SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - KHAYRAADKA SOOMAALIYA


»Golaha Baarlamaanka oo Ganafka ku Dhuftay Qorshe uu watay Cadde
»
Cadde Muuse oo Caddeeyey Mowqifkiisa (Dhegeyso)
»
Beesha Cali Jibraahiil: Taageero Go’aan Taariikhi ah
»DHAHAR oo lagu Iclaamiyey ku dhaqanka Shareecda
»Hambalyo ka timid Aqoonyahanada Jaaliyadda Leelkase
»Taageerida & Dhursugid Beesha Maxamed Cumar
»Sida looga arkay Puntland hadalkii Dowlad GPL
»Jaaliyada PL ee Kenya oo Taageertay Hadalkii DGPL
»Waraysi Sh. Maxamud Qorane ay SomaliTalk layeelatay
.Beesha MOORCASE: Baaq ku dhaqan Shareecada Islaam
.Hambalyo iyo Taageero ka timid Beelaha Cali Saleebaan
»Waa wax lagu farxo, taageerana u baahan Go’aanada Puntland | Jooje
»Ku been abuurasho Jaalliyadda Denmark. | Cawil
»Madaxwaynaha Puntland oo soo saaray wareegto
»Galkacyo: Kulanka Culimada iyo Maamulka Gen. Cade Muuse

»Daahir Ciiro: Khudbadii Gen. Cadde oo xoogga saartay
»Websiteka PuntlandGov ma waxaa leh DGPL mise shirkadaha Heshiiska
»
Dhegeyso: Xildhibaan Xirsi Bulxan oo Ka Hadlay Sida Shirkado Dulaaley
» Range Resources oo Dooxada Nugaal iyo Cal-Madow u iib Geyneysa
»$250,000 Range Resource Sheegtay in ay u dhiibtey Isimada Garoowe
»DGPL oo Qarka u Saaray In ay Dalka ka Saarto Shirkadda Range


»Australia: Baaq ay soo Saareen Jaaliyadda Puntland ee Australiya
»
BAYAAN JAALIYADDA DENMARK OO KU WAJAHAN PL
»Beesha Ismaaciil Ibraahiim  oo Taageertey ku dhaqanka shareecada
»
Beesha Gumasoor  oo go'aansatay ku dhaqanka shareecada Islaamka
»Sool/Sanaag: Baaq ku saabsan Qaadashada Shareecada Islaamka
»
BAAQ KA SOO BAXAY BEEL WAYNTA CALI SALEEBAN EE W/AMERICA
»Baaq ay soo saareen waxgaradka beesha c/raxman harti (kaskiqabe)
»
Baaq Ay Sanaag ka Soo Saareen Beelaha Warsangeli
»Norway: Bayaan ay soo saareen indheergaradka reer Puntland...
»Beesha Ismaaciil Saleebaan oo ku baaqday ku dhaqanka shareecada
»
Baaq ay soo saareen Beelaha Cali Saleebaan...
»Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda reer PL ee Yurub iyo W/America..
»Baaq ay soo saareen Culimada iyo Waxgaradka beelaha dega Sanaag
»Baaqa Culumada iyo waxgaradka Ahlusunnah Waljamaacah
»Beesha Ugaar-saleeban oo ku Dhawaaqdey Maxkamad Islaami ah..
»Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka Puntland ee Minnesota
»Beesha Leekase oo Bayaano ka soo saaray Galkacyo & Minneapolis
»Beesha Bah-Ararsame oo Maamul Islaami kaga dhawaaqday  Lascano
»Reer Khalaf oo Taageertay Maxkamaddii Laga Furay W/ Gaalkacyo
»Sheikh Jaamac Cabdisalaam  oo Xaqiijiyey Baaqii Culumada..
»Khudbadii Cadde Muuse ka jeediyey Gaalkacyo  
»Digniin ku socota madaxda PL oo ka soobaxday Agaasimaha Tamarta


Wararkii ugu Dambeeyey ee Shirkadda Terry iyo Puntland....

Ceelka Conoco ee Garoowe oo Lagu iibsadey $250,000 doolar oo Keliya!!!
DFKMG oo u muuqata mid ku kala qaysan shirkadaha imanya dalka iyo xilliga dalka loo samaynayo sharciga shidaalka AKHRI

»Somalitalk xaggee nagu waddaa | Axmed Abuukar

»Madaxweyne C/Laahi Yuusuf ma u ansixin doona  heshiiska Range?

Safarka Cabdullaahi Yuusuf ee Galkacyo, Garoowe, Boosaaso iyo Yemen.. AKHRI..

[:: XABSIGA THAILAND::: 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 ]

Ardayda Puntland oo si Kulul uga Horyimid Hadalkii Wasiirka Maaliyadda
iyo
Murankii miisaaniyadda oo Go'aan uu ka Qaatay Cadde Muuse.... AKHRI... July 16

C/laahi Yuusuf oo ka soo degey Garoonka Conoco ee Garoowe
Safarkan oo la xiriira sidii shirkadda Range Resources ay u heli lahayd Saxiixa Madaxweyne C/laahi Yuusuf.... AKHRI... July 16

Golaha Baarlamaanka Puntland oo Xisaabtan Maaliyadeed Ugu Yeeray..
Madaxweynaha DGPL, Madaxweyne Ku Xigeenka iyo Wasiirka Maaliyada Puntland...
AKHRI...

