ee loo qabo midnimo soomaaliyeed.
- Markaan aragnay
Maamulladii la soo maray oo aan gebi ahaantoodba ku
salaysnayn shareecada Islaamka.
- Markaan aragnay
baahida wayn ay u qabaan shacabka Puntland isbedel u
keenikara caddaalad iyo sinnaan.
- Markaan aragnay
saamaynta ay ku yeelatay shacabka Puntland isbedellada
ka soo cusboonaaday qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya.
Waxay Beelaha Cali
Saleebaan isla gaareen qodobadaan soo socda:-
- Beeluhu waxay
go,aansadeen in ay ku dhaqmaan shareecada Islaamka si
buuxda, kana dhigtaan Manhaj iyo Dastuur
- Waxaan kula talinaynaa
Maamulka Puntland in uu ku xukumo shacabka reer Puntland
shareecada Islaamka.
- Waxaan Beelaha
Puntland ugu baaqaynaa in ay qaataan ku dhaqanka
shareecada Islaamka.
- Waxaan kula talinaynaa
Dawladda Federaalka KMG ah iyo Midowga Maxkamadaha
Shareecada islaamka in is afgaranwaaga u dhexeeya ku
dhameeyaan wada hadal, ilaaliyaanna midnimada iyo
jiritaanka ummada soomaaliyeed.
- Waxaan u soo
jeedinaynaa Dawladaha Shisheeye inay joojiyaan
faragellinta ay ku hayaan arrimaha Soomaaliya
- Waxaan taageersanahay
Beelaha ku dhawaaqay ku dhaqanka shareecada Islaamka
Baaqaan waxaa soo saaray
magacyada hoos ku qoran:-
- Nabadoon Cali Cismaan
Axmed
- Nabadoon Axmed Siciid
Faarax (Suulcayn)
- Nabadoon Cadaysay
Maxamed Ismaaciil (Dawarig)
- Nabadoon Cali Nuur
Yuusuf
- Nabadoon Cumar
Maxamuud Cismaan
- Nabadoon Cumar yuusuf
Dheere
- Nabadoon hiirad
maxamed Siciid
- Nabadoon Ibraahim
Siciid Maxamed
- Nabadoon Ismaaciil
Mahad Xassan
- Nabadoon Maxamed C/kariim
Cumar
- Nabadoon Maxamed
Maxamuud (Foljeex)
- Nabadoon Maxamed Shire
Xusseen
- Nabadoon Maxamed
Siciid (Qoqaani)
- Nabadoon Maxamuud
Cabdi Cali
- Nabadoon Maxamuud
Jaamac Maxamed
- Nabadoon muuse C/raxmaan
Siciid
- Nabadoon Salaad Siciid
yuusuf
- Nabadoon Saleebaan
Siciid Ibraahim
- Nabadoon Siciid Xassan
Saalax
- Nabadoon Xaaji
Maxamuud Axmed (Gabrow)
- Sh, Maxamed Ismaaciil
(kinikini)
- Sh, Maxamed Xaaji
Muumin
- Sh, Mahad Macalin
Maxamed
- Sh, C/xaafid Cali
yuusuf
- Sh, Zubay Sh Siciid
yuusuf
- Sh Maxamuud Ismaaciil
Xaaji Cali
- Sh Abshir Maxamed
Ciise
- Sh,Axmed Xaaji cartan
- Sh, Maxamed Salaad
Cismaan
- Sh, C/raxmaan Aw Ciise
muuse
- Sh; Maxamed Faarax
yuusuf
- Sh Siciid Maxamuud
muumin
- Sh; Siciid Muumin
Ismaaciil
- Sh,C/risaaq Cali
- Sh C/laahi Maxamed
Xassan
- Sh Siyaad C/qaadir
yuusuf
- Sh, Abshir Maxamed
Muuse
- Sh, C/laahi Cismaan
Aadam (Guhaad)
- Sh, C/qani Maxamed
Axmed
- Sh, Faarax Xirsi
Yuusuf
- Sh, Faysal Xusseen
