Daabaco
Boggan | Print
Dr. Ibraahim oo lagu xiray Bosaso
Soomaalida
Iswiidhen oo si Kulul uga Jawaabey Wareysigii Safiirka Itoobiya...
Warbixin...
Safiirka Itoobiya ee
Swedan: "Soomaalida Iswiidhan lacagta kaalmada loo siiyo argagixiso
ayey u diraan" sidaas waxa uu ku sheegay
waraysi siiyey Joornaal ka soo baxa Sweden..
Akhri... April 30, 2008
'Ethiopia'
& Puntland Extradition Deal: Grave Violation of International Law
... Read...
Gen. Cadde Muuse
oo ku Laabtay Itoobiya:
Madaxweynaha DGPL ayaa markale ku laabtay Addis Ababa, iyo warar kale oo
GoosGoos ah. Akhri.. May 3, 2008
Waraysi
la xiriira Raggii Loo Gacan Geliyey Itoobiya
Radio Australia oo Waraysi la yeeshay Maxamed Ismaaciil Cumar, Guddoomiye ku
xigeenka Koowaad ee ONLF, Magaalada Sydney iyo Sh. Ciise Cabdow Iimaam
Soomaaliyeed
Dhegeyso ama
halkan (mp3)
Wareeysi British Broadcasting Corporation Somali La Yeelatay
Gudoomiye Ku Xigeenka O.N.L.F
May 2, 2008: Siddeed (8) nin oo ka soo jeeda
Dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya gumeysato ayaa ciidamada Puntland ka
qabteen magaalada Galkacyo, waxaana loo dhiibey Itoobiyaanka oo
kaxaystay, sidaas waxaa sheegay Cabdallah Jaamac Jibriil oo ka mid
ah Odayaasha Puntland, gaar ahaan Gaalkacyo. Wararysi idaacada
British Broadcasting Corporation
Dhegeyso
halkan ama
halkan( mp3)
Dood dhex martay
Guddoomiye ku xigeenka JWXO, Cabdirisaaq Xasan Hirmooge (Caddaani),
iyo kusimaha Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Puntland Axmed Aaden Carab.
ka
dhegeyso halkan ama
mp3
Sheekh Fu'aad Xaaji Nuur: Cawaaqibvka ka iman
kara ragga loo dhiibey Itoobiya Dhegeyso
halkan ama
mp3
Barnaamijkii Aljazera ka soo duubtay Dhulka
Soomaaliyeed ee Itoobiya gumaysato.. Halkan
ka daawo
Daawo halkan.... |
Guddoomiyaha
G/Bari oo Qiray in Dad Badan Laga Qabtay Garoonka & Kantaroolka Bosaso
iyo Khudbadihii Salaadda Jimcada oo Looga hadlay 5 nin oo Ku Xiran
Boosaaso... Akhri... May 16
CANBAARAYN KU SOCOTA HOGAAMIYAYAASHA PUTLAND OO KA
TIMI DADKA REER NORWAY OSLO - May 16
Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Carriga Marakanka
oo soo saaray Baaq ku wajahan Puntland!
BOSASO IYO GEESIGII CALAN GUBE, BOQOL SANO
(100) KA HOR.
Waa Arin lagu farxo, jawaabta ay reer Puntland
bixiyeen
5 Nin oo Loo Dhiibi Lahaa Itoobiya oo Laga
Celiyey Qardho
Odayaasha iyo Culimada G/Bari oo Shan Nin oo Soomaali ah ka Badbaadiyey in
ay gacanta u Galaan Itoobiya.. Akhri
Beesha Warsangeli ee ku dhaqan wadamada
Austalia iyo New Zealand oo cambaarayn xoogan u diray Mamul Gobeleedka
Puntland. May 14
SomaliTalk
oo Nairobi Waraysi kula Yeelatay Qoyska Dr. Ibrahim G. Cali,
oo ah Dhakhtar Somali-Kenyan ah oo ku xiran Maamul
Goboleedka Puntland. Balqiisa Baana waxay sheegay in...
Dhegeysi/Akhris... May 13
Beesha Dhulbahante ee Waqooyiga
Ameerika oo Cambaareeyey Dhacdadii DGPL ku gacan gelisey Dad Soomaaliyeed
- May 13
Shir Nairobi ay ku qabteen Jaaliyada Puntland
oo lagu Canbaareeyay DG Puntland falkii ay gacan galisay Ragii Gobolka
Soomaali Galbeed... May 11,2008
. Ciidamo
Itoobiyaan ah oo Tegey Puntland/Dhegeysi - May 8, 2008
.Warsaxaafadeed
ay soo saareen beesha Kaskiiqabe - May 8, 2008
.Golaha xuquuqul-insaanka G/Afrika:
Cabaarayn PL - May 8, 2008
.Xuquuqda Aadanaha & Maamul Goboleedka Puntland
- May 8, 2008
.Warqad: kusocota Madaxda iyo shacbiga Puntland.
- May 8, 2008
Baaq Kale oo ka soo baxay Odayaasha Gobolka
Mudug - May 7, 2008
Baaq ay soo saareen Beesha Awrtable:
Canbaarayn falkii foosha xumaa ee ay Puntland ku dhiibtay dadka kasoo jeeda
Beesha Ogaden. May 7, 2008
Bayaan: waxgaradka Puntland ee ku nool magalada
århus ee dalka Denmark oo Cambaareeyey Dadkii Loo Dhiibey Itoobiya... May 7,
2008 Baaq cambaareyn ah oo ka soo baxay Isimada,
Aqoonyahanada, dhalinyarada- beelaha Reer bicidyahan oo ku wajahan Maamulka
Puntland. - May 6, 2008
- Codadka Shacabka ee ku aadan Dadka Loo Dhiibey Itoobiya:
Waxaa fikirkooda ka dhiibanaya dadweyne kala jooga daafaha dunida sida
Bariga Dhexe, K/Afrika, Minnesota, Washington DC, Nairobi, Jigjiga iyo meelo
kale...
Dhegeyso ama
mp3 [xorriyo]
Odayaasha Gobolka Nugaal oo Bayaan ka soo saaray
Dadkii Loo Gacan Geliyey Itoobiya. Nadaddoonada, culimaa'udiin,
Cuqaasha iyo waxgaradka Gobolka Nugaal kulanka ay yeesheen kaddib.... 5/5/2008
Ragga Puntland dhiibtay maxaa ka dhalan doona?
- Axmed C/samad
Bayaan Ka soo Baxay Beesha Maxamed Cumar oo ku
Saabsan Rag Laga qabqabtay Degaanada Puntlad oo loo gacan galiyey Ethopia.
5/5/2008
Baaq
cambaareyn ah oo sida wadajir ah usoo saareen Ardyada puntland ee Pakistan.
Gen.
Cadde Muuse oo Qiray in laba Nin Laga Kaxaystay Puntland
iyo Xaaska Mid ka mid ah Ragga Laga Qafaalay ka warbixisay
sidii ninkeeda looga qabtay Kantaroolka Garoowe
.Xildhibaan xiddig oo ka hadlay ragga la qabtay
.Hay'ada C/llaahi Ciise Human
Rights oo qirtay rag la qabtay
.Human Rigts Watch oo ka hadashay dadka la dhiibo...
.Guddoomiyaha ONLF oo ka hadlay dadkii la qafaashay
Wararka oo dhan ka Akhri/Dhegeyso
halkan... May 4, 2008
WARSAXAAFADEED KA SOO BAXAY GOLAHA
MIDNIMADA SOOMAALIYEED
Magacyada Dadka Soomaaliyeed ee Laga Afduubay Puntland
Labada nin ee Garoowe (April 22, 2008) loogu gacan geliyey Itoobiyaanka
magacyadoodu waa:
- Maxamed Axmed Caafi (Dhiirre), iyo
- Cabdi Nuur Maxamed Sooyaan
Shanta nin ee dhallinyarada ah ee Gaalkacyo (May 1, 2008) loo gacan
geliyey Itoobiyaanka waxaa magacyadooda lagu sheegay:
- Faarax Good
- C/yare Haybe
- Cabdinuur Siyaad Ismaaciil
- Cumar Sheekh Maxamed, iyo
- Kaabul
Baaq
cambaareyn ah oo sida wadajir ah usoo saareen Beelaha Absame iyo
Adeerkood ee K/Afrika, oo Puntland ku wajahan... May 4, 2008
Ururaka Aqoon yahanada Puntland: Warqad Furan
kuna wajahan Maamulka Puntland (Open Latter) - May 4, 2008
Aqoonyahanka iyo ardayda Beesha Absame ee
Malaysia oo cambaaraynaya falka maamulka Puntland uu dadka ugu dhiibayo
Itoobiya.. May 4, 2008
BAYAAN: Jaaliyadda Puntland ee Finland oo
cambaaraynaysa falkii maamulka Puntland ee cadoowga loogu gacan
geliyey shacab soomaaliyeed! May 4, 2008
Baaq & Canbaareyn: Falkii Maamulka Puntland
Ku Kacay - ka Jaaliyadaha Soomaalidda Ogaadeenya ee Scandinevia
(Finland, Sweden, Denmark, Norway) - May 4, 2008
Baaq
Cambaarayn Ah Oo ay Soo Saareen Waxgaradka Beesha Dhulbahante Ee Ku
Dhaqan Muqdisho Iyo Ksmaanyo... May 4, 2008
Ururka Midowga Qurba Joogta
Soomaaliyeed oo fariin adag u diray Ummada reer Puntland. May 3,
2008
Cambaarayn ka
timid Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee Koonfur Afrika May 1, 2008
Isimada Gobolka Bari oo Baaq Deg Deg ah ka
soo saaray Falkii ay ku kacday Xukuumada Puntland ee ahaa ragii Ethiopia
Loo Gacan Geliyey - Apr 29, 2008
Baaq: Waxgaradka, Aqoonyahanadda, iyo
Siyaasiyiinta Puntland, waxaannu si adag u eedeeneynaa AFDUUBKA ak
dhacay PL
OGADEN AMERICAN COMMUNITY : Baaq
canbaareyn ku wajahan Maamulka Punland Apr 29, 2008
CAMBAARAAAYN KU AADAN MAAMULKA GOBOLKA
WAQOOYI BARI - Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Canada Apr 28, 2008
Warsaxaafadeed ku saabsan ONLF oo ka soo
baxay Wasiirka Maaliyadda Puntland... Apr 27, 2008
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark oo
cambaareyn kulul u jeedisay Itoobiya - April 26, 2008
Adeegayaasha Cadawga Ummadda Soomaaliyeed
- Somali Concern - April 26, 2008
Jaaliyada Ogaadeenya ee Australia oo Cambaaraysay Ragga loo gacan
galiyay Itoobiya. Apr 26, 2008
WASAARADDA WARFAAFINTA P.LAND OO LAASHAY
EEDAYNTA ONLF. Apr 26, 2008 :::Ragga la iibsaday maxaa loo inkiray ma
amaah baa lagu bixiyay
|