SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2008» APR  

WARARKII 2007:  DEC | NOV | OCT | SEPT | AUGUST | JULY |  JUNE | MAY | APRIL | MARCH |  FEBRAAYO | JANAAYO

Soomaaliya sidii Lagu Xoreyn Lahaa
Warbixin dhamaystiran ee kulankii looga hadlay daahfurka dhibaatada Soomaaliya ee ka dhacay Minneapolis Akhri..

C/laahi Yuusuf oo oo Sheegay in Wadahadallada Nabadda aysan ku jirin sidii Ciidamada Itoobiya looga saari lahaa Soomaaliya....
 
Dhegeyso ama halkan (mp3) - British Broadcasting Corporation

:::Abdullahi Yusuf's speech at UN  Read | Listen | mp3
Yusuf oo dalbaday in cunaqabataynta Hubka laga qaado Soomaaliya

AKHRI: Taariikh Kooban - Soomaaliya: 1960 - 2007
Dhacdooyinkii Soomaaliya ee Sanadka 2007

Wararka Batroolka Soomaaliya Guji...

::Qoraalkii Golaha Ammaanka U.N. ee Nov 29, 2006


:::QORAALKII NAJAX:::
najaxMadhamaaday qalalaasihii kajiray Wadanka Kenya?... Akhri...
:::MASJID RAMADAAN:::
masjid
Qaybta 2aad ee Dhismaha Masjid Ramadaan ee Boosaaso Akhri
:::G/Sare C/LAHI YUSUF:::
yusuf
Waraysi dheer oo Universal la yeeshay C/laahi... Daawo...
:::MAANSADA CAJAA'IB:::
cibaarCajaa'ib: Maanso Maqal iyo Qoraal ah: Waxaa tiriyey Eng. Cibaar
Akhri/Dhegeyso

DoodFuran: Halkan Booqo
:::KOONFUR AFRIKA:::
somali
Shir Soomaaludu Cape Town ku qabatay oo Buuq iyo Qaylo ku dhammaaday.. Akhri..
:::DOORASHADA USA-2008:::
usa
Macluumaad ku saabsan Doorashada USA 2008 iyo shirarka hore ee axzaabta (Caucuses)
daljirWadaniga Axmed Jaamac Maxamed (Sagaarey) waxaa uu ka mid yahay dal-jirayaasha dahsoon ee Soomaaliya- Akhri
BUUG CUSUB:
fayadhawr
 FAYA-DHAWR
:::UK and Sharia Law:::
ukSharia law in UK is 'unavoidable'
the adoption of certain aspects of Sharia law in the UK "seems unavoidable"..
Read
:::Martin Fletcher:::
somalia
My brush with Islamic justice was swift and fair..
:::SOMALIA: FEB 9, 2008:::
Somalia: The World's forgotten catastrophe... The Independent
:::A Cross-Sectional Study:::
The Consumption of Khat and Other Drugs in Somali Combatants: Research (pdf)
:::MAQAALKII C/RISAAQ M.:::
cabdirisaqWaxyaalaha kuu sahli kara diyaarinta khudbad wanaagsan.
Akhri
:::HARGEYSA:::
riyaaleDaahir Riyaale oo markii uu ku laabtay Hargeysa (Jan 21) ka hadlay safarkiisii UK iyo USA Dhegeyso ama Halkan(mp3)
:::NAIROBI, KENYA:::
Nin Soomaaliyeed oo Xaalad Caafimaad oo adag soo wajahdey oo u baahan gargaar Guji..
:::QORMADII YUSUF SHABAC:::
shabacISKUDARKA LABADA WADDAN: Waa Taariikh soo jireen ah, Somaliya iyo Itoobiya.. Akhri..
:::MAQAALKII C/WAAXID:::
cwaxidMaxay Hadda Boggagga Puntland la Qeylin:  Qormadii C/waaxid
:::GOGOLDHIGGA GANACSIGA::
nayrusQoraallo taxanne ah oo ku saabsan Ganacsiga: Qaybta: Qaybta: Maamulka iyo Maamulaha
:::QORMADII: YABAROW:::
oilHalista Batroolka Ceyriin oo ay dhici karto in ay Dagaal Ahli ah ka dhaliso Soomaaliya.. Akhri
:BATROOLKA BADDA SOMALIA:
suqadara
Batroolka Soomaalida iyo Yemen, Puntland, Maakhir, Darwiish, Somaliland & DFKMG.. Akhri
:::FREE C/CASIIS:::
ccasiisCabdicasiis Saleebaan Axmed oo ku xiran Laascaano Akhri...
:::ENGLISH ARTICLES:::
Somali Cause: Marking the First Anniversary of Ethiopia's Brutal Occupation in Somalia.. Read..
:::TAARIIKH: SOMALIA & ITO:::
Taariikhda Colaadeed ee soo jireen-ka ah ee Somalia iyo Ethiopia - Q.3aad.. Akhri...
Qaybta: 1aad | 2aad |
3aad
:::UNDP REPORT (pdf):::
::MDG Report (Somali Version)
::MDG Report (English Version)
::Himilooyinka Horumarinta

