SAMSAM:::
00 |
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 |
08 |
09 |
10 |
11 |
12 |
13 |
14 |
15 |
16 |
17 |
18 |
19 |
20 |
21 |
22 |
23 |
24 |
25 |
26 |
27 |
28 |
29 |
30 |
31 |
32 |
33 |
34 |
35 |
36 |
37 |
38 |
39 |
40 |
41 |
42 |
43 |
44 |
45 |
46 |
47 |
48 |
49 |
50 |
51 |
52 |
53 |
54 |
55 |
56 |
57 |
58 |
59 |
60 |
61 |
62 |
63 |
64 |
65 |
66 |
67 |
68 |
69 |
70 |
71 |
72 |
73 |
74 |
75 |
76 |
77 |
78 |
79 |
80 |
81 |
82 |
83 |
84 |
85 |
86 |
87 |
88 |
89 |
90 |
91 |
92 |
93 |
94 |
95 |
96 |
97 |
98 |
99 |
100 |
101 |
102 |
103 |
104 |
105 |
106 |
107 |
108 |
109 |
110 |
111 |
112 |
113 |
114 |
115 |
116 |
117 |
118 |
119 |
120 |
Afar kun oo Askari oo Soomaalida Itoobiya u
badan ayaa dhawaan la soo galinayo Soomaaliya.
Dec 15, 2004
Waxaa la cadeeyey inuu jiro qorshe ay isku
afgarteen DFKG ah ee Soomaaliya iyo dowladda Itoobiya oo ah in gudaha
Soomaaliya la soo galiyo 4000.Askaro oo Ciidamadamo Itoobiya ah, iyadoo loo
badinayo Soomaalida dagta wadankaas. Wuxuuna qorshuhu yahay inay soo dagaan
Baydhabo halkaasna looga sameeyo Aqoonis wadaniyadda Soomaalinimo. Waxayna
noqonayaan Ciidan laga xukumo Itoobiya oo halkaas awaamirta ka qaata.
Markii aanu weydiinay sababta Ciidamada
Itoobiya loogu badinayo Soomaalida dagto halkaas, waxaa lagu sheegay in laga
cararayo si aysan marmarsiiyo u helin kooxaha Itoobiya diidka ah, iyo in
haddii ay dhacdo in la soo diro guddi xaqiiqo raadin aysan u helin caddeymo
muujinaya in wadanka Soomaaliya ay joogaan Ciidama Itoobiyaan ah.
Sidoo kale qorshaha lagu heshiiyey wuxuu
yahay 4.Bilood gudahood in dadka hubka looga dhigo, gaar’ahaan inta
udhaxaysa Galkacayo ilaa G/Gedo.
Waxaa la tilmaamayaa in heshiiskaas uu
yahay mid si qarsoodi ah ay u galeen madaxda ugu sareysa Soomaaliya iyo
Dowladda Itoobiya, waxaana dhawaan la dhamaystirayaa diyaarintii ciidamadaas.
Warar kale ayaa sheegaya in lasugayo oo kaliya inta uu kalsoonida ka helayo
R/Wasaare Cali Maxamed Geeddi. Si loogu guuro Baydhobo oo ay ciidamaasna
usii diyaariyaan nabad-galyada magaalada Baydhabo.
Faafin: Somalitalk.com Nairobi | Dec 15,
2004
Doorashooyinka
Puntland iyo Musharaxiinta
iyo wararka kale ee Boosaaso...
Guji... Dec 13
IGAD oo markale
bilowday dhexdhexaadintii Qaybaha Soomaaliyeed
kadib kala diristii Golaha wasiiradda..
Guji...
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com
|