SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SOOMAALIYA

DFKMG oo Qirtay in aysan Awood u lahayn in ay iska caabiyaan Maxkamadaha Islaamiga oo Soo laba Kacleeyey, iyo in 80% dalku uusan gacanta ugu jirin DFKMG...

Muqdisho: Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed oo hore magaalada Muqdisho ay uga saareen xulufadii taageerada ka helayey galbeedka ayaa si xoog leh usoo laba kacleeyey. "Arrintaas DFKMG waxba ka qaban karto," sidaas waxaa qortay hay'adda wararka ee AP.

Sh. Qaasim Ibraahim Nuur oo ah "Madaxa Amaanka ee Wasaaradda Amniga Qaranka ee DFKMG" ayaa AP u sheegay in aan "Dawladda (FKMG) aysan wax itaal ah u lahayn in ay iska caabiyaan Maxkamadaha Islaamiga ah." Waxana uu sheegay in ay xooggaga Maxkamaduhu is ururusanayaan si ay u soo qaadaan weerar xoog leh oo aysan awood DFKMG u lahayn in ay iska caabiso.

"Qiyaastii boqolkiiba 80% dalka Soomaaliya ammaan ma aha, gacantana uguma jira Dawladda (FKMG)" ayuu yiri Sh. Qaasim Ibraahim Nuur oo mar kale ku celiyey "Islaamiyiintu waxay qorshaynayaan dagaal aad u xoog weyn".

Sidoo kale Afhayeenka Madaxweynaah DFKMG, Xuseen Maxamed Maxamuud, waxa uu AP u sheegay in "Dagaalyahaniinta Muslimiintu ay is ururusanayaan oo ay haystaan hub iyo dagaalyahanno Ajnebi ah".

AP waxa kale oo ay sheegtay dagaalkii shalay ka dhacay Muqdisho in madaafiicdu ay dileen ilaa 17 qof.

  • Dhanka kale, shir Dec 9, 2007 lagu qabtay London ayaa waxaa ku midoobey qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada iyo Eretria.. Akhri halkan (egnlish)

Warka AP oo ingriisi ah hoos ka akhri:


Ousted militants rising in Somalia
By Salad Duhul and Elizabeth A. Kennedy

Associated Press

MOGADISHU, Somalia - A radical Islamic group driven from power a year ago by a Western-supported offensive is making a significant comeback in Somalia, and the government can do little to stop it, officials said yesterday, as shelling and gun battles in the capital killed at least 17 people.

Sheikh Qasim Ibrahim Nur, director of security at Somalia's National Security Ministry, said the government had no power to resist the Council of Islamic Courts, which the United States has accused of having ties to al-Qaeda.

He said the fighters had regrouped and were poised to launch a major attack, adding that the government had "no power to resist."

Mortar rounds slammed into the biggest market in Mogadishu, killing 12 people and wounding more than 40. Five others were killed in a separate gun battle. The death toll was expected to rise from the latest bloodshed blamed on Islamic insurgents.

"I saw so many dead people lying on the road, I couldn't even look at them, I was so scared for my life," resident Salah Garweyne said. At least 19 of those wounded by the shelling were in critical condition, said Hassan Osman Isse at Medina Hospital.

The Council of Islamic Courts has been waging an Iraq-style insurgency.

"About 80 percent of Somalia is not safe and is not under control of the government," Nur said. "Islamists are planning to launch a massive attack."

Presidential spokesman Hussein Mohamed Mohamud also said that the Muslim fighters were regrouping and that they had "a lot of weapons and foreign fighters."

The Council of Islamic Courts was driven from power last year when Ethiopia intervened, with the tacit approval of the United States, backing the government with soldiers and fighter jets.

Remnants of the group then launched an insurgency, causing more bloodshed.

Secretary of State Condoleezza Rice has urged more African nations to send peacekeepers to Somalia, perhaps the most strategically located nation in the Horn of Africa. At a crossroads between the Middle East and Africa, Somalia dominates vital sea lanes, although rampant piracy has made the waters treacherous.

About 1,800 Ugandan peacekeepers are in Somalia, officially as the vanguard of a larger African Union peacekeeping force, although no other countries have sent reinforcements. Ethiopia, which sent soldiers to Somalia last year to back the government in its fight against the Islamic militants, is not part of the peacekeeping force.

The United States can do little by itself in Somalia. An intervention in the 1990s left 18 U.S. servicemen dead

Source: AP

Read more: http://somalitalk.com/newsindex/y.html


 

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo Muqdisho Ku Xasuuqay Dad Shacab ah
Xilli uu Muqdisho ka dhacay dagaal aad u xoog badan ayey ciidamada Itoobiya madaafiic ku garaaceen xaafadaha shacabku deggan yahay, waxaana hal madfac diley dad lagu qiyaasay ilaa... Akhri..

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 14, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com