 
:::VIDEO:::
videoPoverty in oil-rich Niger Delta
audioAFRICA OIL COLDWAR/ (mp3)
videoAfrica: America New Oil Target
video
Blood for Oil in Somalia
video Daawo Xasuuqii Bakaaraha

videoBannaanbaxii Somalida Seattle
:::TARJUMADII ROOBLE:::
somalia
Hoggaan Lumiyay Doorkooda...
:::QORMADII: M.INGIRIIS:::
muqWaa kuma ninka daaha gadaashiisa ku gabbanaya ee keensaday Nuur Cadde?
:::WARAYSIGII C/LAHI AXMED:
clahiWaraysigii Dr. Muhammad Shamsaddin ee madaxweyne ku xigeenka ururka World Somali congress:
Qaybta: 1aad | 2aad
:::QORMADII M.A. ROOBLE:::
myGoobaha Dadweynaha ee Magaalada Muqdisho oo ay Rabshadaha kusii kordhayaan... Akhri

AKHRI:: MAQAALLO HORE

:::ETHIOPIA'S DIRTY WAR:::

Ethiopia’s Dirty War.. Read
:::CALIFORNIA, USA:::
faraxNinkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo ku Guulaystay Doorasho ka dhacda California, USA. Faarax Dahir Sh.Noor
:::IFTIINKA PUNTLAND:::
plWax Qabadka urur ka Iftiinta Puntland... Daawo: Vidio1 | Video2
 
:::KULANKA SAXAFIGA:::
abTaariikhda Weriye Abdi Bari Atwan: wuxuuna ku dhashay xero Qaxooti oo ku taal Gaza... Akhri
:::by: NEW YORK TIMES:::
ogaEthiopia Turns to Civilian Patrols - Ethiopia is forcing untrained civilians to fight.. read
:::by: Dr. SHAMSADDIN:::
shamsaEritrea, Somalia, Ogaden, and Oromia unite against Amhara / Tigray Ethio-Fascism.. Read more..
:::by: Prof. MAHADALLAH:
hassanUS-Somalia Relations; Some Complicating Factors - US Policy in Africa: Background History.. Read more..
:::CRS Report for USA Congress:
USASomalia: Current Conditions and Prospects for a Lasting Peace - Ted Dagne (pdf)
 
