| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2002» MAY   Thu, May 16, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan
 
Caasimada Sweden, Stockholm oo Mugdi ah
Dad ka badan 50,000 oo qof oo ku nool caasimadda Sweden ee Stockholm ayaa.. GUJI.HALKAN May 31
UNHCR oo Kenya Ku Cabmaaraysay Qaabka ay ula Dhaqanto Qaxootiga Soomaalida
Hay'adda Qaramada midoobey u qaabilsan Qaxootiga ayaa sheegtay in Kenya ay.. GUJI.HALKAN May 31
800 oo Soomaali ah oo Booliska Kenya Xabsiga u Taxaabeen
Ilaa 800 oo soomaali ah oo intooda badan ay yihiin haweeen iyo caruur ayaa.. KA.AKHRI.IQRA.Fm May 30
10 Soomaali ah oo Midkiiba ay Kenya Kuxukuntay Sh60,000 Ganaax ah
Dadkaan oo diyaarad kusoo galay Kenya waxaa lagu xakumay in ay... GUJI.HALKAN

Wardheere oo Qoraal u Diray Madax sare oo Katirsan Maraykanka
"Waxaan ogaalkaaga gaarsiinayaa xasuuqa ba’an ee ka dhacay 13kii, May, 2002da Buula Xaawo..." oo... GUJI.HALKAN


Afhayeenka Yalaxow ee W/A oo War-saxaafadeed kasoo saaray Dagaalkii Xamar
"Waxaa beryahan dambe soo badaneysay hanjabaada, daandaansiga ... ee kooxda Carte" Dr. Culusow GUJI.HALKAN
Daganaansho saaka laga dareemayay magaalada muqdisho
Dagaalkii shalay oo ay ku dhinteen 32qof 45kalena ku dhaawacmeen ayaa... IQRA.fm May 29
. KHUBARO SWEDISH AH OO KADIGEY ISTICMAALKA COMPUTARKA
. PUNTLAND iyo KHASAARIHII SOO GAAREY [Sidee looga soo kaban]
. TIFATIRAHA HIMILO OO FAALO KA QORAY PUNTLAND [Afyare]

Kaah Express Holland oo heshay Shatiga Xawilaadda
Shirkada Xawaalada Kaah Express waxa... GUJI.HALKAN 28/5
Dagaalkii Dhexmaray Yalaxow iyo DKG
Dagaalkaan oo saakay ka dhacay Muqdisho Xaafadda CabdiCasiis ka akhri. IQRA.fm May 28
Cali C. Saalax oo Warqad Ka helay C/Qaasim
Yemen - Kulan dhexmaray ra'iisul wasaaraha Yemen iyo wasiirka gaadiidka ee DKG ayaa... GUJI.HALKAN May 28
Dayuuradii 21 Qaxootiga Keentay Kenya Waxaa Lagakiraystay Wilson Airport
Warkaan iyo Ra'iisul wasaaraha DKG oo magcaabay guddi cashuur ururin iyo wararkii kale ee IQRA.. GUJI.HALKAN May 27
DENMARK: Bannaanbax Looga Soo horjeedo Horornimada Xabashida
Warbixin kusaabsan Mudaharaad ay Soomaalidu ka dhigeen magaalada Århus, Denmark GUJI.HALKAN May 27
ENVIRONMENTAL GENOCIDE IN SOMALIA
An International Appeal from ISRAACA

Maxaa Loo Yiri Soomaalidu Iskuma Imaan Karto
Taas waxaa beeniyey Bahda Spoortiga Soomaalida Canada

