| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2002» SEPTEMBER   Sun, May 19, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan
 
Muslimiinta Ethiopia oo Caawimo Geysanaya
Qiyaastii 63% inkabadan ayaa Musliim ah 65ka milyan ee dadka Itoobiya.. GUJI.. Sept 30
Wararkii Sept 30: Soomaaliya, Kenya, Sacuudiga
»» DKG oo Sharci u Soo Saartay Saxaafada
»» G/W/Bari Kenya Oo Ka Biyadiiday Dastuurka Qabyada
»» Sacuudiga oo Safiirkeedii Qadar u Yeeratay
Dhammaan ka akhri halkan

Kulankii Ardayda Soomaaliyeed
ee dhigta Jaamacadaha Gobolka Minnesota:
 
. Warbixinta Qaybtii 1aad - kulanka ardayda  29/9
  . Warbixinta Qaybtii 2aad - doorashadii ardayda  30/9

Ogadeenya oo Lagu Xirxiray Shacab
"Ciidamada Cadawga Itoobiya ayaa Dad badan ku xidhxidhay dagmoyin iyo tuulooyin katirsan Ogadenya" XORIYO
Eedayn Loo Soo Jeediyey IGAD
Dhinacyada Cusmaan Caato, Qanyare, Mowliid Macaani iyo Liiqliiqato ayaa.. GUJI. 28/9  
Amiir Reer Boqorka Sacuudiga ah Oo
Tuhmay Maraykanka: Wasiirka Arimaha Gudaha ee Boqortooyadda Dalka Sacuudi Caraabiya ayaa usoo jeediyay Maamulka.. GUJI 27/9 
Wararka Soomaalida 26/9/2002
»» Bayaan Beesha Cumar Maxamuud ee London, UK
»» Yalaxow oo Caddeeyey Mowqifkiisa Maamulka B&BS
»» SPR oo Codsatay in la Maxkamadeeyo Cabdullaahi Yuusuf 
»» Maxaa ka soo baxay shirkii Johannsburg, S-Africa
»» Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xarunta Dr ismaaciil jimcaale 
»» Waraysigii Macalin Siciid Saalax ee codka beesha
Dhammaan Ka Akhri Halkan
[26/9/2002]
Hawl-Galladii ugu Dambeeyay
ee Ciidammada Xoraynta Ogadenya ay fuliyeen... iyo Ururka OLF oo beeniyay inuu ka denbeeyay qarixii Hotel Tigray, iyo wararkii Xoriyo....
KA.AKHRI.HALKAN....
Ururka SANU oo Bayaan kasoo Saaray
Maamul Goboleeydka Banadirland
[BARTAMAHA BARIGA SOOMALIYA]: War saxaafadeed u soo saaray ururka SANU waxa uu sheegay in samaynta magacaas ay.. GUJI. 24/9
160 Macalimiin Soomaaliyeed ah oo
loo cusboonaysiiyay Heshiiskii Shaqada Dawladda Yemen iyo kuraastii wax Barasho eey dowlada Yemen ugu deeqi jirtay arday soomaaliyeed ee kasoo Baxa iskuuladeeda oo la kordhiyey... GUJI. 24/9

Caruurta Somaliyeedow Ilaah baad leedihiin »Maxamuud Wardheere oo waraystay carruur Soomaaliyeed oo dhigata dugsiyada Minnesota, kuwaas oo sheegay in...
»Jabuuti oo ahayd usbuucii tegay shaacirada ugu waynayd cawaysinka Jay Leno USA...

