MINNESOTA: W.F. Mondale oo galay booskii
WellstoneeDaawo
video | Biography
9 Qarax oo ka dhacay
Johannesburg
iyo
Masaajid la bur-buriyay | Warbixintii Axmed Dowlo
Moi
oo Madaxda Soomaalida kula kulmay Eldoret:
“waxaa wanaagsan oo lagama maarmaan ah inaad ballan qaadkan ka
dhabaysaan...” Moi, »»“Ma
doonayno inaynu kala tagno inagoon waxba dhisan” Gabiyow, »»"Hadda
Nabad ayaan doonayaa ... bar-bar-kay ka baxdaa waa Bakayle qaleen"
Cabdulaahi Yuusuf »»
Akhri
warbixintii Ibraahim Maxameddeeq 31/10
Weerar Lagu Qaaday Suxufiyiinta IQRA Labo
wariye oo ka tirsan idaacada iqra ayaa shalay galinkii danbe waxaa ku weeraray
xaafada islii ganacsade... GUJI
31/10
Allahayow
Nin Daacada, Allahayow Nin Daalim ah Deeqdaada hawsimin: Faalladii
XagarYare - Germany
Waraysi
Gen. Morgan
Ibraahim
Maxameddeeq ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Gen.
Maxamed Saciid Xirsi Morgan oo jooga Eldoret
Guji...
Dilkii
Istarlin waa Baaq kale oo Xaq Aamusin ah Faalladii Cabdiraxaan Ceynte - Minneapolis, USA
Itoobiya
oo Lagu laayey carruur Yaryar
Warar ay faafisay idaacada Xoriyo ayaa
shaaca ka qaaday in "Gumaysiga Itoobiya xasuuq u gaysteen shacabkii ku
nool Dagmada Dhanaan, waxay dileen laba caruur ah oo GUJI
29/10
DOODFURAN: Itoobiya
Raali makatahay Heshiiska Somalida
"C/qaasim
wax uma sheegin yuusuf-dheeg"
Sidaas waxaa tiri Fadtuum
Maxamed Xassan, Sii Hayihii Ergada Joogtada ah ee Jamhuriyadda Soomaliyeed ee
UNka oo jawaab kabixineysey....GUJI
29/10
"Waa
Taageersanahay JWXO-ONLF"
sidaas waxay ku
cadahay warsaxaafadeed kasoo baxay Ururka Dhalinyarada Ogaadeeniya ee W/A..
GUJI
29/10
MUSLIMIINTA MINNESOTA -
XAFLAD MUHIIM AH oo uu ka hadli doono Imaam Siraj Wahhaj GUJI
C/lahi
Nuur Kolombo
oo waraystay Dr. Cabdi Majiid Xuseen Sagal Radio
Taariikhda ayaa ka marqaati kacdaa qof walba waxa uu sameeyo
»»Waxyaabihii uu Paul Wellstone u qabtay Soomaalida »»MINNEAPOLIS:
Dr. Cali Khaliif Galayr oo ka hadlay xaflad
waxbarasho »» Maamulka Iskuulada Minneapolis, USA oo ku faraxsan Ramadan
»»Ogeysiis Muhiim ah Minnesota (maalinta iskuul doorashada) »»Dhammaan
ka wararkii wardheere 28/10
Dagaal
Dhexmaray Somalida Johannesburg
iyo Booliis Burcad ah
oo shaci darro
kusoo galay guri qoys Soomaaliyeed,
waxaana xabisga loo
taxaabay saddex boolis ah iyo qof shacab ah GUJI
26/10
Ha'ilaawina
inaad waqtiga halsaac dib u dhigtaan maanta Waa haddii aad ku nooshahay wadamada waqtiga lakala
bedelo.
SSL
oo Soosaaray Warsaxaafadeed
Qoraalkaas oo ku bilaabmay
"Annagoo ka mid ah Mawaadiniinta Deegaanka
Kismaayo, oo ku hadlaya magaca qabiilka......
" GUJI
26/10
DOODFURAN: Xiriirikii
Soomaalida iyo Talyaanigu Xagee..
