| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2002» AUGUST   Sat, May 18, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan

BAAQ: Maxamed C/Rashiid Cali Sharmarke
Qoraal uu Maxamed Cabdirashiid soo saaray oo kusaabsan arimaha Puntland ayuu ku sheegay in..GUJI... 31/8
Ururka Xuquuqda Insaanka ee Banadir
Warsaxaafadeed uu soo saaray ayuu ku cambareeyey Afduubkii Max'ed Faarax ee Muqdisho, waxa kale oo ururku dunida ogeysiiyey in... GUJI... 31/8
Warsaxaafadeed: Beelaha Gedo ee Nairobi
Jaaliyada gobalka Gedo ee ku dhaqan Nairobi waxaan si buuxda u taageeraynaa shirka nabadaynta ee... GUJI... 31/8
Ciidanka gumaysiga oo gubay Dannood
warkaan iyo Xaruumo uu ciidanka gumaysiga Itoobiya banneeyay, Iyo Wafdigii Jaamacada Carabta oo wali Muqdisho ku sugan...  XORIYO 31/8
"Cambaareyn Afduubkii Max'ed Faarax" UN
Hay'da UN ayaa cabaaraysay afduubkii Afraad ee Muqdisho ee shaqaaleheeda, warkaan iyo 8dii Soomaalida ahaa oo nairobi maxkamad lagusoo taagey. . IQRA.. 30/8
Magcaabidda Golaha Wasiirada Puntland
MDGP, Cabdullaahi Yuusuf, ayaa magcaabay golaha wasiirada, wasiir ku xigeenada, taliyaha ciidanka booliska iyo kuxigeenkiisa  GUJI.. 30/8
Dhibaatooyinka Soo Foodsaara Ubadka iyo Hooyooyinka Soomaaliyeed ee Denmark
Warbixin: Ibraahim Saalax oo booqay tuulada Gudbjerg ee gobolka Fyn, Denmark ayaa sheegay in.. GUJI.. 30/8
C/Laahi Yuusuf oo Sheegay in uu kala furfuray koox Al-Qacida ah 
sidaas waxaa qoray jariidada Al-sharq-al-Awsat oo kubilowday. GUJI.. 30/8
Wareysi Sagalradio ee Agasime ku xigeenka hayada Amnesty International  Guji halkan
Baaq: ixtiraamida rabitaanka Bulshada
Qoraalkan oo kubilwday "Hogaan Dhaqmeedka Puntland oo Ku Baaqay Nabad iyo Ixtiraamida Rabitaanka Bulshada" Af.SoomaaliI | English.Version [SPR 29/8]
Aqoon-isweydaarsi: Dood Shirka Eldoret 
warkaan iyo 8 qof oo Soomaali ah oo lagu xiray Garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi, iyo... IQRA.. 29/8
War-Saxaafadeed: Kablalax Daarood
Qoraalkaas ayaa ku bilaabmay "Awoodda iyo kalsoonida shacbiga reer Puntland oo ...." GUJI. 29/8
Soomaali  lagasaaray liiska Argagixisada
Dawladda Maraykanka ayaa ka codsatay in United Nationska ka saarto liiska argagixisada GUJI. 29/8
Nin Soomaaliyeed oo u Baahan in Degdeg Kelyaha Looga Bedelo
AUSTRALIA - Ninkaas Soomaaliyeed oo kelyihiisu hawlgab noqdeen waxa uu u baahanayahay US$22,000, waxaana hadda loo hayaa US$12,000, hadaba waxaa laga codsanayaa dhammaan in GUJI... 28/8
Shirweynaha Aduunka oo Kasocda K/Afrika
Shirkan oo lagaga hadlidoono Ilaalinta deegaanka, La dagaalanka cunto yaraanta, Ka hor taga xaalufinta deegaanka iyo  GUJI... 28/8
Urur Cusub oo laga Sameeyeey Laascanod
Uurkan oo lagu magcaabay (S.S.H.Y.L.) oo noqonaya Sol, Sanaag, Hawd, youth League, waxaa  GUJI... 28/8
 
Sacuudiga oo $45Million ugudeeqay DKG
iyo saraakiil Itoobiyaan ah oo jooga Xamar, iyo Qaasim oo Muqdisho kulakulmay wafti Sweden ah.. XORIYO 28/8
Tacsi Qoyskii Marxuum Suldaan Hurre
jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa tacsi udiray qoyskii iyo. GUJI... 28/8
Qaadka oo Kusoo Qulqulaya Ameerika