:::QORMADII TAYSIIR:::
taysiirOlolaha Magacaabista Ra'iisul wasaaraha cusub ee DFKMG... Siyaasiyiinta aan xildhibaanada aheyn oo fursad la siinayo... Akhri...
:::HADALKII Gen. CADDE:::
aussieAustralia: Saamiyadii Range Resources oo uu saamayn weyn ku yeeshay Hadalkii Gen. Cadde Muuse.. Akhri...
:QORMADII IBRAHIM DAA'UUD:
IbraahimYAA FURSADAN KA FAA'IIDEEYSAN KARA.? Fursada mustaqbalka ee soo ifeeysa.... Akhri... 
::XILDHIBAAN MAXAMED DEEQ::
mdeeqGEEDI TEGYE MAXAA TAAGAN? W.Q: Xildhibaan Ibrahim Maxamed Deeq
:::GEFKII Dr. GEEDDI::
Gefkii Geedi
Dhegeyso Gefkii Geeddi iyo jawaabihii la siiyey, Xasuuqii Qabridahare & Fooljeex
::MAQAALKII C/LAHI SIYAASI:
siyasiKooxda Mbagathi, Kooxda Asmara Iyo Kooxda Al-Shabaab Yaa Ku Haboon In Aad Taageeradaada Siiso.. Guji.
:::DOORASHADA KENYA::
nrbiMaxay tahay sababta aan u taageerayo murashaxa MP ee Yusuf  Hassan ee u taagan Kamakuja, Nairobi
:::U GARGAAR SAFIYO:::
safiyoHooyo Cadar Maxamed Cali waxay u baahan tahay qarashkii ay ku tagi laheed dalka Ugaanda si loogu daweeyo cunugeeda.. Akhri...
:::MUQDISHO:::
Beesha Reer Xaaji Suleymaan oo duubatay Imaam... Akhri..
:::QORMADII MAX'ED XAAJI:::
Cabdullaahi Yuusuf iyo Cali Geeddi oo metelaya ‘Il Brutto iyo Il Cattivo’.. Akhri.....
:::NEWS IN ENGLISH:::
NEWSSomalia: Radio manager killed
::Somalia: WFP Sounds Alarm...
:: Read more News in English
:MASJIDKA AL-AQSAA, BOSASO:
Mashruuca Dhismaha Masjidul Al-Aqsaa Ee Boosaaso Soomaaliya.
:::GABAYGII IDIL::::
kaydGABAY MAQAL ah oo ku saabsan Carruurta iyo Qurbaha: Waxaa tiriyey: Kayd Maxamed Cabdalla Dhegeyso.
:::MAQAALKII INJ. CIBAAR:::
cibaarDigiin: Iska Diid Dagaalka Sokeeye - shaarkii la doono ha loo geliyee.. Akhri...
:::WARGEYSKA IS-BAHEEYSI:::
Kal-fadhigii Ururka Is-baheeysiga Soomaaliyeed.. Sweden (pdf)
:::FUJE::::
Fuje weli faraa u taagan!: ‘Lugo iyo Gacmo midna ma leh, waa 47 jir ay nolol ka sugayaan 10 qofood’
GURYO DEGAAN MAKA/MADINA
maka
Mashaariicda Guryaha iyo degaanka
Makka Iyo Madiina
:::ISBITAALKA XABEEB:::
Isbitaalka dhimirka ee Xabeeb “Waa Isbitaal u baahan in gacan la siiyo ama loo gargaaro
:::KU: CALI SAMATAR:::
WARQAD FURAN: Ku Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya, Gen. Maxamed Cali Samatar
:::WERSHEDDA SIBIRKA:::
Soo jiidasho Maalgelin Warshada Sibirka ee Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo... Akhri
:::U GARGAAR WIILKAN:::
Wiil yar oo Gargaar u baahan....
:::XASUUQII BOORAMA:::
Boorama
Warbixin:-Xasuuqii waxshiga ahaa ee Taliskii xabishidda ee Boorama 30 Janaayo 1984. Akhri....
:::MINNEAPOLIS, MN:::
Shirka Horumarinta Bahwaynta Ismaciil Cali ee W/America Akhri
:::MUTAMARKII MINNEAPOLIS:::
Mutamarkii Minneapolis: Maalintii: | 1aad 2aad | 3aad
:::SUURIYA:::
Safiirka Soomaaliya Ee Dalka Suuriya Oo 39 Arday abaal marin Guddoonsiiyey.. AKhri..
:::QORMADII ASAD CADDAANI::
Dr. Raabi Miyuu Helay Daawadii Cudurka Qabyaaladda?
:::CALEEMASAAR:::
Boosaaso: Beesha Ismaciil Cali oo Caleema Saartay Boqor Cumar Ismaciil Sanweyne... Akhri....
:::MAQAALKII C/RISAQ M:::
cabdirisaqSuuqyada lacagaha iyo siyaabaha ay u shaqeeyaan..
Suuqa badeecadaha
:::MINNEAPOLIS: GOBAAD:::
Bandhigga Dhaqansidaha Gobaad.. Goorma.. HTML | PDF
:TACSI: C/LAHI SAALAX DEER:
Xaaji C/laahi Saalax Deer oo ku Geeriyoodey Yemen.. Tacsi
:::CIYAARAHA EUROSOM:::
Kooxda KANAVA oo noqotay ciyaaraha Horyaalka EuroSom
::SHEIKH C/RAXMAN SHARIIF::
Sh Cabdirahman
SHEEKH AY SI WEYN SOOMAALIDA MINNESOTA U SHARFAAN  
:::MAQAALKII: KAALMOY:::
kalmoyDhoofitaan  iyo  Dhibaatooyin.. Markii la soo gaaray sannadkii 2005-tii waxaa Akhri
:::MUSLIMIINTA USA:::
USADIINTA ISLAAMKA OO SI WEYN UGU FIDAYSA MAREEKANKA.. WD: Ibrahim saalax
:::VIDEO:::
Daawo Video-ga: Ergada shirka ee PL, Garoonka Garoowe, iyo dooda Baarlamaanka DGPL Guji
::MAQAALKII C/LAHI MAX'ED::
clahiAshahaada la dirirka iyo shacabka Soomaaliyeed maxaa kala haysta:
Akhri......
::KITAAB CUSUB::
BuugIsdaahirinta muslinka (Kitaab Cusub):
Qore: Maxamed Xirsi
Guuleed (Abdibashir)
::MPLS: KULANKII DR. AXMED::
Socdaalkii Gudoomiyaha arrimaha dibedda ee Kulmiye/Somaliland iyo booqashadiisii Minnesota 
:QALINJABIN DHAKHAATIIR:
sudan
Xaflad qalin jabin dhakhaatiir soomaliyeed ee Dalka Sudan
:::MAQAALKII M. BOOTAAN:::
BootaanShirka Annapolis iyo Shirarkii Soomaalida lagu dhex dhexaadin jiray waa isku mid !!! 
Akhri / Dhegeysi
::SHIRKA SOMALIDA HOLLAND::
holland
:::MAQAALKII MAKHTAL:::
makhtalQofka Aan Aragti Fog la hayni ma yeelan karon Go'aan Rasmi ah Akhri
XABSIYADA USA & SOMALIDA:
Halkan ka eeg Soomaalida lagu xiray jeelasha hal 'county' oo ka tirsan Minneapolis... Guji...
::SOOMAALIDA MINNESOTA::
USA
Anaga ayaa Ameerikaan ah, waxana diidanahay xasuuqa Itoobiya ku hayso Soomaalida
::ENGLISH: By: ABDULKADIR M::
abDiscovering the mind of Somali dictator through his own words.. Read here
::QORMADII ASAD CADAANI::
asadEmbagaati Oo Cagta Saartay Waddadii Carta Akhri.....
:::URURKA SHURO-net:::
shuro
Cabudhinta Saxaafada Madaxabanaan iyo Inqilaabkii SHURO-Net...  Akhr....
::MAQAALKII DALBOON::
dalboonXISBIGII RPP AFKII HOOGAY YIRI TOOBAY WAA KARAA!.. Akhri
:::GABAYGII "QARANSUGE":::
qaanUmmadyahay Dallagan. Dadaalkii abwaankoo, Doodwanaag la baxayoow Akhri...
:::QORMADII CABDI BOQOR:::
bqrSidee lagu Helaa Shahaadada Tacdiilka ama isbarbardguga ee Wadanka Pakistan?.. Akhri..
:::QORMADII C/RISAAQ M.:::
yuusuf
Hamigii dowladnimo waa lagu hungoobey... Akhri....
:::C.C. FAARAX 'BARWAAQO':::
Daalacasho buugga Abwaanka Cudurrada Dadka iyo Duunyada. Qprmadii Mustafa Xariir
:MPLS: GOLAHA CADDAALADDA:
gole
Urur Cusub oo La Dagaalama Hayb-sooca Oo Lagaga Dhawaaqay Minneapolis.. Akhri

MAQAALLO HORE...

CUDURKA AIDS-KA
aidsWaraysi: Gabar Som oo Qabtey AIDS
GAROWE: AL-HUDA
Ka qayb qaado.. Akhri

alhuda
Dhismaha: $154,000
 

WARARKA APRIL 2008

SHIRWEYNE LAGU QABTAY GALBEEDKA LONDON(Midnimada Soomaaliyeed)

Ken Levingston, George Gallaway & Zakariye oo la hadlay dadka dagan bariga London

Isimada Gobolka Bari oo Baaq Deg Deg ah ka soo saaray Falkii ay ku kacday Xukuumada Puntland ee ahaa ragii Ethiopia loo gacan Geliyey
.Wasaarada Warfaafinta Puntland oo laashay eedaynta ONLF
.Baaq ku aadan "Afduubkiika dhacay Garoowe Apr 22, 2008"
.cambaarayn ka soo baxday jaaliyadda Ogaden American
.Burcad Badeed iyo Burcad Beri lagu xukmay Puntland.
Wararka oo dhan ka akhri halkan...
 

Beenin Dhisme Golaha Deegaanka Degmada Qandala
"Dhismaha degaanka degmada Qandala ee hadda la wado waa mid aan xalaal ahayn, oo loo dhammayn" Odayaasha G/Bari..

