WADAAGGA BATROOLKA:
W1 |
W2 |
W3 |
W4 |
MACDANTA iyo BATROOLKA:::
00 |
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
07 |
08 |
09 |
10 |
11 |
12 |
13 |
14 |
15 |
16 |
17 |
18 |
19 |
20 |
21 |
22 |
23 |
24 |
25 |
26 |
27 |
28 |
29 |
30 |
31 |
32 |
33 |
34 |
35 |
36 |
37 |
38 |
39 |
40 |
41 |
42 |
43 |
44 |
45 |
47 |
48 |
49 |
50 |
51 |
52 |
53 |
54 |
55 |
56 |
57 |
58 |
59 |
60 |
61 |
62 |
63 |
64 |
65 |
66 |
67 |
68 |
69 |
70 |
71 |
72 |
73 |
74 |
75 |
76 |
77 |
78 |
79 |
80 |
81 |
82 |
83 |
84 |
85 |
86 |
87 |
88 |
89 |
90 |
91 |
92 |
93 |
94 |
95 |
96 |
97 |
98 |
99 |
100 |
101 |
102 |
103 |
104 |
105 |
106 |
107 |
108 |
109 |
110 |
111 |
112 |
113 |
114 |
115 |
116 |
117 |
118 |
119 |
120 |
121 |
122 |
123 |
124 |
125 |
126 |
127 |
128 |
129 |
130 |
131 |
132 |
133 |
134 |
135 |
136 |
137 |
138 |
139 |
140 |
141 |
142 |
143 |
144 |
145 |
146 |
147 |
148 |
149 |
151 |
152 |
153 |
154 |
155 |
156 |
157 |
158 |
159 |
160 |
161 |
162 |
163 |
164 |
165 |
166 |
167 |
168 |
170 |
171 |
172 |
173 |
174 |
175 |
176 |
177 |
178 |
179 |
180 |
181 |
182 |
183 |
184 |
185 |
186 |
187 |
188 |
189 |
190 |
191 |
192 |
193 |
194 |
195 |
196 |
197 |
198 |
199 |
200 |
201 |
202 |
203 |
204 |
205 |
206 |
207 |
208 |
209 |
210 |
211 |
212 |
213 |
Garowe: gudoomiyaha
Xisbiga mucaaradka ah ee Ramaas, Daahir Ciiro, oo shir
jaraa'id ku Qabtay Xaruntiisa Garoowe...
Gudoomiyaha xibiga
mucaaradka ah ee ka jira puntland daahir ciiro ayaa ku
qabtay shir jaraaid xafiiskiisa magaalada garowe isaga
oo kaga hadlay arimo badan oo dhawr ah islamarkaana ku
eedeeyay xukuumada cade muuse wax qabad la'aan iyo
hadii xisbigiisa la dooran lahaa waxyaabaha uu qaban
lahaa xisbigiisu waa (RPP).
shirkan jaraaid ayaa u
qornaa sidatan
puntland state of somalia
Ramaas politcal party
R/PP/172/06
garoowe 14/12/2006
ku: bahda saxaafada
soomaaliyeed fadhiyadooda
OG:madaxweynaha DGP
fadhigiisa
OG:golaha wakiilada DGP fadhigooda
OG:shacabweynaha puntland
ujeedo: shir saxaafadeed
Mudanayaal
iyo murwooyin dhamaan ka soo qeyba galayasha shir
saxaafadeedkaan waxaan ku salaamayaa salaanta islaanka
A/C/W/W
walaal sida aad la
socotaan markii puntland la dhisayey waxaa loo dhisay 3
sadex gole oo kala madax banaan iyada oo waaya aragnimo
laga helay daladeenii kacaanka oo aan gorsoorku madax
banaanayn, taas oo keentay in dalkii oo dhan ay
burburiso caddaalad daro.
sidaa darteed shacabkii
dhisanayey ama dhistay maamulka p/l waxay udhiseen 3
gole oo kala madax banaan oo mid walba uu umadax banaan
yahay shaqadiisa maamul iyo garsoorba, sadexdaas oo kala
ah golaha xukuumadda, golaha wakiilada iyo golaha
gorsoorka.
waxaa maanta gaf ku ah
tastuurka DGPL warqada loo qaybiyey golaha wakiilada ee
uu soo qoray madaxwaynuhu kana had
laysa xeer Lr 2 ee
disenbar 7 2006 kuna saabsan in wasaaradda awqaafta iy
arimaha diinta loo badalo wasaaradda caddaaladda,
arintaas oo gaf ku ah tastuurka dawlad goboleedka
puntland ,taas oo aan ahayn markii ugu horaysay ee ah
caadaysi gafaf sharci jabin.
Mudanayaal iyo marwooyin
waxaan idiin sheegayaa sida ka dhacaday golaha wakiilada
hortiisa shalay in loo cadeeyay madaxwaynaha in uu
golaha u yimaado in uu ka rukumadayshin gareeyo dad
beelihiisa ah oo uu u abuurayo xilal ama ha'aydo sida
ha'ayada Alxabiiba, Basawayn, Qaadi guray, eeneeyada
Bosaso iyo Qardho, ee uusan u hayn shacab waynaha
puntland wax dan ah iyo shaqadii shalay loo doortay ee
uu u fadhiyo in uu hantida shacabka ku wareejiyo
beeshiisa.
