Wararkii
Radio Xoriyo ee Maanta
waxaa kamid ah "Banaanbax ay
sameeyeen Macaliinmta Jaamacada Adis ababa" GUJI...
31/12
Waraka
Dagaaladii Dhuudo
»»BAAQ XABAD JOOJIN Kuwajana PL oo kasoo baxay (PPP).. GUJI..
»»Warar SomaliTalk kasoo gaarey ilo wargal ah oo jooga PL.. GUJI..
»»Warsaxaafadeed ka soo baxay DG/Puntland.. GUJI...
31/12
Cawaaqib
Xumida uu La Kulmayo Qofkii Caaya Rasuulka (scw)Cawaaqib
Xumida uu La Kulmayo Qofkii Caaya Rasuulka (scw)
Waxaa na soo kedinayay
maalmihii ugu danbeeyay dad ku abtirsanaya inay yihiin soomaali oo si dhiiranaan
aan dheelitirsanayn ugu kacaya falal-denbiyeed aad ugu weyn miisaanka culus ee
diinta islaamka..
GUJI...
31/12
Kaah
oo Loo cusboonaysiiyey shatiga Minnesota
War SomaliTalk kasoo gaarey Kaah Express ayaa
caddeeyey in shirkada loo cusboonaysiiye shatigii Xawaalada ee Minnesota..
GUJI....
31/12
Siciid
Saalax & Habeenkii
Ardayda Soomaaliyeed ee Minnesota
Dhulka Soomaaliyeed yaaleh, waxaa leh
NABADDA ayuu ku jawaabey Siciid Saalax oo hadal dheer kasoo jeediyey habeenkii
Ardayda Jaamacada Minnesota.. GUJI
30/12
JXWO
oo Kajaabtey Warkii XagarYare
Qoraal SomaliTalk kasoo gaarey Radio Xoriyo ayaa
ku bilaabmay "Sal Laáanta Wararka uu Xagar Yare Qoray".. GUJI
30/12
Baaq
Kasoo Baxay U.H.G.J/Hoose
Ururka Horumarinta Gobolka Jubbada Hoose ayaa
soo saaray baaq uu ku bilaabay... GUJI....
30/12
Dahabshiil
oo loo cusboonaysiiyey shatiga Minnesota
Qoraal SomaiTalk kasoo gaarey xawaalada
Dahabshiil Minnesota ayaa caddeeyey in loo cusboonaysiiyey shatigii... GUJI....
30/12
Munaasabadii
xil wareejinta kenya siday u dhacday?
Madaxweynaha Cusub Mwai kibaki oo la dhaariyey GUJI...
»»Isu soo bixii dadweynaha ee Uhuru Park.. GUJI...
»»Taariikh kooban ee Madaxweynaha Cusub GUJI....
»»Kenya oo ka gudubtey
Nidaamkii Halka Xisbi GUJI....
30/12
Habeenkii
Ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacada Minnesota
waxaa Minneapolis lagu qabtay shir ay
soo qaban qaabiyeen Ururka Midowga Ardada Somaliyeed ee Minnesota, kaas oo... GUJI
29/12
KIISH:
Sheekadii
Kiishka - Qaybtii 2aad
99-ka: As-Maa'ul
Xusnaa - Names of ALLAH
Waa
sidee xaalada Muqdisho?
waxaa laga maqlayay xabado goos goos ah,
laakiin GUJI...
28/12
Xaqiijin
in Iskuulaad kuyaal Ogaadeenya la xiray
Qoraal SomaliTalk soo gaarey ayaa tibaaxay
in.... GUJI...
28/12
6
Qof ayaa ku dhintay Dagaalkii Isgoyska Blacksea
Dagaalkaas oo Muqdisho ka
oo la
qaboojiyey dadkii ku dhintay waxaa ka mid ahaa ilmo yar... GUJI...
