| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2002» JULY   Thu, May 16, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan
 
Qanyare oo Kahadlay arimaha Shirka nairobi
"Ma rajaynayo inay ka soo bixi karaan shirka Nairobi wax Natiijaa." sidaas waxaa yiri...
GUJI  July 31
Dab qabsadey xaafad ay deganaayeen dad soomaali iyo dad muslim oo kale Dhegeyso.Radio.Sagal | Sawirada
Xaalada Magaalada Baydhabo
iyo Madaxweynaha DKG oo kaqaybgalay shir golaha wasiirada....
GUJI  July 31
Jabhadda Wadaniga Xoraynta Ogaden oo Guulo Kasoo Hooyey Dagaalka Gumeysiga
iyo Xubin sare oo kamid ahaa Baarlamaanka Gumeysiga Itoobiya oo Is Casilay 
RADIO.XORIYO  July 31
Baaq: Waxgaradka Somali Galbeed ee W/A
Woqooyiga Ameerika - Baaqan waxa uu ummada Soomaaliyeed ugu yeeray in...
GUJI  July 31
DOODFURAN: GOBOLKA OGADEN MISE SOOMAALI GALBEED 
Kulan Dhexmaray Soomaalida Wellington iyo Qabiilka Degaanka leh
NewZealand - Kulankan waxa uu dhexmaray qabiilka Te atiwa Iwi oo leh degaanka Wellington iyo Soomaalida deggan halkaas 
GUJI  July 31
Xasan Abshir oo Amray in La Joojiyo Dhismayaasha Sharcidarada ah
Ra’iisul wasaaraha DKMG ah ayaa amar ku bixiyey in la is-hortaago dhismayaal si sharci darro ah looga sameysanayo dhulka uu...
GUJI.. July 30
Culimada Diinta Islaamka ee Masar oo Ogolaaday Qaliinka Labadan Wiil 
Muftiga ugu sareeya Masar ayaa dhakhaatiir Mareykan ah u ogolaaday in laqali karo labada wiil oo ku dhashay iyagoo madaxa iskaga dhegan
GUJI July 30
Nin Buurni Saa’id ah Wax u Dhintay oo Afar Maqaayadood Dacweeyay
Magaalda New York waxaa si rasmi ah u dacweeyay afar maqaayadood oo ku caan baxay cuntada deg degga nin lagu magcaabo
.. GUJI July 30
Dhacdadii Masiibada ahayd ee Dagaaladii kadhacay Madiina
Sawirkani waa gabadhii siddeeda bilood jirtey ee aabeheed Cusmaan Cali, hooyadeed Aamina Cabdi Isaaq, walaalaheed oo kala ah: Nimco, Aadan, Suleymaan iyo wiil ay habaryartood dhashay oo la oran jiray Cumar Ibraahin ay kudhnteen dagaalkii Madina. ..
GUJI... 
HAMBALYO IYO SALAAN-kuwii dagaalka Madiina joojiyay
Raila oo cadeeyay in uu isu taagayo doorashada madaxtinimada dalka kenya
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga KANU Ahna Wasiirka Tamarta Mr. Raila Odinga Waxa Uu Shalay Rasmiyan Shaaca Ka Qaaday In...
IQRA.FM July 29
Dhegeyso Wararkii Radio Sagal ee Xasan Kuuriya, Muqdisho
WARARKA SOOMAALIYA - JULY 28
Dagaal mar kale ka qarxay bartamaha Baydhabo iyo Cumar Finish oo qabtay Shir Jaraa’id markii u horeysay dagaalada Muqdisho ka dib   GUJI.HALKAN
Brunei Airline's Discriminatory Policy for Somali Passaport Holders
"We implemented the procedure of holding Somali passports during flight to  ensure we do not transport asylum seekers into London." Brunei Customer Relations Officer said  
MARTI GELIN: Jaaliyada G/Jubada Hoose ee Degan Holland
KHASAARE DIYAARADEED OO KADHACAY DALKA UKRAINE
Uguyaraan 78 qof ayaa dhintay, 400 kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii diyaarad kuwa militariga ah oo ka qaybqaadanaysey dhoolatus ay  kusoo dhacday goob ay isugu soo baxeen boqolaal qof oo daawaneyey dhoolatuskaas DAAWO-CBC 
FAALLADII XAGAR YARE
Waxaa saxaafadda ethiopia si xoogleh loogu faafiyay in raiizal wasaaraha ethiopia zenaawi ku guulaystay billad
TAASI.HADDA.BEENOWDEY
Shirkadda Amal Express oo Siyadisay Waxqabadkeedii
C/Qaasim oo Heshiis  Lasoogalay Liibiya
Xaflad lagusoo dhoweynayey soo laanbashadii uu Muqdisho kusoo laabtay Dr. C/Qaasim ayuu kasheegay in 
GUJI.HALKAN ama Halkan  July 27
Zenawi Kuma Guulaysan Billada Nabada
Sidaas waxaa caddeeyey ururka "World Peace Council" oo ah ururkii lasheegay in ay billada bixiyeen, waxay ahayd
GUJI.HALKAN ama Halkan ama halkan July 27
Warsaxaafadeed: Xoghaynta Mudullood
Guddomiyaha GMM Dr Cabdi Culusow, guddiga fulinta iyo xubnaha Golaha midnimada mudullood Dhamaan waxaay iyaga oo
GUJI.HALKA ama halkan July 27
HUSSEN AIDEED "An American in Mogadishu" by Dateline Australia 
Muqdisho Oo Markale Dib U Jaleecaysa Maalmahedii Dagaalka
Waxaa laguqiyasay in 40 qof ay kudhinteen, 60 kalena kudhaawacmeen dagaalkii Muqdisho ee.. 
GUJI.. July 26
Dadka Gobolka W/Bari Qaarkood oo ka hor yimid Taageerada Uhuru Kenyatta.
oo kamida waraka radio
IQRA.FM July 25
Madaxweynaha Kenya oo u Digey Hogaamiyayaasha Dagaalka Soomaaliya
Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in... 
GUJI...  July 25
DOODFURAN: MOI & HOGAAMIYAYAASHA DAGAALKA