Muslimiinta Kenya oo ku baaqay tilaabo laga qaado dhibaatooyinka ka socda Soomaaliya

Dadweynaha Reer Puntland oo Fool xumo iyo Damiir la'aan ku tilmaamay dhacdadii Ciidamada Ethiopia ay ka sameyeen Masaajidka Al-Hidaaya... Akhri Apr 28

Xasuuqa Culimada ee ka dhacay masjid Al-hidaya waa qorshe Itoobiya degtey in tariikhda lagu daro dhacdooyin hore uga dhacay Geeska Afrika... Akhri...

Kaalmo ay soo dhiibeen jaalaiyadaha wadamada Denmark iyo England oo la gaarsiiyey dhaawacyada jiifa ispitaalka dayniile ee magalada muqdisho Akhri... Apr 28

Warsaxaafadeed ku saabsan ONLF oo ka soo baxay Wasiirka Maaliyadda Puntland...

markabSoomaaliya: Markabkii reer Spain oo Laga Bixiyey $1.2 million oo Madax Furasho ah
Waxaa la siidaayey markabkii lagu haystey xeebaha Soomaaliya kaddib markii.. Akhri...

CAMBAARAAAYN KU AADAN MAAMULKA G/ W/BARI
Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Canada

Cabdulaahi Yuusuf oo ka codsadey Mareykanka In Maxkamadaha Islaamiga lagu daro Liiska Argagixisada

UAE: Shirkad Soomaaliyeed oo maalgelineysa daar...

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Woqooyiga Ameerica oo Casho Sharaf u fidiyey Guddoomiyaha Cusub ee Belaha Mudulood.. Akhri... Apr 27

Sawiradii Mudaharaadkii London.. 26-4-2008
Bannaanbax looga cabanayey Xasuuqa ay Ciidamada Ethiopia ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.. Akhri/daawo


:::Yuusuf Maxamed (FEERO) oo ku Geeriyoodey Addis Ababa... Tacsi...


Ururka Iskaashiga Kahliijka oo Itoobiya canbaareeyay
Dagaallo lagu jabiyey ciidamada gumaysiga itoobiya.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Denmark oo cambaareyn kulul u jeedisay Itoobiya
Qoraal ka soo baxay 327 xubnood oo ka tirsan jaaliyadda Soomaalida Denmark... akhri... Apr 26

Adeegayaasha Cadawga Ummadda Soomaaliyeed
Qoraal ka soo baxay Somali Concern, Minneapolis.. Apr 26

Jaaliyada Ogaadeenya ee Australia oo Cambaaraysay Ragga loo gacan galiyay Itoobiya.

Xasuuqii Ciidamada Ethiopianku u geysteen culumadii Masjid AlHidaaya iyo hadalladii laga yiri iyo sawirro...
Iyo warar GoosGoos ah Akhri....

masjidBooqashada Sh. Maxamed Idris ee Koonfur Afrika: Waxaa Wadanka South Africa Booqasho Dacwadeed kusoo gaaray.. Akhri...

kafricaDab ka kacay Dhimse uu ku yaalo masjid eey Soomli leedahay, Cape Town oo qofna uu ku dhintey, labo kalena eey ku dhawacmeen

Ururka Suxufiyiinta Somaliyeed ee Nusoj ayaa Maamulka Puntlad Ugu baaqay inay Raali galin bixyaan iyo qoraal ka soo baxay guddoomiyaha Ururuka Nusoj... Akhri Apr 25

URURKA U.I.P soo oo Canbaareeyey Dilkii Culumda....

Qalab laga Samayn jiray Lacagta Been-Abuurka (Faalisada) oo Boosaaso Lagu Gubay

Dowlad Goboleedka Puntland oo uga Digtay Suxufiyiinta Puntland inay ka Qaybgalaan Shirarka ay soo Agaasimaan Ururka Nusoj... Akhri.. Apr 24

Sh. Cabdillaahi Max’ud Ciise oo Faraska ka degey!
xabashida ayaa ku dishey Masjid... Akhri... Apr 23

Ugaas beesha yaxye saalax oo Cambaareeyey Itoobiya oo Dad ku laaysay Masjidka Alhidaaya - Apr 23

Bayaan ay soo saartay Jabhada Islaamiga Soomaaliyeed (Jabiso) - Waxa ay Jabiso digniin culus u jeedinaysaa Akhri Apr 23

Itoobiya oo ka xanaaqday barnaamijyadii Aljazeera

Muslimiinta ku nool Dallka Britain oo u jeestay sidii ay heshiis ooga dhalin lahaayeen dibka socda Dafur

Ciidamada Itoobiya oo Gowracay 20-qof oo Culimo u Badan oo uu ku jiro Macallin Dugsi Quraan....
Meydkii dadkaas ay ciidamada Itoobiya gawraceen ayaa isniintii oolaa afafka hore ee masjidka Al Hidaaya ee xaafada Waxara-Cadde ee magaalada Muqdisho Akhri... Apr 22

Culimada oo tacsi u diray qaraabada dadkii lagu xasuuqay Muqdisho...