Mudanayaal waxaad ogtihiin
in dalkii meel kasta uu ka baaba'sanyhay sida nabad
galyada oo maraysa maanta in burcadu ka dilaacdo
magaalooyinka dhexdooda iyada oo aad ogtihiin in
miisaaniyada dalka lacagta ugu badan ay ku baxdo xaga
ciidanka 70% markii loo daba galayna uusan dalku lahayn
wax ciidan ah.
Mudanayaal iyo marwooyin
waxaan idiin sheegaynaa in dalkii uu marayo meelo khatar
ah oo hadii aan wax garadka iyo aqoon yahanku ka kicin
ay keeni karto in maamulku burburo isuna rogo civil war,
maxaa yeelay madaxwaynihi wuxuu ku mashquulsan yahay in
uu dhiso ciidan beeshiisa ah iyo hanti beeshiisa ah
umuna maahan umad aan wax ogayn ee way aragtaa waana
lagaga dayanayaa.
Golaha wakiilada waxaan ka
codsanaynaa in kalfadhigiinaan gaba gabada ah aad wax
kaga qabataan xaalada khatarta ah ee dalka la soo
gudboonaatay oo ay sababteeda leeyihiin golaha xukuumadu
uuna hogaaminayo madaxwayne cade muuse oo aad shalay u
dhiibteen hogaanka umada idinkoo og in uu dagaal
sokeeye ka soo aaday dalka Canada dabadeedna uu daadiyay
dhiig badan ujeedadiisuna ay ahayd arimaha aan kor kaga
soo hadalnay oo ah in uu abuuro beel beelaha ka
xoogbadan kana dhaqaale badan.
Walaalayaal xisbiga Ramaas
wuxuu diyaar idiin layahay in uu diin soo bandhigo
dhibaatooyinka wadanka kajira oo ay ka imaan karto
khatartu.
wuxuuna idiin
balan qaadayaa xiligeeda dhamaan xaaladaha dalka in uu
ku hagi doono hogaan laga raali yahay awoodana uu saari
doono arimaha bulshada uusana u dulqaadan doonin
dhalinyara secondaryga dhamaysay in ay banaanka far
fadhiyaan ee xisbigu diyaar ula yahay jaamacado gudaha
iyo dibedaba iyo shaqooyin insha allaah.
Waxaa sidoo kale xibigu
balan qaadayaa in dhamaan gobalada iyo dagmooyinka
in uu wax ka qaban doono dhamaan wadooyinka isku xira
gobalada iyo dagmooyinka dalka.
Waxaa kale oo aanu idiin
balan qaadaynaa hadii aan ku guulaysano hogaanka dalka
in aanu dalka dhamaantiis ka soo saari doono Biyo nadiif
ah kadibna dhulku isku badali doono Ramaas ama doog,
sifiicana aan uga faa iidayn doono umada khayraadka
dhulkooda insha allaah.
Gudoomiyaha Xisbiga
Ramaas Political Party (RPP)
Faafin: SomaliTalk.com |
Dec 13, 2006
Digniin
ku socota madaxda PL oo ka soobaxday Agaasimaha Tamarta
Waxayna dowladdu hadda u soo
gudbisay Golaha Wakiillada DGPL in wershedahaas WXKU
Boosaaso iyo Qardho lagaga iibiyo qiimo aan macquul ahayn oo
iskaraab oo kale ah , shirkad aan horay uga jirin DGPL oo
lagu magacaabo SOM TEC. Qiimahaas oo lagu sheegay W.X.K.U ee
Boosaaso $300,000.(Dollar)... sidaas waxaa yiri Agaasimaha
Mashaariicda Tamarta PSAWEN,
Muxamed Axmed Xaashi (Al- Qaadiri)
"Miisaaniyada
ka soo Baxda Qaadka Boosaaso waa $US50,000 maalintiiba" ABC
Australia
BOSASO: Kasoo horjeedka Cisbitaalka Boosaaso waxaa kuyaal
suuqa daroogada Qaadka oo ay kasoo baxdo miisaaniyad lagu
qiyaasay $US50,000 maalintiiba,
laakiin lacagta halkaas ka soo baxda iyo cashuurteedu toona
ma gaaraan cisbitaalka, sidaas waxaa qoray... ABC
Australia...
KHASAARAHA
DHAQAN-DHAQAALE EE QAADKU KU HAYO SOOMAALIYA:
Waxaa lagu qiyaasay in garoonka Deyniile oo keliya laga
dejin jire Qaadka nooca Miirowga loo yaqaan oo qiimihiisu
ahaan jirey $170,000/bishiiba, taas oo sannadkii ka
dhigeysay $2,040,000. Qiyaas akhristow inta ardayga
Soomaaliyeed uu ku dhigan karo Jaamacad kutaal Soomaaliya -
waa ka hor intii aan Qaadka laga mamnuucin inta maxaakiimtu
ka taliyaan..
Guji..


|