SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - XAMAR
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


London: July 8, 2007:  Kulan Deeq Loogu ururinayo Jaamacadda Gedo


Gotenborg: Xagee...


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN
Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


Dad Ku Cibaadaysanayey Masaajid Ku Yaala Degmada Huriwaa Oo Ay Qab-qabteen Ciidamada Ethiopia iyo Kuwa Dowlada KMG ahi.

Ugu yaraan afartameyo qof oo ku cibadaysanayey masaajidka al-raxmaan ee degmada huriwaa ee magaalada muqdisho ayaa ciidamada ethiopia iyo kuwa dowlada KMG ahi ku qab-qabteen kadibna xabsiga loo taxaabay.

Dadkan oo dhamantood ku cibadaysanayey masajidka lagu magacaabo al-raxmaan oo ku yaala degmada huriwaa islamarkaasna ahaa dad rayid ah oo aan waxba galabsan ayaa ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowlada KMG ahi inta masaajidkaas gudaha u galeen kala bexeen dad tiro ahaan lagu sheegay ilaa afartan qof sida ay saxaafada u xaqiijiyeen goob joogayaal ku sugnaa goobtaas

Sidoo kale Mid ka mid ah culumadii ku jirtay Masaajidka xilligii hawlgalka lagu qab-qabanyey dadkan masaajidka u yimid inay ku cibadaystaan ayaa saxafada u sheegay inay masaajidklii lagaga tegey sadex qof oo qura oo u isagu kamid yahay ,islamarakaana uu sii cadeeyey in sadexda qof ee laga tegeyna aanu wada nahay dhamaan dad da, ah oo ay sidaa nooga tageen .

Maaha markii ugu horaysay ee ciidamada xabashida ee ku sugan magaalada caasimada ee muqdisho ay dad ku cibadaysanaya masaajid ah kala baxaan islamarkaana ay u taxaabaan xabsiyada bishii hore ayay ahayd markii ay ciidamada xukuumada ethiopia ay gudaha u galeen masaajidka weyn ee al-hidaaya ee degamada huriwaa islamrkaan ay kala bexeen culimo udiin laga buuxiyey sadex gaari oo loo yaqaano uuraalka ee ay wataan ciidamadaasi iyo weliba arday halkaas diinta islaamka lagu barayey .

Talaabadan xad gudubka ah ayaa waxaa sidoo kale walaac xoogan ka muujiyey dadka shacabka ah ee ku dhaqan magalada muqdisho iyo dafaheed taasoo ay jiraan sidoo kale ,maasjidyo gabaad u noqday ciidamada xabashida oo aan cidina ku cibaadaysan .

yaasiin maxamed cali (faytin)

yaasiinfaytin@hotmail.com

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan Qaraxyadii  ka dhacay Muqdisho..
Caato “Ciidamada Itoobiya waxay Gurigeyga kala baxeen..
Warbixin: qaraxi ka dhacay shaneemo ku taala Baydhabo
Dhagaxtuur “Garoonka Banaadir waxaa iska leh…”
Cadde Muuse oo la wareegay xilalkii Taliyayaasha..
Nin waalan oo wiilkiisa 8-jir ah ku dilay deegaanka KPP..
Wararkii oo dhan ka akhri halkan.... Jun 16

Faafin: SomaliTalk.com | June 16, 2007 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com