Golaha Cusub ee Wakiillada Puntland oo La Ansixiyay
Waxaa maanta Dec 30, 2008 (oo ku beegan Muxaram 2, 1430) la faafiyey liiska
Xubnaha Golaha Cusub ee Wakiillada DGPL oo ka kooban 66 Xildhibaan.
Xildhibaanadaas oo noqonaya kuwa soo dooran doona madaxweynaha DGPL iyo ku
xigeenkiisa, doorashadaas oo dhici doonta Janaayo 8, 2009.
Xubnaha Golaha Cusub ee Wakiillada DGPL ayaa ka kooban 30 xubnood oo cusub
iyo 36 xubnood oo ah kuwii hore. Golaha Cusub oo lagu soo xulay hab beeleed waxa
uu beelaha maatali doonaa muddo afarta sano ee soo socota (2009-2013).
Golaha Cusub ee Wakiillada Puntland waxaa ansixiyey "Guddiga Ansixinta (oo ka
kooban 7 xubnood)" oo soo saaray qoraalka hoose:
Qoraalka waxaa saxaafadda u akhriyey Xoghayahayahii Joogtada ee Golaha
Wakiillada, Ismaaciil Maxamed Warsame..
Halkan
ka Dhagayso ama
soo rogo (mp3)
Liiska magacyada Golaha Wakiillada DGPL hoos ka akhri:
DAWLADDA PUNTLAND EE SOOMAALIYA
Garoowe, December 30, 2008
Ku: Isimmada Dawlad Goboleedka Puntland
OG: Golaha Wakiillada Cusub ee Puntland
OG:Maxkamadda Sare ee Dawlad Goboleedka Puntland
Ujeeddo: ANSIXIN GOLAHA WAKIILLADA PUNTLAND
Guddiga Ansixinta Xubnaha Golaha Wakiiladu
MARKUU ARKAY: Lifaaqa labaad ee Dastuurka Puntland ee mudada ku meelgaar
ah ee 28/10/2008
MARKUU ARKAY: Lifaaqa Dastuurka qodobkiisa 4-aad ee Golaha Wakiillada
waxaa lagu soo xulayaaa hab beeleed waafaqsan sidii loogu soo xulay Golaha
Wakiilllada ee hore u jiray
MARKUU ARKAY: Xeerka Madaxweyne Lr 112 ee 09/12/2008, kuna saabsanaa
hirgelinta Doorashooyinka iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada
Puntland
ARKUU ARKAY: Qoraalada beeluhu ku soo xuleen Xildhibaanadda
MARKUU DERSAY: Kala saaridda dacwadaha hubiyeyna Qoraalka Asalka ah ee
ugu dambayntii soo saxiixeen isimadda & Cuqaasha Beeluhu
Ugu dambayna la tashaday: Guddiga isimadda ee loo xulay Xallinta Khilaafaadka
Golaha Wakiillada
Guddiga Ansixinta & Xallinta Khilaafaadku wuxuu soo Ansixiyey Liiska Golaha
Wakiillada cusub ee DGPL oo ah kan hoos ku qoran:
LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA SOOL & CAYN
MAGACA
XILDHIBAANKA |
BEESHA |
ISIMKA
SAXIIXAY |
1. Saadiq
Abshir Garaad Max'ed |
Maxamuud Garaad |
Garaad
Saleebaan Garaad Max'd |
2. Cali Jaamac
Faarax |
Maxamuud Garaad |
Garaad
Saleebaan Garaad Max'd |
3. Saciid Cabdi
Maxamuud |
Maxamuud Garaad |
Garaad
Saleebaan Garaad Max'd |
4. Cabdi Jaamac
Cabdi |
Maxamuud Garaad |
Maxamed Garaad
ismaaciil |
5. Cumar Jaamac
Saleebaan |
Maxamuud Garaad |
Maxamed Garaad
ismaaciil |
6. Faarax Sulub
Jaamac |
Faarax Garaad
/Barkad |
Garaad Abshir
Saalax |
7. Aden Xuseen
Ismaciil |
Faarac Garaad /
Bah Hararsame |
Caaqil Axmed
Xirsi Cawl |
8. Cali Axmed
Cusmaan |
Faarax Garaad /
Barkad |
Garaad Abshir
Saalax |