Cali
- Sh, Jaamac Macalim
Maxamed
- Sh, Maxamed Bare
Maxamed
- Sh Cumar muuse Maxamed
- Sh,Maxamed Cali Shire
- Sh,C/raxmaan Maxamed
Cumar
- Sh,C/raxmaan C/laahi
Cismaan
- Sh, maxamuud Xassan
Maxamed (Dhadhece)
- Sh, Raage yuusuf Xaaji
Xassan
- Sh, Siciid Yuusuf
Xaaji Maxamuud
- Sh, Yaasiin Maxamed
Ismaaciil
- Sh,Axmed Cali Cumar
- Sh,Maxamed Maxamuud
Xaaji Saleebaan
- Sh,Wacays Maxamuud
Cali
- Sh: C/xakiim Axmed
ibraahim
- Sh:C/risaaq Siciid
Faarax
- Sh; Maxamuud Cali Bare
- Sh;C/laahi Xassan
C/dale
- Prof,C/raxmaan Faarax
Cali
- Prof, Muxiyadiin Cali
yuusuf
- Prof, Maxamed yuusuf
Cali
- Dr: Faarax Axmed Muuse
- Dr: Cali Ismaaciil (onkod)
- Dr: Maxamed C/laahi
Ismaaciil
- Dr: C/qaadir Cali
yuusuf (Tagta)
- Dr: Muuse Cali Muuse (Xabeeb)
- Dr: Nuur Xusseen
Muumin
- Dr:Siciid C/laahi
Ciise
- Dr; Axmed Aw faarax
Ismaaciil
- Dr; Bashiir Macalin
Maxamed
- Dr; Siciid Ismaaciil
Maxamed (Shiino)
- Eng. Abshir Gurxan
Maxamuud
- Eng. Maxamed Saleebaan
Siciid
- Eng: C/casiis yuusuf
Shoodhaadhi
- Eng: C/risaaq Awciise
- Eng: Faysal Xassan
yuusuf
- Eng: Siciid Macalin
Maxamed
- Aqoonyahan Abshir
Siciid Faarax (B.A)
- Aqon yahan C/samad
maxamed galan
- Aqonyahan C/kariim
Axmed C/raxmaan
- Aqonyahan C/raxmaan
Salaad Cismaan
- Aqonyahan Mahad Ciise
Faarax
- Aqoon yahan Bashiir
Cali Ismaaciil
- Ganacsade C/xaafid
Nuur Siciid
- Ganacsade Abshir
Maxamed Ciise
- Ganacsade Axmed
Maxamed (Buluc)
- Ganacsade Ayaanle
Siciid (Garcase)
- Ganacsade Bashiir
Cismaan Maxamed (Dheere)
- Ganacsade Bashiir
Maxamed Saalax
- Ganacsade Bile
Ismaaciil
- Ganacsade C/llaahi
Siiciid Axmed
- Ganacsade C/rashiid
ibraahim Siciid
- Ganacsade C/raxmaan
Ciise Muuse (Gogoye)
- Ganacsade C/risaaq
Axmed Ibraahim
- Ganacsade C/risaaq
Axmed Jamaac
- Ganacsade Cartan Cali
Maxamuud
- Ganacsade Cawad
Waaberi Takar
- Ganacsade Cismaaan
Shire Aadam
- Ganacsade Faarax
Jaamac Cabdi
- Ganacsade Fariid
Xusseen Cali
- Ganacsade faarax
kuwayd
- Ganacsade Jaamax
Siciid Xusseen
- Ganacsade Khaliif
Cismaan Ismaaciil
- Ganacsade Khaliif
Dawaca Qabad
- Ganacsade Liibaan
Maxamed Saalax
- Ganacsade Mahad Ciise
Aadan(lababaale)
- Ganacsade Mahad Siciid
Maxamuud (Jebiye)
- Ganacsade Mahad Wacays
Siciid
- Ganacsade Maxamed
Axmed Ibraahim
- Ganacsade Maxamed
Ismaaciil Axmed (Bashaash)
- Ganacsade Maxamed
muuse C/raxmaan
- Ganacsade Maxamuud
Ciise maxamed
- Ganacsade mire yuusuf
Cali
- Ganacsade Siciid Shire
(Guray)
- Ganacsade Siciid
Xusseen Diiriye
- Ganacsade Warsame
Cumar Deer
- Ganacsade Xirsi C/raxmaan