90 dadkii la qafaashay iyo 50 kuwii
qafaashay oo ladiley ayey ku dhamaatay qafaalashadii Ruuska Daawo
halkan - cbc
Istarliin
oo Galabta Lagu Aasay Marka
Marxuumad Istarliin
cabdicaruush oo toddobaadkan lagudiley Nairobi ayaa lagu aasay Marka
GUJI
26/10
Sen. Paul Wellstone oo kudhintay Shil
Diyaaradeed: Minnesota, USA: Warbixintii
C/Raxman Ceynte 26/10
Wararkii hore ee eldoret waxaa kamid:
waraysigii Barre Hiiraale »»kulankii Muuse Suudi & w/A/dibada Talyaaniga »»
waqtiga shirka ugu yaraan 75 casho »»"C/Qaasim Shirka ha yimaado ama si cad ha u qaadaco" »» Xagaryare
& faallo, »»Ridwaan & Caydiid Eldoret
Dagaalo
Dhexmaray Canfarta & Ciidanka
Gumeysiga Itoobiya iyo
canshuur dheraad ah lagu saaray shirkadaha waaweyn ee dalka Itoobiya..
GUJI
Soonka
iyo Taariku Salaadka
Waxaa jira dad badan oo
muslimiinta ka mid ah oo sooma laakiin aan tukan, sidaa awgeed ayaa.. GUJI
25/10
Qiimaha iyo
Sharafta Dhulku Leeyahay
Qiimaha
dhulka dartiis ayaa markii wax wanaagsan oo qiime leh la xusayo waxaa lasoo
qaataa dhulka maxaa yeelay..
GUJI
Mushkiladaha
Haysta Somalida Qurbaha
warbixintan oo qayb ka ah
qoraaladii silsilada ahaa ee Saciid Cali Axmaed waxa uu maanta kusaabsan yahay
dhallinyarada qurbaha iyo... GUJI
25/10
Hindha
La'aanta Wax ka Qabaka Leh
Sannadkan 2002 hay’adda Al-Manhal iyo
Dahabshiil waxay hirgeliyeen mashaariic indhaha loogu qalay dad tiradoodu
gaadheyso 1258, dadkaa qaarbaa 20 sannadood indhala’aa oo caruurtoodii
garanwaayey markii aragtidu u soo noqotay..
GUJI
24/10
C/Qaasim
oo Xamar kuqabtay Shir Jaraa'id
Madaxweynaha DKG ayaa sheegay in ay jiraan
wadamo shisheeye oo aan raalli ka aheyn geedi socodka nabada soomaaliya taas oo
uu sheegay inay ugu soo horeeyaan wadamada deriska nala ah oo uu san
carrabaabin GUJI
23/10
"Heshiis
ayaan kala saxiixanay Deeroow"
Sidaas
waxaa yiri Madaxwaynaha maamulka
Koonfur galbeed Col. Xasan Maxamed Nuur Shaar gaduud oo u waramayey
IQRA
GUJI
Shirka
Jaaliyadda Reer Ogaadenya
ATLANTA -waxaa shir isgu yimid jaaliyada reer ogaadenya ee dagan
magaalada Atlanta Georgia USA shirkaas oo ahaa GUJI
23/10
"Ciidanka
Gumeysiga Itoobiya oo Xayiray
Ganacsiga u dhexeeya Shacabka Ogaadeenya
iyo Soomaaliya" GUJI
Baaq
kasoo baxay Ururka dhalinyarada Ogadeniya
Waa qoraal ka kooban siddeed qodob kuwaas oo.. 22/10
Ma haboon tahay Soomaalida ku
nool USA
inay kaa qayb qaadato bannaanbax looga soo horjeedo madaxwayne Bush iyo siyaasadiisa dibadda. GUJI.. 22/10
"21kii Octoober Qarankii Soomaaliyeed
wuu tebey, shacabkuna waa u darsaday" sidaas
waxaa laga soo jeediyey kulan ay yeesheen qaarkamida jaaliyada Soomaalida
London, Canada GUJI.. 21/10
Midaynta
Codka Soomaalida Minnesota
Kulan ballaaran oo dhexmaray Soomaalida
Minnesota iyo labada Musharax ee u tartamaya aqalka Odayaasha Maraykanka ayaa..
