Dhanbaal Murugo leh:
Gabadh ka soo Baxsatay Xabsiga Itoobiya:
Wararka Radio Xoriyo GUJI...
WAR BIXIN KU SAABSAN SHIRKA
ELDORET
Mr. Peter N. Nyagah ayaa maanta si
cad u beeniyey warar ay jariidadaha Kenya qoreen oo ay ku sheegeen inuu shirka
Eldoret qarka u saaran yahay in lagu kala huleelo... Warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq.. 31/1
FADLIGA 10KA HORE EE BISHA CARAFO
Sideese uga faa'iideysan karaa 10kan maalmood?... GUJI
»»Qaabka
Loo Bixiyo Sakada Geela, Lo'da iyo Ariga
DHULKA: Qiimaha
iyo sharafta dhulku leeyahay
Waa taxanihii qoraalada Cabdulwaaxid
Khaliif GUJI...
31/1
»»Warbaahinta
Maraykanka iyo Caalamka
»»Denmark
oo badhifurtay siyaasadii Europe ee Ciraaq
Shirkadda
Xawaalada Amal Express oo Tacsi u dirtay
Shiikh
C/laahi oo Laba Gabdhood ee uu dhalay ku Geeriyoodeen Bas-kii Xasuuqa ka
dhacay ee magalada Muqdisho GUJI...30/1
FAALLO: Maxamedoow
inoo Yare Kaadi
Jawaab ku socota Qoraladii Maxamed
Diridhaba. GUJI
[Cali Shirwac]
TACSI: Dhacdadii
Buurtinle ee 14-01-03 [ka timid xirsi Xaji Jamac]
Booqasho
Dalxiis iyo waxbarasho
Waa booqasho ay qayb kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee Minnesota ku tageen
aqalka gobolka Minnesota ..GUJI
Baaq:
Jabhada wadaniga Xoreenta Ogaadeenya
ka akhri wararkii radio Xoriyo....
XORIYO..
WARAYSI:
FAARAX MACALIN, GUDOOMIYAHA XISBIGA SAFINA, KENYA
Waraysigaas oo
Somalitalk la yeesheen waxa uu taabanayaa dhinacyo badan, gaar ahaan
Siyaasada Kenya, iyo dib-uheshiisiinta Soomaalida...
GUJI
28/1
BOOLISKA
KENYA OO GALAY DUGSI QURAAN KUYAAL ISLII, NAIROBI
Shalay lixdii
galabnimo ayaa Ciidanka Booliska Kenya soo galeen Dugsi Quraan oo ku yaala
xaafada Islii ee ay Soomaalidu ka dagto magaalada Neyrobi waana
GUJI
28/1
MACALLIMIIN
SOOMAALIYEED OO LAGU XIDHAY KENYA
Galabnimadii shalay ayaa waxaa Malcaamad Qur'aanka lagu barto oo ku taal
magaalada Nairobi oo la yidhaahdo ...GUJI
28/1
Hargeysa
oo laga raafey dad shacab ah
wararkii radio Xoriyo ee toddobaadkan.....
GUJI..
Galabtii
"Baro Xuquuqdaada" iyo Soomaalida Minnesota
Kulan uu ka hadlay ku xigeenka Madaxa Immigration
(INS) Minnesota iyo sharciyaqaano kale oo Sabtidii lagu qabtay Minneapolis ayaa
looga hadlay diiwaangelinta, cinwaan bedelashada, iyo homeland security, iyo
waxyaabaha sababi kara in qof la tarxiilo GUJI...
Daqiiqadihii
u Dambeeyey Noloshii Axmed Khaliif
Marxuumka Axmed Khaliif geeridiisa ka dib maxaa
la gudboon Soomaalida Kenya... GUJI...
26/1
Saamanyta
Soomaalida: Geerida Axmed Khaliif
Guud ahaan dadka
muslimiinta ah ee ku nool dalka kenya gaar ahaan soomaalida ayay u ahayd maalin
naxdin ay la soo daristay.. GUJI...
Waftigii
Jaamacada EAU oo Booqday Atlanta
Kulan aad u ballaaran oo dadkii
ka hadlay ay kamid ahaayeen Dr. Xasan Cali Mire, C/isaaq Maxamuud Dareewal iyo
waftiga Jaamacada Boosaso ayaa Sabtidii lagu qabtay
Atlanta, Georgia GUJI...