Xiisad Siyaasadeed oo u Dhexaysa Denmark iyo Sweden
Xiisaddaasoo salka kuhayso kadib markii lagadoortay Danmark dawlad hantigoosi ah oo GUJI.HALKAN May 27
Jaaliyada Soomaalida Minnesota Xagee Kudambayn Doontaa
Warbixin dheer oo kusaabsan kulan ballaaran oo looga dooday midaynta jaaliyadaha Soomaaliyeed GUJI.HALKAN ama AKHRI.HALKAN 25/5
Prof. Mohamed Ali Abukar oo Dableydii Afduubtay Siidaayeen saakay 10:30. Profesorka waxaa Muqdisho lagu afduubay 28kii April, UNka waxa ay dartiis u joojisey adeegii Xamar, siideyntiisa kadib war welikama soo bixin UN. ENGLISH.VERSION may 25
Guriga Wasiirka Arimaha Gudaha DKG oo Laweeraray
Muqdisho: 8 qof ayaa dhintay, 20 kalena waa dhaawac  | May 24
Sweden: Aabe diidey dilkii Gabadhiisii
Warbixintii C/Xakiim Axmed Guuleed | May 24
BORLÄNGE IYO SOMALITALK.COM
Waxaa 18 kii Maajo lugu dabaacay SomaliTalk war kusaabsan wadahadal dhaxmaray Xafiiska Ajnabiga ee Borlänge iyo Ururka Geeska Afrika kaas oo.. GUJI.HALKAN  24/5
Ciise Dhollowaa oo Lagudoonsiiyey Shahaado Sharaf iyo dhoofka Labada Carruurta - Maanta 
AUSTRALIA - waxaa kale oo shahaado sharafta gargaarka carruurta lagudoonsiiyey Moira Kelly, Fardowsa Cabdirxmaan Geyre, Shukri Jaamac iyo Fartuun Isaaq. GUJI.HALKAN  24/5
UK: Go'aano Kasoobaxay Beesha Arab
Go'aano khuseeya beesha (ARAB - ISAQ) oo lagaga dooday dhiibitaankii dadka ogaadeeniya iyo dhisitaanka schoolka Bali-Gubadle iyo doorashooyinka SL GUJI.HALKAN  23/5
Ergayga UN-Somaliya oo Tegaya Baydhabo
warkaan iyo Shirka Comesa oo lagaga hadli doono dib u heshiisiinta Dalka Soomaaliya WARBIXINTII.IQRA.fm  23/5
HAMBALYO MEHER IYO AROOS LAGUQABTAY MINNESOTA
C/Laahi Max'ud Axmed Daad & Shukri C/Qani faarax Xandule

Halgankii dheeraa ee qaadashada shahaadada PhD
SWEDEN - ururka Alkowneyn ee waxbarashada iyo ururka ardada jaamacadaha & jaamiciyiinta ee Sweden waxay hambalyo u dirayaan Dr. Cabdullahi Warsame Afrax oo 10jir kuniyaytay 40jirna guuleytay PhD GUJI.HALKAN
MAXAA ISLAAMKU KA YIRI MOWLIIDKA NEBI MUXAMMED (SCW)
[waa cod] ee Ka dhegeyso Masjidka Khalid Bin Waliid ee Toronto

PUNTLAND NEWS:  PRESS RELEASE
SBC license withdrawn, BBC-Somali-Section Reporter in PL Warned

Ergada IGAD uqaabilsan Soomaaliya oo Khilaaf Cusub Soo Dhexgalay
warkaan iyo Xildhibaanada Soomaalida Kenya oo wada jir u canbaareeyay Dawlada Itoobiya WARARKII.IQRA.fm  22/5
Kooxda Dhallinyarada Soomaalida oo Booliska Melbourne kagabadisay 2-0
Ciyaartii saaxiibtinimo ee kadhacday Melbourne ayaa kooxda waxaa wareegii koowaad... AKHRI.HALKAN

6,000 Qaxooti Soomaaliyeed oo Booliska Kenya Khasab ku Celiyeen
Wararka ka imanaya Mandhera ayaa tibaaxay in askarta Kenya ay handadaad iyo baqdinglin dib ugu celiyeen... GUJI.HALKAN  21/5
Baaq: Beelaha Absame ee Degan Sweden
Baaqaan oo ku wajahan dagaalada Soomaaliya KA.AKHRI.HALKAN  21/5
Wareysi Radio Sagal la yeeshay C/nasir Cali Nuur oo dhowaan dowladda Mareykanka xayiraadii ka qaadey lacagtiisi oo xayirneyd , taaso lagu eedyey inuu lug kulahaa arimaha Albarakat Halkan ka dhegeyso

Ergayga Kenya u qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay dib u heshiisiinta dalka Soomaaliya
Mr. Elijah Mwangale oo ah Ergayga Cusub ee loo magacaabay dalka Soomaaliya ayaa Warbixintii.IQRA.fm  20/5


EMAILO/SAWIRO LAGU BAQDIN GELINAYO SOOMAALIDA
Emailadaan oo loosoo ekaysiinyo sidii qof ku garanay [May 20, 2002]