GUJI.HALKAN
20/10
Soomaalida Louisville, KY & Cincinati OHIO
Warbixin faahfaahsan oo uu soo tebinayo C/Raxmaan Ceynte akhri
20/10
»»
Udiyaar
Garowga Bisha Ramadaan - Nov 6 »»
Soonka
- Tarjamadii Xuseen Cali Cilmi »»
Casharkii
35 aad ee Siirada Rasuulka
OGOLAANSHIHII
JIHAADKA
| HABNOLOLEEDKII
SAXAABADA
Qiimaha
Geelu u leeyahay Soomaalida [Sheeko - Sagalradio]
Baydhabo
oo kuwareegetey Shaatiguduud
Dhowr todobaad ka dib heysashadii ku xigeennadii RRAda magaalada baydhabo
dib loogala
wareegay GUJI
19/10
Kalfadhigii
Ururka Jaaliyadda Waamo
ee Yurub iyo woqooyiga Ameerika ee
sannadkan oo lagaga hadlay arimaha waxbarashada iyo caafimaadka iyo.... GUJI
19/10
Cisbitaal
Kuyaal Boston, USA oo ogolaaday Daweynta Saciid A. Maxamed
oo ah wiilkii gubashada darani soo gaartey GUJI.HALKAN
Zenawi
oo xilkii Ka xayuubiyey D/Hoose Adis
iyo 32 xubin oo muhiim
ah oo lagasaaray xisbiga SEPDF ee qowmiyada Siidamaha
XORIYO
18/10
"Gurigoodu Waa
Maxkamadda Caruusha
Kaqayb
galayaasha Dagaalka" Sidaas
waxaa ku bilaabmay warsaxaafadeed kasoo baxay SPR, oo..
GUJI 16/10
Qodobka
39aad ee Dastuurka Gumeysiga
Itoobiya oo ay ka taagantahay Dood Kulul
XORIYO
15/10
Soomaalida Minnesota oo horumar wayn oo xagga siyaasadda ku talaabsatay
Waxayna isku
Ballansadeen midayn codkooda ee doorashada November 5, 2002 kadhacaya USA...
GUJI
»» NewYork:
Mamnuucid Sigaarka in lagu cabo Makhaayadaha....
Waraysi Axmed Nuur Hire,
Jaaliyadda Soomaalida ee Lewiston, Maine. Sagal Radio, Riix
Halkan
Shir
Saddex Geesood: Yemen
Madaxda wadamada Yemen,Suudaan Iyo Itobiya oo shir kuleh magaalada sanca, kuwaas
oo... GUJI
14/10
Dr Xuseen Cali Cilmi oo kasoobaxay Xabsiga
KENYA - Tifaftirihii wargayska Assiyasa ayaa saakay laga soo daayay
xabsiga Kasarani ee NBi, Kenya.GUJI
14/10
Isutaga
Jaaliyadaga J/Dhexe & J/Hoose
ee Europe iyo Waqooyiga Amerika ayaa soo saaray baaq ay ku sheegayaan in...
GUJI
14/10
Jimmy Carter oo noqday madaxweynihii
seddexaad oo Mareykan ah ee la siiyo Billada Nobel.
GUJI
Hambalyo Nikaaxa: Maxamed Muuse Xaaji & Faadumo Saahid
»» MAQAALADA
DADWEYNAHA
- GUJI
»» Dareenka
Shacbiga Somaliland & Duudsiga BBC-da Som
»» Somaliland ma wax jiraa mise waa sheeko hore.....
»» "Uurkaan ka ooyayaa!!!"
Shil Baabuur - Denmark
TACSI:
Marxuum Yaasiin Faarax Malaay [HOLLAND]
GABAY:
Nin Walbow Digtoonow
[FAYSAL]
Waftiyo
Kusii Jeeda Shirka Eldoret
Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa sheegaya in qaybaha shirka ku qanacsan
ay ka mid yihiin...GUJI
13/10
"Waan
Kabaxay Baarlamaanka DKG
Maanta Laga Bilaabo Waxaanan Uga Baxay Wixii Loo Soo Doortay Oo Uu Gabay Darteed”
sidaas waxaa yiri GUJI
12/10
DKG
oo Diyaar u ah in ay Itoobiya kula Midowdo Nidaamka Confederalka
hadii eey " dowladda itoobiya taageerada ka joojiso mucaaradka DKMG
ah" isla markaana GUJI
12/10 DOODFURAN:Sidee
Dadweynaha Soomaalidu u arkaan hadalkaas
Wakiilka
ONLF oo Lakulmay Jaaliyadda
Soomaaliyeed ee Deggan Eastern Cape, K/Africa GUJI
12/10
Xubno ka tirsan baarlamaanka qawmiyada
koonfureed oo xildhibaannimadii laga qaday
XORIYO
11/10
Moi: waxaan u rajaynayaa soomaalida guul
15 October waxaa lagu marti qaaday DKG, Puntland, SRRC, somaliland, Jubooyinka ,RRA, Ururada Bulshada..
GUJI
11/10
Xiriir
Telefoon: Yemen iyoJabuuti
Xiriir Telefoon oo dhexmaray labada madaxweyne ee dalalka Yemen iyo Jabuuti
ayey kaga wada hadleen..GUJI
11/10
GERMANY:
Maalinta Masaajida Albaabada Loo Balaqay:
Warbixintii Xagaryare ee muslimiinta afka Jarmalka ku hadasha..
GUJI
10/10
IGAD
Ha Masaxdo Kelmeda "OTHERS"
War-saxaafadeed uu soo saaray Ururka SANU ee
Banadiriga ayaa
kubilaabay
Afeefasho lid ku ah Qorshaha IGAD GUJI
Qiimaha dhulka iyo qadarin la’aanta
Soomaalida! Hordhac: Qoraalo Taxane ah ee cabdulwaaxid
Khaliif
DIGNIIN: »» Virus
Soo Raacaya Microsoft Messenger
Waraaqaha
Casumaada Shirka Eldoret
OO LA BILAABAY:
qorshihii hore wuxuu ahaa 300
oo ergo
in ay shirka kasoo qaybgalaan, hase
yeeshee.. GUJI
10/10
Maxay
Ku Diideen Shirka Eldoret?
FAALADII Ingiriis ee "Kooxaha Soomaalidu maxay ku diidan yihiin shirka
Eldoret?".. GUJI
10/10
Bahda Sportiga Somalida ee Norway
shir aad u balaarnaa oo looga hadlayay dhamaan qaybaha uu ka kooban yahay
sportiga Somalida.GUJI
9/10
Wararka
Muqdisho/Cadaado ee Maanta
»» Walaac Laga Muujiyey Hadalkii 8da Urur ee
diidmada shirka..
»» CADAADO oo Maanta Laga Furay Garoon Diyaaradeed..
»» MUQDISHO oo Qiimaha Hilibka Geelu Sare u kacay.....
Dhammaan Ka akhri Halkan
0ct 9
Itoobiya
oo kordhisay qiimaha shidaalka
iyo Roobabkii dayrta oo Ogadenya si fiican uga curtay, Shirar lagu qabtay
dalalka Swedan iyo Holland GUJI
9/10
Ilaalada
Hoyga C/Qaasim oo Gadoodey
»» 300,000. Sh.So. ayaa lasiiyey ilaalada iyagoo
aan 9bilood...
»» RRA oo beeniyey in la kufsaday Gabar
8 jir ah....
»» Xaabsade iyo Aadan Madoobe oo Looga Yeeray Itoobiya...
Dhammaan Ka akhri Halkan
0ct 8
Ka
Qaybgelimeyo Shirka Eldoret
ilaa la saxo khaladaadka... sidaas waxaa yiri ururo warsaxaafadeed kasoo
saaray Muqdosho GUJI...
oct 8
Nuur
Cali Buubaal oo La Dhaawacay
MUQDISHO - Koox dabley ah ayaa ku dhaawacay Muqdisho ganacsade weyn oo caan
ah
GUJI...
oct 7
Mudulod Denmark oo doortey Xubnihi GMM
Shir lagu qabtey Denmark Magalada Aarhus ayaa waxaa ka
so qaybgaley Muduloodka degen Denmark GUJI.
oct 7
Shaarguduud
waxa uu kusoo laabankaraa
Baydhabo oo keliya isagoon huwanayn magac madaxweyninimo.. waxaa yiri C/laahi
Axmed Black GUJI
oct 7
Lewiston-USA.
Duqa magaalada ayaa ku yiri soomaalida ha yareeyaan soo quluqulkooda; waa la idin
dhibsaday.
“ Soomaali hadaad tihiin soo qulqulka yareeya.. GUJI
»Nin Nebi Muxamed (SCW) ku Sheegay Argagixiso GUJI.
»Baaq nabadeed ku jeeda Reer Mudug GUJI
Muslimiinta Kenya oo loogu baaqay in ay
Midoobaan
Kuna Hadlaan Hal Cod Si Ay U Soo
Bandhigaan Danahooda Dalka.
GUJI...
Wararkii
Oct 6
»»Codsi kusocda ururada kudagaalamaya G/Bay GUJI...
»»Afhayeenka Yalaxow oo Shardi kuxiray shirka kenya GUJI...
»»Dheelmidii Nebiga Sallallahu Calayhi Wasalam GUJI
»»Jawaab baaqa uu soo saaray ururka esnsa ee baashe GUJI...
