SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MPLS

Ogeysiis ku socda  dhallinyarada Gobolada Waqooyi bari ee Puntland ee deggan Minnesota

Ogeysiis ku ku socda Jaaliyada Reer Minnesota Waxaa dhamaan dhalin yarada ka soo jeeda gobolada Waqooyi bari ee Puntland iyo dhamaan Soomaalida degan Gobal Minnesota lagu wargelinayaa shir ka dhici doona Minneapolis.

Shirkaan ayaa waxaa qabanaya dhalinyaro Wadaado oo dhigta Jaamacadaha iyo Iskuuulada Sare ee Gobolka Minnesota waxayna sameeyeen ururu lagu Magacaabo Iftiinka Puntlland oo u jeedadda ururkaan uu yahay siddii korloogu qaadi lahaa Aqoonta laamaheed kala duwan tan Shareecadda Islaamka iyo tan kale ee Maadiga ah

Wixii faahfaahin ah waxaad kala xiriiri kartaa Gudoomiyaha Ururuka USTAAD DALBOON ABDIWALI BASHIR Telkiisuna waa 612 481 0199 amaAfhayeenka Ururuka Aynaashe Ahmed Gayre Teleefankiisu waa 612 229 6575.

Goobta uu Shirkaan ayaa ka dhici doona
Brian Coly Center
TAARIIKHDA 12 31 07
WAKHTIGA 2;00PM ILAA 4;00PM



Ciid wanaagsan dhamaan Saxaafada Gudaha iyo dibada waa ay ka soo qayb geli karaan.

Laxiriir: cdalboon@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 22, 2007
 


 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com