"Beenin Shirkii Beesha Kablalax" Uulaa
Qoraal SomaliTalk kasoogaarey Uulaa ayaa sheegay in..  
GUJI...  July 25
DOODFURAN: DKG iyo KALSOONIDA SHACABKA

Mudanayaasha W/Bari Kenya oo Taageeray Uhuru Kenyatta in Noqdo Madaxweyne
Dhamaan mas'uuliyiinta goblka woqooyi bari ee dalka kenya ayaa si buuxda waxay isugu raaceen codkooda kalsoonida ee ay siiyeen...  
GUJI...  July 24
Hay'adda Xanaanada Da'weynta & Naafada oo Mucaawino Geysey Soomaaliya
Deeq kakooban qalab gargaar ayaa hay'adani gaarsiisey magaalooyinka Bu'aale iyo Muqdisho kuwaas oo
GUJI...  July 24
Maamulaha Sagal Radio oo wareysi la yeeshey Marwada Congresska Marekanka, Congresswoman Cynthia McKinney oo laga doortey gobolkan Georgia oo ka hadlaysa arimaha Albarakaat, Muslimiinta ku nool Mareekanka iyo Soomaalida laga masaafuriyey Marekaanka Halkan ka dhagayso
Bayaan: Ardayda Reer Puntland ee Waxkabarta Suuriya
Bayaankan oo ku bilaabmay "Annagoo ah ardada ka timid gobolada puntland ee wax ka barata dalka suuriya, waxaan aad uga xunnahay .... "
GUJI July 23
Soomaaliyay reer Suuriya & Falastiin ha la ogaado
Qoraal dheer oo arintaas uu Maxamuud Wardheere ka diyaariyey
Ka akhri Halkan July 23
Kenya oo Cayrinaysa in kabadan 5000 oo Qaxooti Soomaaliyeed ah
In ka badan 5,000 Qaxooti Somali ah oo dalka soo galay Bishii April ayaa waxa lagu amray in ay Kenya ka baxaan. Warbixintii.IQRA.FM. 22/7
»»Kenya oo Dalkeeda ka saaraysa kumaanaan qaxooti Soomaali ah
Daawooyinka khaldan iyo dalka Soomaaliya.
Waxaa jira oo cad in xeebaha dalka Soomaaliya lagu hayo xaalufin ba´an oo.. .
GUJI 22/7
Baadirayada Jarmalka oo aan waxba ka Qabin Diinta oo Layska Rogrogo
dalka jarmalka oo 86% in kabadan ay dadku haystaan diinta kiristaanka,ugana bixiyo si sharci ah .
GUJI 22/7
Eedayn loo jeedinayo Cabdullaahi Yuusuf
Warsaxaafadeed soo gaarey SomaliTalk ayaa ku bilaabmay "Annagoo ah waxgaradka reer Puntland waxaan aad uga xunnahay xarigga laba nin oo...
AfSoomaali | English.Version 21/7
»» GABAY KU SOCDA CABDULLAAHI YUUSUF [FAISAL MUSSA]
Wiil Kudhashay Caloosha iyo Mindhicirka oo Bannaanka Yaal
Wiilkaan yar waxa uu 13/7/2002 ku dhashay Boosaaso, waxaana uu u baahanayahy gargaar bini Aadamnimo oo degdega ee fadlan GUJI.HALKAN.. 21/7
"India Waa Aqoonsantahay DKM"
Sidaas waxaa tiri Professor caasha, Safiir ku xigeenka safaarada somaliya ee new-delhi oo u warameysey CabdiCasiis Axmed Muuse oo GUJI... 20/7
Bayaan: hogaanka beesha Kablalax
Kulan ballaaran oo ay ku wada hadleen warbaahinta (Tele-Conference) waxgarad u dhasahy GUJI... 20/7
Shir Sanadeedkii Jaaliyada Ogaadeenya oo Ka Furmay Oslo, Norway
iyo Ciidanka Gumeysiga Itoobiya oo leexsaday Caawimaddii Gobalka Shiniile iyo
Wararka.Radio.Xoriyo  July 19
India oo Dooratay Madaxweyne Cusub
Aqoonyahanka Muslimka ah Abuu Al-kalaam  ayaa si fudud ugu uguulaystay.. GUJI... 19/7
WARARKA SOOMAALIYA EE JULY 19
Waxaa kamida: Waanwaan nabadeed PL, Jaamac Cali Jaamac oo Jooga Jabuuti, Labanin oo diyaarad kaqaaday Boosaaso, Canada oo daawo siineysa Somalia iyo... GUJI... 
C/Qaasim oo Muujiyey in DKG Diyaar u tahay in Caasimada Loo raro Hargeysa
Qaybta labaad ee waraysigii uu Axmed Dowlo layeeshay Madaxweynaha DKG ayuu.. GUJI...  July 18
DOODFURAN: Sidee u aragtaa in Caasimada loo raro Hargeysa

Booqashada Madaxweynaha DKG ee Liibiya
Qoraal ay Safaarada Soomaalida ee Liibiya soogaarsiiyey SomaliTalk ayaa faahfaahiyey booqashada... GUJI...  July 17
Libaan Xuseen oo Maraykanku Kasaaray Liiska Argagixisada
Qoraal kusoo baxay shabakada OFAC ayaa shaaca ka qaaday in Liibaan Xuseen oo ah Soomaali haysta dhalashada Canada laga saaray liiska uu... GUJI...  July 17
Cabdullaahi Yuusuf oo Bisha Sebtember Booqanaya USA
Warsaxaafadeed kasoobaxay Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Cabdullaahi Yuusuf uu Booqanayo Maraykanka... GUJI.HALKAN..  July 17
DOODFURAN: Booqashada Cabdullaahi Yuusuf ee USA

1000 Arday Soomaaliyeed oo Waxkabarta Dalka Sudan
Warbixin tifatiran oo kusaabsan ardayda Soomaali ah oo waxkabarta Jaamacadaha Sudan iyo waraysi guddoomiya ururka Ardayda Soomaaliyeed. GUJI.HALKAN..  July 16

Dagaal Kadhacay Tuulada War-Ciise
Wararka ka imanaya Gobolka Shabeelada Dhere ayaa sheegay in dagaal kii Isniintii uu.. GUJI...  July 16
Zenawi oo Billada ugusaraysa ku Mutaystay Soomaaliya iyo Eretrea
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya ayaa lasiiyey billada ugu saraysa ee golaha nabada Adduunka, tan oo uu ku mutaystay ... GUJI.HALKAN...  July 16 
DOODFURAN: Aragtidaada ka dhiibo billada Zenawi?
Warsaxaafadeed Afhayeenka SRRC ee W/A
Golaha SRRC wuxuu si kuluul u Canbaaraynayaa xadgudubka lagu hayo dadka ku nool J/Booyinka GUJI...  July 16
Isgaarsiinta Somaaliya iyo 12 kii sano ee dowlad la'aanta, Wariye Xasan Kuuriya  Dhegeyso [RadioSagal July 15]
Labo Kamida 3da Soomaalida Sweden oo lagasaaray Liiska Argagixisada
C/risaaq Aden iyo C/casiis Cabdi Cali ayaa maraykanku kasaaray liiska argagagixisada, laakiin Yusuf Axmed Cali wali lagama saarin ... GUJI...  July 14
C/Qaasim oo Mbeki Kadalbaday in uu Dhexdhexaadiyo Itoobiya iyo DKG
Waraysi dheer oo Axmed Dowlo uu Koonfur Afrika kula yeeshay madaxweynaha DKG, C/Qaasim Salaad Xasan, ayuu ku sheegay in...
AKHRI.WARAYSIGA.  July 13
DOODFURAN: AU Ma Illowdey Qadiyada Ogaden