Ethiopian unwarranted interference in Somali’s internal affairs
Abdirizak haji Hussen's New Letter asks "How long will the conscience of world community continue to condone (Ethiopia's .....) READ.MORE  19/5
Socdaalkii Tanzania, Kenya, Masar iyo Soomaaliya
uu kusoomaray maxamud Yusuf Garre 

Toddobaadka Dhaqanka iyo Xarumaha Waxbarashada Minnesota, USA
Soomaalida oo aad uga muuqata dhammaan qaybaha kaladuwan ee bulshada Minnesota ayaa soo bandhigtay...GUJI.HALKAN  19/5
Sweden: Kulan Dhexmaray Maamulka Qaxootiga iyo Soomaalida
Kulankaan oo kadhacay Borlänge, Sweden waxaa soo qabanqaabiyey GUJI.HALKAN  18/5
Soomaaliya Faallo: Shalay iyo Maanta
Guudmar taariikh kooban ee Soomaaliya, waxa ay hadda kusugantahay iyo waxa lagudboon Soomaalida qaybtii koowaad...  GUJI.HALKAN  18/5
Qoyskii Raxmo  oo Looxakumay $15,000
NewZealand - Raxmo Maxamed oo gaari diley March 5, 2001 ayaa qoyskii ay ka geeriyootey loo xakumay GUJI.HALKAN  17/5
Wararka Puntland ee May 16
. Jaamac Cali Jaamac oo u Dhoofaya yeman.
. 16 Dhaawacii cabdullaahi Yusuf oo lakeenay Galkacyo WARARKA.OO.DHAN.AKHRI May 16
Xabad Wiifeysa ayaa Xerada Qaxootiga Mandhera kudishey Afar qof, kuna dhaawacday toddoba kale English.Version May 16
Shir Jaraa'id: Wasiirka Arimaha Dibada Kenya
Shir jaraa’id oo wasiirka arimaha dibada Kenya uu kaga hadlay Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliya ayuu kusheegay in shirkaasi uu dhicidoono... GUJI.HALKAN May 16
Sweden: Shir lagaga hadlay arimaha murugsan ee  Geeska Afrika
Prof. Cabdi I. Samatar oo ka hadlay shir laguqabtay Sweden ayaa sheeyan in aan Soomaaliya lagu dhisi karin qabiil ee... AKHRI.HALKAN May 16
Wararka Soomaalida: May 15
. Ciidamo lebisan itoobiyaan oo qabsaday BuuloXaawo
. Norway oo Soo saartay habcusub oo lagaga hortegayo Gudniinka
. C/Qaasim oo Telefoon u diray Cali Cabdallah, Yaman

KA.AKHRI.HALKAN May 15
Casharkii 21aad ee Hab Nololeedkii Saxaabada Rasuulka (scw)
Casharka toddobaadkan oo kusaabsan saxaabiga "THUMAAMA BINU UTHAAL" KA.AKHRI.HALKAN May 15
War-murtiyeed: Mareexaanka Reer Gedo ee W/Ameerika
Warsaxaafadeedkan oo caddayn kabixinaya warsaxaafadeedkii hore ee AKHRI.HALKAN May 14
Ardayda Ka qalinjebisey Jaamacadaha India
Hambalyo kusocota ardayda Soomaaliyeed ee sannadka 2002 ka qalinjebisey Jaamacadaha India AKHRI.HALKAN May 13

WARAYSI: CALI KHALIIF GALAYDH
Idaacada DALMAR oo waraysigan qaaday ka dhegeyso halkan

Afhayeenka SRRC ee W/Ameerika: Warsaxaafadeed
oo eedeeyey wadamo ay kamidyihiin....

SHIR MINNESOTA: GabaGabadii Hawshii Golaha latalinta
Iyo Difaaca Xuquuqda Soomaalida Minnesota oo laqabanayo May 19