»Xukuumadda Bush oo bedeshay istiraajiyada...
AKHRI WARARKA WARDHEERE & TODOBAADKAN
WARAYSI HOGAANKA WARFAAFINTA O.N.L.F [CADAANI]
WARARKA YASSER ARAFAT  OO VIDEO AH - GUJI [CBC]
Magacyada Golaha Fulinta UHG J/Hoose 
oo shaaca laga qaaday, sida ku cad warsaxaafadeed ka.. GUJI. 22/9
Shaati Guduud oo Qalabaynaya Ciidankiisa
iyo Wafdi uu hogaaminayay Daahir Dayax oo
... GUJI. 21/9
Ridwaan oo waraystay Mawliid Macaane
"Cabdulaahi Yusuf (waxa) uu dhistay maamulka Puntland, Shaati gaduudna Waxaa uu dhistay maamulka Koonfur galbeed.. GUJI. 21/9
Afduub ka Dhacay Muqdisho
Cabdixakiin oo ahaa madaxa Shirkada Al-Faghi ee aflaanta Hindiga ah u Turjunta Af-Soomaaliga ayaa ay dabley khafaalatay Isaga oo GUJI.
Wasiir xigeenka Xafiiska Madaxwayne Moi
oo ka hadlay shirka Soomaalida ee lagu qabanayo Kenya ayaa sheegan in Soomaalida Kenya ay... IQRA.
21/9
ITOBIYA: Hawlgalo Militari oo ay Si Wadajir 
ah u qaadeen CWXO iyo Ciidanka Xoraynta Oromia, Taliyaha Ciidanka Jabuuti oo socdaal kumaraya dalalka XORIYO 20/9
Wiil Dhallinyaro ah oo Siweyn u Gubtey
oo u Baahan Gargaar Degdega: Wiilkaan oo  magaciisu yahay Saciid A. Maxamed oo 16-jir ah deggana Hargeysa waxa uu qabaa gubasho derejada saddexaad (third degree burns) oo luqunta iyo laabta ah... 
GUJI..  
Maxaa kala haysta KANU iyo NAK
Xisbiyada ku bahoobay NAK waxay tiradoodu dhantahay 13 xisbi oo mucaaradka Kenya ah waxaana haatan 
GUJI.. 19/9
Waraysi SomaliStar Layeesheen Cobol
Wasiir kuxigeenka warfaafinta iyo Boostada Puntland, mudane C/shakuur Mire Aadan
(Cobol), waraysi dheer oo uu siiyey wargeyska SomaliStar ayuu.. GUJI... 18/9
2 Nin oo Itoobiyan ah oo lagu xiray Burco
Labadaas nin oo lagu soo eedeeyey inay fidinayeen diinta masiixiga ayaa waxaa xabsiga u taxaabay Ciidanka booliska Burco...  
XORIYO. 18/
9