"Qaadka oo ah caleenta eey calaliyaan mooryaanta soomaliyeed ee ku jiray filinkii (Black hawk down) ayaa mar mar soo gaaraya magaalada chicago".. GUJI... 27/8
Kulan Dhexmaray Soomaalida iyo Booliiska NZ
NewZealand - waxaa maanta wada xaajood dhexmaray Soomaalida Wellington iyo Booliska magaaladaas.. GUJI... 27/8
Baaq Kasoo baxay G/J/Hoose
Baaqaan oo ay ku saxiixnaayeen 17 qof kuna socdey ururka horumarinta G/J/Hoose waxa uu kubilaabmay. GUJI... 27/8
Tubta Kuhaboon wadaxaajoodka PL
Qoraal lasiimariyey Guddoomiyaha deg. Qardho kuna socdey C/laahi yuusuf ayaa kubilaabmay  GUJI... 27/8
Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA.. 26/8
Jaaliyada Somaliland ee Asia & BBC-Somaliga
Qoraalkaan oo loo gudbiyey Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa.... GUJI... 26/8
Dr. Ulusso oo la Kulmay Beesha Celi Cumar
Shir weyne Beesha Celi laguna qabtay magaalada London eyna soo qaban qaabiyeen dhalinyarada ku nool London, UK oo... GUJI... 26/8
Waraysi uu Bixiyey Cali Jarmal 
Waraysi dheer oo uu bixiyey Mudane Ali Addow Mohamed (Ali Jarmal) ayuu kusheegay in shirka Kenya GUJI... 26/8
Nin Qarxin lahaa Masaajidda Maraykanka
Warkaan oo kamida wararka Toddobaadka uu iskusoo dubaridey Maxamuud Wardheere.. KA.AKHRI.HALKAN... 25/8
War-murtiyeed Kasoobaxay Jamac C. Jamac 
War-murtiyeedkaas waxaa Jaamac Cali kusheegay in ay ka qaybgelayaan shirka nada ee Kenya... GUJI... 24/8
Dood ay ka qaybgaleen Soomaalida Atlanta, Georgia:  Sagal.Radio
Waraaqo xasaasi ah oo laga xaday  Zenawi
iyo Eriteriea iyo Masar oo ka midaysan shirka dib u-heshiisiinta Soomaaliya... WARARKII.XORIYO 24/8
AMA GUUR AMA GUUMEYSOW !!!! [SHIIKH SAAHID]
Xiriirka Saxaafadda somalida & Qabyaalada [CEYNTE]
TACSI: Dr. Axmed Yuusuf Faarax 

Shirkii Wasiirada IGAD oo Baaqday - 23/8
Shirkii wasiirada arimaha dibada ee Kenya, Jabuuti iyo Itoobiya ee Gudiga Farsamada ay kaga wada hadlayeen IQRA
Baaq nabadeed - Xoghaynta Mudullood
Guddomiyaha GMM Dr Cabdi Culusow, guddiga fulinta iyo xubnaha Golaha Midnimada Mudullood waxaay GUJI.. 23/8
Shirkado Lagasaarayo Liiska Cunaqabaynta
Maraykanka ayaa qaraamada midoobey weydiisanaya in shirkadaha Soomaaliyeed ee Aaran iyo Global [Minneapolis] iyo Barakaat Enterprise U.S.A. [Columbus] laga saaro liiska... GUJI.. 23/8
Daahir-Baasto oo kahadlay Asaaskii ONLF
Daahir Maxamed Cali (Baasto) oo katirsan golaha dhexe ee Jabhadda, ahna wakiilka K/Afrika ayaa.. GUJI.. 22/8 
Warsaxaafadeed Kasoo Baxay BCCP
BCCP waxa ay si qoto dheer uga soo horjeedaa oo u canbaaraynaysaa xir-xiritaanka, cabsi galinta iyo
GUJI.. 22/8 
Abwaan Maaweel oo Kawaramay Suugaantiisa
Maaweel oo dhowaan socdaal ku soo gaadhay magaalada Nairobi ayaa waxaa waraystay Ibraahim Maxamedeeq oo ah qoraa suugaanta soomaalida xiiseeya ayaa ... GUJI.. 22/8 
Baaq Nabadeed Colaadda Mesagawaay
Dhammaan Muddulloodka wax garadka ah ee ku nool Skandinaviya ( Sweden. Denmark, Finland, Norway) Waxay ugu baaqayaan... GUJI.. 22/8 
Xaqiiqada Dhulka Banaadiriga
Fikrada maqaamka xamarcaddeey ee: maxuu ka qabaa Dr Cabdulkadir Xaaji Suufi (Muriidi golf), waa qoraal dheer oo... GUJI.. 22/8 
OGEYSIIS MINNESOTA: Jaaliyadda Somaliyeed ee Ogaadeenya
AU Horumar Ma u Keenidoontaa Afri
ka?
