| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2002» March   Thu, May 16, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan

BREAKING NEWS ON  PL PEACE & RECONCILIATION
Abdullahi Yusuf Receives Resources Persons Team April 1

»BAYDHABO:New autonomous state in southwest Somalia
»MPLS:Caleema
saarkii Ururka Dhalinyarada Ogadeenya
saarkii Ururka Dhalinyarada Ogadeenya
» LATEST FROM MOGADISHU TODAY April 1
» Ibraahim : ANIGA IYO GACAL MAGAZINE[Gorfayn]
» Mawliid: Saxaafadu Waa In Aysan Noqon War Uun
» Naasir: Saxaafadu HaKaxorowdo Siyaasada Qabiilka 
» AbdiGani: Been In Dr. Burci Laguweeray Qardho
» Dr. Doolow: Ha Cudur Daarato Hiiraan Online

DKG oo Cambaaraysay Talyaaniga
"Ma aqoonsanin DKG"
Italy
"Talyaanigaa mas'uul ka ah cawaaqibka hadalkaas"
DKG. Labadaas qodob waxay ka dambeeyeen warkii wasiir-xigeenka arimaha dibada ee Talyaanigu uu..Akhri.halkan 30/3
Hiiraan.com oo isu Muujinaya Afhayeenka DKG isla markaana u Abuuraya Cadaawad iyo Kacdoon Hor leh. Guji.halkan 29/3
» ISLAAX: Ma Ururur Diineedba mase mid Daneed!! [Ra'yi]
Soomaalida UK oo Ku Baaqay mamnuucid Qaadka
Waxaa Soomaalida Ingiriiska aad ugu siyaadey cudurka looyaqaan BUUFISKA iyo Warka.oo.dhan March 29
» FALASTIIN: Israel oo
kuguul daraysata  Qabashada Carafaat
» BOSASO: Six dead in Somali bank robbery
» Washington should reconsider plans to enter Somali morass
» Somali Peace Talks Set for Mid April in Kenya
» Dr: Waxay u taagantahay DALKIISA ROGE!
» Cabmaarayn Gudiga Nabad radinta ee Nairobi
»
Col. Qadaafi Waa Kuma
» Saab oo Hub Ka iibineysa India
»
Cibro Qaadasho: Meydkii Fircoon
Falastiin: Carafaat oo Walaac Kamuujiyey Amaankiisa
Afghanistan: 800 Qof ayaa Kudhintay Dhulgariir

Dadyowga la Takooro ee Geeska Afrika
Waa qoraal kasoo baxay SOMRO.... Akhri.halkan 28/3
KULAN SOOMAALIDA MINNESOTA
Habeenka Waxbarashada Soomaalida [Jimcada 29/3]
Doorashada Gudiga Ganacsiga Islii
oo kabilaabmay Nairobi, Radio IQRA Akhri halkan » 28/3 
» Dr.Cabdul-Majiid Xuseen, Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Qaramadda midoobey oo diidey mar kale in Itoobiya ay faragelin ku heyso Somaaliya. ka dhegeyso halkan, wareysi Sagal Radio 26/3
SOM.DENMARK:Sharci Guurka Denmark Lagu adkaynayo 27/3
»RA'YI: Gumeytaha iyo Gumeysi Raaca Keebaa Daran

Sh/Dhexe. Lix Qof oo Kudhintay Dagaal
Shamento oo 10 km Bari kaxigta Jowhar ayaa Isniintii dagaal kadhacay ay kudhinteen  lix qof inkalena waa ku dhaawacmeen.. English.Version 26/3


Ibrahim General oo Kugeeriyoodey Bosaso
Waxaa tacsi loo dirayaa ehelkii marxuumka oo shalay kugeeriyoodey Boosaaso Akhri.Halkan 26/3

Kaalmo Laga Kajoojiyey 3 Soomaali ah
Sweden - Saddexda Soomaalida ah oo horay Maraykanku ugu daray liiska argagixisada..akhri Waraysi.midkamida 26/3

Maxkamadii Nigeria oo Kanoqotay Dilkii Safiya
Maxkamada rafcaanka ee Nigeria kanoqotay xukunkii hore ee... Warka.oo.dhan 26/3

Warsaxaafadeed Kasoo Baxay DGPL
Qoraal dheer oo kasoobaxay DGPL Ka.Akhri.Halkan 26/3

» Islaamku Marumaysanyahay Sixirka iyo Xasadka[Sacmaal]
» DHUXUSHA: Somalia is sacrificing its trees for profit
» KHAT: Qaad seized in Minneapolis Somali restaurant