WARSAAAFADEED KU SAABSAN XASUUQA IYO BARKICINTA CUSUB AY CIIDAMADA CADWGA ETHIOPIA KA WADAAN  MUQDISHO

Gen. Jaamac Maxamed Qaalib oo faallo ka qoray waraysigii Zenawi ee NewsWeek...

C/laahi Yuusuf oo la kulmay Aqoonyahanada Northland Sate of Soomaaliya

masjidMASHRUUCA MASAAJIDKA IMAAMU SHAAFICI EE MAGALADA JOHANNESBURG
Iibka Masaajidka Imaamu Shaafici Akhri...

Xafladda furitaan Taleefishinka Raad International oo London ka dhacaysa
Musharax Soomaaliyed oo u taagan doorashooyinka Stateka Neuchâtel ee Switzerland... Akhri...

Dagaal Xooggan oo Muqdisho ka dhacay Axadii
Dagaalka oo ka dhacay deegaanada sos, warshadii baastada, gubta, iyo nawaaxiga suuqa xoolaha... Akhri...

Machad-ka Picom oo laga Furay Boosaaso...
.Prof Muxiyadiin oo ah Musharax Puntland oo booqday UAE
.Denmark: Kulan dhexmaray Wasiirada hormarinta haweenka
.Dad shacab oo ciidammada gumaysigu laayeen...
Wararka oo dhan akhri... Apr 20

Shir ay Ganacsatada suuqa Bakaraaha ku go'aamiyeen in aan lakala soo cin lacagaha jeexan iyo kuwa duuga ah ee 1000-ka ah... Akhri... Apr 20

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo Eedayn Kulul u Jeediyey Guddomiyaha Baarlamaanka DFKMG, eedayn ku salaysan Sharciga Batroolka

gaariCiidamada Badda Faransiiska oo ku Guuldareystey in 12 Burcad Badeed Soomaali ah ku baacsadaan Xeebta Soomaaliya - Sawirka gaarigii la gubey iyo waraysi Gudoomiyaha Jariiban.. Akhri...

Bulshada Caalamka oo ugu Baaqday Maamulka Puntland iyo Dadweynaha Inay Ka hadlaan Nabadgalyo la'aanta

Ciidamadii Cabdulaahi Yuusuf ee Madaxtooyada Muqdisho oo loo rarey Magaalada Baydhabo...
iyo Urur looga dhawaaqey Pundland oo Martiqaad ka helay Isbahaysiga dib u xoreynta... Akhri... Apr 18

Muqdisho: Odoyasha dhaqanka oo ka wada hadlay xaalada guud ee dalku ku sugan yahay...

DEEQ RAASHIN AH OO SHIRKADDA GOLIS KU QAYBISAY MAGAALADA BADHAN

Munaasabada Maalinta Dhirta Aduunka oo laga xusay magaalada muqdisho... Apr 17

Dr. Zakariya iyo Galloway oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee London kala hadlay Ololaha Doorashada London Assembly

Kulankii Duqa Magaalada Kopenhagen iyo wasiirad ka Socota DGPL....

Bayaan: Jabhadda Islaamiga Soomaaliyeed (Jabiso)
Bayaanka oo ka kooban lix qodob... ka akhri halkan Apr 16

Dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay hay'adda KAALMO oo lagu qabtay xarunta iida KM4, Muqdisho

Cadayn Lahastayaasha Soomaalida ah ee lagu qabsaday Garacad inayna ahayn Afduuba yaasha...
Bayaan ka soo odayashaaba.... Akhri... Apr 16

Ganacsade ku nool dalka Britain, oo ku baaqay in taageero Aadminimo loo fidiyey dadka ku dhibaat‏aysan duleedka Muqdisho.... Akhri... Apr 16

Tacsi: Sh. Axmed Cartan (Yemen) & Sh. C/naasir Aadan (Qabridahare)

Dood: Faransiiska iyo Dadka ay qabqabteen - Guddoomiyaha G/Mudug
Dhegeyso ama Halkan (mp3) - Codka Maraykanka

Shir sanadeedkii Jaaliyadaha Ogaadeenya ee Australia & New Zealand oo ka dhacay Perth.

gpxMuxuu ku dambeeyay sahankii macdan-baadhista TGS ee Somaliland?... Akhri

franceSawirro Muujinaya Diyaarad Faransiis ah oo Burcad ka taxaabeysa Puntland..