Midowga Afrika (AU, African Union) ee lagu aasaasay magaalada Durban ee Koonfur Afrika ayaa.. GUJI.. 21/8 
DOODFURAN: AU iyo Aragtida Dadweynaha

Jawaab Qoraalkii Guuleed ee Borlänge
Mohamed-Deeq Abdi-madar ayaa Jawaab ka bixiyey maqaalkii uu qoray.... GUJI.. 21/8 
Hinaase waa jiraa, Daar waa la furi karaa
Sidaas waxaa yiri Prof Cabdi I. Samatar oo ka jawaabaya su'aal la weydiiyey oo ahayd sababta uusan  GUJI.. 20/8
DOODFURAN: Aragtida dadweynaha - Toos udhiibo Ra'yigaaga 
Jaamacad USA ah oo Quraanka Lagadhigo
Qareen Maraykan ah ayaa xakumay in Jaamacada North Carolina lagu dhigi karo Quraanka... GUJI  19/8 
SPR: "Cambaarayn Dilkii Suldaan Axmed"
Warsaxaafadeed kasoo baxay SPR (Somali Peace Rally) ayaa cambaareeyey dilkii Marxuum Suldaan Axmed M. Hurre .... Af.Soomaali  |  English.Version 18/8 
Shan Soomaali ah oo Laguxiray Pakistan
Warar laga soo xigtey AP ayaa sheegay  magayada shan Soomaali ah oo lagu xiray Peshawar... GUJI.. 18/8 
Suldaan Axmed oo Lagudiley kalabayr
wararka ka imanaya Kalabayr ayaa sheegay in halkaas lagu diley suldaan Axmed Maxamuud Hurre GUJI.. 17/8 
DOODFURAN: Aragtida Dadweynaha ee Dilka Suldaan Axmed
Ururrada Soomaalida Borlänge oo midoobey
Waxay in muddo ahba ku howlanaayeen bulshada Soomaaliyeed ee Degmada Borlänge sidii ay GUJI...  17/8  
Warbixin Shirkii Ardada Somalida Minnesota
Shir si caalami ah loo soo agaasimay oo eey soo qaban-qaabiyeen naadiga ardada soomaaliyeed ee Minnesota ayaa xalay lagu qabtay jaamacada Minnesota
GUJI...  17/8  
Sannadeguuradii 18aad ee JXWO
iyo Biyo Xidheenkii ugu Weynaa Dunida oo laga bilaabay Wabiga Nile ee Itoobiya XORIYO Agost 16  
DOORASHADA UGAASKA BEESHA CIISE
Gudoomiyaha gudiga sare ee midawga qabiilka wayn ee Ciise, mudane maxamed Ugaas Xasan GUJI  16/8
Yemen oo Taageertay Shirka Kenya
Wasiirka Arimaha Dibadda ee dowladda Yemen, Abuubakar Al-qirbi ayaa sheegay in... GUJI  16/8
Sarsaxaafadeed Safiirka DKG ee UN-ka
Safiirka DKG, Axmed Cabdi Xaashi, ayaa waxaa qaabilay madaxa UN u qaabilsan arimiha qaarada Africa GUJI  15/8
300 Ergo oo Kasoo qaybgelya shirka Eldoret
Guddiga Farsamada shirka nabada Soomaaliya ayaa soo jeediyeen in ay shirka ka qayb galaan 250–300 ergo IQRA 
Shirka Eldoret oo Qabsoomidoona 16ka Sept
Gudiga farsamada ee soo qabanqaabinaya shirka heshiisiinta Soomaalida ee Eldoret ayaa soojeediyey in. GUJI  Agosto 15 
Cabdullaahi Yuusuf oo Jooga Garoowe
Warsaxaafadeed Somalitalk kasoo gaarey Puntland ayaa sheegay in Cabdullaahi Yuusuf uu maanta... GUJI  Agosto 15 
Xasan Abshir oo Lakulmay Amiir Cabdalla