Isbahaysiga Dooxadda Jubba oo Cashuur
ka bilaabay Kismaayo iyo Md. Deerow oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho oo uu... GUJI... 17/9
DOODFURAN: DADWEYNAHA & CASHUURTA KISMAAYO 
Baaq Kasoo Baxay Qaramada Midoobey
ayaa Soomaalida ugu yeeray in ay ilaaliyaan maalinta caalamiga ah ee nabadda  oo kubeegan 21ka Sept IQRA.
Wasiirka arimaha Dibadda DKG
0o New York kula kulmay Kofi Annan, waxayna kawada hadleen arimo la xiriira Soomaaliya, Ciraaq iyo... GUJI. 17/9
Wararkii Wadheere &ToddobaadKii 16/9
USA:
Sharci yaqaan oo aanan aaminsanayn Ilaah oo gilgilay nidaamka dawladda Maraykanka iyo.. GUJI...
Garabka Bidix oo ku guulaystey Doorashadii
SWEDEN: Soomaalida Sweden ayaa badankoodu xubna ka ah xisbiga shaqaalaha si weyna ugu codeeyey sanadkaan, balse..  GUJI 16/9
»»Faaladii Ikraam ee siyaasada & Doorashooyinka Sweden
Yaa u Maqan Qarankeena, Soomaaliyeed? Waa Maqaal uu Qoray Dr.Cali Cisman, waxaa noo aqrinayaaWariye C/lahi Nuur Kolombo oo ka tirsan Bahda SagalRadio. Riix Halka
Dhacdooyin Bileedka Ogaadeenya (Jul,Aug)
Warbixintan oo lagaga hadlayo Dhinacyada Siyaasada, Milatariga, Xuquuqul Insaanka iyo Xaaladaha kale ee ka Jira Ogaadeenya iyo Itoobiyada Gumeysataba GUJI 15/9
Maxaabiis Oromiya Laga Sii Daayay
xabsiyadda dalka Itoobiya gaar ahaan dhulka ugu wayn ee dalkaa "Oramiya" ayaa laga sii daayay maxaasiib aad u fara badan GUJI 14/9
Gudoomiyaha UEFA oo la kulmay Somalida
Guddoomiyaha xiriirka Kubbada Cagta ee Yurub ayaa GUJI.. 13/9
Eedaysane Argagixiso ah mise M
udane
Musharax ah: C/risaaq Aaden Cali oo ka mida sadexdii..  GUJI.. 13/9
Qoraaga Wargeyska Assiyaasi - Nairobi
oo sheegay in noloshiisu khatar kujirto  GUJI.. 13/9
Cadaadis Lasaarayo Itoobiya
waa cadaadis ku saabsan arimaha Soomaaliya, warkaan iyo Ganacsato Ingiriis ah oo yimid magaalada Muqdisho  XORIYO 13/9
"FARAGELINTA ETHIOPIA
 iyo Dagaal ooge Col. Abdullahi Yuusuf Axmed,"  sidaas waxaa kubilaabmay qoraal SomaliTalk kasoo gaarey GUJI 12/9
IGAD oo Shir Jaraa'id ku Qabatay Nairobi
shirkaas jaraa'id waxay IGAD ku sheegatay in shirka dib u heshiisiinta soomaaliyeed  uu yahay mid lagu IQRA. 12/9
Waftigii Xasan Abshir oo Kadhoofay Yemen
Wafdiga Raisul wasar
aha DKG ayaa saaka u sii kici timay xagaa iyo wadanka imaaraadka carabta GUJI.  12/9
Muxuu yahay Cudurka West Nile virus , sideena looga hortagi karaa ? Dr.Cumar Nuur oo ah aqoon yahan Somaaliyeed , ayaa ka hadlay cudurka beryahan faraha baas ku haya dalka Mareykanka, ka dhegeyso halkan - Sagal
Imamka Masjidka Portland oo
La xiray
Oregon, USA - 200 oo qof ayaa isugu soo baxay maxkamad saaridda wadaadka la yiraahdo Sh. Max'ed C/raxman Kariye  sidaas waxaa sheegay GUJI.. 12/9
WAAMO PEOPLE'S PARTY: BAYAAN SHIRKII TOWFIQ
NRB -
Taageerayaasha Xisbiga Shacabka Waamo  ayaa bayaan ka soo saaray shirkii ay hotel Tawfiiq GUJI.. 11/9
"DKG Shaqsi gaar ah (Xaabsade) lama Gelin Heshiis
waxayse wada hadal la yeelatay hoggaanka RRA Shaarguduud maahee intiisii kale" Sidaas waxaa yiri C/Qaasim Salaad Xasan oo u waramayey... GUJI.. 11/9

