| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2002» April   Thu, May 16, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan
 

7 Qof ayaa Kudhintay Dabkii Bakaaraha
Ugu yaraan toddoba qof ayaa dhintay, 34 kalena waa ku dhaawacmeen dabkii ka aafeeyey suuqa Bakaaraha, kadib markii rasaas ay fureen booliska.. GUJI.HALKAN 30/4


Jaamac  iyo Cabdullahi  oo kulaabanaya PL
Cabdullaahi Yuusuf iyo Jaamac Cali Jaamac iyagoo aan u kulmin si fool-ka-fool ah ayey.. GUJI.HALKAN April 30
Warbixin: Jaaliyadda Soomaalida Qadar
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee  kudhaqan dalka Qadar ayaa... GUJI.HALKAN April 30
Afar Soomaali ah oo Lagu Diley Kenya
Afar lagutilmaamay shufto-Maroodi oo lagudiley Kenya iyo wararkale oo... GUJI.HALKAN April 30
Warbixin Jamciyadda Samafalka Al-Manhal
Jamciyada Almanhal waxa ay hawlo samal ah ka fulisaa dhammaan gobolada Soomaaliya.. AKHRI.WARBIXINTA April 28
Wiil Yar oo Qalliin Degdeg ah u Baahan
7jir Soomaali ah oo kushay isagoo lafaha maduxu kala keceen taas oo ay sababtay biyo badan oo madaxa kaga jirey ayaa.. GUJI.HALKAN  
» YABAAYIL, SOM: Shir muuhiim ah ee beesha Kaskiqabe
» LONDON, ONT: Makhaayadii ugu Horeysey ee Soomaaliyeed

Bayaan: Joojin Xiriirka Ganacsiga W/Galbeed
Bayaan kasoo baxay Jaaliyadda Absame ee kudhaqan Denmark ayaa tibaaxay... GUJI.HALKAN April 30
USC/PM oo Beeniyay War Lagafaafiyey
Ururka USC/PM ayaa beeniyay in xilka laga qaaday guddoomiyaha gobolka Hiiraan Col. Qalaad. GUJI.HALKAN 29/4
IQRA: Waraysi Guddoomiyaha Gudiga IGAD
Ergada Jabuuti wey aqoonsandoonaan waxa kasoo baxa shirka Nairobi ayuu ku celceliyey Mr Huka Wariyo oo ah .. GUJI.HALKAN April 29
Wiilyar oo Qalliin Indhaha u Baahan
 Dhowaan mar ay jamciyada Almanhal booqatay ceerigaabo ayey kulakulmeen wiil yar oo.. GUJI.HALKAN 28/4
» TACSI: Ehelka Marxuum Maxamed Cabdullaahi (Isburaash)
» Waraysigii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
Amal oo Mashruuc Ka Hirgelineysa Kenya
Shirkadda Amal Express ayaa Nairobi ka hirgelineysa mashruuc ku kacaya qiime dhan Ksh.110 million... GUJI.HALKAN April 27
GEDO iyo Geedi socodka nabadda
Waxaa Mareexaan meel uu joogaba ay ugu baaqeen Ugaaska mareexaan iyo .. GUJI.HALKAN April 27
Wararkii - April 26
» 6,000 oo Qof oo Kaqaxay Dagaalkii Gedo
» Kulan Itoobiya: Cabdullaahi Yusuf iyo Jamac Cali
» Dagaalka Hinduga iyo Muslimka oo Markale cusbonaaday
» Ciidanka Israel oo Galay Magaalada Qalqilya
» Magacyada Somalidii dhowaan itoobiya dilka ku xakuntay
DHAMAAN KA.AKHRI.HALKAN 26/4
Cabdirisaaq Xaaji Xusen oo Qoraal Kulul udiray Meles Zenawi
Ra'iisul wasaarihii soomaaliya ee sanadihii 1964-67 ayaa warqad dheer oo uu u qoray ra'iisul wasaraha Itoobiya kusheegay in... GUJI.HALKAN 25/4
English. Version:  From Abdirisaq Haji Hussein To Meles Zenawi

Maxkamad Dhegeysaneysa Dilkii Shidane
CANADA - Waxaa dib loodhigay Maxkamada dhegeysaneysa dacwada dilkii Shidane Arone oo 9 sano kahor lagudiley Soomaaliya GUJI.HALKAN 24/4
Cambaarayn Kuwajahan Itoobiya
Warsaxaafadeed kasoobaxay ururuka Dhallinyarada Ogaadeenya ayaa...GUJI.HALKAN 24/4
»Engish Version: Ogaden Youth Association condemns Ethiopia
30-Kun oo Qaxooti lagu Celinayo Soomaaliya
ITOOBIYA - Sida laga soo xigtey sarkaal katirsan qaramada midoobey waxaa.. GUJI.HALKAN 24/4
Baaq: Jaaliyada Sool, Sanaag iyo Hawd
Kuwait - Baaqan oo ku wajahan maamulka Cigaal GUJI.HALKAN
Duruus Masjidka Khalid Toos usoo Tebinayo
TORONTO - Masjidka Khaalid Bin Waliid ayaa bilaabaya duruutii Internetka tooska loogaal soconjirey GUJI.HALKAN
Kaah Express oo Heshay Sharci Xawaaladeed
Sweden - Shirkadda Xawaaladda ee Kaah Express ayaan dhawaan ku guulaysatay... GUJI.HALKAN 23/4
Gabar Soomaaliyeed oo ku guulaystey Billad
Billada degaanka ee sannakan ayaa waxaa ku guulaystey Faadumo Jaamac Jibriil oo. GUJI.HALKAN 22/4
Dacwadii Maxamed Xuseen ee Boston
Qareen Maraykan ayaa diidey dukumiinti dhan ka ahaa wakiilkii Albarakaat oo.. GUJI.HALKAN 22/4
Roob Dad Kulaayey Xerada Tarabuunka
Xamar - Lix qof oo ay kamid yihiin laba carruur ah ayaa dhintay Habeenkii Axadda kadib markii.. GUJI.HALKAN 22/4
Waraysi Radio sagal layeelshay Mr Maxamed Cabdi Haashi kuxigeenka maamulka Abdillaahi Yusuf ee Puntland oo imika jooga Magaaladan Atlanta Halkan ka dhegeyso  April 22
C/Laahi Yusuf oo lakulmay Islaan Maxamed
Garowe -Sida ay ku waramayaan ilo wargal ah Col. Cabdullahi Yuusuf oo dib ugu laabtay Garoowe ayaa ..  GUJI.HALKAN 21/4
Warqad Furan:Kusocota Ganacsatada Xamar
Burburkii guud ahaan soo gaarey ummadda soomaaliyeed ayaa lagu qiimeeyey doorka ganacsatada ey GUJI.HALKAN 21/4
Carabta oo Soomaalida kuleh $156.6 million
Saddexda dal ee Ciraaq, Soomaaliya iyo Suudaan ayaa carabta kaqaba $595 million taas oo.. GUJI.HALKAN 21/4
Sabriye Faarax oo la aasay
Wiilkii yaraa ee khamiistii kasoo dhacay dabaca 18aad ee 340 Dixon Road ayaa lagu aasay.. GUJI.HALKAN 21/4
Mudaharaad Laguqabtay Washington D.C
Boqolaal qof oo mudaharaadaya ayaa isugu soo baxay aqalka cad ee maraykanka  horstiisa iyagoo.. GUJI.HALKAN 21/4
Da'yarta Soomaaliyeed iyo Isboortiga
Soomaalida Sweden ayaa heersare ka gaarey Isboortiga marka loo barbardhigo... GUJI.HALKAN April 21
Nin Soomaali ah oo Xabsiga loo kordhiyey
Sweden - Fawsi Cali Batum oo ah Soomaali lagusoo eedeeyey in uu AIDS qaadsiiyey... GUJI.HALKAN April 20
Galaydh oo Toronto Shir Ku Qabanaya
Ra'iisul wasaarihii hore ee DKG ayaa April 23keeda shir dood cilmiyeed ah la yeelanaya jaaliyada Soomaalida Toronto.. GUJI.HALKAN..
» Warbixintii Xafladii Galaydh ee Minneapolis
» Kalfadhiga Ururka Jaaliyada Som. London, Ontario

Radio 3CR oo Waraysi Layeeshay MDGPL
Idaacada 3CR ee Melbourne Australia ayaa waraysi la yeelatey Jaamac Cali Jaamac... GUJI.HALKAN April 20
Jabuuti oo Sharaxday Khilaafka Gudiga IGAD
Idaacada IQRA oo la xiriiray xubnaha dalka Jabuuti ee kamida gudiga farsamada nabadraadinta Soomaaliya ayaa... GUJI.HALKAN April 19

Wiil Somali ah oo Kasoo dhacay Dabaqa 18aad
TORONTO- wiil yar oo jira 31/2 ayaa dhintay kadib markuu kasoo dhacay dabaqa 18aad. GUJI.HALKAN April 19


Eedayn Sir ah oo Sweden Shaaca Ka qaaday
Eedayntaas oo ku wajahnayd saddexda Soomaalida Sweden ayaa waxaa shaaca ka qaaday.... GUJI.HALKAN April 19
CBC oo Filim Naxdin Leh kasooduubay Janin
70 qof oo qaarkood meydkoodu uu cadcad u go'ay ayaa lagu aasay xerada qaxootija Janin. GUJI.HALKAN April 19
Bannaanbax Lagutaageerayo Falastiin
Dad lagu qiyaasay 1500-2000 qof oo taageeraya Falastii ayaa isugu soo baxay caasimada Denmark. GUJI.HALKAN
Wararkii Maanta April 18
» Wafti Gudiga IGAD ee Nairobi oo Booqday Boosaaso
» Barnaamij Mucaawano u raadin shacabka falastiin Dhammaan ka akhri halkan April 18
Warbixin tifatiran ee Dagaalka Falastiin
Labadii usbuuc ee ugu danbeeyay waxaa dhulka Falastiin ee ay Israel haysato ka jiray xiisad ba'an oo.. GUJI.HALKAN April 18
Xanuun aan lagaraayn oo lagu arkay Bosaso
Saddex qof ayaa Bosaso ugudhintay xanuun loomalaynayo in uu kadhashay roobabkii kada'ay halkaas ..GUJI.HALKAN Aprl 17
Kablalax Daarood oo Cambaareeyey Cigaal
Qoraal kasoobaxay Beesha kablalax ayaa cambaareeyey maamulka cigaal musaafurntii uu.... GUJI.HALKAN.. April 17
WARAR QUBANE AH - April 17
» Dad Kudhaacmay Buulaxaawo oo lageeyey Nairobi
» Warsaxaafadeed Afhayeenka SRRC ee W/Ameerika
» Bayaan Ergada Nabadaynta Puntland [PPM]
Dhammaan.ka.akhri.halkan April 17
Shirkadda Dahabshiil oo Jawaab kabixisay Qaraalkii IRIN
Warsaxaafadeed uu soo saaray madaxa sare ee Dahabshiil ayuu ku sheegay in ay layaab ku noqotay warkii IRIN ee ahaa... GUJI.HALKAN...
English.version: Dahabshil Press Release
Israel oo Xirtay Hogaamiye sare oo katirsan Falastiin DAAWO.HALKAN
Halkee Mareysaa Xaala Nololeed ee 3da Soomaalida Sweden ee maraykanku ku daray Liiska argagixisada, waraysi arintaas ku saabsan. AKHRI...
SRRC oo DKG ku eedaysan Dagaalka Gedo
Sida uu sheegay Cabdullahi Shiikh Ismaaciil, DKG ayaa... ka.akhri.halkan April 15
Ciidamo DKG iyo Ganacsato is Horfadhiya Ganacsatada dawooyinka ee Suuqa Bakaaraha iyo askar DKG oo is horfadhiya iyo Baarlamaanka DKG oo albaabada ka xirtay saxaafada ka.akhri.halkan April 15
Roobab Lixaad leh oo Ka Da'ay Puntland Roobabkaas oo Garoowe kudiley lix qof, Boosaasona hal qof ka.akhri.halkan April 15
Jariidad Kasoobaxda Maraykanka oo Xustay ganacsato Soomaaliyeed oo xaalufin ba'an ku haya degaanka Soomaaliya ka.akhri.halkan April 15
Warar Qubane ah - April 14
Soomaali tiro badan oo kasooqaxay Gobolka gedo ayaa soogaarey Kenya iyo wararkale .. Ka.Akhri.halkan April 14
Muuse Yalaxow oo jawaab kulul ka bixiyey Khudbadii C/qaasim, warkaan iyo wararka kale ee Muqdisho oo uu kamid yahay dagaal kadhacay Xamar Ka.Akhri.halkan April 14
Dr. Abdi Ulusso  Announces Muddullood’s position of upcoming peace conference in Nairobi Read.Here.Press.release  April 14
5 Bilood Kabacdi Cunaqabatayntii Lagusoo Rogey AlBarakaat, saraakiil Maraykan ah ayaa qiray in aan Cadayn sugan loo hayn in shirkadaasi ay xiriir la leedahay argagixisada, sidaas waxaa maanta qoray jariiidada NewYork Times. AKHRI.ENGLISH.VERSION April 13
» DAGAAL: 10 Qof oo Kudhintay Luuq & 5 Kudhintay Xamar
» OPEN POSITION: Sudanese Refugee Caseworker
» USA: McKinney implies Bush knew of Sept. 11 plot
» TODAY'S: LATEST NEWS FROM SOMALIA
Wararka Soomaalida ee April 12, 02
Wararka maanta waxaa kamida:
» 5 Soomaali ah oo Itoobiya kuxukuntay in la dal-dalo
» Shirkada Amal oo ka jawaabcelisey Qoraal Dhan'ka ahaa
» 25jirkii Soomaalida Sweden oo maxkamad kale lasaaray
» Dad laga masaaruriyey dalka yaman
» USA: Nin u hanjabey Soomaali oo Maxkamad lasaaray
» GUJI.HALKAN
» Kulankii Powell iyo Sharon | DAGAALKA FALASTIIN
» READ THE LATEST NEWS FROM MIDDLE EAST

April 11 | April 10 | April 9 | April 8  | NABLUS | BEYTULAXAM | CARAFAAD | IOL
Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JXWO) oo caalamka ugu baaqday in loogurmado dad u dhashay shacbiga Ogaadeenya oo lagu xirxiray Somaliland Akhri.halkan April 10
Baaq Samafal Somaliland. Xisbiga Ileyska Somaliland ayaa ku baaqay in bisha May ay noqoto.... Akhri.halkan April 10
SUMMARY OF PROGRESS REPORTS ON PUNTLAND PEACE. The Puntland Peace and Reconciliation programme was planned to be conducted on three major phases of... Read.more April 10
Caafimaadka Ra'iisul Wasaaraha DKG oo Kasoo Raynaya
DUBAI : war-murtiyeed SomaliTalk kasoo gaarey xafiiska Ra'iisul Wasaaraha DKG ayaa shaaca ka qaaday in caafimaadka Xasan Abshir uu soo wanaagsanaanayo kadib.. Warka.oo.dhan April 9
»PUNTLANDERS : NO PEACE NO PROGRESS & NO LIFE
»RAYS : C/majiid waa adeege fuliya danaha Itoobiya
» WALWAL: Muqdisho iyo maqala Mid Raac
» Talo: Naqdinta Ururada Islaamiga Ah
» RA'YI: Ma Taqaan Cigaal iyo Cabdi Majiid
» Kuwait: Yaa Xaq Uleh Afka Jaaliyada Soomaalida

Baaq Kuwajahan Jubbada Hoose oo kasoo baxay ururka horumarinta Gobolka J/Hoose Ka.Akhri.halkan April 9
Muuse Suudi Yalaxow Yaa dood qaba oo nadiidaya, waa qoraal kasoo baxay dr.Cabdi Max'd Culusow Ka.Akhri.halkan April 9
Af hayeenka Jabhadda ONLF Hanad Maalin Guur oo jawaab kulul ka bixiyey wareysigii Danjirha Dowladda Itoobiya u Fadhiya Qaramada Midoobey  Dr. C/Majiid Xuseen,  Halkan Guji si aad u Dhegeysato.Sagal Radio April 08, 2002
QUOTE OF THE DAY: "C/Laahi Yuusuf haduu ballan qaado in uu qabanayaano Boosaaso oo fulin waayo cid rabtaa majirto" Sidaas waxaa yiri Xuseen Caydiid -dhegeyso halkan
Waraysigii qoraxey ee Cabdullaahi Maxamud Sacdi
Madaxweynihii hore ee Gobolka Soomaalida ee Ogadeenya
[Afeef: codku waxa uu kuduubanayahay link kabaxsan SomaliTalk]

KALA BEDELKA WAQTIGA HAL-SAAC.KUDAR
War-Murtiyeed Kasoo Baxay Waxgaradka Beesha Mareexaan ee Gedo ee Kudhaqan W/ Ameerika kuna saabsan  aragti cabirkooda ee xal u helidda mushkiladda  Gobalka Gedo . ka.akhri.halkan April 7
Petition for International Investigation Committee
» Warqad Furan: oo Kusocota Beelaha Banaadir
Bannaanbax looga soo Horjeedo weerarada Israel oo kadhacay caasimada dalka Sweden ee Stockholm akhri.halkan
Addis Ababa oo loogu yeeray inay joojiso hub ay ku dal-dalayso DGPL . War-Saxaafadeedkan oo kasoobaxay SPR.. ka.akhri.halkan April 6
EnglishVer: Addis Urged to Halt Pouring Weapons into the PL
30 Qof oo Cudur loomaleeyey Daacuun uu Kudiley Beledweyne. Uguyaaraan 30 qof ayaa dhinaty, 90 kalena waxaa ladhigay cisbitaal.. ka.akhri.halkan April 6
Nin Soomaali ah oo Lagutilmaamay Shufto-Maroodi oo Lagu Diley kenya. Ninkaas oo magaciisa lagusheegay Xassan, kanayimid Kismaayo.. ka.akhri.halkan April 6
Degaanka-Sii-Xumaanaya & Biyo-La'aanta Dalkeenna
SOOMAALIYA: Dal Biyo La' Degaan Ahaanna La Qurmiyey.. 
Cilmibaaris: Dr. C/laahi Cilmi Maxamed
» RA'YI: Al-Islaax Waa Urur Diin iyo Aduunyo
» RA'YI: Ethiopia Waxey Dhaantaa AbdiQaasim
» RA'YI: Maxaa Laga Fili Karaa Shirka Nairobi

» Ethiopian court convicts Somalis for bombings
» Somali militia chief seeks grip on Mogadishu
» U.S. Diplomats Return From Somalia
Casharka 20aad ee Habnololeedkii Saxaabadii rasuulka
Al-Baraa Binu Maalik Al-Ansaari

Warbixin: Xafladii Habeenka Waxbarasha Soomaalida Minnesota
Kulankaan oo siweyn loosoo agaasimey ayaa lagutilmaamay in.. Akhri.Warkan

Aabe Qirtay in uu Gabadhiisii Diley
SWEDEN- Waxaa lagu xakumay xabsi daa'im kadib markii.. Warka.oo.dhan 3/4
Sweden oo Laabtay Baaritaankii aykuwadey Al-Barakaat xafiis ay kuleedahay dalkaas iyadoo 35jir Soomaaliya uxawiley $250,000 laguwaayey wax dembi ah Warka.oo.dhan 3/4
»RA'YI: TNG: Incompetent or Willing Partner of the Environmental Rape Charcoal Trade [By: AbdiWahab A. Musse]
» U.S. Team Visits Somalia to Discuss Terror, Peace
» Preparations for Somalia Peace Meeting Kick off in Kenya
» American Ambassador to Meet Muslims in Mombasa
» Sweden Terror Money Probe Dropped -SomaliCase

Hay'ada UNka u qaabilsan Wararka Somalia oo Shaatiguduud kutilaantay in uu ku "caanbaxay xumaan hore" isagoo katirsanaanjirey ciidankii NSS ee kelitaliye Maxamad Siyaad, waa sida IRIN warka u dhigtaye ayna faafisay BBC tarjumada afafka ee Monitoring Service.
UN news agency notes "notorious" background of leader of new state

PRESS FROM PUNTLAND TO SOUTHWEST STATE
Congratulations to the President Shatigadud April 2
Sweden: 25-Jir Soomaaliyeed oo 5 Sano oo xarig ah lagu xakumay kadib markii lagusoo eedeeyey in uu cudurka AIDS-ka qaadsiiyey labagabdhood oo Warka.oo.dhan 1/4
Xogyaha Arrimaha Siyaasada Ururka USC-PM oo ugu baaqay Cabdiqasim inuu is casilo
Waraysi Hiiraan Information Center layeesheen Barre Axmed Wehliye ayuu kusheegay in Akhri.Waraysiga April 2
IQRA oo Waraysatay Mawliid Macaane
Idaacada IQRA Fm ayaa waraysi dhinacyo badanleh layeelatay gudoomiyaha SRRC ee Akhri.Waraysiga
April 2
  "Guddoomiyihii iigu Yaabka badnaa!"
Waa cinwaanka warbixin uu C/Xakiim Axmed Guled kasoo diray xaflad lagu soo gabagabeeyey shir laguqabtad dalka Sweden oo...
Ka.Akhri.halkan April 1

 


800x600 waa Shaashada boggan EEG


WARAR»

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

SIIRADA RASUULKA KUDAYO»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30
SAXAABADII RASUULKA BARO»
Casharka toddobaadkan | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18
RAMADAAN SOON»
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka GUJI
SAKADA MAALKA BIXI»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7
XIGMAD/WISDOM BIXI»
XAYAYSIIS BOOQO» 
KUTUB/BOOKS AKHRI» 
Soobooqo bogga xayasiiska Buugaagta / kutubta GUJI
NEWS 1 | 2 | 3 | 4 | 5
MAQAALLO AKHRI» 
DOOD FURAN AKHRI» 
QORAALO XIISA LEH AKHRI» 
MUSHARAXA SL 2002» 
Barnaamijka C/Risaq Maxamud Saleiman ee doorashada Somaliland Guji»
Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.