27/12
AFEEFTA
SOMALITALK WAA AFFEEF
Telefoono iyo Fax-yo teel-teel ah ayaa
khamiistii SomaliTalk kasoo gaarey diri-dhabo, jig-jiga, iyo qabribayax, kuwaas
oo (qaarkood) ka yimid masuuliyiin ka tirsan baarlamaanka iyo maamulka
waxbarashada ee dawlad goboleedka ismaamulka soomaalida ETHIOPIA, kuwaas oo.. GUJI..
27/12
ITAXAADKA
SOOMAALIYA
Waa faallo & Baaritaan muddo dheer qaatay
oo kusaabsan Itaxaadka Soomaaliya, Muxuu ahaan jiray, aragtida Caalamku ka qabo, aragtida siyaasiyiinta
Soomaalida, Hadda iyo... GUJI..
27/12
USA: Somalida La Rabo
In
Ay isdiiwaan Geliyaan
dhammaan
Somalida xambaarsan baasaboorada Soomaaliga, Canadianka, Sweden, Holland,
Australia, British iyo wixii la mid ah oo Maraykanka ku jooga booqasho gaaban...
GUJI..
26/12
Wararkii
Muqdisho ee Dec 26
Dhacdooyinkii ugu
naxdinta badnaa ee ka dhaca muqdisho oo dhacay labadii maalmood ee lasoo dhaafay.. GUJI...
26/12
Diinta Islaamka oo Si Maamuus leh looga
Aqoonsan yahay Sweden
Ibraahim
Saalax oo booqasho kujooga Sweden ayaa kasoo diyaariyey warbixin koobeysa
Islaamku & Sweden.. GUJI.. 26/12
MUDANE. JINI BOQOR OO U JAWAABAY MUUSE SUUDI YALAXOW
SomaliTalk
Eldoret waxaa soo gaadhay war saxaafadeed uu soo saaray wasiirka dibu
heshiisiinta ee Dawlad goboleedda Puntland Mudane Cabdi Cabdille Saciid
(JINNI-BOQOR), ka.akhri Warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq.. 25/12
Xasuuqii
ardayda loo gaysatay iyo dadwaynaha muqdisho oo ka xumaaday:
Maalintii shaley aheyd ayaa waxaa magaalada
muqdisho ka dhacay Xasuuq loo geystey ardey dhigata dugsiga sare fasalka koowaad
ee AXMED GUREY ee.. IQRA...
25/12
Qoraal
kasoo baxay Xoghaya Ururka Darwiish Party
"waxaan
u diyaar nahay Difaaca Degaankayaga cid kasta oo isku dayda in ay faragelin"
sidaas waxaa yiri Maxamed Gutaale oo .. GUJI...
25/12
Itoobiya
oo Amartay in la xiro Iskuulada Ogaadeenya
Ciidamada Cadawga itoobiya oo Gubay Dagmooyin
ka tirsan Ogaadeenya, ayaa kamida wararka Radio Xoriyo... GUJI...
25/12
Aragtida
Xoghayaha Guud ee SNF/SRRC
Qoraal
SomaliTalk kasoo gaarey xafiiska xoghayaha guud ee SNF/SRRC, Abdi Dahir Hassen,
ayaa tibaaxay aragtida uu ka qabo dagaalada Gobolka Gedo iyo xalkooda, kaas
oo...
GUJI... 25/12
Yaa hogaaminaya
Doorashada Kenya?
Mucaaradka oo ku horeeya madaxwaynanimada
doorashooyinka guud ee dalka wararkii u horeeyey ee kasoo baxay ka akhri.... IQRA...
28/12
Doorashooyinka
Dalka Kenya
Dalka kenya ayey
doorashoonkiisi Madaxti-nimada, Barlamaanka, iyo Dowlada hoose, ka bilowdeen
maanta... GUJI...
27/12
10.5 milyan
oo u Dareeraya Doorashada Kenya
Madaxa gudiga doorashooyinka Mr Samuel Kivitu
ayaa ugu baaqay dhamaan dadwaynaha codkooda dhiibanaya in.. GUJI...