»Minnesota.... sanad kadib September 11 ! [wq.Ceynte]
Ethiopia oo Kulmisay RRA
kadib markii ay dawladda ethiopia xiriirka saaxiibtinimo layeelatay maamulka baydhabo waxaa ka siraadmay colaad salka ku haysa
... GUJI.. 10/9
Daahir Dayax, Wasiirka Arimaha Gudaha DKG, oo waraysi siiyeye Radiodalmar GUJI
Wasiirka Arimaha Dibadda Jabuuti
oo lahadlay Jaaliyadda Soomaalida Kenya GUJI.. 10/9
WARARKA SOOMAALIYA EE 9/9/2002
*Qaar Ka Tirsan Hogaamiye Kooxeedyada Oo Ka Carooday......
*Shaati Guduud oo ka ambabaxay Baydhabo.
*Urur cusub oo looga dhawaaqay Beledweyne
*Guddoomiyaha qawmiyadda Carabta Somaliyed Oo sheegay
... Wararkan oo dhan Ka akhri Halkan - GUJI..
UK: Kulankii Raabidada oo ka dhacay London
JAWAAB Pro.Samatar: FIQI TOLKII KAMA JANNA TAGO
Jaamacadda Boosaaso Waxaa Loo Dhisay Kobcinta Aqoonta
Sidaas waxaa yiri Ciise Dhollowaa oo jawaab ka bixinayey hadalkii Prof. Samatar ee ahaa GUJI.. 9/9 
Warbixin: Suuqa  Al-Karama
MINNEAPOLIS : Suuqa Al-Karama waa suuq Soomaaliyeed oo kuyaal.. GUJI.. 9/9 
Wardheere &Toddobaadk
ii 8/9
USA: Dawladda Federaalka ma rabto governorka Minnesota inuu aado Cuba asagana kama yeelayo iyo. GUJI... 8/9
Jaamacadda Carabta oo Taageersan DKG
Sida ey qortay saxaafada Yemen waxaa eey go'aamiyeen Wasiirada arimaha dibada ee Jaamacadda carabta in GUJI..  
Faalo: Dib u dhigidda Shirka Kenya
warkaan iyo Dhac Loo Gaysanayo Basaska Oo Muqdisho Si Weyn Looga Dareemay  GUJI..  8/9
Wareysi uu C/lahi Nuur Kolombo oo ka tirsan Bahda SagalRadio la yeeshey Ruug-cadaagi saxaafada Somali,  Mr. Mohamed Hassan Kahin Riix Halkan
XAGARYARE: Booliiska Jarmalka oo Heegan Galay 
Khudbadii C/Raxman Jaamac Barre
kajeediyey shirka Beesha Sade ee kasocdey gobolka Gedo markay taariikhdu ahayd...GUJI..  
Shirkii Kenya oo Dib Loodhigay 
wasiirka arimaha dibada kenya ayaa sheegay in shirkii nabada Soomaalida uu noqon doono 30ka bishan IQRA.. 7/9
DOODFURAN:  Dib-u-dhigdda Shirka Kenya & Dadweynaha 
Axdi ma laha xabashidu lagu aaminaa [FAALLO]
WARARKA OGADEN - 7.9.2002
Dhirbaaxoyinkii ku dhacayay Ciidamada Nacabka Gumaysiga Itoobiya oo halkoodii ka soo socda GUJI..  
WARARKII MUQDISHO - 6.9.2002
Dadweyne Aad U Tiro Badan Oo Maanta Socod Ku Maray Goobihii Dagaaladu ka dhaceen iyo Darawal waday gaari booyad ah oo lagu dilay Isgoyka Tawfiiq.. GUJI..  
Shir-DegDeg: Bahweynta Mudullood ee UK
Shir deg-deg ah oo ey isugu yimaadeen odayaasha, aqoonyahanada iyo dhallinyarada bahweynta Beesha Mudulood ayaa walaac ka muujiyey dagaaladdii.. GUJI.. 6/9
Wiilashii Diley Kaiser oo Maxkamad lataagey
Maxkamad kutaal dalka Ingiriiska ayaa la horkeenay wiilasha diley Kaiser Osman oo qaxooti halkaas ku ahaa GUJI.. 5/9

