SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - PL
Daabaco Boggan | Print
Beesha Ugaar-saleeban oo ku Dhawaaqdey Maxkamad Islaami ah
waxayna ugu baaqeen ummadda ku dhaqan gobolada Puntland in ay sidaas oo kale qaataan shareecadda Islaamka... Guji...

Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka reer Puntland ee Minnesota
Baaqan waxa uu DGPL ugu yeeray in ay hirgeliso kudhaqanka shareecada Islaamka iyo in ay... Guji...

Beesha Leekase oo Bayaano ka soo saaray Galkacyo & Minneapolis
culuma’awdiin, aqoonyahano, waxgarad, Nabadoono, Ganacsato iyo Dhalinyaro reer Leelkase ah oo ku sugan.. Guji...

Digniin ku socota madaxda PL oo ka soobaxday Agaasimaha Mashaariicda Tamarta Bosaso..
Muxamed Axmed Xaashi (Al-Qaadiri) ayaa ka digey in.. Guji...

Sheikh Jaamac Cabdisalaam  oo Xaqiijiyey Baaqii Culumada, Waxgaradka iyo Ganacsatada G/Mudug
Baaqaas oo shacabka & maamul Goboleedka Puntland ugu yeeray in ay ku xukuntamaan kitaabka Alle... Guji

Baaq ay soo saareen Culumaa'udiinka, Waxgaradka iyo Ganacsatada  G/Mudug...
ayaa tibaaxay taageero siinaya in...
Guji...

Beesha Bah-Ararsame oo Maamul Islaami kaga dhawaaqday magaalada Laascaanood

Beesha Reer Khalaf oo Taageertay Maxkamaddii Laga Furay W/ Gaalkacyo

Khudbadii Cadde Muuse ka jeediyey Gaalkacyo  Nov 5, 2006



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda reer PL ee W/America iyo Wadamada reer Yurub

KU:-MADAX WEYNAHA              DGPL.      14/11/006.

OG:-GOLAHA XUKUMADDA         DGPL.

OG:-GOLAHA BARLAMANKA       DGPL.

OG:-CULUMO UDIINKA              DGPL.

OG:-SHACAB WEYNAHA            DGPL.

Anago ku hadlayna magaca Aqoonyahanada, Siyaasiinta, Boqorada, isimada, hooyoyinka, caruuraha iyo hogaamiyo dhaqameedka jaliyadda reer Puntland oo ku nool Qaradda W/America iyo wadamada reer yurub ayaan halkaan waxaan ka soo jeedinaynaa Bayaan ku wajahan dhamaan shacabweynaha reer Puntland iyo Soomaali weyn meel kasta oo ay jogto.

1-In reer puntland ilaaliyaan jiritaanka DGPL.
2-In la adkeeyo Difaaca iyo wada jirka Puntland.
3-In wixii jiritaanka PL khal khal galinaya meel looga soo wada jeensado.
4-In DGPL Umadda soomaaliyeed nabad ugu Baaqdo.
5-In DGPL dhamaan Ummadda Soomaaliyeed Nabad kula nolaato.
6-In DGPL iyo Shacabkeedu Ixtiraman Wadamada soomaaliya dariska la ah.
7-In DGPL iyo Shacabkeeduba Tageeraan DFKM ah.
8-In Shacabweynaha PL Gudaha iyo Dibaduba ay malgaliyaan Gobalada PL.

MAXKABADAHA MUQDISHO:-

Waxaan ugu baqaynaa in ay nabad ka shaqeyaan oo ay joojiyaan Coladaha ay hurinayaan iyo Dulamada ay ku hayaan meelaha nabada ah iskana ilaaliyaan burbur danbe oo soomaaliya gasho,waxaan kula talinaynaa in ayna ku deg degin dhiig bilaamacnodaro ku daata iyo burbur hor leh,waxaan ugu baqaynaa in miiska wada hadalka ay fariistan oo ay la xajoodan DFKM, waxaan ugu baqayna Maxkabaddaha iyo DFKM ah si deg deg ah in loo furo wada hadal shurud la'aan ah, dhamaan ummadda soomaaaliyeed waxaan ugu baqaynaa in la adkeeyo Midnimadda ummadda soomaaliyeed iyo jiritaankeeda si loo soo celiyo nidaamkii iyo kala danbayntii islamarkaasna loo diyaar garobo doorashooyin xoor ah.

