SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MUSHARAX

Gen. Morgan oo Isu Sharaxay Madaxweynaha DFKMG

Gen. Maxamed Siciid Xirsi 'Morgan" ayaa isu sharaxay Madaxweynaha Dawladda Federaalka KumeelGaarka ee Soomaaliya. Hoos ka akhri qoraalkii musharxnimadiisa, qorshihiisa siyaasadeed iyo taariikhdiisa.


Faafin: SomaliTalk.com | Jan 18, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS