SOMALITALK.COM DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BAAQ

Baaq ay soo saareen waxgarad ka kamid ah beelaha qaadacay dhismaha golaha wasiiradda ee ku nool dalalka Dibadda.
 
13.1.2005
Ridwaan Haji Abdiwali
London, Uk
 
Baaq ay si wada jir ah usoo saareen waxgaradka mid kamid ah beelaha ku dhawaaqay in ay kalsoonida kala noqdeen dawladda cusub ee uu dhowaan soo dhisay Raisul wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in ay codkooda ku biiriyeen goaankii ay dhowaan gaareen sadex mudane oo ka tirsan baarlamanka federaalka kumeel gaarka ee Soomaaliya oo ay ku sheegeen in ay gabi ahaan kalsoonida kala noqdeen xukuumadda cusub.
 
Waxgaradka Beeshaasi Sheekhaaleed oo ku nool dalalka dibadda sida Britain, dalalka Scandinavia iyo Maraykanka waxaa ay ku tilmaameen dawladda uu soo dhisay Cali Maxamed Geedin in ay ku xad gudubtay dastuurka iyo awood qaybsiga guud ahaan beelaha Soomaaliyeed oo ay sheegeen in lagu saleeyay nidaam ka fog cadaaladda.
 
Waxaa sidoo kale jira beelo Soomaaliyeed oo dhaliilsan qaabka loo dhisay xukuumadda Cusub oo ay ka dhex muuqdaan hogaamiyayaasha kooxaha iyo xubno ay iyagu raali ka yihiin.
 
Nuqul kamid ah bayaankaas oo nala soo gaarsiiyay waxaa si wada jir ah ugu saxiixan magacyadda,
 
1-Dr Ahmed Omar Roraaye
2-Dr yusuf moallim  Elmi
3-Haji Ismail Aden
4-Dr Muse Sheke Xariir
5-Dr mohamed Isse Aden
6-Colonel Omar Haji
7-Mr Mohamed Ahmed Yusuf(Doro)
8-Mr Mohamed Abdi Guul
9-Abdulahi maollin Sahal
10- Ahmed Ali Dhoof
11- Mohamed Omar Arabo
12-Abdulqadir Huseen Ahmed Dacar
13-Anab Abdulqadir
14-Omar moallin Nuur
14-Abdikariim Ali Seed
15-Mohamed Ahmed Sahal
16-Abdirahiim Mohamed Qandiid
17-Colonel Aidarus Ali Dhoof
18MR-Yusuf Ahmed Moalin(Bishop)
19-Abdinasir Huseen Dhiif
20-Ahmed Abdi Indhagaduud
21-Abdi Shekh Muhumud H.
22-Nabadoon Aden Abdulle (Aden Dhere)
23-Abdulqadir Abdi Jabane
24-Muqtar Sharif Haji
25-Ali Haji Hasan
26- Haji Elmi Ali Dhexe
27- Shek Mohamed Shek Husen(Raliyo)
28-Hasan Yusuf Ade
29-Dahir Ali Bood
30- MR Mahamud Ali Xood
31-Nabadoon Abdulahi Ahmed Gaas
32-Bile Haji Abdow.
 
Ridwaan Haji Abdiwali

Ciribtirka Cunitaanka iyo Ka Ganacsiga Qaadka
Soomaalida Minnesota oo isku ballansaday In ay Cunitaanka Qaadka ka Cirib Tiraan Gebi Ahaanba Meel ay Soomaali Kaga Nooshahay Dunida Guud Keeda... Guji...
 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 

© www.SomaliTalk.com

SEARCH

 



HTML CD