| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2002» JUNE   Thu, May 16, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan
 
Nin Soomaaliyeed oo Lagutoogtey Maxkad Dhexdeed - Yemen
Wararka ka imanaya Yemen ayaa sheegay in ladiley Soomaali lagu magcaabo C/Shakuur Aadan kadib markii lagu dhex toogtey.. GUJI.  30/6
Dood Cilmiyeed ay Kasoo Qaybgaleen Aqoonyahanka Soomaalida Sweden
Shir kadhacay magaalada Stockholm oo loogadooday arimaha Soomaaliya ayna kasoo qaybgaleen.. GUJI...  30/6
India oo Madaxweyne Muslim ah Dooranaysa
Dr A.P.J abdul kalam oo ah saynis yahanka u sameeyay dalka India hubka wax gu'maada ee nucleary-ka ayaa xisbiyada siyaasada ee dalka India isku raaceen in... GUJI.HALKAN  June 28
» DOODFURAN: DKG KADIB CALI KHALIIF GALAYDH
Sidee Dadweynuhu u arkaan - dhiibo ra'yigaaga...

Rabshado ka dhashay dib u dajinta Qaxootiga Soomaali Bantu
KENYA - Dib U Dejinta 12.000 Qof Ee Qaxootiga Somali Bantu Ee Laga Rarayo Xerada Dhadhaab Ee La Geynayo Xerada Kakuma Ayaa... IQRA.FM June 28
» 23 Qof oo Kudhintay Dagaal kadhacay Soomaaliya
» Jaadka (Khat) oo kusoo badanaya Dallas, USA
Casharadii Siirada Rasuulka (SCW) oo Markale Bilaabmay
Waxaan marlabaad akhristaasha sida joogtada ah ula socdey siiradii rasuulka la socodsiineynaa in Toddobaadkasta hal cashar aan soo tebindoono insha Allah Casharka.31aad
Socdaalkii Ibraahim Saalax ee Kenya
Warbixin dheer oo Ibraahim Saalax kasoo diray magaalada Nairobi iyo waxyaabihii uu kala kulmay Booliska Kenya... GUJI.HALKAN  June 27
OPEN LETTER: Apeal From Jubba Valley (Waamo)
Muslimiinta Aduunka oo ka Gilgishay in Lagu  Tilmaanto Argagixiso
Shirka Muslimiinta uga socda magaalada Khalrtuum ayaa lagsoo jeediyey in... GUJI.HALKAN  June 27
Munaasabada Kusaabsan Calansaarkii Soomaaliya oo Laguqabtay Stockholm
Caasimada Sweden ayaa laguqabtay munaasabad kusaabsan 42 guuradii. GUJI.HALKAN  June 26
Kulanka G8 oo Kafurmay Canada
Waxaa June 26 kabilaambay magaalo kutaal Galbeedka Canada kulanka siddeeda wadan ee.. GUJI.HALKAN  June 26
Wasiir DKG ah oo Lagu Afduubay Xamar
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dalxiiska iyo Badbaadada Duurjoogta DKG mudane Axmed Maxamed Nuur Caliyoow ayaa.. GUJI.HALKAN  June 26
Madowga Ameerika oo Markii u horeysey u Dabaaldegey Maalinta Qaraanimda Soomaaliya
Minnesota - 26ka Juun iyo 1da Luulyo oo ah xoriyadii Soomaaliya ayaa madowga Maraykanka siweyn ugu dabaaldegeen iyagoo... GUJI.HALKAN
Cayilka iyo Baruurta Dadka oo Laga Dayriyey
Dunidan eeynu ku noolnahay ayaa waxaa ka jira dadyow u dhimanaya gaajo awgeed & kuwo u dhimanay dharag... GUJI.HALKAN June 25
Codka Ardayda Soomaaliyeed ee W/Amerika
Barnaamijkan oo markii ugu horeysey Axadii lagamaqlay magaalooyinka Minneapolis iyo St.Paul GUJI.HALKAN June 25
Mudaharaad Lagagasoo Horjeedo Zenawi oo Kadhacay Ottawa
Warar la xiriira mudaharaadkii June 24 lagu qabtay caasimada Canada ee Ottawa iyo sawiradii lagaqaaday  GUJI.HALKAN June 25
» DoodFuran: Dadweynaha & Banaanbaxa
» Filim Taariikhi ah: Dagaalkii 1977 ee Gobolka Ogaden
» OTTAWA:  the Demonstration against Meles Zenawi: SomaliTalk well informed news source talked to Dr. Abdi Adan Mohamed, a former deputy Minister of Health in Ethiopia, who...More..
Shirkii Wasiirada Arimaha Dibada dalalka Islaamka oo Kafurmaya Sudan
Caasimada Sudan ayaa waxaa June 25 isugu imanaya 57 wadan oo muslimiin ah iyo... GUJI.HALKAN June 24
Shir Beesha Xawaadle u Qabatay Beelaha Mudulood
Muqdisho - Waxaa Beesha xawaadle aay u dhigtay Gogol Beelaha Mudulood kaasoo aay ka soo qeyb galeen... GUJI.HALKAN June 24
Somali Lagu Xirxiray Xadka Kenya iyo Uganda
Jumcadii iyo sabtidii lasoo dhaafay ayaa waxaa lagu xirxiray xudduudda kala bara dalalka... GUJI.HALKAN June 24
"Qofka Buuran waa in uu Goostaa laba Tikit" - Southwest Airline
Waxaa dadka adduunka oo dhan ka argagixiyay shirkadda diyaaradaha ee Southwest kadib markii ay soo saartay... GUJI.HALKAN June 24
Booliska Minnesota oo Soomaalida kala hadlay arimo la xiriira Dilkii Abu-Qaasim jaylaani
Kalfadhi ay galabnimadii sabtida qabteen Booliska Minnesota ayey ku... AKHRI.HALKAN
DKG oo Sheegtay Shirka Nairobi in ay matali doonto Dawlada Soomaaliya
"DKG ayaa metesha dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed" sidaas waxaa yiri... AKHRI.HALKAN
Xidhiidhka Itoobiya iyo Talyaaniga oo sii Xumaanya
Warkaan oo kamida wararka Radio Xoriyo ee Maanta KA.AKHRI.HALKAN  June 24
» OGEYSIIS: SHIRWEYNAHA 2aad EE DADKA REER-WAAMO
ROTTERDAM, HOLLAND 2-4 Agoosto 2002