»» Waraysigii Ingiriis ee Abdulahi Nur Kolombo Dhegesi...
Dhammaan Ka Akhri Halkan
[Oct 5]
Wararkii
Octber 5
»»Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo sheegay in... GUJI...
»»Xog Waran Shirqoolkii Dr. Xuseen Cali Cilmi GUJI...
»»"Qaxootigii Noqonaya Si gaar ah Haloo sii sagootiyo" UN GUJI
»»Ma Maqashay!…..Ayaa yiri: Shirka Puntland ee Cidar GUJI...
»»Baaq ku wajahan laanta afka Somaaliga ee BBCda! GUJI...
»»Ajarka
Qofka Diintiisa La Hijrooda GUJI...
»»Bayaan Beesha Baajuun GUJI...
»»"Ma aqoonsanin wax ssh la dhaho" ESNSA GUJI...
Dhammaan Ka Akhri
Halkan
6 Jeneraal oo katirsan Ciidanka Itoobiya
oo
Jagadii laga qaaday:
iyo Ciidamada JWXO oo weeraro isdaba joog ah ku qaaday Ciidan Caga jiidka ah ee Gumaysiga Itoobiya
XORIYO
Oct 4
»» Gabay:
Dumarka waxay u roonyiin.. GUJI »»
Dadka Soomaalida Ma yihiin Wadaniyiin?SagalRadio
Wararkii
October 3 waxaa kamida
»» Baydhabo oo Gacanta Ugashay Isbahaysiga Dooxada Jubba
GUJI »» Safarkii Ingiriis ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya
GUJI
»» Ninkii Qur'aanka & Nabiga Caayey oo MN Booqday! GUJI »»
Ninkii Beeniyey Dajaal oo Lasiiyey Jawaab Xaqiiqtusida GUJI
»» Qoraal Digniin iyo Wargelin ah oo Kuwajahan Puntland GUJI »»
Guddi Kasocda IGAD oo Soo Booqanaya Yemen
GUJI
Wararkaas oo dhan ka akhri
halkan
Reer Galbeedka oo
soo dhoweeyay Dawlad laga dhiso
Soomaaliya:
Doblamaasiyiin reer galbeed ah oo u
waramayay saxaafada dalka Kenya ayaa GUJI..
Oct 2
Saxaafada
Xorta ah oo Qaadacday DKG
Tan
iyo markii uu golaha shacabka kmg ah ee soomaaliya uu ansixiyay sharci
xakamaynaya Saxaafada Xorta ah ayaa GUJI..
DOODFURAN: Dadweynaha ee Sharciga Saxaafada ee DKG
DIGNIIN: VIRUS HALIS AH
Bulgaria iyo Romania oo
Mucaawinaya Som.
u qaybsanaha arimaha gobolka Baalkanka ee DKMG
, ahna safiirka Soomaaliya u fadhiya Liibiya ayaa GUJI..
Oct 2
Wararka kale ee Oct 2 waxaa kamida
»» Hay'adaha INXA, COGWO iyo JOINT
oo kukulmay Nairobi GUJI.. »» Urur Islaami ah
oo Booqday Soomaali Kuxiray Minnesota GUJI
»» Sharci liddi ku ah saxaafada Xorta ah oo kasoobaxay DKG GUJI
»» Qoxootiga Bantuga oo gudniinka ku boobsiinaya gabdhohooda GUJI »» Israa wa Al-Micraaj & Shacbaan oo soo dhow GUJI
»» Kalfadhiga Islaamiga ee 5aad oo laguqabanayo Ottawa GUJI
Wararkaas oo dhan ka akhri
halkan
Yurub iyo Kenya oo kala saxiixday Heshiis
ku saabsan Maal galinta Shirka Soomaalida ee Eldoret.
Guddiga Yurub ee lagu soo gaabiyo (EU) Iyo Dawladda Dalkan
Kenya Waxay GUJI..
oct 1
Wararkii
Wardheere ee Toddobaadkan
»»
USA-Labo reer oo murugaysan ka dib markii maydadkoodii la isku qalday. »»
Gabar dhimatay oo reerkeeda la waydiiyay inay bixiyaan kharashkii ijaarka
muddadii ay saxiixday guriga GUJI..
oct 1
WARARK II SEPTEMBER - GUJI
AGOOSTO
»
JULY | JUNE |
MAY | APRIL |
MARCH | FEBRAAYO |
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
800x600 waa Shaashada boggan EEG
NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA
|