Cawl
- Ganacsade yaasiin
Maxamed Maxamuud
- Abshir Qaxiye Ciise
- Abwaan Siciid Maxamed
Ciise
- Axmed Abshir Saalax
- Axmed C/laahi Maxamuud
- Axmed Faarax yuusuf
- Axmed Maxamed Ciise
- Axmed Siciid Cali
- Bashiir Axmed faarax
- Bashiir Yaasiin
Ismaaciil
- C/casiis Wacays Siciid
- C/laahi Cali Shire
- C/laahi Maxamed C/kariim
- C/laahi Maxamed
Samatar
- C/laahi Siciid Xusseen
(Dhuubane)
- C/raxamaan Maxamuud C/raxmaan
- C/raxmaan C/samad
- C/raxmaan muumin
jaamac
- C/raxmaan Muumin
Saalax
- C/risaaq Xassan Siciid
- C/salaam Cismaan
Maxamed (Tarajay)
- C/xakiim Macalim
Maxamed
- Cali Saalax Cali
- Cali Siciid Cawl
- Cali yuusuf C/kariim
- Ciise Maxamuud
Ismaaciil (Xolod)
- Cismaan Maxamed Jaamac
- Cismaan Nuur Axmed
- Cismaan Siciid Cumar (Cisman
Sax)
- Cumar Cabdale Cismaan
- Daad Maxamed muuse
- Faarax Axmed Cismaan
- Faarax Maxamed Cali
- Ismaaciil C/laahi
Saalax
- Jaamac Maxamed Ciise
- Jamaal C/laahi Axmed
- Kadiye Saalax Surato
- Liibaan Maxamed
Saleebaan
- Macalin Caydaruus
Cumar Cismaan
- Maxamed Abshir Maxamed
- Maxamed Abshir Saalax
(Jabbaan)
- Maxamed C/laahi
Maxamed
- Maxamed Cabdi Maxamed
- Maxamed Siciid Cumar
- Maxamuud Axmed Ciise
- Maxamuud Maxamed
Xassan
- Maxamuud Siciid Cumar
- Mire Askar Saalax
- Nasiib Xaaji Saalax
- Siciid gaacshe maxamed
- Siciid Nuur Axmed
- Siciid Warsame Maxamed
- Xassan Banaadir Guure
- Yuusuf Axmed Ciise
- Saalax Cumar Gabay
- Salaad Cabdi Muuse
- Salaad Muuse Maxamed
- C/raxmaan Muuse
Maxamed
- Mahad muuse Maxamed
- C/qani maxamed Axmed
- Abshir Siciiid Faarax
(Tumunle)
- Faarax Maxamed awaare
- Cali Hayaan yuusuf
Afhyeenka Baaqan
Dr: Cali Ismaaciil Maxamed (onkod)
Tel:002525 729639 Bosaso Somalia
Tel:002525 827550 Bosaso Somalia
La xiriir:
calismacil@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com |
Nov 15, 2006
Beesha Ugaar-saleeban oo ku Dhawaaqdey
Maxkamad Islaami ah
waxayna ugu baaqeen ummadda ku dhaqan gobolada Puntland in ay
sidaas oo kale qaataan shareecadda Islaamka... Guji...
Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka reer
Puntland ee Minnesota
Baaqan waxa uu DGPL ugu yeeray in
ay hirgeliso kudhaqanka shareecada Islaamka iyo in
ay...
Guji... Nov
13
Beesha Leekase oo Bayaano ka soo saaray Galkacyo &
Minneapolis
culuma’awdiin,
aqoonyahano, waxgarad, Nabadoono, Ganacsato iyo
Dhalinyaro reer Leelkase ah oo ku sugan..
Guji...
Digniin ku socota madaxda PL oo ka
soobaxday Agaasimaha Mashaariicda Tamarta Bosaso..
Muxamed
Axmed Xaashi (Al-Qaadiri) ayaa ka digey in..
Guji...
|