Bannaanbaxyo kadhacay Minneapolis
Soomaalida Minnesota ayaa kabanaanbaxay dilkii marxuum Abu-Qaasim Warka.oo.dhan 25/3


Baaq ay soo saareen Jaaliyadda Mudullood
ee Gothenburg, Sweden, qoraalkaas oo  ka kooban saddex qodob oo kala ah... Akhri.Halkan 25/3


Black Hawk Down oo Denmark Lagaga Mudaharaaday 
Dad isugu jiray soomaali iyo dheenish ayaa ka sameeyay bannaanbax ay uga soo horjeedaan filimka loogu magac daray gorgorkii madoowaa ee la soo riday Warka.oo.dhan 24/3

Nin Soomaali ah oo Laga Masaafuriyey Israel
33jir Soomaali-Sweden ah oo laguxiray dalka Israel ayaa lagasoo masaafurey.... Warka.oo.Dhan

Maalinta Waa Cashuura
Cashuura oo kubeegnayd 10ka Muxarram waa maalin fadlibadan kuleh Islaamka ee Ka akhri halkan
[Abu Xafso]

» SWEDEN: DHAQANGUURKA Soomaalida Sweden22/3


» CNN: U.S. finds no evidence of al Qaeda in Somalia
U.S. BACKS OFF SOMALIA ACCUSATIONS
» Device found in cave has no Somalia link  21/3
» Travel Loan: Amaahda Safarka USA - Kadhegesyo Sagal
» 1423: Cashuura oo Kubeegan 24ka Maarso
» PPM: Puntland Peace Mission Arrives Bosaso City
11-jir Lagu oogay Dilkii Kayser Cusman
UK - Wiil 11jir ah oo lagu soo eedeeyey dilkii Kayser Cusman ayaa lagu xakumay in xabsiga lagu sii hayo inta dacwaddu socoto. English Version
20/3
DKG oo Beenisey in ay Wax Hub ah kahesho wadamada Carabta, Jabuuti iyo Eritrea
NewYork - Qoraal kasoo baxay xafiiska safiirka DKG ee UNka ayaa sheegay in DKG aysan xiisa u hayn in ay is-hubeyso, isla markaana yasan hub kahelin wadamo kuxusan qoraalkaas [English Version]:
HTML Version or DOC Version [20/3]

Jean Chrétien, Ra'iisul wasaraha canada oo sheegay in uusan ogeyn wax xiriir ah oo ka dhexeeya al-Qaeda iyo Iraq. Waxa kale oo uuka hadlay Afrika ee Daawo.Video ama Akhri


VIDEO LAGA BAAHIYEY TV ISRAA'IIL LEEDAHAY: Waxaana asalkii loogu talagalay in aan la baahin ee Daawo.Halkan
DILKII ABU QAASIM: Waraysi Afhayeen u hadashay Cidanka dembi baarista (sharifka) magaalada Minneapolis oo ka waramaysa dilkii ninkii soomaaliyeed ee ay polisku toogteen oo u waramaysa Radio Sagal Dhageyso.Halkan 19/3
Yaalaxow oo Beeniyey Khilaaf Hoggaanka SRRC Dhexdeeda ah
Qoraal uu soo saaray afhayeenka USC/SSA ee W/Ameerika, Dr. Cabdi Max'ed Culusow, ayaa tibaaxay in... Ka.Akhri.Halkan ama Halkan [18/3]

Aqoon iswaydaarsigii bulshada Puntland oo Qaybtiisii 1aad lasoo gabagabeeyay
Kenya - Waxaa shalay makhribkii lagusoo gaba gabeeyay hotelka
holiday in ee magaalada nayroobi aqoon iswaydaarsi usocday 7 bari bulshada puntland oo.. Ka.Akhri.Halkan ama Halkan [IQRA fm 18/3]
Midawga KANU iyo NDP oo noqday xisbiga cusub ee NEW KANU
Shirweynihii Heer Qaran Ee Midowga Xisbiyada KANU Iyo NDP Oo Ay Ka Qayb Galeen 6,000 Ergo Ayaa Waxaa Uu Saaka Ka Furmay Garoonka Kasarni Ee Magalada Nairobi.. Ka.Akhri.Halkan ama Halkan 18/3

