Daabaco Boggan | Print
June 17, 07: Inta beri oo laga joogo markii xabashidu
gashay: Kismaayo
(168), Muqdisho
(172), Beledweyne
(175), Baydhabo
(183), Galkacyo
(204),
Sarbeebtii Diinaari

London:
July 8, 2007: Kulan Deeq Loogu ururinayo
Jaamacadda Gedo

Gotenborg: Xagee...


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,

Read Here..
VIDEO:
"The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia
or
Read here

VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO
VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen
"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN
Akhri...
Dhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....
Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka:
Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta:
1aad
|
2aad |
3aad
Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya
oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya...
Akhri

Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri

Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006

Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006
ARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA |
SAFRKAYGII DALKA JIBUTI
C/RISAAQ SHEEKHADUUN
Abaaraha 6dii maqribnimo ayey ka duushay diyaardii aan la socday aniga iyo koox
suxfiyiin ah garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso anogoo ku sii jeedna dalka
jamhuuriyda jibuti.
Waxay diyaaradu cirkaa sii haadaba waxaan cago dhiganay garoonka caalamiga ee
Jibuti 750 daqiiqo.
Waxaan halkaasi nagu soo dhoweyey rag u diyaarasanaa imaatinkayaga isla markiiba
waxaa naloo galbiyey dhanka laanta sodcaalka halkaasi aan kala kulanay soo
dhoweyn lixaad leh waxaa nala ka qaaday basboordii oo daqiiqad ka dib iyagoo
Vissa ku taalo naloo keenay waxaan u sii dhaqaaqnqy dhanka magaalada.
Runtii xiligaan magaalada jibuti waa kuleeyl waxase dadka halkaasi degani ku
dadaaleen in aan inta badan la arag waayo meel walba waxaa ku jira qaboojiye.
Magaalada jibuti oo xili hore iigu danbsay waxaa ku dhacay is bedel xoogan oo
dhanka dhismayaasha ah waaayo xiligaan waxaa ka muuqda bilicsami aad u xoogan
dhanka huteelada guryaha waxaa aad u kordhay gancsigii gawaarida aadka u quruxda
badan.
Dadka reer jibuuti ayaa laftooda ah dad soo dhoweyn wacan marka loo eego dalalka
kale ee afrika lakiin waxaan dareemay in afkii soomliga ka soo dabar go'aayo
waayo inta badan dadkii aan la kulamay intii aan joogay ma jirin wax ku hadlaaya
afka soomaaliga.
Intaasi ka dib waxaan bilaabay in aan booqdo degaanda Cali sabiix Carta oo ah
degaano ku teedsan dalka jabuuti runtii tuulda Carta shirkii soomaalida ka dib
waxaa ku kordhay dhismayaal xogan oo waxaa hantidooda geliyey ganacsatda reer
JIBUUTI si ay ugu dalxisaan ama ugu xagaa baxaan.
Amaanka dalka jibuuti ayaa runtii ah mid ilaah loogu mahadiyo waayo, xitaa waxaa
indhahygu qabteen intii aan ku jiray safarka dhulkaa dad cadaan ah oo keligod
gawaari qurxoon ku wata degaano ka baxsan magaalada jibuuti iyo gudaheeda.
Jibuuti waxaa ka socda xiligaan u diyaar garoow xoogan oo lagu xusaayo xiligii
ay qaateen xoriyda waxaana xiligaan ku soo qul qulqyqo saxfiyiin ka kala yimi
daafaaha dunida kuwaasai ay la ciirciiryaan huteelda magaalada.
Dhanka kale saakay waaxan booqasho ku tegay degaanka kuudka Xubuli Arxiiba ;
Siis iyo degaamada loo yaqaan karaatooyiinka oo oo ah dhowr xaafdood.
C/RISAAQ SHEEKHADUUN
EMail: sheekhaduun@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | June 17, 2007
Bosaso: Duqii
degmada Bosaso oo xilkii laga qaaday, iyo Madaxwaynaha Puntland oo
wareegto ka soosaaray arintaas.
Ilaalada Cadde Muuse iyo Kuwa Gaagaab oo
isku rasaaseeyey Xarunta Baarlamaanka
Garoowe
Waxaana
furmay kalfadhigii 18aad ee Baarlamaanka
DGPL
Garowe: Xisbiga Mucaaradka ah ee Ramaas oo
beeniyey qoraal ku soo baxay shabakadaha Somalida.


|