26/12
Codbixinta
Nairobi iyo Kaalinta Soomaalida
waxaa soomaalida ku dhaqan xaafadda islii,
Nairobi, la hadlay Mr Uhuru Kenyatta oo ah musharaxa doorashada
madaxwaynanimada xisbiga KANU ... GUJI...
24/12
Xiriir
Caynkeeyaa u Dhaxayn jiray SSDF & SNM?
Jawaabta
ka akhri qaybtii 1aad ee faaladii XagarYare
GUJI... 24/12
Warbixin
Kuwajahana Beelaha Banaadiriga
Warbixin guud oo oo loo tebinayo beelaha
reer Banaadiriga oo soo gaartey SomaliTalk ayaa kubilaabatay. .. GUJI...
24/12
Warqad
Furan: Shacbiga Somaliland
Wq. Maxamed Cabid Xasan (diridhaba), Karachi, Pakistan
GUJI
24/12
Gen. Gabyow oo
dhaleecayey Bulshada rayidka ah
Warqad
uu ku saxiixan yahay Gen. Gabyow oo maanta SomaliTalk Eldoret soo gadhay ayaa
wuxuu ku... GUJI..... 23/12
Habeenkii
Showrka Soomaalida Minnesota
waxaa magaalada Minneapolis kulan aad u heersareeye
waxaa kuyeeshay dhammaan qaybaha kala duwan ee Jaaliyaadda..
GUJI... 23/12
Hadal wuxuu ammaan yahay inta aadan oranin
Maxaa loo cafin waayay Trent Lott waa kii
codsadayay?, Wardheere
iyo faaladii toddobaadka..
23/12
Maxaa keenay inaay sheekada Soomaaliya daba
dheeraato?:
Dagaal toos oo lala beegsadey Diinta
Allah. Waxaa laxalaalsaday wax kastaa oo Diinta xaaran ku’ah. Xaafado dumarka...
GUJI...
23/12
MAQAAL: Safarkii
Laascaanood, Burco iyo Hargaysa [Bile-Qardho]
CILMI
KORORSI:
Xalaal
iyo Xaaraam - cuntooyinka
DAGAALKII BADAR: Qaybtii
4aad - Guushii rasuulka
Waxgaradka
& Dhalinyarada Beesha Hawiye ee
Minnesota oo iska
fogeeyey hadalkii Yalaxow, sidaas waxaa ku bilaabmay qoraal galabta
SomaliTalk kasoo gaarey... GUJI...
22/12
Baaq
Kuwajahana Qowmiyadda Banaadiriga
Dhamaan Beelaha Reer Banaadiriga ee Ku
nool dibadda iyo Gudaha dalka waxaa... GUJI...
22/12
WARQAD
FURAN: HADALKII MUUSE YALAXOW
ee ahaa jagada madaxweynaha ee wadanka waa in ay qabtaan beesha Hawiye oo
kaliya... GUJI...
21/12
DOODFURAN: Madaxweynaha Somaaliya, maxey adiga kula tahey?
Duulimaadkii
Soomaaliya oo Eldoret ka Bilaabmay
waxaa
ambabaxay Taageerayaasha Maxamed Dheere iyo Kuwa Qaanyare, iyadoo ay
taageerayaasha TNG'na diyaar u yihiin inay deg deg u ambabaxaan..
GUJI... 21/12
Taliyaha
Ciidamada Jabouti oo Booqday Eriteria
iyo Khilaafkii Maamulka Jigjiga oo wali
socda. XORIYO
Qoraal
Kasoo Baxay Ururuka Darwiish
ayaa ku bilaabmay "Hargaysa miyaanay u jeedin hay'ada xuquuqda
insaanku"
GUJI...
21/12
Ha
Ilaawin Taariikhdaada, Hana Dhayalsan Kaalintaada
Waa halkudhegga shir ay ardayda
Soomaalida Minnesota qabanayaan Sabti 28th December 2002... AfSoomaali
|
English.Version
Ergeyga
Talyaaniga oo Gudiga Hogaamiya-yaasha la kulmay
Majiraan
cid ka mid ah wadamada qarashka shirka bixiya oo lacagtii ay shirka ku
bixinayeen joojisey, sidaas waxaa sheegay Mr. Carlo Ungaro oo...
GUJI.. 19/12
TBT: Dalbasho maxkamadayn kuwii geystay xasuuqii Wagalla 1984
KENYA:
Ururka Truth Be Told ee lagu soo gaabiyo TBT war saxaafadeed ay soo saareen
waxay ku sheegeen in.. GUJI
19/12
OROMIA IYO SOOMAALIDA OO ISLA MEELDHIGAY KHILAAFKII XUDUUDAHA
Magaala madaxda jamhuuriyadda soomaaliland ayaa
muranka hoos imanaysa bay tiri oromo qaarkeed, maadaama ay Hargeysa Afka Oromada ku tahay....
..
GUJI
19/12
Dhibaatooyinka
Soomaalidu ay ku qabaan Xeyaha Qaxootiga ee Kenya
iyo
Qaxootiga soomaaliyeed oo rajo wanaagsan ka qaba shirka
Eldoret..... GUJI
18/12
Shir
Jaaliyada Ogaadeenya ee Jarmalka
iyo wararkii Radio Xoriyo ee maanta ka
akhri XORIYO
18/12
Boqortoyada indha-la'aanta ninki hal il leh aya boqor ah
Faaladii C/Raxman Ceynte GUJI
18/12
Cidy Horst: Geesiyad nafteeda & waqitigeeda u
hurtay..
Warbixintii C/Raxmaan Ceynte GUJI
18/12
EEDEYMAHA XAQIIQADA KA FOG EE KU SAABSAN ARGAGIX..
Faaladii canab Maxamuud GUJI
18/12
“Mwangale
albaabaduu naga xidhay”
Shariif
Saalax oo ah gudoomiyaha wufuudda bulshada rayidka ayaa Sidaas waxaa uu ku
kasheegay shir jaraa'id oo uu ku qabtay Eldoret...
GUJI... 17/12
40
Soomaali ah oo lasoo xirxiray oo la isugu Keenay Louisiana, USA
waa warbixin kusaabsan: Nidaamka immigration iyo
Muslimiinta Maraykana, gaar ahaan Somalida, oo uu idiin soo gudbinaayo sharci
yaqaan Soomaaliyeed GUJI
17/12
Shir Weynaha Islaamka iyo Soomaalida Minnesota
Soomaali badan oo gobolka Minnesota degan ayaa.. GUJI
16/12
Sheekadii
Kiishka: Waa qiso nin fiqiir ah, oo uu ka sheekaynayo imamu Dabari: Waxaana
idiin soo tebinaya Sheekh C/risaaq Abshir GUJI
Khilaafkii
oo Ka Baxay Shirkii ELdoret
Waxaa
maanta sidaas cadeeyey Gen. Gabyow oo ka hadlayey shir jaraa'id oo madaxda
Soomaalida ee kushiraya Eldoret ay qabteen, waxana uu sheegay in.....GUJI... 16/12
Heshiis
ay madaxda siyaasadu Gaareen
Hogamiyayaasha
Soomaaliyeed waxay go’aan ku gaadheen arrimaha kala ah...
GUJI 16/12
Doorashada
Gobolka Soomaalida kenya & Dec 27
gobolka
woqooyi bari ee dalka kenya somaalidu ay dagto ayaa haatan waxaa ka socda olole
balaaran iyo loolan axsaabta siyaadeed oo ay ugu.....
GUJI
16/12
Soomaaliya
Xoog ayaa Lagu Muquunin doonaa hadii shirka Eldoret Burburo
Sidaas
waxaa shaaca ka qaaday ergeyga Kenya u qaabilsan arimha shirka Eldoret, isagoo
sheegay in Soomaaliya laga qaadan doono tallaabo caalami ah haddii aysan dawlad
yeelan bilowga 2003.....GUJI... 15/12
Bill
Gates oo Fidinaya Deeq Waxbarasho
Deeq
daan waxbarasho waxaa lasiinayaa 1000 arday oo aan cadaan ahayn oo
American ah ama sharci ku degan America.. GUJI
15/12
Kalluumaysatadii
Soomaaliyeed oo Lasiidaynayo
Booliiska
Kenya ayaa cadeeyey in sagaalkii kalluumaysatada ahaa ee isugu jirey Soomaalida
iyo Pakistan aysan wax lug ah GUJI
15/12
Rabshaddo Hareeyey Tartanka Quruxdda Gabdhaha Soomaalida Gothenburg, Swden
Shan
qof ayaa xabsiga loo taxaabay, hal qofna cisbitaalka kaddib markii iska hor
imaad ka dhacay goob ay ka socotey xaflad loogu magac daray "Miss
Somalia" ....GUJI
14/12
Muddulood
Ma Naqabataa
Faaladii Cabdulaahi Siyaasi [Saudi
Arabia] GUJI...
Fariimo
Dhiig Xambaarsan ayaa ka imanaya Hargeysa
Faaladii XagarYare [Germany] GUJI...
Mowqifka
Somaliland iyo Meermeerka Reer Sool
Faaladii Maxamed Cabdi Diridhaba
[Pakistan] GUJI...
Shaxda Eldoret: Yaa ku Guulaysan- Yaa ku khasaari?
Faaladii Siciid Cali [Canada] GUJI...
Yaa
sababay dagaalkii ka dhacay Laascaanood
Maqaal: Ibraahim Maxamed Huruuse GUJI...
Somaliland ma wax jiraa mise waa sheeko hore...
Maqaal: Axmed Maxamuud GUJI...
Warqad Furan Oo Ku Socota Dhammaan Beesha Hawiye
Warqadan
oo lasoo gaarsiiyey SomaliTalk Muqdisho ayaa si toos ah ula hadleysa dhammaan
beelaha.... GUJI
14/12
Dhawaaq caalami ah iyo Ururka Darwiish Party
Waxaan mar kale ku celinaynaa Maamulka W/galbeed
ee Riyaale Hogaanka ka yahay in aanay ku talo xumoobin degaanka.. GUJI
14/12
Baaq ay soo saartey Jaaliyada Absame ee
Sweden
Baaqaan oo SomaliTalk uu soo gaarsiiyey Suldaan Mohamed Suldaan Siraaji
ayaa waxa uu kusaabsanyahay Laascaanood GUJI...
14/12
Shir
sanadeedkii Jaaliyada Ogaadeenya ee Colorado USA oo qabsoomay:
warkaan iyo Lix
nin oo ka socda Baarlamaanka wadanka Ingiriiska oo booqanaya Itoobiya..... ka
akhri XORIYO 14/12
»»DAGAALKII
BADAR
Qaybtii
2aad GUJI... [Cusman Bilad]
»»Xusnul
Khaatimah Xigmada
Toddobaadka GUJI
[Al-Hassani]
VIDEO: Muranka siyaasadeed ee NewZealand, kan
oo la xiriira Soomaalida: Daawo
halkan iyo Halkan
ama akhri
DIGNIIN: Virus
Cusub oo lagu magcaabo WINEVAR
"Cabdillaahi Yuusuf waa nin aan jagadaas
madaxweynanimo u jeclaan lahaa"
sidaax
waxaa yiri Abassador. Cabdilaahi Shiikh Ismaaciil oo u waramayey SomaliTalk.. Waraysigii
Ibraahim Maxameddeeq 13/12
Qofkii 19aad ee Soomaali ah oo lagu dilay
K/Afrika
Ganacsade
Soomaaliyeed oo la yidhaahdo Diiriye Maxamuud Maxamed ayaa xalay lagu dilay
gurigiisa oo ku yaala Johannesburg.... GUJI 13/12
Mayor
Reer NewZealand ah oo lagu tilmaamay Qabqable dagaal Soomaaliyeed:
Arin
ku bilaabatay muran u dhexeeya dad Soomaaliyeed oo ku nool NewZealand ayaa isu bedeshey....