Maxamed Afey oo Kahadlay Shirka Nairobi
Wasiir kuxigeenka arimaha dibadda Kenya oo idaacada IQRA su'aalo ka weydiisey shirka dib-u-heshiisiinta Soomaalida ayaa sheegay in.... AKHRI.HALKAN May 12
3 Qof oo Kudhintay Dagaal Kadhacay Xamar
Warkaan iyo 18kg oo xashiish ah oo ay gacanta kudhigeen Booliska Muqdisho ka AKHRI.HALKAN May 12
"Reer PL iyagaa Lagarabaa Sidii reer Venezuela" JCJ
Jaamac Cali Jaamac oo weriyaal kuwaraysteen Jabuuti ayaa yiri ....KA.AKHRI.HALKAN May 10
SPR Condemns Extremist Violence in PL
Read Somali Peace Rally Press Release... HERE.... May 10
Warbixin: Naafada Soomaaliyeed
Warbixin faahfaahsan oo kusaabsan waxqabadka hay'adda "xanaanada Da'weynta iyo Naafada" Soomaaliyeed... GUJI.HALKAN  May 10
Xaflad Lagu- sagootinayo labo kamida gabdhihii Caafimaadka Loo Keenay Australia
Waxaa 18ka May magaalada Melbourne kadhicidoona xaflad ballaaran oo GUJI.HALKAN  
Wararka Muqdisho ee May 9
. "C/laahi Yuusuf wuxuu xasuuqayaa dadka reer Puntland", C/Qaasim
. "Waxaaa loo baahan yahay in la dhiso dawlad loo wada dhan yahay" Caddow

Ka akhri: Mogadishu Weekly Reporter  May 9
Cudurka Kaadi-Sonkorowga oo Kusoo Badanaya Soomaalida Mareykanka
Dhakhtar katirsan cibtaal kamida kuwa uguweyn Maraykanka ayaa sheegay in Soomaalida uu kusoo badanayo.... GUJI.HALKAN May 7
BAYAAN TAAGEERO IYO BAAQ NABADEED
XAMAR: BANNAANBAXII KA HORJEEDEY FARAGELINTA ITOOBIYA
»FAHAD: GUURKA IYO GURIGA MUSLIMKA
»Ku: Dr. Ulusso Afhayeenka Muuse Suudi
»Dr. Saciid: Dal Ku Sugan Halis !
»DH. BANDE: SAVE THE U.S. REFUGEES PROGRAM  
Ra'iisul Wasaaraha DKG oo Booqday Baxrain
Ra'iisul wasaaraha DKG, Xasan Abshir, ayaa waxaa Bahrain kuqaabilay Boqorka iyo Ra'iisul wasaaraha dalkaas ..GUJI.HALKAN May 5
TACSI: QOYSKA MAXAMED IBRAAHIM CIGAAL
Tabatiig [Kuwait}, Jaamiciinta SL [India] & Absame-Daarood [Colorad]

USA oo Jawaab kadalbaday 3da SomSweden
"qabiilka ay yihiin, mudada ay u shaqaynayeen Al-barakat, waxa ay ka ogyihiin guddoomiyaha shirkadaas..." ayaa kamida... ..GUJI.HALKAN May 4
Jubbada Hoose: u Fidin Gargaar Degdega
Ururka Horumarinta Gobolka Jubbada Hoose ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu.... ..GUJI.HALKAN May 4
Jaamac Cali Jaamac oo uduulay Liibiya
Warar hadda nagasoo gaarey Laascaanood ayaa sheegy in... GUJI.HALKAN  May 9
What happened in Puntland, Does BBC know!
Warbixin: Hawlgalkii Ciidanka Puntland
Warbixintan oo uu soo diyaariyey Maxamed Cabdi faarax (Shiike) ..GUJI.HALKAN  May 9
RA'YI Ninkii Masjidka Loodiidow, Hadhow dibnaha ha qaniinin
UN, EC & INGO Kumasoo Laabankaraan PL
Sidaas waxaa ku bilaabmay qoraal uu soosaaray Xassan Axmed Jaamac oo.... ..GUJI.HALKAN May 8
Qaramada Midoobey oo Kabaxaya Xamar
Afduubkii Professor Maxamed Cali Abuukar awgeed, hay'adda UN-ka ayaa sheegatay.... ..GUJI.HALKAN May 8
Wasiiru Dowlaha Arimaha haweenka ee DKG
aamino axmed warsame (godane)oo booqasho kujoogta Kuwait ..GUJI.HALKAN May 7
Cabdullaahi Yuusuf oo Bosaso Nabad Kugalay
War Somalitalk kasoo gaarey xafiiska cabdullaahi Yuusuf ayaa shaaca ka qaaday in Cabdulaahi Yuusuf uu galabta Boosaaso kugalay si nabad gelyo ah oo aan wax dagaal ahi kadhicin. GUJI.HALKAN
» SPR PRESS RELEASE - READ HERE 
Sidii K/Afrika u Sagootidey Waftigii SL
Warbixin kusaabsan sidii waftigii Somaliland ee booqday K/Afrika loosoo dhoweeyey iyo wasiirka Arimaha Dibada SL oo qiray in dad Somalida Ogaden lamasaafuriyey laakiin sheegay in.... .. WARBIXINTII.SACIID.FUURAA May 6