26/1
kumanaan
ka qaybgalay aaskii
Axmed Khalif
WAJEER: Allah ha unaxariistee waxaa lagu aasay magaaladda wajeer kadib markii lagu tukaday salaadii
janaazadda.. GUJI...
25/1
Xuseen
Caydiid oo Tacsi u Diray Kenya
Xuseen Maxamed Faarax Caydiid oo la soo
xiriiray Somalitalk.com ayaa tacsi u diraya eheladii marxuum Axmed Khaliif.. GUJI...
25/1
Geeri
Naxdin Leh oo usoo Gashay Muslimiinta Kenya
Marxuum Axmed Khaliif wuxuu ahaa nin
qiime kuleh Muslimiinta Kenya dhexdooda, isla markaana laga qadarinjirey dalkaas,
hadaba akhri warbixintii Cabdixaafid Xaaji Xirsi... GUJI...
25/1
Somalitalk.com
oo ka qayb gashay Janaazadii Saakay ee Marxuum Ahmed Khaliif
Masjidka South C. ee kuyaal Nairobi ayaa
saakay salaatul Janaaza loogu tukadey marxuum Axmed Khaliif, waxaana ka
qaybgalay... GUJI...
25/1
Cabdulqaadir
Mahad Kuno oo Geeriyoodey
Waxa uu ahaa duuliyihii diyaaradii uu
ku dhintay Axmed Khaliif. Meydii Axmed khaliifna waxaa loo duuliyey Wajeer... GUJI...
25/1
Wasiirkii
Shaqada Kenya, Axmed Khaliif Maxamed, oo kugeeriyoodey Shil Diyaaradeed
Allah ha u naxariistee marxuumka oo ahaa wasiirka keliya ee Soomaalidu
kulahaayeen wasiirada dawlada cusub.. GUJI...
24/1
»»TAARIIKH
KOOBAN EE MARXUUM AXMED KHALIIF
Kenya
oo Beenisey in Shirka Eldoret Dibloodhigayo
wasaaradda arimaha dibadda Kenya ayaa beeniyay warar sheegaya in dib loo dhigi
doono shirka soomaaliyeed ee..
GUJI.. 24/1
Rambo
oo Filim kula dagaalamaya Binladin
Sylvester Stallone (Rambo) ayaa dhowaan shaaca ka qaaday inuu sameynayo filin uu
kula dirrirayo....
GUJI.. 24/1
WASIIRKA ARIMAHA DIBEDDA EE KENYA OO ERGOOYINKA
SOOMAALIDA LA SHIRAY
Hon. Kolonzo Musyoka ayaa booqasho ku yimid xarunta uu
shirka dib u heshiisiinta Soomaalidu ka socdo ee magaalada Eldoret. Mr. Kolonzo
oo ay socdaalkiisa ku weheliyeen Warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq.. 22/1
Wararkii
Radio Xoriyo:
Waxaa kamid ah: Itoobiya oo shirka Eldoret soo hordhigtay dastuur ay Soomaaliya
u soo samaysay..
GUJI..
Ciise
Dhollowaa iyo Safarada Soomaaliya
WARBIXIN:
Maanta waxay kusaabsan tahay
diyaarada DAMAL iyo garoonka diyaarahada ee Hargaysa iyo uduga hawada
Soomaaliya
GUJI
22/1
Dahabshiil
oo Bilowday Xawiladii Itoobiya
Shirkada dahabshiil ayaa dib u bilowday adeegyadii xawaalada lacagta ee
dalka Ethiopia..... GUJI...
22/1
10,000
Somali Qaxooti ah oo Loo Qaadayo Maraykanka
KENYA: Waxaa
Qaxootigaas laga soo qaadi doonaa xeryahay qaxootiga ee Kakuma Iyo Dadaab sidaa
waxaa sheegay hey'adaha aan dawliga ahayn iyo Hey'adda socdaalka Aduunka (IOM) GUJI
21/1
Caydiid oo Soo Dhoweeyey Magacaabidda
Mr Kiplagat
Xuseen Caydiid
oo saaka shir jaraa'id ku qabtay Nairobi ayaa kaga hadlay in ay soo
dhowaynayaan magacaabidda cusub ee.. IQRA
21/1
WARAYSI FAARAX MACALIN: waa siyaasi ka
mid ah siyaasiyiinta ugu magaca dheer kenya oo somali ah, waraysigii fahad
yasiin la yeeshay lasoco... [SomaliTalk].
