<><><>
Siiradii Rasuulka Muxammed
(scw)
Casharadan xiriirka ah ee aan kusoo koobnay
boggan waxa ay ku saabsan
yihiin
siiradii rasuulkeena Muxammed (Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee).
Cashar kasta marka uu dhammaado waxaa dhanka hoose ku lifaaqan fallaar
tilmaameysa casharka xiga. Marka fallaartaas la gujiyo waxay si fudud kuugu
sii xiriirineysaa casharka xiga. Sidoo kale dhanka midig (iyo dhanka hoose)
ee baal ama bog kasta oo ka mid ah casharadan waxaa ku qoran tiro kuu
fududeyneysa in casharkii aad doontid aad si fudud toos u booqan kartid.
Inta bini aadamku awoodo ayaan isku daynay
in aan fududeyno qaabka ay isugu xiriirsan yihiin qaybaha ay casharadani ka
kooban yihiin; ee Fadlan ka faa'iideyso ; asxaabtaada iyo ehel-kaagana
gaarsii si ay uga sii faa'iidaan.
Halkan ka bilow casharka 1aad.
Mahad Naq:
Mahad oo dhan waxaa leh Allaha awooda sare
leh ee noo suurta geliyey in aan casharadan si fudud idinku soo gaarsiino;
waxa kale oo aan u mahad celineynaa qoraaga waqtiga dheer ku bixiyey isku
dubaridida casharadan. Waxa kale oo aan u mahad celineynaa qof kasta oo
akhrista; kana faa'iida. Halkan ka
bilow casharka 1aad.
Lnkiga casharada ee website-yada
tooska loogu xiriirin karaa waa:
http://www.somalitalk.com/siiro/
Qaybaha ay
ka Kooban Yihiin Casharada Siirada:
-
NASABKII RASUULKA SCW
-
DUULLAANKII ABRAHA UU KU SOO QAADAY KACBADA
-
QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB
-
DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW
-
QISADII BAXIIRA
-
GUURKII KHADIIJA
-
DHISITAANKII KACBADA
-
SOO
DIRITAANKII RASUULKA SCW
-
DADKII DIINTA UGU SOO HORREEYEY
-
MUUJINTII DIINTA & DIGITAANKII RASUULKA SCW
-
DHIBAATOOYINKII ASAXAABTA LAGU HAYEY
-
DAARTII ARQAM BINU ABII ARQAM
-
HIJRADII U HORREYSEY EE XABASHA LOO HIJROODAY
-
HIJRADII LABAAD EE DHULKA XABASHIDA
-
U
TEGITAANKII ABII-DHAALIB
-
DHIBAATOOYINKII QUREYSHI KU HAYSEY RASUULKA SCW
-
ISLAAMIDDII XAMSA BINU CABDI MUDHALIB
-
ISLAAMIDDII CUMAR BINU KHADHAAB
-
ERGEYGII QUREYSHEED EE RASUULKA SCW U TEGEY
-
CUNAQABATAYNTII REER HAASHIM IYO REER MUDHALIB
-
GEERIDII ABII-DHAALIB
-
DHIMASHADII KHADIIJA
-
DHIBAATADII REER DAA'IF
-
DHEELMINTII RASUULKA SCW ISRAA-WAL-MICRAAJ
-
MU'MINIINTII AAN REER MAKKA AHAYN
-
SOO
ISLAAMIDDII REER MADIINA
-
BEYCATUL CAQABADDII 1aad
-
BAYCATUL CAQABADII 2aad
-
HIJRADII ASXAABTA EE MADIINA
-
HIJRADII RASUULKA SCW
-
WALAALEYNTII MUHAAJIRIIN IYO ANSAAR
-
HESHIISKII UU RASUULKU SCW LA GALAY YAHUUDDII
MADIINA
-
DHISITAANKII MASJIDKA RASUULKA SCW
-
HESHIISKII IBNU UBAY IYO QURAYSH
-
OGGOLAANSHIHII JIHAADKA
-
BILAABITAANKII DUULLAAMADA (JIHAADKA)
-
DAGAALKII BADAR
-
DUULLAANKII BANII SULAYM
-
SHIRQOOLKII RASUULKA SCW LALA DAMCAY
-
BALLAN KA BIXII YAHUUDDII REER BANII QAYNUQAAC
-
DUULLAANKII SUWEYQ
-
DILITAANKII KACAB BINU ASHRAF
-
DUULLAANKII DII AMAR
-
DUULLAANKII BAXRAAN
-
ILAALADII SEYD BINU XAARITH
-
DAGAALKII UXUD
-
DUULLAAMADII CIIDAMEED EE KU XIGEY UXUD
-
MURUGADII RAJIIC
-
MURUGADII BI'RU MACUUN
-
DUULLAANKII YAHUUDDII REER BANUU NADIIR
-
DULLAANKII NAJDI
-
DUULLAANKII BADARTII LABAAD
-
DUULLAANKII DUUMATUL-JUNDUL
-
DUULLAANKII AXSAAB
-
DUULLAANKII REER BANII QUREYDA
-
DILITAANKII ABUU RAAFIC
-
ILAALADII MAXAMMED BINU MASLAMA
-
DUULLAANKII BANUU LIXYAAN
-
ISRAACRAACII ILAALOOYINKA
-
DUULLAANKII BANII MUSDHALIQ
-
SHEEKADII BEEN ABUURASHADA
-
DIRITAANKII CIIDAMEED EE KU XIGEY BANII MUSDHALIQ
-
HESHIISKII XUDEYBIYA
-
WARAAQIHII UU NEBI MUXAMED (SCW) U DIRAY BOQORRADA
-
DUULLAANKII DII-QIRAD
-
DAGAALKII KHAYBAR
-
DUULLAANKII DAATU-RIQAAC
-
ILAALOOYINKII DAATU-RIQAAC KADAMBEEYEY
-
CUMRADII LA SOO QALEEYEY
-
ILAALOOYINKII KA DAMBEEYEY CUMRATUL-QADAA
-
DAGAALKII MU'TA
-
ILAALADII DAATU-SULAASIL
-
DUULLAANKII FATXU MAKKA
-
DAGAALLADII XUNAYN IYO DAA'IF
-
URURINTII SAKADA
-
DHAQ DHAQAAQYADII CIIDAMEED EE KU XIGAY DAA'IF
-
DUULLAANKII TABUUK
-
XAJKII ABUUBAKAR-SADDIIQ
-
SANNADKII WUFUUDDA (CAAMUL WUFUUD)
-
XAJATUL WADAAC
-
CIIDANKII USAAMA BINU SAYD
-
GEERIDII RASUULKA SCW
-
HAWEENKII RASUULKA SCW (UMAHAATUL-MUMINIIN)
-
SIFADII RASUULKA SCW
Halkan ka bilow casharka 1aad
XUSUUSIN: "Dhamaan inta casharka ku xiran ama jecel
in ay bartaan Siirada Rasuulkeena Maxammed SCW, ha
isku dayaan in ay bartaan oo ku daydaan wuxuu
rasuulku
samayn jirey. Yeyna inta iska akhriyaan aysan faraha ka qaadin
ee ku dayda rasuulka, qofkii kaloo aad uga sheekayn
kartidna u sheeg." OsmanBillad.
Walaalkiin aad ku
walaalowdeed Islaamka.
Faafin: SomaliTalk.com |
|
CASHARKA
KOOWAAD |
URL:
www.SomaliTalk.com/siiro
|