SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


London: July 8, 2007:  Kulan Deeq Loogu ururinayo Jaamacadda Gedo


Gotenborg: Xagee...


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN
Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


Wararkii: June 21, 2007
  • Ciidamada Itoobiya oo diley saddex wiil oo walaalo ah
  • Muran ka taagan sida loo sii deynayo Maxaabiista u xiran  …
  • Weeraradii lagu qaaday Saldhigyada Boosliiska oo hakiyey Baaritaanaddii..
  • Geedi oo u kicitimay Wadanka Maraykanka..
  • Xarunta Ismaaciil Jimcaale oo walaac ka muujisey Xariggii loo geystey

Muran ka taagan sida loo sii deynayo Maxaabiista u xiran  ….

Iaydoo Madaxwaynaha Dowladda fedaraalka ah uu ku shawaaqay Cafis Guud  uu fidiyey Dadkii Taageeri jiray Maxkamadaha islaamiga oo Qarkood ku xiran Xabsiya ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa hadan waxaa ka taagan sida loo siideyn lahaa Maxaabiista xiran, Qaar ka mid Masuuliyiinta Dowladda ayaa waxa ay soo jeediyeen in la kala saaro Maxaabiista halka kuwa kalane ay soo jeediyeen in loo hogaansamo Go’aankii Madaxwaynaha oo ah in aan la kala saarin Maxaabiista. Siyaasiin uu ka mid yahay Axmad Rooble Jimcaale (Goobaale) ayaa waxaa ku dhegan Rag ay horay Colaadi u dhaxmartay oo iyaga ku adkeystay inaan marnaba la siideyn Goobaale iyo kuwa la midka ah ilaa iyo haatan ma jirto Maxaabiis la sii daayey iyadoo maalin walba Xabsiyada loo taxaabo oo Qaarkood la gala baxay Guryadoodii  iyo Goobahoodii Ganacsiga

Ciidamada Itoobiya oo Muqdisho ku diley saddex wiil oo walaalo ah oo Da'doodu u dhexeyso 15 ilaa 19-jir

Markii Qarax lala beegsaday Gaari ay saarnaayeen Ciidamada Itoobiya ee Wadada Warshadaha ayaa waxaa dhacday in Ciidamada Itoobiya ay hareereeyeen Guryihii ku dhawaa halkaasi waxayna halkaasi ka soo qabteen 8-Qofood oo ay ku jireen 3-Wiilal oo Walaal ah iyo Adeerkood

8-da Qofood ayaa waxaa lagu waramay in Ciidamada Itoobiya meel isugu geeyeen ka dibna ay ku fureen Rasaas iyagoo halkaasi kuwada geeriyooday

3-da-Wiil oo Da’dooda kala ahaayeen 19-Jir 17-Jir iyo 15-jir ayaa waxaa arintaani si aad ah oga naxay Shacabka Soomaaliyeed oo ku tilmaamay mid ay ku aarsanayeen ciidamada Itoobiya  

Aabihii dhalay Caruurtaasi ayaa waxaa ka muuqday Wal-Wal iyo walbahaar ilaa iyo haatan Dowladda fedaraalka ah kama hadlin Xasuuqa loo geestay Qowskaasi.

Warar kale ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada itoobiya ay horay u sii wateen dhowr Qofood oo ilaa iyo haatan la ‘ogeen meel ay la ‘aadeen

Ciidamada itoobiya ayaa u xiran Boqolaal Soomaali ah oo qaarkood loo qaaday Dalka itoobiya kuwaas lagu eedeeyey in ay xariir lala leeyihiin waxa loogu yeeray Kooxaha Argagixisada

Weeraradii lagu qaaday Saldhigyada Boosliiska oo hakiyey Baaritaanaddii..