TACSI: MARXUUM
SHAAFI AW CABDIQANI XAAJI CALI [XAMAR]
AYAAN DARRADA AYAAN XIRSI
MAGAN:
FAALLO: Ayaan waa gabadhii Soomaaliyeed
qof Soomaali ah ayaa ku af-lagaadootey diinta Islaamka, faallo dheer oo
kuisaabsan... GUJI
21/1
XIKMADAHA
CIBAADADA HAJKA
Maqaalkan si kooban waxaan kaga
hadlayaa cibaadada xajka iyo xikmadaha qarsoon, waxaan ku soo koobayaa sedex
xikmadood ee waa wayn... GUJI....
21/1
WADANKEE
KHATAR KU AH NABADDA DUNIDA 2003
Ma maraykanka, mise Ciraaq, mise
Kuuriyada Woqooyi.. Tirakoob uu sameeyeye wargeyska Times waxa uu sheegay
82.5% in Maraykanku yahay kan.... GUJI...
20/1
»»Zurich,
Switzerland: Farah
Weheliye Addo oo ah madaxweynaha "Somali Football Federation" ayaa
muddo laba sano ah laga joojiyey dhamaan hawlahii ururka FIFA, tan oo ka
dambeysey eedayntii sarkaal soomaaliyeed usoo jeediyey xubno kamida FIFA bishii
Febraayo 2002. [ source...]
Senator Norm Colemanka Minnesota oo Madax Looga dhigay Gudi Hoosaadka Baarista
iyo daba galka guud ee dawladda
Maraykanka.... GUJI
20/1
»» Maalmo
Muhiim ah ee sannadka 1423/1424 ..GUJI
“Shirku waa inuu socdaa, waa in guul la gaadhaa, ninkii diidana waa in laga
takhalusaa”
Sidaas waxaa yiri Col. C/llaahi
Yuusuf Axmed.
Warbixin iyo waraysi uu bixiyey ka akhri Warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq.. 19/1
Mwangale oo lagu badalay danjire
caan ka ah Kenya
Dawladda kenya ayaa ku dhawaaqday
magaacibidda danjira cusub oo lagu badalay danjirihii hore ee.... IQRA
19/1
Dowlada
Kenya oo magacawday ambassador Bethwell Kiplagat inuu bedelo Mwangala
Mr. Kiplagat ayaa bedelaya Elijeh
Mwangala oo ay in dhowaalaba diidanaayeen hogaamiye kooxeedyada Soomaalid.... GUJI
19/1
DAGAALADII
JUBBA VALLEY AYAA AAD UGU EG MID DHAMAADAY:
Dhowrkii
bilood ee lasoo dhaafay waxaa gobolada jubada dhexe iyo jubada hoose ka aloosnaa
dagaalo u dhexeeyay beelaha soomaaliyeed ee... GUJI
[XagarYare] 19/1
Bannaanbaxyo
Dhan Ka ah Dagaal Ciraaq
Sabtidii waxaa Dunida
Hareeyeen Banaanbaxyo lagu diidan yahay Dagaal lagu qaado dalka Ciraaq. Dalalkii
laga mudaharaaday.. GUJI...
Wafti
Kasocda Jaamacadda Latrobe oo Booqanaya Jaamacadda Boosaaso
Waftiga
oo uu hogaaminayo Dr.
David Dorward, uuna kamid yahay Ciise Dhollowaa waxa ay Australia ka
ambabaxayaan 27ka bishan Janaayo. GUJI
19/1
TACSI: Marxuum
Abdullahi Sh. Muxiyadin Maxamed Miriq [Muqdisho]
Warbixin:
Carruur Somaliyeed oo La dhoofiyo
Hay'adaha samafalka ee qaramada
midoobay fadhigooduna yahay magaaladda Nairobi ayaa... IQRA
18/1
FILIN
ATOORIHIISU MAGICIISA KUJILAAYA " ALLAAH"
waa filim ku
jeesjeesaya magaca Allah, sida ay uga jawaabeen Muslimiinta jarmarku...