GUJI 13/12
Gudiyada Dib u Heshiisiinta oo
Shaqa Joojin Sameeyey
Ilaa
iyo shalay ayaan xarumihii ay gudiyada dib u heshiisiinta shirka Eldoret ka
shaqaynayeen cidi soo xaadirin kaddib markii ay dhamaan. Warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq 12/12
Qaali
dowladda dhexe ee mareykanka ah oo diiday in soomaalida la tarxiilo:
war lagu farxo ayeey shalay ka
dhawaajisay qareen dowlada dhexe (federal) ka socota oo ah inaan la tarxiili
karin GUJI 12/12
Bayaan ay soo saareen jaaliyada SSH ee Kuwiat
Annagoo ah Jaaliyadda dalka Kuwait deggan ee ka
soo jeedda Gobolada Somalia ee Sool,Sanaag iyo Hawd in badan ayaanu
GUJI 12/12
Somalitalk oo lagu maamuusay bixinta koobka Ramadaanka ee Sweden:
Soomalida
Sweden ayaa horyaal u ahayd in mudo ah Soomaali weynta kale ee ku dhaqan
Qaarada Yurub, marka laga eego isku duubnaanta iyo... GUJI 12/12
Bayaan ka soo baxay Qowmiyadda Banaadiriga
Eldoret
11/12/02: Qowmiyada Banaadiriga asagoo u diyaar
ah wax ka qabashada dhibatada haysata Gobolkooda Banaadir sidii xal loogu heli
laha loona GUJI 11/12
"Dowlada
Itoobiya oo Rabta Inay Shika Eldoret Burburiso"
Sidaas
waxaa yiri Jaamac Cali Jaamac oo SomaliTalk u waramayey isagoo jooga magaalada
Eldoret, Kenya..
Waraysigii oo
dhan [Fahad] 11/12
Jaaliyada
dhulbahante ee w/america warsaxaafadeed
la
xiriira dagaalkii Laascaanood ayey ku sheegeen in GUJI 11/12
Ubadka
Soomaaliyeed iyo Iskuulada Minnesota
»»
Lebiska asturan ee ay gabdhaha ardada muslimiinta
oo loo bogay oo lagana yaabo mustaqbalka inuu fashion noqdo..
GUJI 11/12
Xaaji Faarax oo ku guuleystay bilada Nabadda
ee
Isbahaysi Peace Prize: Maxamed xaaji faarax waa qareen Soomaaliyeed oo ku
nool dalka Sweden kaas oo.
GUJI 11/12
Maalinta
Xuquuql Insaanka oo ldoret Xaflad Loogu Qabtay:
xaflad
lagu maamuusayey sanad guuradii 54 aad ee ka soo wareegtay ku dhawaaqiddii
qaraarka caalamiga ah ee xuquuqda ayaa lagu qabtay Eldoret, taas oo... akhri Warbixintii
Ibraahim
Maxameddeeq. 10/12
Liiska
Wufuuda Kuharaya Eldoret
»» Gen. Gabyow oo jawaab ka bixiyey hadalkii Zenawi
»»Madaxweyne Kuxineegnka Puntland oo shir jaraa'id ku qabtay
Eldoret.... GUJI... 09/12
Sagaal
ilaalada Col.C/laahi Yusuf oo ku geeriyootay
shil baabuur oo ka dhacay meel u dhaxaysa
Qayaadsame iyo Dalweyn, waxa kale oo dhaawacmay 7..