Ra'iisul wasaaraha DKG ayaa sucuudiga kula kulmay Amiirka Cabdalla Bin Cabdulcasiis Al-Sacuud  GUJI   Agosto 14
Warsaxaafadeed: Beelaha Mareexaan
warsaxaafadeedkaan waxaa soo saaray, ugaasyada, nabadoonada & odayaasha beelaha reer xassan, howraarsame iyo habar yaaqub oo GUJI   Agosto 14
Prof. Samatar oo Kufashilay Diidmadii Galayr
Xaflad lagu qabtay  machadka Humphrey oo ah halka uu Dr galayr wax ka dhigi doono ayaa GUJI   Agosto 14
Degaalo lagu Jabiyey Ciidanka Gumeysiga
iyo Ciidanka Gumeysiga Itoobiya oo Saadkoodkii ka Raadsanaya Shacbiga Ogaadeenya XORIYO Agost 14  
Kulan Laguqabadoono London, UK
kulankaan oo kusaabasan "kunoolaanshaha Galbeedka iyo kutoosnaanta Islaamka" waxaa laqabandoonaa GUJI..
Caydiid oo Codsi udiray Reer Muqdisho
warkaas iyo Taliyaha Ciidanka Ka Fallaagoobey Qanyare Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhowaan Dhacay AKHRI   Agosto 13
Puntland oo Beenisey Warkii UN-ka
warsaxaafadeed kasoo baxay Puntland oo kuqoraa luqada Ingiriiska ayaa beeniyey wararkii UNka ee GUJI   Agosto 13
AIDS oo Agoomeeyey 1.1 Million Carruur ah
Tirada Caruurta Ku Agoomowday HIV/AIDS Ee Dalka Kenya Waxay Gaartay 1.1 Million, Sidaa Waxa Shalay Yiri Wasiirka Caafimaadka Bulshada Prof. Sam Ongeri. IQRA   Agosto 13
Waan-waan Nabadeed oo Kasocota PL
BOSASO - Warar soo gaarey SomaliTalk ayaa xaqiijiyey in aqoonyahano Soomaaliyeed ay... GUJI  Agosto 12 
ENGLISH.VERSION: Puntland Peace Mission
Ciyaaraha Xagaaga ee Soomaalida Yurub
SWEDEN - Tartankaan oo 4-jirsadey ayaa soconayey  labo usbuuc waxaana ku guuleytey koobkii... GUJI..  Agosto 12
BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa
KUWAIT - Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda gobolada Sool Sanaag iyo Hawd ee degganna Kuwait ayaa. GUJI..  Agosto 12
Baaq Xabad Joojin, Dagaal Joojin & Nabad
Maxamed C/Rashiid Cali ayaa soo saaray baaq nabadeed oo uu ku bilaabay... GUJI..  Agosto 12
Warsaxaafadeed: Qardho
Warsaxaafadeed soo gaarey SomaliTalk ayaa sheegay in C/Laahi Yuusuf uu... GUJI..  Agosto 12
Iran & Carab kusoo badanaya Jaamacadaha
INDIA - Iran iyo carab Visaha maraykanka loo diiday ayaa kusoo badanaya jaamacadah india  GUJI..   Agosto 12
Ciidamada Jarmalka iyo Ciraaq
GERMANY - Faaladii Xagar Yare ee maanta ayaa kusaabsan "Ciidamada qalabkasida ee Jarmalka oo. GUJI..   Agosto 12
Murshid Barud oo Kalaabtay sharaxaadii
MINNESOTA - Murshid Barud oo ah 22 jir la sheegay inuu isu soo sharaxayo xubin dowladda hoose ee GUJI..   Agosto 12
SOOMAALIDA ODENSE, DENMARK  OO U QAXAYA DALKA ENGLAND