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo u Hanjabey Idaacadda Garoowe
Sid ay faafiyeen idaacadaha hoos yimaada....
AKHRI..

Cadde Muuse: Itoobiya wixii ay doonaan ayey kala soo degi kartaa Dekedda Boosaaso
Iyo Madaxweyne C/Laahi Yuusuf oo Puntland u Tegaya Arrimo La Xiriira Macdan Qodista Puntland, iyo Puntland oo laga lunsaday 70-billion oo... AKHRI...

»Baarlamaanka Puntland oo Markale Dib u Furmay

"NSG" Waa Shirkad Caynkee ah
Northbridge Services Group, Ltd oo ah shirkadda ay DFKMG siisay xuuuqda bixinta shatiyada shidaalka ayaa .. Guji....


Waraysi uu Radio Dalmar la Yeeshay madaxweyne Cadde Muuse: ka Dhegeyso Halkan ama Halkan
Sawirka: Radio Dalmar.

Dr. Ilka-Dahab

Georgi Parvanov
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Libya iyo ururka ay ku bahoobeen 23-ka dowladood ee la isku yiraahdo Saaxil Wasaxaraa, Dr Maxamed Xuseen Maxamed (Ilka-Dahab), ayaa mar uu booqasho ku tegey dalka Bulgaria (bishii 8aad ee 2002) oo uu la kulmay madaxweynaha Bugaariya, Georgi Parvanov, waxa ay ka wada hadleen in shirkaddii Geomin ee ka shaqayn jirtey mashruucii Majeyahan iyo Dhalan ee baarista macdanta dib loo soo celiyo, lagana dhiso halkaas wershed samaysa crystals-ka(qaruuradaha),iyo in dekadaha, garoomada diyaaradaha, iyo isgaarsiinba ay wax ka qabato; gaar ahaan garoomada iyo dekedaha waaweyn ee dalka sida kuwa Muqdishu, Kismaayo Berbera, Boosaaso..Iwm. Dr. Ilkadahab waxaa lagala xiriiri karaa: ILKADAHAB@HOTMAIL.COM

Jay Park

Thomas Valentine
Jay Park iyo Thomas Valentine waa qareeno reer Canada ah oo ay DFKMG u shaqaalaysiisay in ay kala taliyaan sharci u samaynta khayraadka Soomaaliya. {Eeg halkan...]
Sharcigii loo Sameeyey Shidaal Qodista Soomaaliya oo lagu soo wareejiyey..
Cali Maxamed Geeddi si uu u horgeeyo Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka DFKMG, qodobada sharcigaasi ugu.... Guji....

DFKMG oo Xuquuqda Shidaalka Soomaaliya u Ansixisay 'NSG' oo ah.....
Qoraal uu ku saxiixan yahay wasiirka Arrimaha dibadda ee DFKMG ayaa waxaa ku cad in xuquuqda shidaalka.. GUJI Jun 13

»»» MUUSUQMAASUQ HANTIYEED: SIDII LOO RABEY IN LOO DHOCO HANTIDA DABIICIGA OO DHAN EE PUNTLAND | Dr. Nur Cilmi Gaashaan

»Puntland hal Waraabe Dilay? Faallo Siyaasadeed.... 

Madaxweynaha Puntland oo Markii Ugu Horeysey Sheegay In Shirkado Kale Imaan Karaan Puntland
Hadalkaas oo Khilaafsan Heshiiskii ay Puntland La Gashay Shirkadda "Consort ltd".... Guji.... Jun 9

Maxaabiistii u Xirnaa Qadiyadda Majayahan oo laga si daayey Xabsiga Boosaaso...

Dowladda FKMG oo Sharci u Samaynta Shidaalka kala Tashaneysa Qareeno reer Canada ah...
Lataliyayaal ka socda madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Qareeno reer Canad ah ayaa ku kulmay magaalada... Guji....

Range Resources oo u Hanjabtey Websiteyada Ka Hadla Danaha Soomaaliyeed
&
Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka oo ka soo hor jeestay heshiiskii dhex maray Cadde Muuse iyo Shariif Xasan Guji Jun 1

DFKMG iyo DGPL  oo Hishiish ku dhexmaray Boosaaso

Cadde Muuse oo Markii ugu horeysey Qiray Shirkadda uu Heshiiska Lagalay in ay Tahay Jirri hubaysan....
Sidaas waxa uu shaaca ka qaaday mar su'aal laga weydiiyey arrinta shirkadaha  uu.... Guji......

»Somalitalk bog layaab leh ! | Axmed Abuukar
»Qadiyad Puntland!? | C/fitaax M. Sugulle
»MADAXWAYNE CADDE MUUSE OO SIDII MOORYAANTA U HADLAY!!!

Agaasimihii Guud ee Range Resources oo is Casiley
iyo Shirkaddaas oo Warqaddii Geeddi ku tilmaantay Wax aan la hubin iyo Guddiga Range Resources oo lagu daray Liibaan Boqor... Akhri..... May 25

Shirkadda Terry oo ku Guulaysatey Iska Horkeenidda Geeddi iyo Cadde Muuse
Madaxweynaha DGPL ayaa shaaca ka qaaday in uu kalsoonidii kala laabtay Ra'iisul wasaaraha DFKMG kaddib markii..
Guji....

 

 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD