| | | | | | | | | | |

SOMALITALK
. C O M
Online Community
M A C L U U M A A D
ALLAH IS GREAT
  SomaliTalk.com   » Archive» 2003» MARCH   Tue, July 16, 2024
  LOG IN | EMAIL
  . Your Email
  . Your Web

  R A D I O / TV
  . Dhegeyso

  N E W S
  . Soomaaliya
  . AfricaNews
  . WorldNews
  . NewsArchive

  L I N K S
  . SomaliLinks
  . IslamicLinks
  . Educational

  F O R U M S
  . DoodFuran
  . Maahmaah
  . RealDebate
  . All Forums
  . Halxiraale
  . Geeraar
  . CHAT!

  COMMUNITY
  . Qurbaha

  SOM STUDENTS
  . Kubiir/Join

  GANACSIGA
  . Shirkado


AFRICA PAPERS
ARAB PAPERS
WNEWS PAPERS
  NEWS ORG
AP | AFP | Ruters | ABC | CP | CBC | CBS | CNN | BBC | NBC | Xinh | IRIN

Family/Qoyska | Halal | Kaaba | TafsiirQur'aan | Haj | Ramadan

Warqad Furan oo Kusocota Shirka Kenya 
Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda ka soo jeedda Gobolada Sool, Sanaag iyo Hawd ee Somalia degganna dalka Kuwait ayaa GUJI

Xawaalada AMAL Express 
Shirkada Amal Expess oo shaqadeedii xawilaada horumarisay Guji.. 

Shaqadii Gudiyada Shirka Soomaalida oo 5 kamid ah oo loosoo gudbiyay Kiplagat
Marka laga reebo gudiga axdiga ee arimaha dastuurka inta kale waa ay gudbiyeen qoraaladoodii oo haatan loo xilsaaray gudiga Iswaafajinta. GUJI. 

CANADA: Gobolka Ontario oo  ku dhawaaqay Xaalada Degdeg ah oo Caafimaad
Qofkasta oo booqday cisbitaalka Scarborough Grace Hospital oo kuyaal Toronto laga soo bilaabo March 16 waa in uu GUJI... 27/3

HOOYO SOOMAALIYEED OO GABAR KU DHASHAY BAGDAAD INTII GARAACU SOCDAY 
Hooyadaas oo lagu magcaabo Maryan Xasan ka akhri HALKAN..

Fadumo Jibril oo ardayda Minnesota la shirtay 
»» warbixintii kulankii ardayda Minnesota iyo.. Guji..
CALAAMADAHA QOFKA MACQUULKA AH 
»» Waa qaybtii 6aad ee Xigmadda Toddobaadka GUJI... 
DHAMMAADKII MUDDADII DKMG AHAYD EE ITOOBIYA 
»» Qaybtii 5aad ee Taxanaha Taariikheed ee Ogadeenya GUJI

WARAYSI CALI MAXAMED XASAN (Cali-Daacuun)
 
Ciddii xasuusata Cali waa ninkii iska soo riday dabaqa sare ee hotel Sirikwa, Eldoret, wuxuuna kamid yahay ergada hadda ka qaybgelaya shirka Narobi, waxaana waraysiga la yeeshay Ibraahim Maxameddeeq

WARARKA SHIRKA NAIROBI 
Beesha Warsangeli oo ka cabasho caddaalad daro u gudbisey Kipligat, Shaati Guduud oo Itoobiya eedeeyey.. warbixintii Ibraahim Maxameddeeq..

MILICSI KU SAABSAN AXDIGA FEDERAALKA EE KU MEEL GAARKA AH
Qormada-koowaad ee dastuurka federaaliga ah ee Soomaaliya oo ka kooban 30 baal waxaa soo akhriyey Ibraahim Maxameddeeq ... GUJI
 

DIGNIIN: Virus Halis ah [W32/Ganda-A]

Xiddigihii Cilmiga Adduunka
Waa waybtii koowaad ee taxane kusaabsan Xadaaraddii Islaamka lagasoo bilaabo sannadkii 570.. Qoraalkii Maxamed Axmed

Kenya oo Sheegatay in ay Hayso Ninkii Soomaaliya lagasoo Xiray
iyo Midowga Afrika ayaa ku hanjabay ineey Soomaaliya cunaqateyn ku soo rogi doonaan, GUJI... 20/3

»»AASAASKII JABHADDA WADDANIGA XOREYNTA OGADENIYA (ONLF)

FAALLO: MAXAA CIRAAQ LOO QABSANAYAA?
Qaybtii 2aad ee faaqidaadii Axmed Dowlo..