Warbixin dheer oo Ibraahim Saalax kasoo diyaariyey dhibaatooyinka lasoo gudboonaadey Soomaalida u qaxday dalka Ingiriiska ayaa kubilaabatay.. GUJI..  Agosto 11
Dagaal Ka Dhacay Muqdisho 
Saddex qof ayaa dhintay, afar kalena waa ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay... GUJI..  Agosto 11
"Cambaarayn Afduubkii C/Qaadir" UN
Qaramada Midoobay ayaa Si Weyn U Cambaareyeen Sii Socodka Afduubka Loo Geystay Abdulkadir Maxamed Abikar Oo Haatan Lagu Haysto  Mogdisho. IQRA.fm.. Agosto 9
Heshiis Dhexmaray xawaaladaha Somalida 
Xawaalaadaha Soomaalida ee Minnesota oo Ku Heshiiyey in qiimaha xawaaladu uusan ka sara marin kana hoos marin boqolkiiba $5  GUJI.. Agosto 9
Baaq Kasoo Baxay Beesha Saransoor 
Waxgaradka beelaha Saransoor ee ku kala nool dalalka Waqooyiga Ameerika, Yurubta Galbeed, Australia, Dunida Carabta, Kenya, Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa GUJI.. Agosto 9
Shir Lagu Taageerayo ONLF - K/Africa 
Kulan kusaabsanaa sidii loo taageri lahaa halganka xornimo doonka ah  ee ay ku jirto Jabhadda waddaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO/ONLF) ayaa.. GUJI.. Agosto 9
Casharadii Saxaabada oo Dib u Bilowday
Casharadii hab nololeedkii saxaabada rasuulka (scw) ee laba-toddobaadlaha ahaa ayaa markale dib u bilowday, saxaabiga toddobaadkana waa  GUJI Agosto 8
INTEE KATAQAAN SAXAABADA: Su'aalaha Toddobaaka 
"Screening Cards loogama baahna Soomaalida Kenya" Waxa yiri Moi
Madaxweyne Moi ayaa Shaaca Ka Qaaday In Aan Mar Dambe Dawladdu Uga Baahan Doonin Screening Cardska Ee Mujtamaca Somalida Lagu Xanibi Jirey Bixinta Warqadaha Aqoonsiga Ee ID-ga Loo Yaqaan.. IQRA.fm.. Agoosto 8
UNHCR oo soo Gabagabaysay bixinta Kaararka Aqoonsiga Qaxiitiga Sanca 
YEMEN- Xafiiska UNHCR ee Sanca ayaa shalay subax  soo gaba gabeeyay Bixinta kaararka aqoonsiga qaxootinimo oo loo qaybiyey Soomaalida.. GUJI.. Agoosto 8
Itoobiya oo Ka Mamnuucday Shilinka Soomaaliga in lagu Isticmaalo Dh/buur
iyo Magaalo Madaxda Gobalka Qoraxey lagu xidh xidhay dad aad u fara badan kuwaas oo u badan Dumar GUJI.HALKAN ama HALKAN  Agoosto 7
Moi oo Soo gabagabeeyay Safarkiisii Gobolka W/Bari Kenya
Madaxweynaha Kenya oo Xalay Ka Soo Laabatay Booqasho Uu Ku Marayey Gobolka Waqooyi Bari Degmooyin Ka Tirsan ayaa... IQRA.fm.. Agoosto 7 
10,000,000 Sh.So ayaa La Dhacay, Laba Gabdhoodna waa La Qafaashay Suuqa Dayax
Muqdisho - Ciidamada booliiska ee DKMG ah, oo ku hubaysan gawaarida gaashaaman ee loo yaqaano Tiknikada, ayaa xalay iyo saaka la arkayey iyagoo GUJI... Agoosto 7
WARARKA SOOMAALIDA - AGOOSTO 6-7
Baaqyo iyo Bayaano Nabadeed, Wararka Saxaafada iyo aragtiyaha dadweynaha ee maanta GUJI.HALKAN..  
