| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2002» Febraury   Thu, May 16, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan
Doorashadii Baarlamaanka Puntland
qaabkii ay u dhacday doorashadii guddoomiyaha iyo labada guddoomiye ku xigeen ee baarlamaanka PL
Ka akhri halkan feb 28
Beesha Mudulood oo Qoraal Kasoosaaray daagaalkii Xamar
Warsaxaafadeed u soo saaray Golaha Midnimada Muddullood (GMM) ee Xaruntiisa tahay magaalada Toronto, Canada ayaa ka walaacsan dagaalka lagu hoobtay ee ka dhacay Degmooyinka Maka iyo Madiina
Ka akhri halkan feb 28
SULDAAN SIRAAJI IYO ARAGTIDIISA DKMG
Waraysi uu bixiyey Suldaan Maxamed Xaji Siraaji oo uu kaga hadlayo waxyaabihii ay DKG garab martay
Ka akhri halkan feb 28
CISMAAN ABOKOR IYO ARAGTIDIISA SOMALILAND
Waraysi uu bixiyey Hoggaamiyihii hore ee Xisbiga Ilayska Somaliland Cismaan Abokor Ka akhri halkan feb 28
Shuruud Adag oo Maraykanku Kuxiray 3 Soomaalida Sweden
Si looga saaro Liiska Argagixsada ayaa Seddex nin oo soomaali ah heystana dhalashada wadankan Sweden kana mid ahaa.. Ka akhri halkan feb 27
»WARBIXIN JAAMACADDA CAMUUD EE BOORAME:
waraysi radio Sagal layeeshay madaxweyne kuxigeenka Jaamacada Camuud pro. C/laahi Xaashi Abiib Ka.Dhegeyso.Halkan

Jabuuti oo Jawaab Kulul Kabixisay hadalkii Itoobiya
Hadalkii uu dhowaan sheegay safiirka Itoobiya u fadhiya Qaramada Midoobey ee Kusaabsanaa Soomaaliya ayaa... Ka Akhri Halkan [Djabouti] feb 26
Soomaalida u soo Guur Timaada Dalka Hindiya oo Baryahan Batay
Soomaali badan ayaa sanadkii aynu soo dhaafanay guursaday hablo badan oo reer india ah oo (muslimiina ah) iyadoo ay... Ka Akhri Halkan [Hindia] feb 23

OGEYSIIS SOMALIDA OHIO: kayimid Ardayda jaamacada Ohio


19 Qof oo Kudhintay dagaal Xamar ku Dhexmaray Yalaxow iyo Finish
19 qof oo dhintay, 35 dhaaca ah, saddex dhaawaca kamida oo da'doodu kayartahay saddex jr, saddex kun oo qoys oo ka qaxay degmada Madiina Ka Akhri Halkan [som] feb 26

Soomaalida Stockholm ku nool oo markii ugu horeysay wada Ciidey
kumanaan kun oo ka mid ah Musliimta ku dhaqan wadanka Sweden oo isugu jira rag, dumar iyo caruurba ayaa si weyn u ciidey, Ka Akhri Halkan [Sweden] feb 24

Qof Dumar ah oo Swiss ah oo Lagudiley Marka
Wararka ka imanaya magaalada Marka ee Soomaaliya ayaa sheegay in ladiley qof dumar ah oo katirsanayd hay'ad samafal ah Ka Akhri Halkan [Marka] feb 23

Boosaaso oo Siweyn Looga Ciidey
Dadwaynah ku nool magaalada Boosaso ayaa mar qura saakay (feb 22) la soo toosay farxad iyo rayn rayn ka dib markii dhamaan masaajidada lagaga dhawaaqay akhbaarta ciida Ka Akhri Halkan [Bosaso] feb 22

CIID MUBAARAK
Bahda SomaliTalk waxay dhammaan umada Islaamka usoo tebinayan hambalyada Ciid-Al-Adxa. Ciid wanaagsan.
Fadlan Akhri hambalyada oo dhan [SomaliTalk] 22, 02, 2002

»CODSI KU AADAN CIID-AL-ADXA: Waa codsi mucaawino u raadin carruurta Soomaaliyeed ee dhibaataysan ee fadlan akhri halkan
Ra'iisul Wasaaraha DKG oo Dhambaal u Diray Xujeyda
Dhambaal isugu jira Hambalyo iyo Wargelin uu Xasan Abshir u diray xujeyda iyo jaaliyadaha Soomaalida qurbaha
Ka Akhri Halkan [Muqdisho] feb 22

Warsaxaafadeed: Afhayeenka SRRC ee W/Ameerika
Warbixin kusaabsan dagaalkii Baardheere oo uu soo saaray afhayeenka SRRC ee woqooyiga Ameerka
Ka Akhri Halkan [W/ameerika] feb 22

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Sacuudiga oo lakulmay Jaaliyadda
Dhawaan waxaa booqasho ku tagey Safaaradda Soomaaliyeed ee ku taal Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyadh ergo ka socota...
Ka Akhri Halkan [Eeg Sawirada] [Saudia] feb 22

MAALINTA CARAFA
Maalinta 9aad ee bisha Dil-Xijja (carafo) ayaa ah maalin aad u weyn fadligeeda. Maanta waa maalinta ay Xujeeyda ay u diyaar garoobayaan inay istaagaan buurta Carafa
Ka Akhri Halkan [Ibrahim Saalax] feb 21

Laba Milyan oo Xujey ah oo iskugu soo Baxay Buurta Carafa
Maanta, Khamiis febraayo 21, 2002, waa maalinta Muslimiinta gudanaya waajibaadka Xajka ay isugusoo baxayaan Buurta carafa. Warbixin kusaabsan xajka sannadkan Ka akhri halkan feb 21

SOOMAALIDA DENMARK: Bulshada Aynu lanool nahay aynu ka qaadano Wixii na Anfaca
Warbixin: Siminaar socday labo maalmood, si wanaagsana loo soo agaasimay, ayna ka soo qayb galeen waalidiin iyo dhalinyaro soomaaliyeed ... Ka akhri halkan feb 20

Wararka Soomaaliya ee Feb 19
» Bayaan: Jaaliyadda Absame/Kablalax ee Ingriiska
» Beelaha Digil/Mirifle oo Kubaaqay dagaal joojin SRRC/IDJ
» Beesha Dhulbahante oo Cabaaraysay DKG
» Dagaalkii Baardheere: 40 Qof dhimasho, 50 Dhaawac
Dhammaan Ka Akhri halkan

»DOODFURAN: Ra'yigaaga toos u dhiibo


Nin Soomaaliyeed oo Qarka usaran in uu Noqdo Qofka Adduunka ugu Dheer
Xuseen Bisad waa 27jir Soomaali ah oo dalka ingiriiska dhowaan yimid, dherekiisu waa in kabadan 2.4 mitir, miisaankiisuna inyar kor u dhaafay 209 kg Ka.Akhri.halkan

Warar Is-khilaafsan oo Kasoo Baxaya Baardheere
Wararkii dagaalkii Baardheere kadhacay febraayo 18 Ka.Akhri.halkan

Khudbadii Jaamac C. J. ee Furitaankii Kalfadhigii 1aad ee Golaha Xeerdejinta DGPL
"xilli weeye cidla lagaga tegayo ciddii aan lahayn saxiib adag, dhaqaale xooggan iyo qorshayn sugan oo samatabixiya" JCJ
Khudbadii oo dhan Ka.Akhri.halkan ama halkan

MAQAALKA MAANTA: Wasiirada la Kordhiyey ma soo Afjari Doontaa Dhibaatada Soomaaliya??!!.
Akhri qormadii Abdirashid Aaden Yusuf Feb 17

Dhismaha iyo Magacyada Wasaaraddaha Iyo Wasiirada DKG
Muqdisho - Waxaa Madaxweynaha DKG hortiisa lagu dhaariyay xubnaha Golaha Wasiiradda Cusub ee DKG Akhri.halkan ama halkan feb 16

Xoolo Aad u Tirabadan oo Bishan kadhoofay Boosaaso Carafada Awgeed
Dekeda Boosaaso ayaa waxaa kadhoofay shixnado xoolo nool ah oo laguqiyaasay kuwii ugu badnaa inta laxusuusto dhowaanta Warka.oo.dhan [warbixin: shikhaduun, feb 16]

Wararkii "IQRA FM" ee Feb 15
Nairobi - wasiirada arimaha dibada ee IGAD oo ugu baaqay maraykanka in uusan weerar milatari ku qaadin soomaaliya Warka.oo.dhan feb 15

PUNTLAND: Wararkii DGPL ee Febraayo 14
» Kalfadhii Baarlamaanka PL oo Boosaaso kafurmay
» Waftigii Liibiyaanka oo PL dib ugu soo noqonaya
TACSI: DR: Yaasiin Xaaji Xirsi oo ku geeriyooday Burtinle

»YEMEN: Nin isku Qarxiyey Magaalada Sanca
WARAYSI: C/LE DEEROOW ISAAQ
Khartuum, Sudan - C/qaadir (Barnamij) ayaa ka qaaday Gudoomiyaha Baarlamaanka DKG wareeysi dheer oo taabanyay Arimo aad muhiim u ah oo ay ka mid tahay waxyaabuhuu qabtay baarlamaanku, riditaankii xukuumadii Dr cali khaliif , xaalada Muqdhisho, furitaan la'aanta Dekada, iyo Gegida dayuurada, Argagixisada, ballaarinta Baarlamaanka iyo fikrada Mowliid Macaani
AKHRI HALKAN ama HALKAN feb 13

Fadhi La Isugu Keenayo Taageerayaasha Cabdullaahi Yusuf iyo Kuwa Jaamac Cali
Xubno ka mida ah gudiga nabad raadinta oo ah xubno dhex dhexaad ka ah khilaafka Puntland ayaa shaaca ka qaaday saakay in... Warka oo dhan Feb 12
» Fadhigii kowaad ee Maamulka lagusoodoortay Garoowe
» Wafti Liibiyaan ah oo Kusocdey PL oo Lagaceliyey SL
» Gabar Jacayl Dartiis Isugugubtey Bosaso oo dhimatay
» DoodFuran: Heshiisiinta Jaamac C. iyo C/Laahi Y.

