SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - Norway-Sweden
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print

Mu'tamaradii Norway-Sweden oo khayr kudhamaaday

Stockholm mu’tamar caalami ah oo magaciisu ahaa “Horumarinta Samafalka iyo Iskaashiga”, wuxuuna kadhacay labo weekend oo isku xiga Oslo –Norway iyo Stockholm-Sweden. Taasoo ah mid Rabbi loogu mahad celiyo mar walba.

Oslo 5 –tii ilaa 6-dii Janaayo 2008, magaalada Stockholm 12-kii ilaa 13-kii Janaayo 2008. Mutamarkaan ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay, isla mar ahaantaana fuliyay ujeedadii loogu tala galay oo ahayd in dadka Soomaliyeed khayrka la gaarsiiyo, waxaana kasoo qayb galay culumo waa wayn oo ka kala yimid wadamo kala duwan sida Sucuudiga, Kuwait, Denmark iyo USA. Sidoo kale waxaa goobta mu’tamarka faalo qurux badan ka baxshay qaar kamid ah odayaasha magaalada Oslo.

Oslo ah ku muujiyeen inaysan waxqabadka intaa le’eg horay u ogayn, iyagoo kamid ahaa khayrfalayaasha gacanta ka gaysan jiray hawlaha samafalka.

asad cadaani | assadlaska@yahoo.com

Sawiraddii Mutamarada Sweden iyo Norway ka daawo halkan... Guji..


BAAFIN:

Khadro Axmed Saciid waxey baafineysaa hooyadeed iyo walaalaheed oo lakala yiraahdo
1- Hooyo Faadumo Maxamed Xassan
2- C/raxmaan Axmed Saciid
3- Caasho Axmed Saciid.

Dadkaasi waxaa ay leedahay gabadha baafintan soo qortay markii ugu dambeysay iney aheyd sanadku markuu ahaa 1999-kii.
Hadaba cidda garaneysa dadkaasi ama og meel laga heli karro hala soo xirriiraan Khadro Axmed Saciid oo laga hello Sweden, waxaa akhbaarta loogu soo diri karaa SomaliTalk si aan ugu sii gudbino.

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 16, 2008


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com