Cabdulaahi Cabdi Yirid oo Shirkii London ku Tilmaamey Shirkii Hagardaamada
Soomaaliya.
Arrimo Sir ah oo uu Daboolka ka qaadey
Nov 18, 2011:
Halkan ka dhegeyso
(mp3)
Cabdulaahi Cabdi Yirid oo ka mid ahaa Dhalinyaro lagu martiqaadey shir ka dhacay
Magaalada London ee Cariga Ingriiska gaar ahaa 31 dii Oktoobar ayaa sheegey
inshirkaas lagu martiqaadey dad fara badanoo isugu jirey Soomaali iyo Ajaaniib ,
sago sheegey ama ku tilmaamey Shirkas Shirkii Hagardamada ee Soomaliya wuxuuna
Wareysigiisa daboolka uu kaga qaadey arrimo sir oo uu sheegey in lala damcasan
yahay dadka Soomaaliyeed.
Aqooyahan Cabdulaahi Cabdi Yirid oo ka mid ah Dhalinyarada Ku nool Dalka
Ingriiska Waxna Kabarta Mid kamid ah Jaamacadaha Ku yaala Dalkaasi ayaa wareysi
gaar ah oo uu siiyay Idaacada Al-furqaan Magaalada Muqdisho waxa uu Daaha ugu
Qaaday Ciidamada Ka socda Dowladaha Ugaandha iyo Burundi ee ku sugan Wadanka
Soomaliya inay Dalka Keensatay Shirkad Shisheeya ah oo uu leeyahay Nin Ku nool
Magaalada Virjinaya ee Wadanka Maraykanka.
Cabdulaahi Cabdi Ayaa sheegay in Ninka Hogaanka ka ah Shirkada Maalgalinaysa
Ciidamada Shisheeye uu isna lacago badan kaga soo qaato Dalal Ka tirsan Midowga
Yurub balse uusan Carabaabin wadamadaas balse sheegey inuu hayo Qoraalo fara
badan. Oo ku aadan shirkaas hase yeeshee oo uu sheegery in uu dib u soo bandhigi
doono
Aqooyahanka ayaa sidoo kale sheegay in Shirkadaha Ajaaniibta ah ee Ku sugan
Gudaha Dalka Soomaaliya ay sii balaariyeen Dowrkooda Ku aadan Ka howlgalida
Dalka Soomaaliya iyagoona qoranay Dhalinyaro Soomaaliyeed.
Maamul Gobaleedka Putland ayuu sheegay Xiligaan in si wayn ay ugu howlgasho
Shirkaad Sarasen Taasi oo Hub Badan Gudaha U galisay Deegaanada Maamulkaasi. Ugu
Danbayntii Aqooyahanka ayaa sidoo kale carabka ku dhuftay in Shirkadaha
Shisheeye ay Ciyaarayaan Sidoo ay u maalgalin lahaayeen Maamul Gobaleedyda Dalka
Ka jira ee maalmahan si aad dhismahoodu u socdo.
W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.com
Faafin: SomaliTalk.com | Nov 19, 2011
Nov 10, 2011: Maxaa ka soo baxay kulan Dhex marey Madaxweynaha Kenya Kibaki iyo Xubno ka
socdey Soomaalida Waqooyi Bari.
Nov 7, 2011: Guddoomiyaha Gobalka Gedo ee DFKMG Maxamed Cabdi Kaliil "Faarax Macalin
wuxuu Huwan yahay Shaar ONLF ee Wax Azaaniya la yiraahdo ma jirto"
Nov 6, 2011: Ma Dhihi Karaa Dhamaan Dowladaha IGAD waxay Faregelin ku Sameeyeen Soomaaliya
?
Nov 5: 2011: Kalluumaysato reer Kenya ah oo
Militariga Kenya ku laayeen doontii ay ku kalluumaysanayeen
Nov 5: 2011: Qaadka Quba - Ololaha Dhaqaale Kobcinta Soomaalida
Nov 4, 2011: Kenya oo Duqaynaysa Dameeraha ku
sugan Soomaaliya
Nov 3, 2011: Sheikh Shariif oo Sheegay in uu yahay kan ugu Wanaagsan ee hoggaamin kara
Soomaaliya kaddib 2012
Nov 2, 2011: Shariif Xasan iyo C/weli Gaas oo u
dhoofay Xajka xilli Sheikh Shariif uu safar ugu maqan yahay Kampala
Nov 1, 2011: Heshiiskii Kampala Accord oo
Ogolaanaya in Xukuumadda laga keeni karo Mooshin ka dhan ah haddii ay ku xad
gudubto Axdiga FKMG
Oct 31, 2011: C/weli Gaas iyo Odinga oo ku heshiiyey 11 qodob oo ku saabsan Ciidamada
Kenya ee Galay Soomaaliya
Oct 30, 2011: Kenya, Ethiopia iyo Faransiiska oo ku
Muransan Cidda Loo Dhiibayo Xakunka Kismaayo haddii la Qabsado Kaddib
Oct 30, 2011: Diyaarado Dagaal oo Duqeeyey Xero Qaxooti oo ku taal Magaalada Jilib
Oct 30, 2011: Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo Gaarey Nairobi, xilli Sheikh Shariif weli
ku adkaysanayo ka soo horjeedka Ciidamada Kenya ee soo galay Soomaaliya
Oct 29, 2011: Mooshin ka Dhan ah Ra'iisul Wasaaraha
DFKMG C/wali Gaas iyo Kenya oo loo Gudbiyey
Golaha Baarlamaanka.
Oct 28, 2011: Kenya oo Sheegatay in ay Qabsadeen
Magaalada Buurgaabo iyo Sheikh Shariif oo aan ka hadlin Sheegashada Kenya
Oct 27, 2011: Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo ku
celiyey Hadal ka soo horjeeda kii Madaxweynaha DFKM ku diidanaa Ciidamada Kenya
Oct 26, 2011: Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo Markii ugu horeysey qiray,
soona dhaweeyey in
Ciidamo Kenya galeen Soomaaliya, Arrintaas oo khilaafsan hadalkii Sheikh Shariif
ku diidanaa Ciidamada soo galay Soomaaliya
Oct 25, 2011: Warbixin Dheer oo ku Saabsan Waxa Waqtigaan Keeney in Mugdi soo kala Dhexgalo
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo Sida loo arko Hadalkii Shiikh Sharif
Oct 24, 2011: Kenya oo Sheegtay in ay DFKMG ka
haysatey Qoraal u Ogolaanayey in Ciidamada Kenya galaan Gudaha Soomaaliya...
Oct 24, 2011: Madaxweynaha DFKMG oo ka soo horjeestey
Faragelinta Kenya ee Gudaha Soomaaliya
Oct
24, 2011: Diyaarado Duqeeyey Kismaayo iyo Buur Gaabo iyo
Maraakiib Dagaalka Faransiiska oo duqaysay magaalada Muday....
Oct 23, 2011: Sida loo arkey Soo Gelitaankii
Ciidamada Meleteriga Kenya Qaybo ka mid ah Dhulka Soomaaliya
Oct 22, 2011: Ra'iisul Wasaaraha DFKMG oo Sheegay in
uusan ka warqabin Ciidan Kenya oo soo galay gudaha Soomaaliya
October 21, 2011: Ra'iisul Wasaaraha Kenya oo
Sheegay in Ciidamada Kenya Qabsadeen Raas Kambooni
Oct 20, 2011: Kenya oo Adeegsaneysa Erayadii Zenawi Adeegsadey markii Ciidamadiisu
Weerareen Soomaaliya - Weerarka oo xilligaas ku wajahnaa kooxdii Sheikh Shariif
Axmed....
Oct 19, 2011: Xisbiyada Mucaaradka Wadanka Kenya oo Dowladda Kenya uga Digey Faragelinta
Milatari ay ku sameeyeen Soomaaliya
Oct 19, 2011: Dawladda Kenya Shacabkeeda u Xaqiijisay in
Ciidankeedu 120 km Gudaha u Dhaafeen NFD, Kuna Muujisay Video...
Oct 18, 2011: Wasiirada Arimaha Dibadda iyo Gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula
qaatey Masuuliyiinta ugu sareysa Dowladda FKMG
Oct 18, 2011: Ciidamada Kenya oo Maalintii Saddexaad ku jira Gudaha Soomaaliya iyo DFKMG
oo Beenisey arrintaas
|