Warbixin Hay'adda Samafalka Tadamun
BOSASO - Tadamun waa hay'ad samafal ah oo aan xukuumi ahayn kana shaqaysa arimaha Bulshadda GUJI.HALKAN June 22
Arday Badan oo Soomaaliyeed oo Sannadkan Gelaya Jaamacadaha Gobolka Minnesota
Saddex Boqol oo arday Soomaaliyeed ah ayaa lagu qiyaasay in sannadkan 2002 ay ka qalin jebiyeen dugsiyada Sare ee Gobolka Minnesota, warbixinta AKHRI.HALKAN ama HALKAN ama HALKAN
HAMBALYO: Bogga Hambalyada Ardayda Soomaaliyeed

Wakiilka UNHCR iyo Axmed Khaliifa oo ka hadlay Munaasabada Maalinta Qaxootiga
NAIROBI - Dunida oo 20ka Juun laga xusay maalinta Qaxootiga ayaa... IQRA.FM
»» PAKISTAN-INDIA CONFLICT »» BARNAAMIJka SALAADA
Ingiriiska iyo Maraykanka oo sammaysanaya hub argagaxisada
Waxaa jiray baryahan warar iskadaba imanayey oo muujinayo inay.. GUJI.HALKAN June 20

» JAWAAB: Afhayeenada C/Qasim iyo Ismaacil C. Geelle!
Afhayeenka SRRC oo Jawaabkabixiyey qoraalkii C/Shakuur Cali Mire


Hambalyo Kuwajahay Reer Puntland
Hambalyadan oo ay Soo direen Jaaliyada Woqooyiga Ameerika ee... GUJI.HALKAN June 19
8 Qof oo Kudhintay Dagaal Markale kadhacay Sh/Dhexe
Wararka ka imanaya Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in... IQRA.FM June 19
UNHCR oo Qaxootiga Mandheera Dajinaysa Dhadhaab
Hay'adda Qaramada midoobey u qaabilsan qaxootiga ayaa... IQRA.FM June 18
Baadari Aflagaado ugeystey Diinta Islaamka iyo Nebi Muxamed (scw)
Muslimiinta Maraykanka ayay aad uga xanaajisey markii Rev. Jerry Vines uu yiri “Krishtaanka waxaa aasaasay wiilkii ilaahay -sayid Jesus, islaamkana.. GUJI.HALKAN June 17
» JAWAAB: AFHAYEENKA GOLAHA BURBURAY EE SRRC
Jawaabcelintii C/Shakuur Cali Mire
» Kalfadhigii 1aad ee Golaha Midnimada Mudulood
Katrineholm, Sweden: 6 iyo7 july 2002
» OGEYSIIS: SHIRKA ISLAAMIGA AH EE 10aad
Stockholm, Sweden 4-7 LUULYO (JULY) 2002

Xisbiga Shaqaalaha ee Borlänge oo Ballanqaaday Cirib-tirka Shaqo iyo Xirfad La'aanta Soomaalida
SWEDEN - Kullan si aad ah loo soo abaabulley oo ay ka soo qeyb galeen muslimiinta ku dhaqan degmada Borlänge iyo siyaasiyiinta xisbiga shaqaalaha ee ... GUJI.HALKAN June 16
Munaasabad Looga hadlay Xasuuqii Wagalla loogu gaystay Soomaalida Keenya
- 1984
xaflad aad u balaaran ayaa ka dhacday hotelka The Stanley Hotel ee magaalada Nairobi... IQRA.FM  June 15  
MASJIDKA KHALID WUXUU IDIIN SOO BANDHIGAYAA
Mu'tamar Islaami ah oo halkudhegiisu yahay: "Burburka Qoyska Qurbaha iyo Sidii loo Badbaadin lahaa" waxaana Toronto lagu qabandoonaa June 28-July1 FAAHFAAHIN

Sheekh Cabdulwaxiid Petersen iyo Dugsiga Cusub ee ay maamulaan soomaalidu
DENMARK -
warbixin dheer oo kusaabsan sheekh cabdulwaxiid
sidii uu kusoo Islaamay iyo warbixinta Dugsiga...GUJI.HALKAN  June 14 
Labo Kamida 3da Soomaalida Sweden oo lafilayo in Lagasaaro Liiska Argagixisada
Sida ay shaaca ka qaaday jariidada Aftonbladet oo kasoo baxda Sweden waxaa... GUJI.HALKAN June 13
» Dadka Iyo Dagaal Oogayaasha Kuweebaa Gardaran?!!
» Illaahow Geeridayada iyo gefkayaga ha kulmin
» Isku qaska qabiil, qabyaalad
» Digniin Halista Qabyaalada
» GABAY TAARIIKHEED: MUDDAAHANO
» Jabuuti waa qabiil ka mida Soomaalida
» Tolkayoow Tola'yeey Tabarhamoodina
» Shirka Nairobi Xal Makeeni Doonaa
» Shirkii Jabuuti Looma DHamay
» Nin Xil Mood Nina Xarago Mood

TACSI: Marxuum Cali-dhuux Maxamuud
oo ku geeriyoodey Laascaanood

Ciraaqiyiin kayimid Soomaaliya oo Lagu Tuhmey Argagixiso
Sida uu sheegay Booliiska Kenya waxaa... GUJI.HALKAN June 13
. DOODFURAN: Somalida ethiopia ma dhibay ku qabaan mise.
. Geeridu Marbay Nolosha Dhaantaa
. Soomaaliya Godka ma ka soo bixi doontaa?

Baaq Jaaliyadda Mudullood ee Skandinaviya
Xubnaha USC/SSA iyo dhammaan Mudulloodka ku nool wadamada Skandinaviya waxay walaac ka muujiyeen... GUJI.HALKAN June 13
Warsaxaafadeed: Afhayeenka SRRC ee W/Ameerika
Madaxweynaha DKG, Madaxweynaha Jabuuti iyo BBCda (Laanta AfSoomaaliga)... GUJI.HALKAN June 12
Xildhibaan Ka digay in ay go’aan Soomaalida Kenya
Xildhibaan Maxamed Shidiye Waxa Uu Ka Digay In Kenyanka asal Ahaan Somalida Ahi Ka Go’i Doonaan Kenya AKHRI.HALKAN
DOODFURAN: Dareenka Goosashadu Maka dhexjiraa Soomaalida Kenyanka ah Dhiibo.Ra'yigaaga