Habeen hore ay ahayd markii Dadwaynaha muqdisho ay ku soo kaceyn Daryanka Rasaasta Culculus oo ay isweedaarsanayeen Kooxaha ka soo horjeeda Joogitaanka Ciidamada itoobiya oo iyagu Garab siinaya kuwa Dowladda Fedaraalka

Goobaha weerarka lagu ekeeyey waxaa ka mid ahaa Saldhigyada Booliska Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag, Xaro ay deganaayeen Ciidamada Dowladda fedaraalka oo ay ku tiilay Xaruntii hore Naadiga Horseed iyo Xaro ay deganaayeen ciidamada Itoobiya oo iyadana ku tiilay Agagaarka Warshadda hore ee koka-Kola

Weerarkaan ayaa waxaa moodaa in uu hakad galiyey baaritaankii Ciidamada itoobiya iyo kuwa Dowladda Fedraalka ah ay kawadeen Qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho sidoo kale Weerarkaasi ka dib Ciidamada itoobiya wax baaritaan ah ma sameynin

Tan iyo markii ay bilawdeen Baaritaanka ma aysan istaagin Qaraxyada iyo Dilal ka dhacaya Magaalada  Muqdisho iyadoo Maalin walba ay Muqdisho ka dhacaan 2-ilaa-3 Qarax iyadoo Dadka ku nool Muqdisho ay Wal-Wal weyn ka muujiyeen Qaraxyada ka dhaca Muqdisho

Geedi oo u kicitimay Wadanka Maraykanka..

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Cali Max’ed Geedi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay ka ambabaxay Magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda Wadanka Maraykanka , Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa Dalka Maraykanka waxa uu uga qaybgalayaa Shir ay isugu imaanayaan Qaramada Midoobay kaasoo looga arinsanayo arimo fara badan oo ka taagan Caalamka , Geeddi ayaa waxaa la filayaa in Khudbad ka jeediyo taasoo ku saabsan Xaalada Soomaaliya iyadoo la filiyo in Ra’iisul Wasaaraha uu u soo jeediyo Qaramada Midoobay in Howlgalka Soomaaliya loo badelo mid howstaga Qaramada Midoobay si loo helo Ciidamo Nabad ilaalin ah oo wax ka qabta Xaalada Soomaaliya, Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ayaa la filayaa markii uu dhmeysto Booqashada Maraykanka uu gaaro Wadamo kale oo Yurub ah si uu halkaasi kulamo kula yee sho Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Wadamadaasi. 

Xarunta Ismaaciil Jimcaale oo walaac ka muujisey Xariggii loo geystey,, 

Xarunta xaquuqda Aadanaha ee Ismaaciil Jimcaale ayaa Wal-Wal iyo Walbahaar ka muujisay Xarigii loo geystay Madaxii Sare ee Hay’adda Saacid Marwo Raaxa Max’uud Janaqow oo la xiray 19-kii Bishaan , Hay’adda waxa ay sheegtay in kaalin muhiim kula hayd Muadadii 17-ka Sano ee Dalkeena ka jireen Dagaalo Sugeeya gaar ahaan wax u qabashada Bulshada dhinacyada wax barshada, Hubka dhigista, nadaafadda iyo u ulaleynta nabadda difaacidda Xaquuqda Aadamiga, Xarunta waxa ay ka codsaneysaa Dowladda fedraalka ee Soomaaliya Hay’adda in Xuriyadeeda loo soo celiyo lana sii daayo si ay u sii wadato howalaha muhiimka ah ee u heyso Bulshada, Raaxo Max’uud Janaqow ayaa shalay la sii daayay waxaana ku sixiixnaa qoraalkaan Gudoomiyaha xarunta Marwo Xuseen owreeye

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | June 21, 2007 

Col. Cabdi Qaydiid oo tegay Puntland.