Falal Kufsi Iyo Dil Iswata Oo Ku Soo Kordhay Muqdisho
Magaalada Muqdisho, caasimaddii dalka Soomaaliya, hoygii nabadda iyo amaanka, xadaaradda iyo tacliinta... hadda waxay noqotay GUJI... Agoosto 6
Qofkii 18aad ee Soomaali ah oo lagu dilo K/Afrika
Deeqa Ibraahim Cawad (Allah ha u naxariistee) ayaa dhimatay kadib markii dad aan la aqoon ay kuweerareen gurigooda uu kuyaal xaafada MAYFAIR ee. Warbixinadii  Axmed.Dowlo | Caqiil.Sh.Yuusuf Agost 5
Wardheere oo Soosaaray Baaq Nabadeed
Baaqaan oo ku wajahan Puntland waxa uu Maxamuud Nuur Wardheere ku bilaabay.... GUJI...
WARARKA PUNTLAND - AGOOSTO 4
Wararka maanta ee Puntland waxaa kamida warbixin dagaalkii PL iyo Baaq nabadeed oo kujahan Pl iyo.. GUJI...
DOODFURAN: Sidee u Aragtaa Xalka Puntland 
Prof. Samatar oo Diidan in Dr. Galaydh  Waxkadhigo Jaamacada Minnesota
Qoraal dheer oo ay maanta qortay jariidad kasoo baxda Minnesota ayaa Prof. Cabdi Samatar kusheegay in.. GUJI...
DOODFURAN: Pro. Samatar vs Dr. Galaydh  
Mashruuca Cisbitaalka Boossaso
Maanta Waxaa Boosaaso u dhoofaya Ciise Dhollowa si uu xog warran uga keeno mashruuc ay ku baxayso $50,000 oo la qorshaynayo in laga hirgeliyo Cisbitaalka GUJI... Agoosto 3
Dalsan USA oo Jebisey Khidmada Lacagta
Xawaalada Dalsan ayaa Reer Minnesota u ballaan qaaday in lacagta khidmada ah laga dhigay 3% Boqolkiiba $3  GUJI...
Gudiga Farsamada oo Tegey Kismaayo
Gudigii Farsamada oo uu horkacayo Mwangale ayaa kulamo la yeeshay mas'uuliyiinta dooxada jubba
IQRA.FM 2/8
Ciidanka ShaatiGuduud oo si Buuxda ula Wareegey Magaalada Baydhabo
Ciidamada daacadda u ah Col. Maxamed Nuur Shati Guduud ayaa si buxda ula wareegey magaalada..
GUJI.HALKAN ama HALKAN Agoosto 2
Xasan Abshir oo Ka Dhoofay Muqdisho
Ra'iisul wasaaraha DKG oo u dhoofay Sucuudiga iyo Wafdigii Ka Socday IGAD Oo Maanta Gaaray Jawhar
GUJI.HALKAN ama HALKAN Agoosto 2
Sucaad oo Sabtida Bosaso Lookaxayndoono
Ciise Dhoolawaa ayaa saakay SomaliTalk usheegay in uu sabtidan Boosaaso u kaxaynayo Sucaad Cabdiraxmaan Maxamed oo ahayd gabadhii xabadu afkaga kaga dhacday oo lagu daweeyey Australia.
GUJI.HALKAN ama HALKAN Agoosto 1
Ururka Dhallinyarada Ogadeenya oo Jawaab Kulul Kabixiyey Baqii Waxgaradka S.G
Umadda Ogaadeeniya ee geeska Afrika oo ah ummad ku jirta gacanta gumaysiga xabashida, ayaa ..
GUJI  Agoosto 1
DOODFURAN: GOBOLKA OGADEN MISE SOOMAALI GALBEED

WARARKII JULY - GUJI
» JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 


800x600 waa Shaashada boggan EEG

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

SIIRADA RASUULKA KUDAYO»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30
SAXAABADII RASUULKA BARO»
Casharka toddobaadkan | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18
RAMADAAN SOON»
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka GUJI
SAKADA MAALKA BIXI»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7
XIGMAD/WISDOM BIXI»
XAYAYSIIS BOOQO» 
KUTUB/BOOKS AKHRI» 
Soobooqo bogga xayasiiska Buugaagta / kutubta GUJI
NEWS 1 | 2 | 3 | 4 | 5
MAQAALLO AKHRI» 
DOOD FURAN AKHRI» 
QORAALO XIISA LEH AKHRI» 
MUSHARAXA SL 2002» 
Barnaamijka C/Risaq Maxamud Saleiman ee doorashada Somaliland Guji»
Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.