Maxamed Ibraahim Cigaal oo Geeriyodey
Madaxweynihii Somaliland, Maxamed Ibraahim Cigaal, ayaa maanta oo Jimce ah ku geeriyoodey cisbitaal kuyaal dalkaKoonfur Afrika... GUJI.HALKAN May 3
» Xoghayaha Xisbiga Ilayska oo Tacsi u diray Ehelka Cigaal
» Cabdullahi Yusuf oo Tacsi u diray Qoyska Cigaal iyo SL


Bannaanbaxii Soomaalida K/Afrika ee May 2
Soomaalida kudhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa markey taariikhdu ahayd May 2, 2002 waxa ay mudaharaad  kadhigeen magaalada Pritoria, kaas oo GUJI.HALKAN May 3
Dhurwaa Godkiisa Hilib Ugu Garnaqaya!
» SHEEKO XARIIR: WQ. Burhaan Jaamac
Yurub oo dhinaca garabka midig u sii guranaysa
» Faaladii Axmed Yaasiin Cabdi
Warar Qubane ah - May 3
» Hakadka Galay Qaxootiga Lakeenayo USA
» Bayaan: Beesha Cumar Maxamuud ee G/Bari
» CAIR-CAN oo Islaamka Canada u Baaqay...

DHAMMAAN KA AKHRI HALKAN May 3
Arafat oo Booqday Goobihii Burburka
Yaasir Carafaat oo ay soo dhoweeyeen boqolaal reer falstiin ah oo isugu soo baxay dhismihii ay ciidanka israel ku hareeraysnaayeen ayaa... GUJI.HALKAN may 2
Ra'iisul Wasaaraha DKG oo Booqday Kuwait
Warar kusaabsan Xasan Abshir Faarax oo booqasho kutegey Kuwait iyo tacsi uu u diray qoyskii Dr. Daahir Sheekh Axmed GUJI.HALKAN May 1
Maxamed Xuseen oo La Xakumay
Wakiilkii Al-Barakaat ee Boston sannadkii hore laguxiray ayaa shalay la xakumay. GUJI.HALKAN May 1
PPM oo Hambalyo udiray Faadumo J. Jibriil
Ergada nabadaynta Puntland (PPM) ayaa hambalyo udiray murwo Faadumo oo dhowaan ku guulaysatey... GUJI.HALKAN May 1

» RA'YI: Cigaal oo Weli Sii wada ka Ganacsiga dadka!!!
» WARQAD.FURAN: Kusocota Afhayeenka SRRC ee W/Ameerika
» RA'YI: Goormaa la saxayaa Qaladaadka K/Cabdullaahi
» RA'YI: Danaha Ogaden iyo Soomaali Weyn
» RA'YI: PL mayeelankartaa Madaxweyne aan Kornayl ahayn
» OKIO: Xagee nalaka Haystaa haddaan Soomaali nahay
» NABADDA: Shisheeye Xalinwaa ee Maskaxdeena haka Dhalato
» RA'YI: Xuseen Caydiid iyo Cusmaan caato Maxaa Ka Maqan?

WARARKA APRIL » GUJI


800x600 waa Shaashada boggan EEG


WARAR»

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

SIIRADA RASUULKA KUDAYO»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30
SAXAABADII RASUULKA BARO»
Casharka toddobaadkan | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18
RAMADAAN SOON»
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka GUJI
SAKADA MAALKA BIXI»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7
XIGMAD/WISDOM BIXI»
XAYAYSIIS BOOQO» 
KUTUB/BOOKS AKHRI» 
Soobooqo bogga xayasiiska Buugaagta / kutubta GUJI
NEWS 1 | 2 | 3 | 4 | 5
MAQAALLO AKHRI» 
DOOD FURAN AKHRI» 
QORAALO XIISA LEH AKHRI» 
MUSHARAXA SL 2002» 
Barnaamijka C/Risaq Maxamud Saleiman ee doorashada Somaliland Guji»
Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.