MASHRUUCA QALIDA INDHAHA Jamciyada samafalka almanhal ayaa tegidoonta Laascaanood february 25 iyo Galkacyo 12 Maarso , si indhaha loogu fiiqo dadka indhaha la' Akhri.halkan.. Feb 12
Mushkiladda Soomaaliya: Xagee Wax Kaqaldanyihiin!!!
Qaybtii 2aad ee maqaaladii Siciid Cali axmed Akhri... Feb 12

Madaxweyne Moi oo sheegay in uu dedejinayo dib uheshiisiinta soomaaliya
Warkaan iyo diyaaradaha Basaasnimada ee Ciidamada Germany oo lafilayo in ay yimaadaan Garoonka Mombasa
ka akhri halkan [IQRA fm] Feb 11

Ololaha Horumarinta Waxbarshada Puntland: East Africa University
Warbixin dheer oo Ciise Dhollowaa kasoo diyaariyey Jaamacada Bariga Afrika, iyo dardargelinta barnaamijka Jaamacada, waxyaabaha jaamacaduu haysato iyo waxa ay u baahanatahay warbixinta akhri Feb 11

Shil Gaari oo Kadhacay Atlanta, USA oo Laba ruux oo Soomaaliyeed ay kudhinteen
Maalintii khamiistii ee Feb 7 ayaa shil baabuur ka dhacay jidka taga airportka Atlanta halkaasi oo ay ku dhinteen ala ha u naxariistee laba ruux oo dumar ah oo kala ahaa Luul Cali Shire iyo asila (asiili) xuseen ciise , saddex kalena oo kala ahaa C/raxmaan Geele Samatar, Aadan iyo iimaan yuusuf Cabi ay ku dhaawacmeen dhamaantoodna Soomaali ayay ahaayeen. faahfaahin intaa ka badan ka dhegesta Radio Sagal feb 11

Wararka DKG ee Feb 11
Madaxweynaha DKG ayaa maanta Waraaqihii aqoonsiga kagudoomey Danjire Eretereeya u fadhiyi doono Dalkan Soomaaliya halkan ka akhri [SONNA] Feb 11

Wararkii Puntland ee Feb 11
BBC-da Afka Soomaaliga oo Reer Puntland ka cawdeen iyo warar kale Ka akhri halkan -GUJI Feb 11

Xamar oo Sibuuxda Internet u yeelatay
Wararka ka imanaya Xamar ayaa sheegay in si baahsan uu Internetkii dib ugusoo laabtay. taas oo labashirkadood oo internetka bixiya ay hadda arintaas hirgeliyeen. feb 11

ONLF oo Jawaab Kabixisay Hadalkii Safiirka Itoobiya ufadhiya Maraykanka
"Waa xaqiiqo aan layska indho tiri karin ah inuusan shacbiga Ogaadeenya haysanin wax xuquuq ah haba yaraate" ONLF
Akhri Af-Soomaali | English.Version Feb 10

»WAN-QAL: Waqlasha Carruurta - Magacbixin
»ISRAACA: Open Letter to Melez Zinawi
»BAAQ-NABADEED: Ka GeriKoombe: Kuwajahan Puntland
»WARBIXIN: Safarkii Jamac C. Jamac ee Yurub

Warbixin: Keniyaay Maxaad Tahay
Warbixin dheer oo : Assad Caddaani kadiyaariyey guud ahaan Kenya iyo Soomaalida u soo qaxday Ka akhri halkan
» 636 oo Laguqabqabtay Hawlgalkii Booliska Nairobi
» Booliska Kenya oo Galay Xaafada Islii, Nairobi
» Xogwaran: Maxaa sababay Raafka Kenya
» Booliska Kenya oo Soomali Badan Raafay
» Dhibaatooyinka haysta Soomaalida Nairobi
» Baaqii garissa ee Cayrinta Qaxootiga
» DOODFURAN: Sidee Dadweynuhu u arkan Hawlgalka Booliska Kenya Taladaada.Dhiibo


Soomaalida Kudhaqan K/Afrika oo Dhibaatooyin Kala Kulma Booliska haga Gawaarida
. Booliska ilaaliya sharciyadda wadooyinka oo ay beryahaan dambe iska horyimaadaan Soomaalida.
. Carruurta Soomaalida Koonfur Afrika oo muujiyey dadaal waxbarasho
Warbixinadaas Ka Akhri halkan


800x600 waa Shaashada boggan EEG


WARAR»

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

 SIIRADA RASUULKA KUDAYO»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30
 SAXAABADII RASUULKA BARO»
Tusmo 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18
 RAMADAAN SOON»
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka GUJI
 SAKADA MAALKA BIXI»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7
 XIGMAD/WISDOM BIXI»
Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.