WARARKA SOOMAALIYA EE MAANTA: 
»»
Muqdisho: Nin Yemeni ah oo Gacanta loo Galshey  shisheeye
»» Hogaamiye Kooxeedyada oo Soomaaliya kusoo Qulqulaya
»» C/qaasim oo ku laabtay Muqdisho
Dhammaan ka akhri halkan....

VIDEO: Ra'iisul wasaaraha Canada oo diidan dagaalka Ciraaq
MAQAL: Canada oo Qayb Ciidankeeda kala soobaxaysa Khaliijka

Siyaasiyiinta Adduunka iyo Waxay ka yiraahdeen Ciraaq 
Warbixin uu soo koobay Xagar Yare

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo sii wada Cadaadiskoodii
iyo Dad Itoobiyaan ah oo isu dhiibay Eritrea.... XORIYO 

MAXAAD KA TAQAAN CIRAAQ ?? TAARIIKHDA CIRAAQ
»»Faaladii C/Raxmaan Darbane
CIRAAQ & DAGAALKA MAREYKANKU LA DAMACSAN YAHAY
»»Faaladii Shariif Macallin Maxamed

Maxaad Muqdisho ugu yeeri lahayd Maanta
Ma Mooro Jinni Mise Magaalo Madaxdii Dalka..?!!. GUJI...

AFHAYEENKII BAARLAMANKA BRITAIN OO ISCASILAY
Iscasilaadaas oo ku soo beegantay xilli..... GUJI...

DOOD KUSAABSAN SOOMAALIYA & ITOOBIYA 
Doodaas oo lagu qabtay Jaamacada Minnesota waxaa soo qabanqaabiyey ururka Ardayda Soomaaliyeed  GUJI.. 17/3

MARKAY EEBBE JECLAADEEN BUU ASNA JECLAADAY 
"Qofkii dadka hadalladooda kuu soo guuriya hadhoow buu adna hadal kaaqaadaa,..." Imam Ash-Shaafici  GUJI... 

garreDAREENKA DADWEYNAHA IYO TODDOBAADKAN
C/qasim Madaxweyne Debeda Ku Magac Roon, Meeye Ciidankii Qaranka Soomaaliyeed?, Morgan Kama Quusto Kismaayo
GUJI...

WashingtonPost oo Qoraal dheer ka qoray Maxamed Abshir 

DAAFADA DUNIDA: Mudaharaadyo dhan ka ah Dagaalka Ciraaq

ridawanKIPLAGAT OO HOGAAMIYAYAASHA SOOMAALIYEED UGU BAAQAY SHIR DEGDEG AH OO LAQABANAYO 18ka MAARSO
Shirkaas qododbada looga hadli doono waxaa kamid ah: Qaab shismeedka dawladda Soomaaliyeed iyo sida loo fulinayoI.. GUJI. 15/3

xagarFAR ISKUFIIQA DKMG IYO ETHIOPIA
Idaacadaha iyo qalabka warbaahinta kale ee itoobiya ayaa maalmahan si isdaba jooga ugu celcelinaayay in.. GUJI. 15/3

hjamiciGUUL U SOO HOYATEY MUSLIMIINTA GOBOLKA MINNESOTA
Gabdhaha muslimiinta lama weydiin karo inay xijaabka madaxa iska qaadaan markay iska qaadayaan sawirka warqadda aqoonsiga, sidaas waxaa xukumay.. GUJI. 15/3

Seddex xisbi oo mucaaradka Itoobiya ah oo midoobey
iyo Askar Itoobiya ka fakatay oo sheegtay in Itoobiya weerar isu diyaarinayso... XORIYO 

awDhulka oo Qabqablayaasha Baraya Sida Shacabka Loo Soo Jiito
Waa taxanihii Qiimaha Dhulka ee Cabdulwaaxid Khaliif...

»»Waxay wargeysyadu ka qoreen Soomaaliya [English]
»»FIFA: Caddow oo lagu amray in uu bixiyo laca Ganaax ah

»»FARRIIN KUSOCOTA ODAYAASHA BEESHA MUDULOOD 
»»JAWAABTII DIRIDHABA EE QORAALKII CANAB MAXAMUD 

Fadliga Maalinta Caashuuraa
Soonka Maalinta Cashuura | 32 | 1 |

»»QODABADA AASAASIGA AH EE QUUSTA QARANNIMO

Wararka ugu Waaweyn Shirka Nairobi
»»DKG: Waa kabaxaynaa shirka haddaan itoobiya laga saarin shirka.
»»Diinaari: shirka lacag lagu fashilinayo ayaa loo diray Max'ed Cabdi
 
»» Caydiid: Itoobiya argagixisada ayey iska ilaalineysaa
...Dhammaan ka akhri
warbixintii Ridwaan Xaaji.. 12/3

Dad Shacab ah oo Lagu Laayay Ceelka Bulaale
Waxaana dilkaas fuliyey Ciidmada gumaysiga Itoobiya.. XORIYO

»»VIDEO: Mucjisooyinka Quraanka... [English]
»»
GABADHA MARKA LA MEHRINAAYO/ LA BIXINAAYO [Qoys 4aad]
»»
Qaabka Loo Qoro Wararka, Faalooyinka iyo Ra'yiga

Banaanbax ka dhacay degmada cadaado
Banaabax aad u ballaaran oo lagu taageerayay heshiis ay wada gaareen odayaasha dhaqanka ee Degmada Cadaado.. GUJI.... 11/3

MAGAC WEYN & MASKAX WEYD AH, DAD DHISA DABEEDNA DAWLAD
Waa faallo kusaabsan shirka Nairobi oo uu qoray Faysal Ciise.. 11/3

...Walba aan Mareykan Isaga Biirno!
C/Raxman Ceynte oo la kulamay Latilayahii dhanka Milatariga ee Safiirkii Bulgaria Somalia u fadhiyey 1971-1978.. Warbixin/Faallo 11/3

WAA KUMA COL. CABDULAHI YUUSUF?
Lasoco faaladii Xagar Yare.... Goorma?.. Dhowaan.. insha Allah.

WARBIXIN: DAGAALKII BAYDHABO
Dagaalkan oo dhexmaray Madoobe iyo Xaabsade oo dhinac ah iyo Shaatiguduud oo kasoo horjeeda ayaa... GUJI.. 10/3

»»MOWQIFKA DKG AH, G8 & KIPLAGAT EE SOMALILAND 

Baaritaan Lagu Sameeyay Qolka JCJ
Booliska Nairobi ayaa baaritaan kusameeyey qolka  Jaamac Cali Jaamac asagoo markaas qaabilayey martidiisa. GUJI 9/3

Gen. Maxamed Abshir Muuse oo Laga Yaabo in uu Sii Joogo Maraykanka 
Gen. Abshir ayaa markii uu tegey xafiiska INS si loogu cusboonaysiiyo sharciga kumeel gaarka ah ee uu ku joogey USA ayaa waxaa loo sheegay in uu.. GUJI... 8/3

»»SOMAALIDA IYO XIFDINTA QURAANKA

»»Habaarka Dhulka....  
[Taxanaha dhulka Soomaalida ee uu qoray Cabdiwaaxid Khaliif]

Itoobiya: dalka Adduunka ugu liita biyaha la cabbo
iyo Hooggaamiye kooxeedyo soomaaliyeed oo Itoobiya dhaleeceeyay, ka akhri wararka XORIYO

»»Hans Blix : Hadalkii uu ka jeediyey UN-ta 
»»
Khudbadii Bush ee Iraq... Daawo

DKG oo Dugsi Hoose/Dhexe Kadhigeysa Goob Ganacsi 
Waxaa Dugsigii Xamar Jadiid laga dhigayaa goob ganacsi sida ku cad wareegto kasoo baxday DKG, arintaas oo.. GUJI 7/3

WAR-BIXIN KU SAABSAN SHIRKA NAIROBI
Qaar ka mid ah ergada DKG ayaa si toos ah ugu soo xerooday madasha loogu talo galay inuu shirka Soomaalidu ka socdo... warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq 6/3

Xafladii Ardayda Soomaaliyeed ee Edison
MINNEAPOLIS: Xafladaas oo ay kasoo qaybgaleen waalidiinta, macallimiinta iyo ardayda dugsigaas waxay ahad
GUJI 5/3

BAAQ NABADEED OO KASOO BAXAY CALI JARMAL
Waxana uu Baaqaan Nabadeed u jeediyey kooxihii ku dagaalamay Medina iyo Gobolka Sh/dhexe. GUJI 5/3/3

DAGAALKII G/SH/DHEXE OO AY KU DHINTEEN 10 QOF
Dagaalkaas oo dhexmaray Maxamed Dheere iyo Jilibka Maxamed Muuse GUJI 5/3/3

»»04/03/03 waxaa ku beegan bilowga sannadka Hijrada: Muxaram 1, 1424.: Eeg maalmaha muhiimka ah ee 1424. Ha ilaawin bixinta Sakada

Maamulka W/Galbeed oo ciidamadiisa heegan geliyay
ka dib markii ay dawlada Itoobiya ciidammo aad u fara badan soo dhoobtay soohdinta.... XORIYO

»»XIL XAYAWAAN GARTAY WEEYNAA: FAALLO

Cadaalad Xumada Lagu Sameeyey Guuleed Cabdi
CANADA: Cabdi Cusmaan ama Cabdi (Daad) waa Aabe Soomaaliyeed oo wiilkiisii Guuleed Cabdi , 16-jir, lagu diley Canada, ninkii dileyna lagu xukumay shan-sano-iyo-bar oo keliya, oo weliba ay... GUJI... 04/03/03

LIIBIYA OO YEEDHATAY SAFIIRKEEDII SAUDI ARABIA !!!
Sida uu Qirayo war soobaxay maalinimadii isniinta.. GUJI...  

GERMANY: SADEX, SADEX, SADEX IYO SADEX DALAAQOOD
03.03.03 ayaa dalka Jarmalka siweyn looga qadariyay... GUJI... 

Sanatoorka Minnesota ee Norm Coleman oo bilaabay barashada af-Soomaaliga
iyo Dood kulul oo ka dhex taagan dadka maraykanka ee taageersan dagaalka la filayo in lagu qaado Ciraaq iyo kuwa diidan... WARARKII.WARDHEERE..... 03/03/03

»»Maahmaahda iyo Musiibada Soomaaliya
Waa qormo xiisa badan oo uu qoray Caliqeyr M. Nuur. GUJI...

USA OO WEERARKA CIRAAQ U ISTICMAALI DOONA SUNTA GAASKA AH EE DOWLIYAN MAMNUUCA KA AH 
Sidaas waxaa ku warantay jariidada Independent, UK.... GUJI..

»»AASAASKII JABHADDII XOREYNTA S/GALBEED (WSLF)

HORUMARKA AAGA SOOMALIDA AYAA XAWLI KUBILAWDAY 2003
Geyiga arimihiisa hoose u xorta ah ee ismaamulka soomaalida ETHIOPIA ayaa sanadkan 2003 ugu bilowday sansaan fiican oo....  FAALADII XAGARYARE 2/3

ALLAH KA CABSIGII SAXAABADA
Waa qaybtii 2aad ee Xigmad ka Macaan Timirtii Madiina GUJI...

Madaxda Carabta oo Kasoo Horjeestey Dagaalka Ciraaq
Kulankii wadamada ku bahoobey ururka Carabta uga socdey Masar ayey ku sheegeen in.. GUJI... 2/3

»»VIDEO: WARARKA BAARLAMAANKA TURKIGA--- DAAWO CBC

Ganacsade Lagu Weerarey Isgoyska Siinaay
iyo dagaalkii Yalaxow iyo Cumar Finish ee Muqdisho oo galabtay dib u cusboonaaday, Yalaxowna uu gacan sareeyey.... GUJI 1/3

Kiplagat oo Qancinta Ergada ku Mashquulsan
Maanta ergaygu waxaa uu la kulmay qaar kamid ah G8ka sida Mawliid Macaane.... GUJI 1/3

Madaxweynaha DKG oo La kulmay Ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia
Kuala Lumpur: Wafdi uu Hogaaminayo madaxweynaha DKMG C/qaasim Salaad Xassan oo ka qayb galay Shirkii wadamada siyaasadoodu dhexdhexaadka tahay ayaa... GUJI March 1

WARARKII FEBRUARY


OCTOBER | SEPTEMBER  AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

800x600 waa Shaashada boggan EEG

NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA

SIIRADA RASUULKA KUDAYO»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30
SAXAABADII RASUULKA BARO»
Casharka toddobaadkan | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18
RAMADAAN SOON»
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka GUJI
SAKADA MAALKA BIXI»
Tusmo | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7
XIGMAD/WISDOM BIXI»
XAYAYSIIS BOOQO» 
KUTUB/BOOKS AKHRI» 
Soobooqo bogga xayasiiska Buugaagta / kutubta GUJI
NEWS 1 | 2 | 3 | 4 | 5
MAQAALLO AKHRI» 
DOOD FURAN AKHRI» 
QORAALO XIISA LEH AKHRI» 
MUSHARAXA SL 2002» 
Barnaamijka C/Risaq Maxamud Saleiman ee doorashada Somaliland Guji»
Contact: webmaster@somalitalk.com
Copyright © 2002 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.