KA AKHRI HALKAN.
[XagarYare] 18/1
Cusmaan
Muumin oo Australia ku Soo Beegan 9ka February si Loo Daaweeyo
Ciise Maxamud Dhollowaa
oo Australia ka ambabaxaya 27ka January ayaa waxa uu Soomaaliya kasoo qaadayaa
wiilka yar ee sawirkiisu kuu muuqdo oo... GUJI.
18/1
Warbixin:
Ganacsiga Soomaalida Nairobi
waxaana idin soo
tebinaya Mohamed Hassan Ikraam
GUJI. 18/1
Kulan
Kusaabsan Taaro Sidii Loogu Fidin lahaa Jaamacada Boosaso oo Lagu Qabtay
Minneapolis
Kulankaan waxaa ka hadlay C/Weli C. Geyre oo ah..GUJI...
Wararkii
Radio Xoriyo ee Jan 17:
Waxaa kamid ah:
Dagaalo lagu naafeeyay Ciidamada Cadawga Itoobiya.
GUJI..
MADAXDA
HAYADAHA UN OO ELDORET BOOQASHO KU YIMID
Waxayna Soomaalida u
sheegeen in haddii ay dhab ka tahay nabad raadinta Soomaaliya ay shirka Eldoret
taageero iyo GUJI.... 17/1/3
Musyoka oo la kulamay
Ergadda Eldoret
wasiirka arimaha dibadda
kenya ayaa shalay la kulmay ergooyinka soomaalida ee ka qaybgalaya shirka
eldoret... GUJI...
17/1
Urur
Wardheere Kayahay Xubin Golaha Sare oo Billad La Gudoon Siiyey
Xafladda billada lagu bixiyey waxaa ka hadlay Martin Luther King III oo uu dhalay halgamaaga caanka ee lasoo
dagaalamay addoonsiga dadka madow ee maraykanka.... GUJI...
17/1
Eldoret:
Goob lagu tijaabinayo damiirka qofka Soomaliga ah
MAQAAL: WQ. Maryan Xaaji Cumar (Maryan Ifiso)
SADDAM
MA UDIYAAARBAA IN UU U QAXO JABUUTI
Warar laysla dhex
marayo oo lasheegayo in laga soo xigtay diblomaasiyiin udhashay isutagga
imaaraadka carabta(UAE) ayaa sheegaya in.... GUJI...
16/1
TACSI: MARXUUM
MAXAMED WARSAME GOONYARE
oo dhowaan ku geeriyoodey Kismaayo, Soomaaliya
URUR
ISLAAMI AH OO LAGA MAMNUUCAY GERMANY
MAANTA
ayaa wasiirka arimaha gudaha dalka GERMANY Mr Otto Schilliy ku dhowaaqay in uu
mamnuucay urur islaami ah oo lagumagacaabo XIZBU-TAXRIIR GUJI...
15/1
AYAAMAHAN
IYO SHIRKA ELDORET
Shirka Eldoret ayaa
ayaamahan ku jira khilaaf ka dhexeeya golaha hogaamiyaasha iyo gudiga farsamada
IGAD. Kaas oo. GUJI... 15/1/3
XIRASHADA
CUMRADA {IXRAAMASHADA}
Qaybtii 1aad ee qaabka
loo guto cumrada iyo xajka GUJI...
GABAGABADII
SHEEKADII KIISHKA
Waa qayb aad u
xiisabadan... GUJI...
ELDORET
SUBAXWANAAGSAN: MAXAAD
KU BARIDEEN?
Faaladii XagarYare ee Toddobaadka .... GUJI...
“Aabahey
wuxuu dhaar kumarey inaanan guursan”
Al-Hassani iyo Xigmadda toddobaadka
.... GUJI...
Itoobiya oo soo iibsatay Dayuuradaha
Ciidamada:
Warkaan oo kamida
wararka Radio Xoriyo ka akhi HALKAN
14/1
Shirkii Jaraa’id ee Mwangale
ELDORET: waxana uu
heegay
in uu diyaar uyahay isbadal lagu sameeyo hadii uu faa;iido ukeeni karo shirka
Eldoret.. GUJI
14/1
Xirsi
Xaaji Jaamac oo Markale Ka Digey
kaligiis taliye iyo qabqable dagaal...