Gacanku heynta Magaalada Beledweyne oo lagala wareegay DFKMG....
.Marka: Afar qof oo dhex geriyootay shaneemo aflaanta..
.Muqdisho: weeraro lagu qaaday  ciidamada Burundi...
.Itoobiyaan ka baxay Cadaado oo gaarey caabud-waaq
.Dowlad Goboleed Cusub oo lagaga dhawaaqay Soomaaliya
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Apr 14

Nin Soomaaliyeed oo Lagu Diley Cape Town, K/Afrika
Marxuumka la toogtey oo da'diisu ahayd 22-jir ah.. Akhri..

Suuqa Madiina: Haweenka ka Ganacsada Suuqa Qudaarta oo loo dayac tiray dhisme ay ku ganacsadaan.. Akhri Apri 14

Muqdisho: Qodobo ku saabsan sicir bararka oo ay soo saareen culima'udiin, ganacsato, aqoonyahano iyo bulashada rayidka ah... Akhri.... Apr 14

Wardheere: Soomaalida London waxaan ugu baaqayaa in aanay u kala harin taageeridda Murashaxa Mudane Zakariya X. Maxamuud ee London Assembly.. Akhri... Apr 14

Video: Boob Loo geystey Dukaannada Bakaaraha

Ciidamada Itoobiya oo taag u waayey Kooxaha ka soo horjeeda

Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya oo warsaxaafadeed ka soo saaray Abaaraha dalka ka jira. Akhri...

Wiil Soomaaliyeed oo Lagu Diley Minneapolis
Marxuumka la toogtey oo da'diisu ahayd 18-jir.. Akhri...

NEWSWEEK: Itoobiya oo ku dhiiqatay Soomaaliya
Waraysi Jariidadda Newsweek la yeelatay Meles Zenawi...
 Q.1aad | Q.2aad

Muqdisho Deeq lacageed: Halkan ka dhegeyso (mp3)

caddeNairobi: Cadde Muuse oo la Kulmay Geeddi
iyo C/laahi Yuusuf oo 15-ka April kusii jeeda magaalada New York, USA...
.Wareegto ka soo baxday Madaxweyne Ku-Xigeenka DGPL
.Taliyaha Ciidaanka Booliska DGPL oo ka badbaadey Qarax
Wararka oo dhan ka akhri halkan......

TACSI: Marxuum CABDULLAHI CAWIL - Minneapolis

lacagWaraaqaha Laga Sameeyo Lacagaha Faalsada oo ka degey Dekedda Magaalada Boosaaso...Akhri...

Waraysi: Yaasmin C/raxman oo ah maamulaha dusgiaga dadka dhegaha la'a ee Hargaisa /mp3- Radio Australia SBS

Arday Soomaaliyeed oo Abaalmarin waxbarasho (Award) ku Guuleystey Wadanka Pakistan! 

Xafiiska Gen. Cadde Muuse oo u Hanjabey  SomaliTalk iyo Garoweonline...
Qoraal ka soo baxay Xafiiska madaxweynaha DGPL ayaa loogu hanjabey shabakadaha wax ka qora arrimaha batroolka iyo shirkadaha heshiiska la galay maamulka Cadde Muuse.. Akhri

Ciidamada Itoobiya oo ag Degey Xeryaha Afgooye ee Dadka ka barakay Muqdisho
Col. Nuur Cadde muxuu kala socdaa labakacleynta dadka guryahoodii ka barkacay ee teedsan inta u dhaxayso Muqdisho iyo Afgooye... Akhri... April 11

Gen. Cadde  iyo Afqurac khilaaf soo kala dhexgalay oo ku saabsan Batroolka iyo Macdanta Puntland ...