9. Cabdi
Jibriil Dhible |
Faarax Garaad /
Cali Geri |
Garaad
Cabdullahi Garaad Soofe |
10. Saleebaan
Yuusuf Dhigane |
Faarax Garaad /
Aden Axmed |
Garaad
Cabdullahi Garaad Soofe |
11. Xuseen
Yaasiin Diiriye |
Bah Nugaleed /
Khaalid |
Suldaan Saciid
Cumar Cali |
12. Xariir Gaas
Guutaale |
Bah Nugaleed /
Hayeeg |
Boqor
Cabdullahi Axmed Cali |
13. Ibraahim
Max’uud Guure |
Bah Nugaleed /
Xaamud Ugaas |
Ugaas Faarax
Xaaji Maxamud |
14. Xamaase
Cusmaan Xaashi |
Baha Nugaleed /
Yaxye |
Garaad
Saleebaan Buraale |
15. Maxamuud
Jaamac Banaf |
Baha Nugaleed /
Xasan Ugaas |
Ugaas
Cabdullahi Ciise |
LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA SANAAG
MAGACA
XILDHIBAANKA |
BEESHA |
ISIMKA
SAXIIXAY |
1. Axmed Cali
Xaashi |
Bah Majeerteen |
Suldaan Saciid
suldaan C/salaan |
2. Maxmed Cabdi
Naaleeye |
Gaashaanbuur |
Suldaan Saciid
suldaan C/salaan |
3. Maxamed Cali
Guuleed |
Reer Saalax |
Suldaan Saciid
suldaan C/salaan |
4. Cismaan
Dalmar Yuusuf |
Warlabe |
Suldaan Saciid
suldaan C/salaan |
5. Jookho
Geelle Faarax |
Dubeeys |
Suldaan Saciid
suldaan C/salaan |
6. Cabdixakiim
Maxamed Axmed |
Bah Iidoor |
Suldaan Saciid
suldaan C/salaan |
7. Cabdullaahi
Ducaale Cali |
Dubeeys |
Suldaan Saciid
suldaan C/salaan |
8. Cabdiqani
Diiriye Cawl |
Dubeeys |
Suldaan Saciid
suldaan C/salaan |
9. Cabdullaahi
Cali Xasan |
Aaden Siciid |
Suldaan Saciid
suldaan C/salaan |
10. Cabdiraxman
Cali Bulshaale |
Maxamuud Garaad |
Garaad Salebaan
Garaad Max'd |
11. Ismaciil
Cabdi Abtiile |
Maxamuud Garaad |
Garaad
Saleebaan Garaad Max'd |
LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA BARI &
KARKAAR
MAGACA
XILDHIBAANKA |
BEESHA |
ISIMKA
SAXIIXAY |
1. Cabdillaahi
Siciid Caarshe |
Cismaan
Maxamuud |
Boqor Cabdulla
Boqor Muuse |
2. Cabdinaaser
Xuseen Cali |
Cismaan
Maxamuud |
Boqor Cabdulla
Boqor Muuse |
3. Axmed
Maxamuud Ducaale |
Cismaan
Maxamuud |
Boqor Cabdulla
Boqor Muuse |
4. Cabdisalaan
Sheekh Maxamuud |
Cali Saleebaan |
Beeldaaje Faarax
Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi |
5. Cumar
Ismaaciil Maxamad |
Cali Saleebaan |
Beeldaaje Faarax
Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi |
6. Xasan Axmad
Guuleed |
Cali Saleebaan |
Beeldaaje Faarax
Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi |
7. Cabdillaahi
Cali Cusmaan |
Dashishe |
Ugaas
Xasan Ugaas Yasiin |
8. Axmed
Maxamed Cabdi Xabeeb |
Dashishe |
Ugaas
Xasan Ugaas Yasiin |
9. Maxamed
Cumar Cabdiraxmaan |
Dashishe |
Ugaas
Xasan Ugaas Yasiin |
10. Cabdixakiim
Cabdisalaan Ciise |
Cali Jibraahiil |
Beeldaaje Cali
Faarax |
11. Siciid
Faarax Maxamuud |
Cali Jibraahiil |
Beeldaaje Cali
Faarax |
12. Bile
Maxamuud Yuusuf |
Siwaaqroon |
Beeldaaje
Yaasiin Cali |
13. Salaad
Xareed Cali |
Siwaaqroon |
Beeldaaje