[war-saxaafadeed] GUJI
14/1
Xaaladda Shariif Xasan
NAIROBI: dhakhaatiirta
cisbitaalka kenyatta ayaa sheegay in ardaygii dhaawacnaa ee sharif xasan
uu ka badbaaday qaliin. GUJI
14/1
Britain
oo Soo saaray Sharci Cusub
London:
waa sharci ay UK ku xadideyso xuquuqda Qaxootiga soo gala Wadankeeda .. GUJI
13/1
Muusa
Suudi oo Muqdisha Aaday
Kenya: hogaamiya
kooxeedka muuse suudi yalaxoow ayaa saaka ka anbabaxay magalaadda Eldoret .. GUJI
13/1
Waa
latarxiilay, laguna banaanbaxay ee maxaa u diidey in ay Joogaan dalkooda
Wararka iyo Faalooyinkii Maxamuud
Wardheere ee toddobaadkan oo ay ka mid yihiin...... GUJI..
Habeenkii Taageeridda iyo Horumarinta Jaamacadda
Bariga Afrika, Boosaaso
MINNESOTA: shirweyne
uu ka hadlay hormuud kasocda Jaamacada Boosaaso iyo
aqoonyahano badan oo Soomaaliyeed, sidii uu u dhacay KA.AKHRI.HALKAN
Magacyada
Qoyskii Somaliyeed ee Aabohood kudiley
Norway:
Asha Abdi Aden Ali oo hooyada ah & Ikraan Aden Mohammed 2sanojir iyo Idil Aden Mohammed 8 billood
jir ayaa dhintay kaddib... GUJI
Wargelin
Beelaha Banaadiriga
Kenya: waa farriin ku
socota beelaha kor ku xusan meelkasta oo ay joogaan .. GUJI
13/1
Waraysigii Sagal Radio ee Soomaalida Maine
HalkanDhegeyso
»» XAJJ: Shuruudaha
Xajka [Abdulfatah
Mohammed]
»» Gudashada
Cibaadada Xajka [Ibraahim
Saalax]
»» AFAR XAAS
AYAAN LEEYAHAY
[Sheeko Xiisa leh]
»» FAALLO: KENYA
WAA TAASE SOOMAALIYA MEEDAY?
»» 24 SAACADOOD: MA'AQAAN
WAXAAN KU SAMEEYO
TABAABULSHIHII
DAGAALKII UXUD
& sidii munaafiqiintu isugu dayeen kala jebinta muslimiinta
»»Taxanaha siiradii
Nebi Muxammed SCW GUJI...
11/1
Urur
Xuquuqda u dooda oo Cambaareeyey Itoobiya
wararkii Radio Xoriyo ee maanta
XORIYO
11/1
Bayaankii
2aad ee Beesha Ciisa Maxamuud
Qoraal ay kusaxiixan yihiin 146 ka tirsan beesha Ciise max'ud ee kudhaqan
dibadaha (qurbaha) ayaa kubilaabmay in. GUJI 10/1
FAALLO: Safarkii
Riyaale iyo Saadaasha Dhaw
DALSAN
MINNESOTA OO LASIIYEY SHATIGA 2003
Qoraal SomaliTalk kasoo gaarey xawaalada DALSAN USA ayaa shaaca ka qaaday in
xawaalada lasiiyey sharcigii 2003... GUJI..
Kenya
waa Taase Soomaaliya meeday?
FAALADDA TODDOBAADKA: Fahad Yaasiin/
SomaliTalk Kenya
Djibouti
oo markii ugu horeysay doorasho axzaab fara badani eey ka dheceyso
Maanta oo eey Bisha
January 10 tahay ayeey 181 kun oo reer Djibouti ah u dareeri doonaan xarumaha
codbixinta.. GUJI.. 10/1
»» LATEST
FROM DJIBOUTI ELECTION...
Wasiirka
arimaha dibadda kenya oo lakulmay hogaamiya kooxeedyada soomaaliyeed
wasiirka arimaha dibada kenya Kalonso Musyoka ayaa shalay ku qaabilay
Nairobi dhowr kamid ah hogaamiyayaasha... GUJI.. 10/1
USA:
Somalida La Rabo In Ay
isdiiwaan Geliyaan
waa soomaalida haysta baasaboorada Soomaaliga, Canadianka, Sweden, Holland,
Australia, British iyo... GUJI..