Hamid Karzai oo ka Badbaadey isku Day Dil
Madaxweynaha Afghanistan ayaa maanta ka badbaadey isku day dil isagoo joogey Kandahar GUJI.. 5/9
Warbixintii Dr. Ghanim ee Soomaaliya
Warsaxaafadeed kasoo baxay UNka Soomaaliya ayaa sheegay in Dr. Ghanim uu kulan la yeeshay Cabdullaahi Yuuf iyo Daahir Riyaale taas oo... GUJI.. 5/9
Yvonne Ridley oo  Islaamtay
Suxufiyadii u dhalatay Ingiriiska ee Talibaan xireen 2001kii ayaa ku tala jirta inay shaaca ka qaaddo islaamidda ay soo islaamtay GUJI.. 5/9
Warbixin: Dagaalkii  is-Goyska Fagax
Dagaalkan oo kadhacay isgoyska fagax ee Muqdisho, Cusman Caato oo ka hadlay dembiilayaasha dagaalka iyo wadahadallo u socda garab RRA ah iyo is-bahaysiga dooxada Jubba GUJI.. 4/9
TACSI: Marxuum Sh. Maxamud Cabdi Xirsi (Maxamuud- Buur) 
Afduubkii Max'ed Faarax oo Soo Afjarmay
Kaddib markii saakay dagaal laba kooxood ka dhacay agagaarka Hotel Lafaweyne ayaa halkaas waxaa GUJI.. 4/9
Jaaliyadda Sool, Sanaag & Hawd ee Kenya
ayaa kulan ay yeesheen kaddib soo saaray bayaan, kaas oo... GUJI 4/9
Suudaan oo Joojisey Wadahadaladii SPLA
warkaan & Mogabe oo afka ka weeraray Tony Blair IQRA 4/9
R.W. Ruushka oo Tegey Itoobiya
Ra'sul wasaaraha Ruushka iyo wafdi u hogaaminayo ayaa 1dii bishan Septembar socdaal  XORIYO 3/9
TACSI: FAADIMO AADAN CALI oo ku geeriyootey Chicago 
"Sool iyo Sanaag waa qayb kamida Puntland"
Sidaas waxaa yiri sarkaal sare oo katirsan DGPL oo u waramayey saxaafadda GUJI... 2/9
HARGAYSA IYO XORNIMADA SAXAAFADDA
C/Raxman Ismaaciil Cumar oo ah qoraa sare ee jariiradda Hargaysa fadhigeedu yahay ayay.. GUJI... 2/9
Diyaargarowga Sannad Dugsiyeedka 2002-2003
St. Paul, MN -Xaflad waxbarasho ee diyaar-garawga Sanad dugsiyeedka 2002-2003 Minnesota ayaa. GUJI... 2/9
Waraysigii Maxamed Qanyare
"Ma qabo inuu yahay Shirka Nayroobi mid najxaya waayo waxbaa ku hoos qarsoon" sidaas wuxuu kusheegay waraysi dheer oo  GUJI... 2/9
Shirkadda Kaah Express Xarunteeda Dalka Jarmalka oo lasiiyay Shatiga Xawaaladda  GUJI..
XAGARYARE: KOONFUR SOOMAALIYA SIDA HALOO DHAAMO
Wararkii Wardheere
ee 1/9/2002 
Diyaaradii Safiirka Sacuudiga ufadhiya USA oo la fariisiyey Colorado, nin dembi uusan gelin u xiraa 17sano oo lasoo daayey, iyo.. GUJI... 1/9

 


WARARKII AGOOSTO - GUJI
» JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH
| FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

800x600 waa Shaashada boggan EEG

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

SIIRADA RASUULKA KUDAYO»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30
SAXAABADII RASUULKA BARO»
Casharka toddobaadkan | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18
RAMADAAN SOON»
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka GUJI
SAKADA MAALKA BIXI»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7
XIGMAD/WISDOM BIXI»
XAYAYSIIS BOOQO» 
KUTUB/BOOKS AKHRI» 
Soobooqo bogga xayasiiska Buugaagta / kutubta GUJI
NEWS 1 | 2 | 3 | 4 | 5
MAQAALLO AKHRI» 
DOOD FURAN AKHRI» 
QORAALO XIISA LEH AKHRI» 
MUSHARAXA SL 2002» 
Barnaamijka C/Risaq Maxamud Saleiman ee doorashada Somaliland Guji»
Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.