BAYAAN WAXAA DIYAARIYEY

1-Dr.Xabiib Abshir Xubeer.
2-Prof.Cali Caydiid Warsame
3-Dr.Maxamed Omar (Dhigic-dhigic)
4-Prof.Maxamed Jamac Xaamud
5-Prof.Cabdiwali Cabdulahi Sh.Osman
6-prof.Maxamed Xaaji Cabdi
7-Drs.Shamad Xalwo
8-Bashiir Boqor Muuse
9-Muxyadiin Boqor Muuse
10-Ugaas Cabdi Xaashi Shirwac
12-Nabadon Caabi Farax Cali
13-Caqil maxamed Diriye Samantar (Qorad)
14-Suldaan Maxamed Suldan aadan
15-Suldaan Cabdiwahab Suldan Cali Yusuf
16-Suldan Cabdullahi Cali Barre
17-Nabadon Maxamed Axmed Nuur (Jabdhurwaa)
18-Nabadoon Cubayd Axmed Aadan
19-Nabadon Cabdulaahi Cabdule (Cagbacag)
20-Cabdirashiid Goolnuug
21-Dr Barhan Xaashi
22-Farax Maxamud Aadan
23-Kalaf Cabdi Maxamed
24-Cabdirashiid Maxamed Jaamac
25-Cabdinur Cali Maxamud
26-Cabdulaahi Sh Axmed
27-Cabdirixman Cabdilaahi Axmed
28-Aadan Ciise Cali (Dana dhagax)
28-Cali Sacid Ciise
29-Axmed Cali Ciise
30-Maxamed Axmed Samantar
31-Cabdibarre Xaaji Yusuf
32-Yusuf Cilmi Samantar
32-Aadan Samantar Cade
33-Aadan farax Samantar
34-Cabdi Aadan Samantar
35-Axmed Aadan samantar
36-Cabdulqaadir Aadan farax
37-Farxan Aadan Madoobe
38-Axmed Jamac Yaqub
39-Yusuf Maxamed Farax
40-Maxamed Cabdi Cali Dalab
41-Maxamed maxamud Cali
42-Jamac Muuse Kalid (Carabey)
43-Maxamed Cali Cigaal
44-Cabdulahi Cali cigaal
45-Cabdikarin Geelle cadceed
46-Warsame Yusuf Jibriil
47-Ciise Cali Barre
48-Xuseen Xaashi Xirsi
49-Daud Tahalil Xuseen
50-Cabdirixman Cali Shire
51-Nur sacid Maxamed
52-Maxamed Xirsi Diriye
53-Maxamed Cabdi Qaac
54-Cabdulahi Maxamed Maxamud
55-Axmed Shire Cali (Bonbale)
56-Cali Sacid Xaaji (Cali-Dheere)
57-Maxamed Nur Yusuf
58-Nur Sacid Cilmi
59-Cabdirashid Xaaji Cali
60-Axmed Saleban Geelle
61-Cismaan bandhabow
62-Ibraahi Aw Cali
63-Maxamed Warsame Cade
64-Maxamed Axmed Ciise
65-Cabdikarin Ciise Qaxiye
66-Aamina Jaamac Deeble
67-Mxamed Ciise Qaxiye
68-Dahir Maxamud Cali
69-Xasan Cabdulaahi Maxamed
70-Khalif Farax Cali Dacar
71-Ciise Barre Saciid
72-Saciid Muuse Axmed (Sheho)
73-Cabdirisaq Maxamed Nur
74-Mahadd A Maxamed
75-Maxamed Cabdulaahi Xoday
76-Dahir Ibraahim Aadan (Jigis)
78-Cawiil Saciid Farax
79-Cabdi Dheere Cali Ashkir
80-Cabdisalan Warsame Cabdi
81-Saciid Cilmi Dhagood
82-Muuse Farax Guleed
83-Cabdulaahi Xaashi Deer
84-Saciid Cabdulaahi Calai Barre
85-Diriye Xuseen Samantar
86-Cali Dhiir Yusuf Warsame
87-Axmed Yusuf Warsame