BAAQ
NABADEED EE BEESHA REER BICIIDYAHAN
Waa baaq ku wajahan reer Puntland oo ay
soo saareen 186
katirsan Beesha Reer Biciidyahay ee Yurub, North America &
Afrika, waxana uu ku bilaabmay in...
GUJI..
9/1/3
Senatorka
cusub ee Minnesota Norm Coleman oo la dhaariyay
Waa Senatorkii u ballanqaaday in uu la
kulmi doono bulshada Soomaalida ee Minnesota saddexda bilood ee u horeysa
gudaheeda haddii uu doorashada ku guulaysto GUJI..
9/1/3
Afhayeenka
ismagacaabay ee somalida Minnesota
Baaritaan ay Samaysay Jariidada
StarTribune ayey ku sheegtay in....
GUJI..
[tarjumadii Ceynte] 9/1/3
Saraakiil
Itoobiyaan ah oo ku dhintay Agagaarka Garoowe:
Sargaal ka tirsan Ciidanka sirdoonka
Itoobiya oo waayahan danbe ku sugnaa Magaalada Eldoret ayaa XORIYO
8/1
XIRIIR
CAYNKEEYAA U DHAXAYN JIREY SSDF & SNM: QAYBTII LABAD
Faaladii Xagar Yare: Heerarkii uu soo maray xiriirkii labada urur ee SSDF &
SNM GUJI.... 7/1/3
MAQAAL: SIYAAD BARRE DADKIISII WAA DABA SOCDAA, WELI MA
DHIMAN!!! [WQ. Mohamud Yusuf
Garre] 7/1/3
Marxuumad
Faadumo oo la aasay
Qubuuraha Kariyoko ee Nairobi ayaa
marxuumada lagu aasay kaddib markii isfahan laga gaaray Arinta aaska marxuumadda. GUJI..
6/1/3
XAFLAD
JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE JARMALKA:
Xaflad aad loo soo agaasimey oo ay
yeesheen Jaaliyada kudhaqan dalka Jarmalka ayaa waxaa warbixinteeda halkan
idiinku soo tebinaya XagarYare. GUJI..
6/1/3
Warsaxaafadeed
JXWO: Dagaalada Salaxaad
Jabhadda wadaniga xoreynta Ogadeenya
ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay dagaalada degaamada selaxaad... GUJI..
6/1/3
»» Jawaab ku socota Qoraalkii Xagar yare
waa jawaab katimid Ururka Dhalinyarada Ogaadeeniya GUJI
Isra'el
oo ugu yaraan Sagaal Gantaal ku gamtey Gaza ayadoo ka aar goosanayesa 22 kii
qof ee maanta lagu diley Telaviv. Daawo
- CBC
DAYUURADA ARGAGIXISAY
JARMALKA:
Inkasta oo ay hadda ku dhamaatay nabad,
hadana diyaaradaasi waxay argagixiso ku beertay dalka Jarmalka kaddib markii
duuliyeheedii ku hanjabay in.. GUJI..
5/1/3
WARARKA SHIRKA ELDORET
Warqad caawa fiidkii ka soo baxday xafiiska Gudoomiyaha gudiga farsamada IGAD
ayaa faahfaahisay sida ay u baxayaan ergooyinka ka tegaya Eldoret iyo kuwa
loo ogol yahay inay sii joogaan. ka.akhri Warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq.. 5/1/3
DOODFURAN: Dilkii
Ninkii Reer Swiss ee Hargeysa
In ardada la tookto waa meesha ugu hooseysa ee ay umadi gaari
karto!
Ummad walba horumarkeeda iyo nidaam
jiritaankeeda waxa uu ku xiran yahay sida ay u dhaqaalayso ubadkeeda.. GUJI..
5/1/3
Goolhayihii
Qaranka oo Dooni La gaddoontay
: XASAN
SH:AWEYS(joorge)wuxuu ahaa goolhayaha xulka qaranka soomaaliya.
waxa uu hadda u baahanayahay caawinaad aadaminoi... GUJI..
1/1/3