Maalinta caafimaadka aduunka oo laga xusay meelo badan oo ka mid ah dalka somaliya
.Muqdisho: Deeq lagaceed oo la garsiiyey dad aad u jilicsan
.Denmark: Warbixin Booqashada Wasiirada Qoyska ee DGPL.
Wararka oo dhan akhri.... Apr 10

Ciidamada midowga maxaakiimta islaamka ayaa mar labaad saaka la waregay gacan ku heynta Magaalooyinka Jowhar iyo Mahadaay - Apr 9

Fadeexaddii Ganacsi ee ka Dhacday Australia iyo Xiriirka Batroolka Puntland
Australia: Waxaa burbur dhaqaale ku dhacay shirkad dallaaliin ah oo xiriir la leh Range Resources, arrintaas oo keentay in... Akhri warbixinta

Maraakiibta Dagaal ee France oo ku raad jooga Budhcada haysata Markabka laga leeyahay France Apr 9

Caasimada gumaysiga oo koronto la’aani hayso.

Degmada Dayniile: Weerar bambada gacanta laga tuuro ah oo lagu qaaday goob ay joogeen ciidamo... Apr 8

Wafdigii Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee wadahadalada u joogay magaalada Nairobi ayaa dib ugu laabtey magaalada Casmara. - Apr 7

C/qaasim Salaad Xasan oo sheegay in Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Mareykanka ay yihiin argagaxisada dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya .
iyo Suldaanka beesha tuni oo kawarbixiyey deegaanka laga soo doortay ee uu suldaanka u yahay.. Akhri.. April 7

Wafuud kala gooni gooni ah oo boqosho ku yimid dalka Kuwait

Doon Dalxiis oo sidey 30 shaqaale ah lagu Afduubay Badda u Dhexaysa Soomaaliya iyo Yemen
.Switzerland: Mudaaharaad - Soomaalida & Xuquuqdooda
.Qarax: Beegsaday Booyad Itoobiyaan biyo u dhaamineysey
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Apr 5

::LONDON,UK: 1-da May: Maalinka Doorashada

London: U codee musharaxa Soomaaliyeed Zakaria Mohamud Haji Abdi ee Baarlamaanka London...

Afgooye: Beerta Sheikh Sayid oo ka badbaadey Burburkii Soomaaliya - Warbixin/Sawirro/Dhegeysi..
iyo Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland oo Dhisme labo Dabaq ah ka wada Boosaso.. Akhri.. Apr 4

Warbixin ku saabsan nin Somali ah oo laga masaafuriyay wadanka Canada

Cadaado: Dagaal Xooggan oo DFKMG lagala wareegey 11 Gaari oo Tekniko ah...
.Cadaado oo Gacanta u gashay Koox taabacsan Maxaakiimta
.MSF oo Joojisey Shaqadii ay ka wadey Kismaayo
.Afgooye: Xarunta ugu ballaaran Adduunka ee barakaca
.Norway oo ka baxeysa Kooxda "Contact Group On Somalia"
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Apr 3

Shirkadda Dahabshiil oo u Hurtay 50 kun oo Doolar Gurmadka Biyo-Dhaamiska 

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland oo Dhisme labo Dabaq ah ka wada Magaalada Boosaso

Dhisme dib u habeyn lagu sameeyey ee hogaanka boliska (OTO-OTO) oo uu Furay C/laahi Yuusuf

Shirkad Qaabilsan Ammaanka Batroolka [security company] oo Loo Samaynayo DGPL...
.Warbixin dheer oo laga qoray DGPL
.Wasiirka Kalluumaysiga DGPL: $40 million ayaa soo xeroota
.Wasiirka Maaliyadda DGPL: Miisaaniyadu waa $21.6 million..
Warbixin dhinacyo badan taabaneysa ka akhri halkan...

Xarunta Dr. Jumcaale ee Xuquuqda Aadamiga waxay oo cambaaraysay weerarkii Ardayda iskolka Al-fatix
.Qayla dhaan ka soo yeertey Hisbitaalka Dhimirka Xabeeb
.Deeq la gaarsiiyay 80 Qoys  - Muqdisho
.South Afrika oo ku baaqay soo afjarista Khilaafaadka Som.
.Dagaallo lagu jabiyay ciidammada gumaysiga Itoobiya
.Musharax Professor Muxidiin oo booqday London, UK
Wararka oo dhan ka akhri halkan Apr 2

Safaaradda Mareykanka ee Yaman oo dadka cuna Jaadka u diidey in ay siiso Viso... April 1

WARARKA KALE EE MARCH 2008: AKHRI

 

 


Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.