SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
XABSIGA - HARGEYSA
Daabaco Boggan | Print

Jirdilka Xabsiga Hargeysa loogu Geystey Sheikh Maxamed Shiikh Ismaaciil...

»Culimada Hargeysa ku Xidhan
»
Hubso: Ma jidhdil wadaad mise fidno abuur? | Cige

BAAQA CAALAMIGA EE XUQUUQDA AADANAHA OO AFSOOMAALI AH GUJI....

XABSIGA THAILAND:::
01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 |

PUNTLAND vs TERRY:::
01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 |

SAMSAM & XABSIGII HAREYSA:
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 |

JAWAABO:: HADALKII GEEDDI
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 |

IIBSIGII XAAFUUN EE 99 SANO:
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11

SUNTA KU DUUGAN SOOMAALIYA
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17


Jawaabtan sii Bacadleh
 
Intaa ka dib, waxaan halkan ku soo gudbinayaa tix gabay ah oo ku socota Abshir oo aan runtii ahayn nin gabay yaqaan oo aanu lahayn qafiyad is-haysta oo isagu jira cayn-ba-ta waa sidan:

Nimanyahow amuuraha jiraa
Kala astaan roone
Iminkana tanaan soo arkaa
Iigu yaab badane
Ilaa iyo ayaantaan maqliyo eega
Iyo maanta
Abshir bacadle gabaygu tirshaa
Waa indho la’aane
Anbadnimadu wow caadi iyo
Inuu asqoobaaye
Marka uu in joogaba dad buu
Ku anfariiraaye
Uu ehel kufaar iyo amxaar
Kula itaalaaye
Afkiisuba ma geyo inuu wanaag
Soo abaabulo’e
Maskaxdiisa eerer iyo miyaa
Iimo lagu sheegay
Mise waa aqoon gaaban yahay
Waaba amankaage
Afarta adkeyaye hadaan erayo
Taataabto
Islaanimo ku dooda hadana
Waa agmarayaaye
Aayadaha qur’aankiyo sharciga
Ama axaadiistaa
Hadba sida isagu jecelyahuu
U anbaqaadaaye
Ooduu ka soo jeedo iyo unuga
Reerkooda
Umaday dhaceen iyo hantiday
Ku istareexayso
Ay iminka haystaan ka badan
Ubaxa geedaha’e
Ooryaha la xaaqiyo caruur
Olol la leefsiiyey
Ama culimaa’udiin dileen
Ehlu khayriina
Ama weli afduub lagu hayee
Agabar loo haysto
Afka ugama yeedhee dhab buu
Ugu amaanaaye
Tallow mays ogyahay waa
Kanoo uunku wada yaabye
Mise waa aqoon gaaban yahay
Wayska amankaage
Iyadoo intaasuba jirtoo taalo
Agahaaga
Oo qabiil ku alaa khaysta baan
Cidi ku eedayne
Arli nabada oo dawlado
Sugay amaankooda
Uu eebbe ugu deeqayoo
Mahad illaah joogta
Arin yari hadii uu ka dhaco
Waa ku orinaaye
Idaacadaha laga baahiyaa
Idil ahaantoode
Abid inaan taageerin baan
La asaraarayne
Nin illaah yaqaana khalqiga
Wayska ururshaaye
Anshax iyo xishood bay cabsidu
Kugu abuurtaaye
Ummad dhanoo ilaaq iyo dhib
Iyo anafoo kuu geysan
Amintii timaadaba hadaad
Soo asalaad caydo
Gob inshaaradeed baa ku jira
Adhaxda feedhah’e
Axadkaan xishoon waxa la yidhi
Ey ka qaab darane
Abshirow is dhowr yaan ibleys
Ubo kuu qodine.

Cali Duulduul ayaa tirshay Gabaygan...

Kala xiriir: Mohamud Duale | myduale@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 10, 2006




Fuustooyinka Sunta ee ku Duugan Jidka Garoowe-Bosaso
TV-ga Rai ee Talyaaniga ayaa soo bandhigay baaritan cusub oo cadayn u ah sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya, baaritaankaas oo afar qaybood ah oo af Talyaani ah ka daawo halkan: Qaybta 1 | Qaybta 2 | Qaybta 3 | Qaybta 4
Video-ga si aad u daawatid soo rogo barnaamijka windows media player
Akhri: Cilmi Baaristii Sunta ku Duugan Soomaaliya | 2000 | Dr. Bashir


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com




HTML CD