GUJI 9/12
Isbahaysiga
dooxada Juba oo beeniyey hadalkii Zenawi
"Wax
habayaraatee Al-Qaaeda ama Al-Ittihad oo ku leh xarun Rascomboni ama
nawaaxigeeda ma jiraan" sidaas waxaa. GUJI 8/12
Warsaxaafadeedka
Puntland ee Dagaalkii Lascanod
Madaxweyne ku xigeenka dawlad goboleedka
Puntland mudane Maxamed Cabdi Xaashi oo ku sugan Eldoret ayaa.. GUJI 8/12
Woqooyi
Sidee Looga arkay Dagaalkii Laascaanod
Dagaal aad u kulul ayaa ka
dhacay magaalada laascaanood, kaasoo ay sabab u ahayd booqashadii
Madaxweynaha... GUJI 8/12
Nin
Soomaaliyeed oo Lagu Diley Atlanta, USA
Ninkaas Soomaaliyeed oo markii uu soo
tukadey salaadii taraawiixda kasii aadey shaqo ayaa .... GUJI 8/12
Ururka
Darwiish Party oo Tacsi u diray laascaanood
Qoraal
uu ururku maanta soosaaray ayaa ku bilaabmay.... GUJI 8/12
Zenawi
oo Qaraxii Mombasa ku eedeeyey Soomaali
waraysi uu Zenawi
bixiyey markii uu kasoo laabtay Ameerika ayuu ku sheegay in qaraxii Mombasa
ay.. GUJI 8/12
AL-HASSANI: Makutaameysaa
inaad wadamada carabta timaadid?
CASHARKII 36aad EE SIIRADII RASUULKA (SCW)
Bilaabitaankii Duullaamadii
Jihaadka.... GUJI [Wd.
Cusman Bilaad]
Hogaamiyo Kooxeedyo Walaac Kamuujiyey Baaqii Muqdisho
iyo
Booliska Dalka Kenya oo Eldoret xabsiga ugu taxaabay Saddex Soomaali
ah
oo ay ka waayeen sharcigii ay Kenya ku joogeen.... Warbixintii
Ibraahim
Maxameddeeq. 07/12
Yusuf C/casiis oo Laga Soo daayey Xabsiga Bosaso
Yusuf C/casiis Maxamed oo ka mid ah Xubnaha Sarsare ee Jaamacadda Bariga Afrika
ayaa maanta kowdii duhurnimo laga soo daayey... Guji..
Ururka Darwiish Party
Kenya oo u digey Madaxweynaha Somaliland
warsaxaafadeed ururkaasi
soo gaarsiiyey SomaliTalk ayuu ku sheegay inay digniin kabixinayaan safarka iyo... Guji....
7/12
"Waa
Xil Saaran Amnesty International inay booqato oo
u hadasho Afarta
Soomaalida ee kujira xabsiga Mombasa Kenya", sidaas waxaa yiri Maxamuud
Wardheere oo warqad u diray... Guji....
6/12
Cumar
Yare oo Loo Qaadi Doono Australia
Cumar
oo ah 3jir xiidmuhu dibada yaalaan ayaa 18ka December la keenidoonaa Melbourne si loogu qalo, laakiin Guji
MINNESOTA, USA: Maxkamadii Siciid M. Guuleed oo Dib Loo Dhigay Ilaa Khamiista
soo socota: Faahfaahinta kala soco Somalitalk....
JWXO
oo Hablayada Ciida u Direya Shucuubta Islaamka
Wararkii Radio
Xoriyo ee maanta Guji....