88-Muuse Xasan Yusuf (Galac)
89-Maxamed Jaamac
90-Maxamed Miire Cabdi
91-Cali Cabdilaahi Daud
92-Maxamed Cabdi Hawle (Orfane)
92-Jamac Farax Cigaa ( Darbaal)
93-Axmed Nur Cali Miire
94-Axmed Faarax Geelle (Diged)
95-Mxamed Cabdi Cali (Fare)
96-Xuseen Xaashi Xuudi
97-Xasan Warsame xasan (Gurey)
98-Cabdulahi Yusuf Wasuge
99-Cabdirixmaan Elay
100-Cabdulaahi Sh.Maxamed
101-Ibraahim Sh.Maxamed
102-Xaawo Aadan Axmed (Xaawo Ayeeyo)
103-Xaawo Kamaludiin
104-Sheekh Ciise Barre
105-Lul xasan Laari
106-Faadumo Kamaludiin
107-Asli Sugule Cali
108-Suldaamo Shire Ciise
109-Xaliimo Khaliif
110-Jaamac Aadan Diriye
111-Cabdiwali Cali Shire
112-Cabdulaahi Axmed Shire
113-Axmed Cali Mursal
114-Maxamud Cali Mursal
115-Nur Salax Cabdi (Doonyaale)
116-Ibraahim Mxamed Xaaji Huruse
117-Jamac Shire Mxamed (Dariiqo)
118-Ibraahim Caduur
119-Cismaan Maxamed Cali Gurey
120-Ibraahim Xasan Xuseen
121-Maxamud maxamed salax
122-Xasan Daarood
123-Sugule warsame Sugule
124-Dhimo cabdi Seed
125-Luul Xagaayo
126-Xaawo Gaboose Orad Dheer
127-Nadiifo farax Diriye
128-Cibaado Xaaji Xuseen
129-Saciid Xalwo
130-Maryan Xalwo
131-Maryan Baadi Cawl
132-Madiino farax Bashan
133-Sahro farxa cabdulle
134-Ayaan Sh Nur Maxamed
135-Caasha Sh Nur Maxamed
136-Sali Aadan farax
137-Xaawo Xaashi
138-Caasha Jaamac Mire
139-Nadiifo Nur xasan
140-Caash Jamac Libaax
141-Maryan Xaaji Xasan
142-Faadumo Xaaji Cabdulaahi
143-Faadumo Hirad
144-Ayaan Cali Bagaag
145-Faadumo Aadan gaas
146-Sahro Aadan gaas
147-Caasha farax cabdule
148-Saynab Cabdirixmaan gardaad
149-Shugri Cumar Bixi
150-Amina Xuseen Arre
151-Lulsalax Xaashi
152-Xaawo Dheel Cabdule
153-Safiyo Dubad
154-Idil Cismaan Dheel
155-Faadumo Dheel Cabdule
156-Ayaan Farax Cabdule
157-Nicmo farax Cabdule
158-Khadijo farax Cabdule
159-Sacido farax Cabdule
160-Siraad Afbuur
161-Dhool Afbuur
162-Ardo Axmed Nur
163-Faadumo Axmed Xalwo
164-Jamac Abshir Walde
165-Xasan Abshir Walde
166-Xaali Jaamac Nur
167-Ruqiyo Ashkir Gurac
167-Sahro Ashkir Gurac
168-Fowsiya Aadan Gurac
169-Barni Cabdi Aadan (Dalab)
170-Hodan Cismaan Aadan
171-Hodan Cabdi Carus
172-Canab Caga Biyood
173-Shugri Ciiro
174-Sacdiyo Cismaan Islaan
175-Sahro Xuseen xasan
176-Safiyo Xuseen Gure
177-Saynab Gafaaje
178-Khadijo Muuse Islaan
179-Sonkor Jaamac Geyre
180-Axmed Xasan
181-Cabdirixmaan Maxamed Jaamac