Mowqifka Muddullood ee Muqdishu
Warsaxaafadeed kasoobaxay Dr. Culusow oo ah afhayeenka Muuse Yalaxow ee W/Ameerika ayaa.. GUJI.HALKAN  June 10
49 Soomaali ah oo midkiiba lagu xukumay 5000 oo lacagta kenya ah
KENYA -  49kii ruux ee soomaalida ahaa ayaa maxkamada ay ku xukuntay mid walba oo iyaga kamid ah 5000 oo ksh... IQRA.FM  June 8
Saanad Militari oo Kusoo Fool Leh Muqdisho
Hubkaan oo la sheegay in ay soo dhiibtey Itoobiya waxa uu hadda Soogaarey... GUJI.HALKAN  June 7 
49 Soomaali ah oo
Lahorkeenay maxkamada Magaalada Nairobi
Dadkaas oo diyaarad u raacayery Soomaaliya waxaa..
IQRA.FM  June 6 
»» WAA MAXAY QIIBO AMA XAN [WQ. XAAMUD]
»» MAALINTA DEGAANKA ADDUUNKA  [Dr. C/lahi Cilmi
]
TACSI: Marxuum Cabdullaahi Shiikh Cilmi
oo ku geeriyoodey Kampala, Uganda

Mwangale oo Shirka Soomalida Kala hadlay Danjiraha faransiiska u fadhiya Nairobi
Ergayga gaarka ee Kenya U Qaabilsan Dalka Somalia Elijah Mwangale waxa uu Shalay La Kulmay...
IQRA.FM  June 5 
Cabdirisaaq Isaaq Biixi oo Lageeyey Godey
Warkaan iyo Dagaalo Lagu Jabiyey Ciidanka Gumeysiga Itoobiya, oo kamida wararka radiyaha Xoriyo ee Gobanima Doonka Ogaden KA.AKHRI.HALKAN  June 5 
Xoghayaha XIS oo Warqad Furan u Diray Madaxweynaha Somaliland
Abdirisaq Mohamoud Saleiman oo ah Xog. Xisbiga Ilayska SL ayaa warqad dheer u diray Daahir Riyaalle Kaahin... KA.AKHRI.HALKAN  June 5
Dadkii Hore Looga Kiciyey Suuqa Bakaaraha Oo Dib U Soo Laabanaya
Warkaan oo kamida wararka Muqdisho ee May 3 Ka.Akhri.Halkan

Maxeey Sweden horumar ku gaartay?
Waxaa Qoray Yaasiin Maaxi oo ah Musharaxa gudiga degmada Katrineholm ee Sweden Guji

Dugsiga Khaaska ah ee ay Leeyihiin Muslimiinta oo Albaabada Looxiray
DENMARK - Dugsiga khaaska ah (private school) ee lagu magacaabo Æraskolen, ayna maamulaan qaar ka mid ah muslimiinta deggan magaallada Odense ee dalka Denmark ayaa..GUJI.HALKAN  June 2 
Madaxweyne Moi oo Nabad ugu baaqay Soomaaliya iyo Suudaan
IQRA - Madaxweynaha Kenya oo ka hadlayey munaasabada 'Madaraka Day' ayaa.. GUJI.HALKAN  June 2 
Warbixin Soomaalida Columbus, Ohio
Wadada dheer ee Morse marka aad soo qaadid waxaa kugu soo baxaya suuqweynaha Aaran ee Soomaalida oo kamida...KA.AKHRI.HALKAN  June 1 
COLUMBUS, OHIO IYO SOMALITALK.COM
USA - Warbxin kooban oo kusaabsan Soomaalida Coulmbus, Ohio KA.AKHRI.HALKAN  June 1 

WARARKII MAY » GUJI


800x600 waa Shaashada boggan EEG


WARAR»

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

SIIRADA RASUULKA KUDAYO»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30
SAXAABADII RASUULKA BARO»
Casharka toddobaadkan | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18
RAMADAAN SOON»
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka GUJI
SAKADA MAALKA BIXI»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7
XIGMAD/WISDOM BIXI»
XAYAYSIIS BOOQO» 
KUTUB/BOOKS AKHRI» 
Soobooqo bogga xayasiiska Buugaagta / kutubta GUJI
NEWS 1 | 2 | 3 | 4 | 5
MAQAALLO AKHRI» 
DOOD FURAN AKHRI» 
QORAALO XIISA LEH AKHRI» 
MUSHARAXA SL 2002» 
Barnaamijka C/Risaq Maxamud Saleiman ee doorashada Somaliland Guji»
Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.