Afhayeenka SRRC ee W/Ameerika oo Eedeeyey Dalal Kuyaala Qaaradda Afrika
Qoraal uu soo saaray Cabdi Barre ayuu kusheegay dalalka Liibiya, Eretria, Yaman, Djabouti iyo Masar in... Ka.Akhri.Halkan ama Halkan

SAWIRO FALASTIIN: Waa sawiro ay AFP kaqaaday sidii loo diley Maxmuud Saalax oo 23 jir ahaa DAAWO HALKAN[sawiro naxdinleh]
SU'AALO CILMIYEED: Su'aalaha Toddobaadka [CILMI]
IQRA fm: Laba Dayuuradaha basaaska oo jarmalku ay leeyihiin oo dhowaan yimid mombasa si ay u ilaaliyaan xeebaha soomaaliya AKHRI March 17
MINNESOTA MARCH 17: Wargeyska Startribune oo Qoraal dheer kaqoray Soomaalida kudhaqan Gobolka Minnesota AKHRI HALKAN ama HALKAN
» WARQAD KATIMID ATLANTA: ku Socota Reer Minnesota
Warbixin Soomaalida Suudaan
Magacyada Soomaalida kudhintay Saxaraha u dhexeeya Liibaaya iyo Suudaan iyo warayski qayb kasoo badbaadey Ka akhri halkan March 16

Odayaasha Hiiraan oo Sheegay in aysan gobolkaas u ogolaandoonin Booqashada  Madaxweynaha DKG
Qoraal Maanta soo gaarey SomaliTalk oo kusaabsan G/Hiiraan ayaa tibaaxay in.. . Ka akhri halkan 16/3

» RA'YI: SEEFAHA QARSOON EE SUXUFIYIINTA [Dhiblaawe]
Casharadii Habnololeedkii Saxaabada oo Markale Dib u Bilaabmay
1, 1, 1423 (bilowga sannadka Islaamka) oo kubeeganayd march 15 ayaa waxaa dib u bilaabmay casharadii saxaabada ee laba-toddobaadlaha ahaa oo uu inoo soo tebindoono Ibraahim Saalax, insha Allah. Akhri casharka toddobaadkan
1, 1, 1423
» EATLEIGH, NAIROBI: Somali militia radios seized
» Mohamoud Wardhere: His American way
» USUN Urges Enforcement of Embargo on Weapons to Somalia
» UK: 40,000 Somalis now live in east London
» LONDON: Kayser Killed by a single stab wound

» SOMALI.YOUTH.VOICE: What might be a rescue to our people
Muuse Yalaxow oo Tacsi U diray Ehelkii C/Qaadir Fiyambaro
Qoraal SomaliTalk uu soo garsiiyey afhayaanka Muuse Suudi Yalaxow ee yurub ayaa tibaaxay... Warka oo dhan 15/3
» DIGNIIN VIRUS CUSUB WORM_FBOUND.B[Guji Waa Magaciisee]
War saxaafadeed ay soo saareen ergada faraca xisbiga KANU, Kenya
NAIROBI (IQRA fm) - Ergada kaqayb gelaya shirka Midowga KANU iyo NDP ee 18ka March ayaa... warka.oo.dhan 14/3
» WARARKA IDAACADDA DALMAR oo ay kamid yihiin Waraysi C/Qaasim Salaad Xasan oo jooga Dhuusamareeb, [sheegayna in uu tegayo Hiiraan iyo in lagayaabo Mudug] isla mar ahaantaana eedeeyey Cali Khaliif. Waxaa kale oo warka kamida  C/Laahi Yuusuf oo kulaabanaya Galkacyo Ka Dhegeyso Halkan 14/3
Kuxigeenkii Yalaxow oo Toogasho Lagudiley
MUQDISHO - Wararka galabta ka imanaya Muqdisho ayaa tibaaxay in la toogtey C/Qaadir Nuur Cilmi oo ahaa... warka.oo.dhan 13/3
» RA'YI Khatarta Dagaalka Afka [Bashiir Saalax]
Beesha Madhibaan oo Bayaan Cad Kasoosaaray Dagaalkii Galkacyo
Qoraalka Beeshu waxa uu cambaareeyey dagaalkii 7/3/2002 ee galkacyo, waxayna ku baaqeen... Ka akhri halkan 13/3
» BAAQ NABADEED KUWAJAHAN REER PUNTLAND:
Kasoo baxay Suldaan C/qaadir Suldaan Cali Yaasiin Keenadiid 13/3  
15-jir Soomaali ah oo lagu Diley London, UK
Wiil Soomaali ah oo lagu magcaabi jirey Kayser Osman ayaa makhribnimadii shalay mindi lagu diley isagoo..
Warka oo dhan March 13
» Al Barakaat Somalis Ask U.S. to Supervise Banking Network
» U.S. blocks assets of Islamic charitys in Bosnia and Somalia
» UN Security Council Demands Stability in Somalia
»WARGEYSYADA:SOMALIA AND THE NEWSPAPERS