182-Cabdulaahi Xalwo
183-Cali Maxamed Aadan
184-Cabdiqani Shancad
185-Cali Maxamud Aadan
186-Cabdulahi Cismaan Dheel
187-Safiyo Cabdulqadir Cali Warsame
188-Ruqiyo Kaarshe
189-Faadumo Faarax
190-Xuseen Gure Xanaf
191-Edo Xaawo Muuro
192-Faadumo Cabdulaahi Caynab
193-Sundus Daahir Xasan
194-Faadumo Yaasin
195-Barni Muuse Islaan
196-Xalimo Xuseen Maxamud (Xalimo Jabuti)
197-Xaawo Caynab
198-Maryan Xuseen Godane
199-Sahro Raage
200-Jamailo Cabdi Yare
201-Sahro Qawdhan
202-Fadumo Abshir Muuse
203-Maryan Jaamac Salax
204-Saciid Abshir Haman
205-Maryan Cabdi Bixi
206-Sacid Cabdi Bixi
207-Xaawo Cabdi Bixi
208-Cabdi Cali Maxamed
209-Faadumo Cabdirixmaan Xasan
210-Mxamed Cabdi Maxamud
211-Farax Xirsi Yare
212-Maxamed Cabdi Carus
213-Maxamed Cadceed Hongor
214-Maxamud Xaashi Xalane
215-Cismaan Beeldaajiye
216-Maxamud Ciise
217-Cabdirixmaan Axmed Aaden
218-Cabdirisaq Cali Bixi
219-Dhagas Sahal Khalif
220-Maxamud Xirsi farax (Gaalooti)
221-Maxamud Diriye Faraweyne
222-Cabdinur Jamac Ganaje
223-Umal Dahir Dalac
224-Maxamed Maxamud Xaashi
225-Cabdicasiis Maxamed Aadan
226-Asad Dhoodi Timayare
227-Jaamac Warsame (Diyamiye)
228-Cabdikhadar Cabdullahi Cabdulle
229-Cabaas Cabdulaahi Cabdille
230-Mahdi Cabdulaahi Cabdulle
231-Jamaal Cabdirashiid (Cumar-Xayd)
232-Yaxye Waabari
233-Cumar Farax ( Qoordheer)
234-Bashir (Dhoonbe)
235-Salmaan Xirsi (dabataag)
236-Rooble Maxamed (Geele)
238-Xuseen Xasan Aadan
239-Yusuf Maxamed Aadan
240-Fardowsa Maxamed  Dahir

Kala Xiriiria Wixii Faafaahin ah
jabriil62@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 15, 2006


Beesha Ugaar-saleeban oo ku Dhawaaqdey Maxkamad Islaami ah
waxayna ugu baaqeen ummadda ku dhaqan gobolada Puntland in ay sidaas oo kale qaataan shareecadda Islaamka... Guji...

Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka reer Puntland ee Minnesota
Baaqan waxa uu DGPL ugu yeeray in ay hirgeliso kudhaqanka shareecada Islaamka iyo in ay... Guji... Nov 13

Beesha Leekase oo Bayaano ka soo saaray Galkacyo & Minneapolis
culuma’awdiin, aqoonyahano, waxgarad, Nabadoono, Ganacsato iyo Dhalinyaro reer Leelkase ah oo ku sugan.. Guji...

Digniin ku socota madaxda PL oo ka soobaxday Agaasimaha Mashaariicda Tamarta Bosaso..
Muxamed Axmed Xaashi (Al-Qaadiri) ayaa ka digey in.. Guji...

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD