Sheikh Jaamac Cabdisalaam Warsame oo
Xaqiijiyey Baaqii Culumada, Waxgaradka iyo ganacsatada G/Mudug
Sh. Jaamac Cabdisalaam Warsame oo ka mid
ah culumada Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in uu xaqiiqo yahay
baaqii ay wadajirka u soo saareen Aqoonyahanka, culumaa'udiinka, Waxgaradka iyo Ganacsatada Gobalka
Mudug oo tiradoodu dhantahay 149 qof. Waxana uu hadalkaas kaga
jawaabayey in wasiirka arrimaha gudaha ee DGPL, Axmed Cabdi Xaabsade, uu
baaqaas ku tilmaamay in uu yahay mid been-abuur ah.
Sh. Jaamac C/salaan asagoo u waramayey
idaacada British Broadcasting Corporation waxa uu yiri "Baaqani
been abuur ma ahan ee waa xaqiiqo jirta.. dadka soo saarayna
xaqiiqadooda waa la gaari karaa waana la weydiin karaa".
Waxana uu intaas ku daray: ujeeda aanu
u soo saaray baaqan waxay ahayd in aan xal u aragnay lagu badbaadi karo
oo ummada oo dhami ku badbaadi karto uu yahay sharciga Ilaahay.
Baaqa Hoos ka akhri::::
Baaq ka soo
baxay Aqoonyahanka, culumaa'udiinka, Waxgaradka iyo Ganacsatada Gobalka
Mudug...
Ujeeddo:
Bayaan Nabadeed
Tuesday, 07
November 2006
Wadatashi ay sameyeen aqoonyahanka, culumaa udiinka, waxgaradka iyo
ganacsatada gobalka mudug qayb ka mid ah ayna qiimeeyeen xaaladda guud
ee soomaaliya iyo isbadalada ka soo cusboonaaday, taas oo saacadba
saacada ka danbaysa isa sii badalaysa iyo saamaynta ay ku yeelatay
maamul goboleedka puntland iyo shacabkooda waxa ay garteen in ay
qaataan talo soo jeedin iyaga oo ka eegaya dhinacyo badan si loo
badbaadiyo ummadda soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan shacabka reer
puntland iyo maamulkoodaba iyada oo laga duulayo wacyiga dhabta ah ee
jira iyo rabitaanka ummadeed ee aan dhinacna u xaglinayn, sidaas
darteed waxaan garanay annaga oo ah Culumaa u diinka, Ganacsatada,
aqoonyahanka, Waxgaradka iyo Bulshada rayidka ah ee magacyadooda hoos ku
qoranyihiin in aan soo jeedino Baaq ku wajahan Shacabka Reer puntLand
Iyo Xukuuumadooda Waana Sidan:-
1- in shacabka iyo maamulka Gobolada Puntland ay ku dhaqmaan shareecada
islaamka, kuna xukuntamaan kitaabka Alle.
2- in
maamul Goboleedka puntland uu Diyaariyo Shir, uuna isugu yeero
aqoonyahanka, Culimada, Waxgaradka, isimada iyo Bulshada Rayidka ah si
loo hirgeliyo ku dhaqanka shareecada islaamka.
3- In aan
Dalka soomaliya la keenin Gebi ahaanba Ciidamo Shisheeye, Lagana saaro
kuwa ku sugan hadda, iyada oo la dhowraayo diinta islaamka iyo
sharafta Ummadda soomaaliyeed.
4- Inaanu
taageersanahay beesha ku dhawaaqday inay ku dhaqmayaan shareecada
islaamka, isla markaana waxaan ugu baaqaynaa beelaha kale ee reer
puntland In ay la qaataan ku dhaqanka sahareecada islaamka, lana
midoobaan beesha walaalohood ah, madaamaa ay Puntland lagu dhisay
iskaashi beeleed.
Magacyada Bayaanka soo saaray
1. Ugaas Maxamed Maxamuud (indha Yare)
2. C/waaxid Garawaan
3. Ganacsade Maxamuud Awfaarax
4. C/maan Aadan Dalab
5. Xasan Warsame jaamac(xasan eeley)
6. Gaar Yaasiin
7. Axmedey Maxamed Cali
8. GanacsadeYasiin Sanyare
9. C/qani Axmed Gayre
10. Siciid Xasan Cadde
11. Xuseen Ashkir Muuse (isle,eg)
12. Cusmaan ashkir Muuse(Canabore)
13. Cabdi Jaamac Faarax
14. Ganacsade Bashiir Xasan Ciiro
15. Burhaan Axmed Nuur
16. C/kariin Xarfe
17. Maxamed Ciise Looyaan
18. Maxamed Ciise Cabdi
19. Quulle Cali Samey
20. Pro. Maxamed Jaamac Yuusuf
21. Siciid C/laahi Warsame
22. C/weli Abshir Budeeye
23. C/risaaq C/laahi Jamac(ShirGalle)
24. C/risaaq Maxamed Jaamac Islaan
25. Ganacsade Cabdi Jaamac Cali Food
26. Cali Aadan Xuseen
27. C/laahi Cabdi Aadan (cadiir)
28. Daahir Daab
29. Cawil Xaaji Xuseen
30. Maxamed Muuse Jiir
31. Maxamuud Maxamed Cisman
32. Sh Jaamac C/salaam Warsame
33. Faarax Cali Maad
34. Maxamuud Jaamac Warsame
35. Axmed Dhurbe
36. Maxamuud Cali Biixi
37. Maxamuud Hoobal
38. Fahiim Siciid Guumbe
39. Saleeban JaamacQalowdaan
40. Xasan C/kariin Shirdoon
41. Cabdi Xaabuun
42. C/qaadir Maxamed Cali
43. Faarax Salwe
44. C/rashiid maxamed Cali
45. Axmed Jaamac Warsame
46. Faarax Jaamac Warsame
47. Maxamed Toleeye
48. Axmed Jinoolle
49. C/qafaar Axmed
50. Aadan Cismaan Jaamac Geyre
51. C/salaam Axmed
52. Cabdijabaan Axmed
53. C/raxmaan axmed
54. Daahir Salaad Nuur
55. Burhaan Maxamed Gureey
56. Cumar Aadan Shiikh Doon
57. C/rashiid Maxamed Mataan
58. Farxaan Maxamed Aadan Shiikh Doon
59. Jamal Maxamed Cali Ciise
60. Jamaal C/qaadir Yare Aadan
61. Axmed C/dille Cabdi Cali
62. Maxamuud Cabdi Adan Kalax
63. Axmed Xasan Cali Ciise
64. Maxamed C/wali Xasan Cilmi
65. C/qani Daahir Yuusuf
66. C/rashiid Maxamed Wadakhalaf
67. Siciid Maxamed Wadakhalaf
68. C/waaxid C/risaaq Maxamed
69. Cismaan Maxamuud Xasan
70. Maxamuud Axmed jaamac
71. C/casiis Xuudi
72. C/nuur Cabdi Daahir
73. Doob Cabdi Dheere
74. C/laahi Maxamuud Cilmi (Carte)
75. C/raxmaan Faarax Cabdulle
76. C/laahi Axmed Salwe
77. Yasiin Mursal Yasiin
78. Shariif Maxamed Xuseen
79. Cumar Aadan Isxaaq
80. Maxamuud Cumar Xuseen
81. Siciid Bare Yuusuf
82. C/laahi Aw Maxamed
83. Axmede Cali Aw Saciid
84. Maxamuud Faarax Maxamed
85. Shiikh C/risaaq Axmed Siciid
86. C/laaahi Jaamac
87. Khaliif Cali Cumar
88. Siciid maxamud muumin
89.Birre maxamed jaamac
90.Nuur maxamed tayeeglo
91.Raage faradheere
92.Gaarad gaas dhunkaal
93.Gorod faarax xasan(nabadoon)
94.C/raxmaan sheikh xasan
95.xasan faarax qordheere
96.huruuse yaasiin mursal
97.iimaan cali yare(eng)
98.c/rashiid aw maxamed bootaan
99.siciid xasan xirsi(dhuudhaa)
100. maxamed jaamac muuse(ganacsade)
101.c/qaadir xuseen nuur(dhocdhocle)
102.c/qaadir faarax xasan(suufi)
103.c/hodan cabdi sheexo
104.Saciid Cumar Aw Xuseen
105.yaasiin maxamed afgab(nabadoon)
106.c/raxmaan khaliif shido
107.maxamed cigal afgab
108.jaamac cali gaaciro(nabadoon)
109.Dr aadan maxamed cigaal
110.c/nuur salad nuur(dhigdhexo)
111.wacdi maxamed cigaal
112.axmed xasan axmed
113.c/qaadir xasan axmed
114.bashiir c/qaadir jaamac
115.faarax maxamed aadan(nabadoon)
116.maxamud cumar cali (Gargaar)
117. axmed faarax maxamud Ganacsade
118.c/raxmaan maxaed cajab(ganacsade)
119.burhaan daahin muuse(samadoon)
120.maxamud faarax kooshin(gooje)
121. c/shakuur muuse shire ( farey)
122.Nabadoon Maxamed C/samad Cilmi
123.Cali Barre Maxamed Maxamud
124 C/laahi Ismaa,iil Xirsi
.125 Maxamed Jaamac Cabaas
126 Maxamed C/risaaq Xaashi(Birqin)
127 Maxamed Sheekh Ismaa,iil (Hire)
128 Nabadoon C/naasir Cigaal Xirsi(Faracade)
129 C/naasir Faarax (Lagu Jire)
130 Sheekh Axmed Maxamed (dheeli)
131 Saacid Axmed Dhamuuke
132 Ganacsade Muuse Maxamuud Takar
133 C/raxmaan Xasan Warsame (Xaraf)
134 C/raxmaan Gurxan Sheybe
135 C/casiis Axmed Aaadan
136 ShekhC/naasir Ciise Xirsi (Albaani)
137 Xasan C/samad C/dulle
138 Burhaan C/risaaq C/laahi
139 C/salaam Xasan Maxamed (jalamad)
140 Maxamuud Ibraahim Cumar(Cagma dhige)
141 Ganacsade C/nuur Maxamed ismaa,iil(kilic)
142 Aadan Faarax Axmed
143 Axmed Cabdi Daahir
144 C/raxmaan Cali Salaad
145 Maxamuud Bare isxaaq (Islow)
146 Dr C/naasir Sheekh Ibraahim
147 Cali Maxamuud Muuse
148 C/wali Muuse Shire (Dhamuuke)
149 ibraahim Mire aadan
waxaad kala xiriiri kartaa Dadka ku qoran
waxaad kale oo ka xaqiijin kartaan aqonta dadkaan mas uu liyadooda
dhamaan dadka rer punt land
waa aqonyahiin isimo nabadoono iyo culimaa udiin
waad mahad santihiin
SOO DIRE
Saciid Max'ud Muumin
Oo Aad Kala Xiriiri Karto
SHAQADA
WAXAA KA HELI KARTAA
Tell: 00 252 585-5050 Guriga
Tell: 00 252 543-6323 Shaqada
GURIGA
WAXAAD KA HELI KARTAA
Tell: 00 252 585-6153 Telefoonka Gacanta
Tell 00 252 543-3529
TELEFANKA
GACANTA(MOBALE)
Mobale fone 00 252 5-79 5555
Mobale fone 00 252 5-44
Waxaa
SomaliTalk soo gaarsiiyey:
Xafiiska Dacwah:
dacwah@hotmail.com