Amal Express iyo Khayrat oo Si Rasmi ah u Midoobey
Qoraal rasmi ah oo wadajir uga soo baxay labada shirkadood ee xawaalada ee AmalExpress iyo Khayrat ayaa shaaca ka qaaday in Warka oo dhan March 12


»WARBIXIN HARGEYSA: : Muuqaalka Nolosha Hargeysa Dowrka ay kagajiraan Dumarku [C/Qadir Barnaamij]
»WARGELIN MPLS: Ogaden Youth Association Inaugural Meeting [waa shirkoodii 1aad ee hamoogaan March 23 iyo Jaamacada Minneapolis]

» DOODFURAN: are IRIN and BBC M. really Monitoring Somalia fairly?


Soomaalida Minnesota oo Cambaareeyey Booliiska Minneapolis
USA - Hogaamiyayaasha Soomaalida Minnesota ayaa weydiistey in si madax bannaan loo baaro sidii uu ku dhacay  dilkii ay booliska magaaladaasi toogashada ku dileen marxuum Abu Qaasim Jeylaani, isla markaana jagada laga qaado taliyaha poolisk ee ..
Wararkii March 13
iyo March 12 ama halkan ama Halkan March 12, 2002
Jaamacadda Concordia oo Muslimiinta U ogolaatay Qol Baaxadweyn oo ay kutukadaan
CANADA- Warsaxaafadeed kasoo baxaay CAIR-CAN ayaa muslimiinta ka codsaday in ay Jaamacadaas u mahadnaqaan Warka oo dhan March 11

Golihii Wasiirada ee DGPL oo la dhamaystiray
Afartii kadhinaa sagaalka ay golaha wasiirada Puntland ka koobanyihiin ay... Warka oo dhan March 11

Soomaalida Switzerland oo u mahadxceliyey ehelkii qoftii dumarka ahayd ee dhowaanta lagudiley Marka, Soomaaliya Warka oo dhan Somali Radio Swiss
ARAGTIDA DADWEYNAHA
» New Strategy for Somalia Peace Process
» Dad ma hayo, dal ma hayo, nabad ma hayo
» Labo xaqdaro ku heshiisay xaq allay ku coloobaan
» Habarta Odeyga Wax Loosaar (Faax iyo Caato)
» Garsoorka Gobollada Dalka Soomaaliya

» Maqaalada kusoogaajiya: maqaal@somalitalk.com
» Wararka kusoo hagaajiya: contact3@somalitalk.com

MAQAALKA TODDOBAADKA: SAMA RAADINTA SOOMAALIYA
Wuxuu yiri Rasuulka Alle SCW: "Jihaad waxaa u wanaagsan eray xaq ah ee loo jeediyo Suldaan daalim ah" WQ. Cisman Bilad

"Itoobiya oo Noqotay caqabada Uguweyn ee Hortaagan Waanwaanta Nabaddoonka Soomaaliya" JWXO
ITOOBIYA - Warsaxaafadeed kasoo baxay Jabhadda Xoraynta Ogaden ayaa Itoobiya kutilmaamay in....
Ka akhri halkan march 10

. Rabshadaha Ka Aloosan Falastiin oo siixoogeystey: Daawo halkan
. Magaalo Kutaal Canada oo Tukayaal katira bateen Dadkii Daawo CBC
. Safad Dhaadheer oo loogalay Doorashada Zimbabwe Daawo...

15 Qof oo kudhintay Buulo-Xuubey Dagaalkii kudhexmaray Qanyare iyo Dhabarey
MUQDISHO- Uguyaraan 15 qof ayaa shintay, dersin kalena waa ku dhaawacmeen dagaalkii dhexmaray.... Ka akhri halkan march 7

Dhufeyskii Itoobiyaanka ee Magaalada Buulo Xaawo oo La Aasay:
Ka Dhegeyso Radio Dalmar