Amaanka Caasimada Muqdisho Oo Noqday Mid Jaantaa Rogan Ah.
Weerarkii Afraad Oo Lala Beegsado Saldhiga Huriwaa Xili Habenimo ah... Warka oo dhan... Jun 20

Colaad Maxamed Siciid: "Cadde Muuse waxaa Xukunka uga Haray 5 bilood
. Bosaso: Dab Qabsadey xero ay dagan yihiin dadka soo..
. Qardho: Munaasibada looga hadalayey Tacadiga Dumarka
. Garowe: Waxbarashada College(GTEC) oo aad loo amaanayo
Wararka oo dhan ka akhri halkan....

Puntland oo aan Sharraaxaad ka bixin $20 million oo lagula kala wareegey Consort
.Maxaa Sababay Khilaafka Cadde Muuse iyo Gaagaab?
.
Range oo la wareegtey 100% saamiyadii shirkaddii Consort
Akhri Faallada Maanta.....


Dhibaatooyin gumaysigu u gaystay dadwayne rayad ah

Sweden: Xaflad Qalin jebinta ee Ardayda Soomaaliyeed

Garowe: Cade Muuse oo ku fashilmay qiima dhimistii uu ku sameeyay qiimaha sarifka Dollarka

Maxay tahay sababta Dowladda Itoobiya u joojisey duulimaadyaddii Hargeysa
.
Cabdi Nuure Siyaad oo ka badbaaadey isku day dil ..
.Magaalada Baydhabo oo lagu soo rogey Bandow...
.Ciidamadii Burundi oo laga yaabo in loo waayo Kharashkii..
.Dowladaha Kenya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya sidii ay.
.Gudoomiye cusub oo loo magacaabey Naadiga Elman….
.Qaar ka mid ah dadka Muqdisho oo bilaabey in ay ka qaxaan

Wararka oo dhan ka akhri halkan... June 18

Wax-garadka Beesha Dhul-bahante Oo Mar Kale Ku Baaqay Inay Dalka Iskaga Baxaan Ciidamada Ethiopia

Kalfadhigii labaad ee dallada waxbarashada Ahliga ah ee Puntland oo si guul ah ku dhammaaday

Bosaso: Duqii degmada Bosaso oo xilkii laga qaaday, iyo Madaxwaynaha Puntland oo wareegto ka soosaaray arintaas.

SAFARKII SHEEKHADUUN EE DALKA JABUUTI

Ilaalada Cadde Muuse iyo Kuwa Gaagaab oo isku rasaaseeyey Xarunta Baarlamaanka Garoowe
Waxaana furmay kalfadhigii 18aad ee Baarlamaanka DGPL

Garowe: Xisbiga Mucaaradka ah ee Ramaas oo beeniyey qoraal ku soo baxay shabakadaha Somalida.

Mudaaharaad Wayn Oo 30ka Bisha Ka Dhacaya Xafiiska Ra'iisuwasaaraha Cusub Ee Ingiriiska.

Dad Ku Cibaadaysanayey Masaajid Ku Yaala Degmada Huriwaa Oo Ay Qab-qabteen Ciidamada Ethiopia iyo Kuwa Dowlada KMG ahi... Xamar....

Madaxweynaha DGPL" Maanta laga bilaabo anigaa la wareegay ciidamada Qalabka sida ee DGPL dhamaantood".

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan Qaraxyadii  ka dhacay Muqdisho..
Caato “Ciidamada Itoobiya waxay Gurigeyga kala baxeen..
Warbixin: qaraxi ka dhacay shaneemo ku taala Baydhabo
Dhagaxtuur “Garoonka Banaadir waxaa iska leh…”
Cadde Muuse oo la wareegay xilalkii Taliyayaasha..
Nin waalan oo wiilkiisa 8-jir ah ku dilay deegaanka KPP..
Wararkii oo dhan ka akhri halkan.... Jun 16

WARAKA KALE EE JUNE 2007

WARAKII MAY 2007

WARARKII APRIL 2007

WARARKII MARCH 2007

WARARKII FEBRAAYO 2007

WARARKII JANAAYO 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com