Mashruuca Masjidka Ibnu-Tayamiya
Waxaa hadda masjidku haystaa $280,000, waxuuna baahanyahay 1,000,000 si loogu gado dhul.. GUJI.  July 13 
Martiqaad Reer Atlanta iyo Saxaafadda Soomaaliyeed
Ururka Horumarinta Jaaliyada Soomaliyeed, Atlanta, GA, waxa uu ku casumayaa dhammaan in.... GUJI.  July 12
Shirweynihii Beesha Kaskii-Qabe oo Lasoo Gabagabeeyey
Shirkan oo ka dhacay degaanka Yabaayil, Soomaaliya, ayna kasoo qaybgaleen... GUJI.  July 12 
Tubtii Qoritaanka Afka Soomaaliga
Waa qoraal dheer oo CabidMahdi A. Warsame uu kaga kaga hadlayo Afka Soomaaligaa GUJI.  July 12
Afrika oo AIDS-Ku Dhibaato Ba'an kuhayo
Waxaa jirto dareen isasoo tarayo oo muujinayo dhaawaca uu sababayo cudurka dilaaga ah ee Aydhiska oo GUJI.  July 12
Warsaxaafadeed kasoobaxay Ururka XAL
Guddoomiyaha Ururka Xal warsaxaafadeed uu kasoo saaray Norway ayuu kusheegay in... GUJI.HALKAN  July 11
BBC-da Afrikada Bari oo SomaliTalk  Soo Gaarsiisey  Qoraal
"idaacada bbc-da waa idaacada kaliya ee aan wax ka dha gaysano.." Abdirizak Atosh . GUJI.HALKAN...  July 11
»»DOODFURAN: BBC-da Laanta Afsoomaaliga iyo maskaxda Som.
Shirkii Nairobi oo Dibloogudhigay September
Wararaka kasoo baxaya golha amaanka ee qaramada midoobey ayaa shaaca ka qaaday GUJI.HALKAN  July 10
Warbixin Shirkii Islaamiga ahaa - Sweden
Muddo toban sano ah ayaa markii ugu horreeysey shirkii Islaamiga ahaa si toos ah looga dhegeystey dunida oo dhan .. GUJI...  July 10
Shiil iyo Shidiye oo ku hanjabay in ay Gubayaan xerooyinka qaxootiga W/Bari
Kenya - Dad Fara Badan Ayaa Si Weyn Uga Carooday Hadaladii Shalay Ka Soo Yeedhay Labo Mudane Oo Deeganka Garissa Laga Soo Doorto Oo Ku Hanjabay Inay Dab Qabadsiinayan ... IQRA.FM...  July 9
Waraysi Wasiirka Arimaha Dibada DKG
Waraysi uu Axmed Dowlo la yeeshay Wasiirka A/D DKG, Yuusuf Dheeg, ayuu ku sheegay in... GUJI...  July 7
Death City -MAYA mar kale (Baaq nabadeed)
Qaar ka mid ah odayaasha Soomaaliyeed ee Minnesota ayaa wel wel iyo walaac ka muujiyey dagaalka.. GUJI...  July 7
Hooyo Soomaaliyeed oo Uur leh oo Loo- taxaabay Xabsiga Weyn ee Mombasa
Hooyadaasi waxa ay ku dhexdhashay xabsigii, waxaa kale oo la qafaalay dumar nuujinayey.. GUJI.HALKA July 7
Shir Looga Hadlayo Horumarinta Goboladda Sool, Sanaag iyo Howd
Shirkan oo shaley ka furmey Magaaladda Minneapolis ee Minnesota ayna ka soo qeyb galeen ilaa iyo 700 ergey oo ka kala timid goboladda North America. dhegeysato.C/nasir.Warsame [RadioSagal July 7]
Caleemo Saarka Ururka Cusub ee Midowga Afrika (AU)ee Durban
Waxaa si rasmi ah ugasocda wadanka K/Afrika shirkii 38aad ee Ururka Midnimada Afrika oo.. GUJI...  July 6
»» Goldfish : Virus Halis ah [DIGNIIN]
Waa Virus khatar ah oo Kujira Emailada / Internetka