Khudbadiii Madaxweynaha DKG ee Shirka Liibiya
Syrte- C/Qaassim ayaa shirka kasocda Liibiya ka sheegay "in Dowladda Itoobiya ay isku dayayso in ay Soomaaliya kala qeybiso, kana dhigto Qeybo Yaryar ah oo ay iyadu Xukunto, iyadoo jabineysa Qawaaniinta Dowliga ah, kan Goboleed iyo midka Qaaradeed". Ka akhri halkan  March 7

Go'aano Khuseeya Soomaaliya oo Kasoo Baxay Shirkii Wasiirada Arimaha Dibada ee Saaxil iyo Saxaraha
LIIBIYA- "In la akido Midnimadda, Gobanimadda iyo Jiritaanka Dhuleed ee Soomaaliya" waa qodob kamida go'aamadii maanta kasoo baxay shirka Tripoli ee
Ka akhri halkan [SONNA] March 6

Bayaan Kasoo Baxay Beesha Hartiga Kenya
KENYA- Qoraal SomaliTalk kasoo gaarey Kenya ayaa tibaaxay in...
Ka akhri halkan March 6

Soomaalida Deggan Australia oo Dardar Geliyey Tabarucaadka Ubadka Som.
MELBOURNE- Soomaalida kudhaqan dalka Australia oo kusifoobey hormuud u noqoshada taakulaynta carruurta caafimaadka loogeeyo dalkaas ayaa...
Ka akhri halkan March 6

Soomaaligii Lagu Afduubay Xamar oo Lasoo Daayey
MUQDISHO- Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa sheegay in lasoo daayey Axmed Macalin Maxamed oo afar beri kahor la afduubay Ka akhri halkan March 5

Muslimiin Loodiidey in ay Kutukadaan Masjidka Cordoba, Spain
SPAIN - Wararka ka imanaya dalka Spain ayaa sheegaya in iska hor imaad uu kadhexdhacay muslimiin iyo...
Ka Dhegeyso Halkan March 5

CAIR Canada oo Kubaaqay in lajoojiyo Rabshadaha India
CANADA - Warsaxaafadeed kasoo baxay ururka Islaamka ee Canada ee looyaqaan CAIR-CAN ayaa ugubaaqay wasiirka arimaha dibada ee canada in...
Ka Dhegeyso Halkan March 4

Liiska Magacyada Golaha Wakiilada DGPL
iyo Gobolada laga soo doortay

Soomaali Laga Tarxiilay Maraykanka
USA - Waraysi Sagal Radio layeeshay afhayeen u hadashay Immegrationka Magaaladan Atlanta Ms Sue Brown oo ku saabsan masaafurintii dadkii soomaaliyeed ee laga masaafuriyay dalkan maraykanka...
Ka Dhegeyso Halkan March 3

Nabad Galyo Xumo Soo Foodsaartay Soomaalida Kunool Yaman
YAMAN - Kadib markii ay dheceen waraaqihii aqoonsiga ee ay bixinjirtey UNHCR ayaa waxaa Yaman ka bilowday... Akhri Warka oo Dhan March 3

450 Qof oo Kudhintay Dagaalka Hiduga iyo Muslimiinta India
INDIA - Tirada dhimasha ee kadhalatay qulquladaha ka aloosan india ee u dhexeeya Muslimiinta iyo Hinduga  ayaa gaartey 450 qof.. Akhri Warka oo Dhan March 3

C/Risaaq Maxamud Saleeman oo Kubiiray Xisbiga Ilayska SL
NORWAY - Musharaxii hore ee Madaxweynenimada Somaliland ayaa sheegay in uu ku biiray xisbiga Ilayska Somaliland
Ka akhri halkan March 3

Waftiyo Kakala Socda dalal Kala duwan oo Booqday PL
BOSASO- Wafdi kakala socda Maraykan, Australia, Masar, Liibiya iyo Itoobiya ayaa dhawaan booqashooyin kala gaar gaara ku tegey Puntland.
Ka akhri halkan March 2

Kalsoonid Kala Laabasho DKMG
Qoraal kasoo baxay Beesha Dhulbahante ee Degaanka Buuhoodle ayaa.. Ka akhri halkan

MAQAALKA MAANTA:WQ. Xaasi Sagaar
Taariikhdii Midabyada Badnayd ee C/Laahi Yuusuf


800x600 waa Shaashada boggan EEG


WARAR»

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

 SIIRADA RASUULKA KUDAYO»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30
 SAXAABADII RASUULKA BARO»
Tusmo 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18
 RAMADAAN SOON»
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka GUJI
 SAKADA MAALKA BIXI»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7
 XIGMAD/WISDOM BIXI»
Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.