Yaasiin Cali |
14. Cabdullaahi
Sh. Axmed Cabdulle |
Ugaar Saleebaan |
Suldaan Muuse
Faarax Muuse |
15. Qaasim
Yuusuf Ismaaciil |
Ugaar Saleebaan |
Suldaan Muuse
Faarax Muuse |
16. Maxamed
Cusmaan Xasan |
Ismaaciil
Saleebaan |
Beeldaaje
Cabaas Cali |
17. Yuusuf
Saalax Samatar |
Ismaaciil
Saleebaan |
Beeldaaje
Cabaas Cali |
18. Siciid
Khaliif Muuse |
Ammaanle |
Guurtida Reerka |
19. Faarax
Jaamac Boos |
Cabdirixiin
Ibraahiim |
Islaan
Maxamad Islaan Maxamud |
20. Cali Axmed
Maxamuud |
Reer Waa Rag |
Suldaan Aaden
Cige Guuleed |
21. Siciid Cali
Maxamed |
Cabdi Koombe |
Suldaan Maxamad
Cali |
LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA NUGAAL
MAGACA
XILDHIBAANKA |
BEESHA |
ISIMKA
SAXIIXAY
|
1. Cabdikariim
Muuse Maxamed |
Ciise Maxamuud |
Islaan Ciise
Islaan Maxamed |
2. Siciid
Diiriye Maxamed |
Ciise Maxamuud |
Islaan Ciise
Islaan Maxamed |
3. Maxamuud
Faarax Warsame |
Ciise Maxamuud |
Islaan Ciise
Islaan Maxamed |
4. Axmed Siciid
Muuse (AxmedBarre) |
Ciise Maxamuud |
Suldaan Saciid
Maxamed |
5. Muuse
Warsame Cumar |
Ciise Maxamuud |
Suldaan Saciid
Maxamed |
6. Dr. Axmed
Xirsi Carab |
Cumar Maxamuud |
Islaan Ciise
Islaan Maxamed |
7. Bashiir
C/casiis Cumar |
Cumar Maxamuud |
Islaan Ciise
Islaan Maxamed |
8. Maxamed
Faarax Nuux |
Leelkase |
Islaan Ciise
Islaan Maxamed |
9. Burhaan
Aaden Aw Cabdi |
Bah Bubays |
Islaan Ciise
Islaan Maxamed |
LIISKA XILDHIBAANADA GOBOLKA MUDUG
MAGACA
XILDHIBAANKA |
BEESHA |
ISIMKA
SAXIIXAY |
1. Xirsi Cabdi
Oog |
Cumar Maxamuud |
Garaad Maxamed
Cilmi Shirwac |
2. Saciida
Geele Diiriye |
Cumar Maxamuud |
Garaad Maxamed
Cilmi Shirwac |
3. Cabdullaahi
Khaliif Xaashi |
Leelkase |
Wakiilka
Ugaas Maxamed |
4. Cabdirshiid
Maxamed Xirsi |
Leelkase |
Caaqil Maxamed
Guuleed Muuse |
5. Ibraahim
Cilmi Warsame |
Nuux Jibraahiil |
Sudaan Maxamed
Suldaan Maxamuud |
6. Axmed Jaamac
Cabdulle |
Awrtable |
Ugaas Cumar
Geele |
7. Xasan Xaange
Maxamed |
Reer Biciidyahan |
Suldaan Xasan
Cali Baali |
8. Cabdullaahi
Maxamed Jaamac |
Idigfacle |
Caaqil Maxamed
Aden Dheer |
9. Cabdiraxmaan
Axmed Xaaji |
Meheri |
Suldaan
Cabdiqaadir Cumar |
10. Cabdiwali
Muuse Shire |
Reer Maxamuud |
Wakiilka
Suldaan Cabdirashiid |
Guddiga Ansixintu wuxuu Cadeynayaa in ay Ansax
yihiin. Axdigana waafaqsan yihiin Magacyada Xubnaha
Golaha Wakiilada kor ku xusan isugeyntooduna tahay
66 xubnood.
SAXIIXA GUDDIGA ANSIXINTA WAKIILLADA
|
1. Barkhad Cali
Saalax |
Guddoomiye |
2. Abshir
Maxamed Jaamac |
Xubin |
3. Saciid
Xuseen Nuur |
Xubin |
4. Cabdibashiir
Xaaji Cali Salaad |
Xubin |
5. Cabdi
Ibraahim Warsame |
Xubin |
6. Cawil Cabdi
Hiirad |
Xubin |
7. Maxamed
Saalaad Warsame |
Xubin |
|
|
|
Saxiixooda:

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 30, 2008 / Muxaran 2, 1430