Uguyaraan 8 Qof oo Kudhintay Baydhabo
Warar kale aya sheegaya in 20 qof ay dhinteen, ayna Jimcadii 25 qof dhaawacmeen.. GUJI...  July 5
MOMBASA MAGAALADII QADIIMIGA AHAYD
"Marka aad kabaxdid Nairobi, Qiyaastii 10 isbaaro oo dareewalada basasku ay si bareer ah lacag laaluush ah u siinayaan booliska, kadib ayaad imaneysaa Mombasa  oo ah GUJI.HALKAN  July 5
Duqa Gaarissa: Doorashada iyo dastuurka
Duqa magaalada Garissa, Kenya ayaa sheegay in dadka gobolka ay doonayaan in... GUJI...  July 5
Warbixin Ururka Dhalinyarada Waamo
Qoraalkan oo ku jihaysan dadka reer Waamo ayaa... GUJI... 
»» Aqoon Isweydaarsiga Soomaalida Atlanta - RadioSagal
Weynu ka nimid wadankeenii, markaa ma ka qeyb qaadana siyaasada wadankan aanu joogno soomaaliyeey? Dhegeysi

Dilkii Garoonka Diyaaradaha ee Los Angeles
Garoonka Los Angeles meel ku dhowayd qaybta Diyaarada ay leedahay Israa'iil ayaa... GUJI...  July 4
"BBC-du Maskaxda Soomaalida ayay Quudisaa." Garaad
Erayadaasi waxa ay kamid ahaayeen hadaladii Yusuf Garaad Cumar uu kayiri wax shir jaraa'id loo maleeyey asiise ka ujeedo iyo gudaweyn. GUJI.HALKAN...  July 4
Baaq Nabadeed: Ergada Nabadaynta PL
Ergada Nabadaynta Puntland waxay aad u qiimaysay xaaladda siyaasadeed iyo nabadgalyo ee. GUJI...  July 3
1da Luulyo oo Looga Dabaaldegey Sweden
Xaflad ballaaran oo soo qabanqaabiyeen  Soomaalida Sweden laguna qabtay Stockholm ayaa GUJI... 3da Luulyo
Somalitalk oo si aad ah Looga Xiiseeyo Kenya
Warbixin uu Ibraahim Saalax kasoo diray Kenya.. AKHRI.HALKAN...  2da Luulyo
Maxkamad Caalami ah oo Lagafuray Holland
iyo Somali dooneysa in ay Dacweeyaan Dagaal Oogayaasha... AKHRI.HALKAN...  2da Luulyo
Mudaharaad Lagagasoo horjeedo Gumaysiga Itoobiya oo kadhicidoona UK
Mudaharaadkan oo laqorsheeyey in uu 10ka July kadhici-doono xafiiska ra'iisul wasaaraha Ingiriiska hortiisa. GUJI..
» DoodCusub: Bannanbaxa UK - Ra'yigaaga ka Dhiibo
Munaasabadii 1da Luuliyo iyo Soomaalida Minnesota
Kulan ballaaran oo ay 1da luulyo kuxusayeen Soomaalida Minnesota, uuna Kahadlay Cali Khaliif Galaydh ayuu.. GUJI..
Hambalyo iyo Wargelin: Jaaliyada Soomaalida NewZealand
Maamulka jaaliyada soomaaliyeed ee Wellington iyo maamulka Somali People’s Trust waxay dadweynaha somaaliyeed ugu hambalyeynayaan... GUJI...  1da Luulyo

WARARKII  JUNE» GUJI
» MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 


800x600 waa Shaashada boggan EEG

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

SIIRADA RASUULKA KUDAYO»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30
SAXAABADII RASUULKA BARO»
Casharka toddobaadkan | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18
RAMADAAN SOON»
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka GUJI
SAKADA MAALKA BIXI»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7
XIGMAD/WISDOM BIXI»
XAYAYSIIS BOOQO» 
KUTUB/BOOKS AKHRI» 
Soobooqo bogga xayasiiska Buugaagta / kutubta GUJI
NEWS 1 | 2 | 3 | 4 | 5
MAQAALLO AKHRI» 
DOOD FURAN AKHRI» 
QORAALO XIISA LEH AKHRI» 
MUSHARAXA SL 2002» 
Barnaamijka C/Risaq Maxamud Saleiman ee doorashada Somaliland Guji»
Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.