6/12
Soomaalida
Minnesota, USA iyo Maalmaha Ciidul Fidriga
Shalay oo ciid ahayd iyo maanta oo Jimce ah
waxay Soomaalida labada magaalo ee St.Paul/Minneapolis u ahayd maalmo farxad
gaar ah u leh, warbixin arintaas ku saabsan
Ka.Akhri.Halkan
6/12
Maanta
oo Muslimiinta India Ciideen
ayaa waxaa ku beegan maalin Islaamka u ah
maalin murugo, waa December 6 oo ah maalintii la burburiyey Masjidkii.... GUJI
6/12
"Cali
Khaliif Galaydh ayaa faafiyey in Aabahay Xiriir La Lahaa Usaama,....
Al-Itixaad iyo Al-Islaax-na waxay
xiriir la leeyihiin Alqacida" Sidaas waxaa yiri Xuseen
Caydiid oo waraysi dheer oo SomaliTalk la yeesheen kaga hadlay arimo dhinacyo
badan taabanaya. waraysigii oo dhan.. GUJI..
[Fahad Yaasiin] 6/12
Soomaalida
Sweden oo Wadjir u Ciidey
Waxaa markii ugu horeysay damaashaadyo ay si wada
jir ah u soo wada abaabuleen labbada Masaajid ee Soomalida iyo GUJI.
Cumar
Yare oo Loo Qaadi Doono Australia
Cumar
oo ah 3jir xiidmuhu dibada yaalaan ayaa 18ka December la keenidoonaa Melbourne si loogu qalo, laakiin Guji
SALAAN ISU-DIRID CIIDA: Eidmubarak
| EidMubarak.2
| Eid
card
Sida
Looga Ciiday Doha
Sida looga ciido dalkaan(Qatar) ayaa gabi ahaan kaduwan ciidaha kugu soo marijirey Africa, gaar
ahaan.... GUJI..
5/12
CIID
MUBAARAK
Bahda SomaliTalk
waxay dhammaan Muslimiinta ku dhaqan daafaha dunida ugu hambalyay-nayaan ciida
barakaysan ee "Ciidul Fidriga" sannadkan 1423 oo kubeegan December 5
.. GUJI... 5/12
Lacag ma u direysaa ehelkaaga xiliga ciida,
adeegso xawaalada HILAAC
Ergooyinka
Shirka Eldoret oo La Dhimayo
Iyo
Heshiis iyo go'aan kale oo maanta ay hogaamiya-yaasha Muqdisho ka soo saaren Eldoret.... Ibraahim
Maxameddeeq... 04/12
IIDAHA
iyo SALAADAHOODA
Iidaha, xukunkooda,
fadligooda iyo habka takbiirta
GUJI..
Diyaaradaha
Itoobiya oo Joojinaya Duulimaadyadii Israel
Warkaan iyo »»Bush oo khamiista la kulmaya Moi iyo Zenawi
»»41 Qaxooti reer
Sudan ah oo lagu diley Itoobiya
GUJI
4/12
Dhibaatooyinka
Xiligan Colaadaha Soo Gaarey Reer Banaadiriga
Ibraahim
Maxameddeeq oo waraysi dheer la yeeshay qaybo kala duwan oo ka mid ah bulshada
dadka reer Banaadiriga, waraysigiina wuxuu u dhacay sidan.... GUJI... 03/12
Mowliid
Macaane oo SomaliTalk u Waramay
"Dadkayga
soomaaliyeed hadday ii gartaan inaan u adeego diyaar baan u ahay, inaan qabto
wixii ay ii dhiibtaan" Mowliid Macaane oo ka jawaabayey.... GUJI... 02/12
Suuqa Alkarama: Dukaamo
iyo Xafiisyo Kiro ah [Minneapolis]
Yusuf
Xaaji oo ka Hadlay Soomaalidii
Lagu Tuhmay Qaraxii Mombasa: wasiirka
xafiiska madaxwaynaha dalka kenya, Maxamed Yuusuf Xaaji oo u waramayey.. IQRA
2/12
Baaq
ay Hogaamiya yaasha Muqdisho
Kasoo Saareen Eldoret:
iyo Mwangale oo Maanta la hadlay xubnaha gudiyada..
Ibraahim
Maxameddeeq... 02/12