SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - UK
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


London: July 8, 2007:  Kulan Deeq Loogu ururinayo Jaamacadda Gedo


Gotenborg: Xagee...


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN
Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


Mudaaharaad Wayn Oo 30ka Bisha Ka Dhacaya Xafiiska Ra'iisuwasaaraha Cusub Ee Ingiriiska.


Waxaa wadanka Ingiriiska ka socda qabanqaabo loogu jiro Mudaaharaad wayn oo lagu qabanayo banaanka hore ee xafiiska ra'iisuwaasaraha cusub ee Ingiriiska Gordon Brown. Mudaaharaadka ayaa

dhacaya sodonka bisha June ee inagu soo aadan taasoo ah maalinta Sabti ah. Mudaaharaadka oo ay kasoo qaybgalaan dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska ayaa wuxuu bilaabanayaa 2:00pm isagoo socon doona ilaa 5:00pm.

Mudaaharadan ayaa qayb ka ah olole balaaran oo ay jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK ugu jirto sidii dawladda Ingiriiska loogu cadaadin lahaa in ay Gumayisga Itoobiya culays ku saarto inuu dalka Soomaaliya isaga baxo. Wuxuu kaloo mudaaharaadku cabirayaa dareenka ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK ka qabaan gumaysiga kusoo duulay dalkoodda, kaasoo ay ugu muujinayaan madaxda dalka Ingiriiska in ay maqlaan oo ay tixgeliyaan cabashadda qayb ka mid bulshadda Ingriiska oo asalkoodu Soomaalidda yahay.

Hadaba Codkaadu waa culays ee ku cadaadi xukuumadda cusub ee Ingiriiska.

Aamusnaantu waxay calaamad u tahay raali ahaansasho ee xumaanta carabkaadda ku diid oo dalkaada waxa ugu yar ee aad ugu dhiidhi karto ha ka bakhaylin.

Hankaadu yuusan ka hoosaynin ninka 3da sano cabashadda duulaanka Ciraaq la horfadhiya barlamaanka Ingiriiska.

Hadaba Balanteednu waa banaanka hore ee
No: 10 Downinga Street
Sabtiga 30ka June
2:00pm ilaa 5:00pm

la xiriir: CabdiRaxman Warsame
cabdirahman@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | June 17, 2007 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com